interviews

WARARKA
More From WARARKA

FaceBook Activity Feed

Dood FuranView all

XOG: Nin Watay $2 Milyan oo Kaash ah oo Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho oo La Siidaayey! »

07:12 pm | Muqdisho (RBC) Shabakada Raxanreeb ayaa ogaatay in nin Soomaali ah oo sitay lacag kaash ah oo aad u fara badan oo lagu qabtay garoonka diyaaradaha Muqdisho maalintii shalay si fudud loo siidaayey ka dib markii ay sidaasi amreen xubno xilal sare ka haya xukuumadda KMG Soomaaliya. Maalintii Shalay [Axad 22, Jan 2012] abaarihii 9:00 subaxnimo...

January 23 2012 / 14 comments / Read More »
XOG: Nin Watay $2 Milyan oo Kaash ah oo Lagu Qabtay Garoonka Muqdisho oo La Siidaayey!

Dhaanwade & Dhalandhool 17/12/2011: 4+1, Burcada, Mashaariicda, Dilalka Qorsheysan, & Baarlamaanka Puntland »

05:47 pm | Dhalandhool : Dhaanwadow waa nabad , hadde Wadankiina maanta buu dariiqii  Dowlad-wanaaga iyo la dagaalanka musuq-maasuqa in wax laga qabto loo sare kacey !. Waa kuwaas Baarlamaankii Puntland la xisaabtan iyo dabagal ku bilaabey Golihii Xukuumada oo maalinba qaar u yeeraya Golihii Wasiirada oo raacii ugu horeeyayna ay soo hor fariisteen . Waxaaba noogu daran...

December 17 2011 / 20 comments / Read More »
Dhaanwade & Dhalandhool 17/12/2011: 4+1, Burcada, Mashaariicda, Dilalka Qorsheysan, & Baarlamaanka Puntland

Raysul Wasaare Gaas oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Wasiir ku Xigeeno iyo Wasiiru Dawlayaasha Xukuumadda (War Saxaafadeed) »

01:34 pm | Muqdisho ( RBC) Iyadoo maalmahan ay suuqa ku jireen warar sheegaya in ra’iisal wasaaraha soomaaliya Cabdi Wali Cali (Gaas)uu damacsan yahay in isku shaan dheen uu ku sameeyo golihiisa wasiirada ayaa maanta oo jimco ah waxa uu soo saaray war saxaafadeed, nuqul ka mid ah war saxaafadeedkaas oo ay heshay RBC Radio halkan ka aqriso....

January 27 2012 / 1 comment / Read More »
Raysul Wasaare Gaas oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Wasiir ku Xigeeno iyo Wasiiru Dawlayaasha Xukuumadda (War Saxaafadeed)

Xikmad: Raali Iga Noqda Waa Raganimo! »

06:45 am | Bismillaahi Raxmaani Raxiim. Marka aad khaldanto ama aad u gefto aadanaha ILLAAHAY inaad tiraahdo “War raali hala iga noqdo” ma aha jileec ama doqonimo ee waa dadnimo iyo raganimo. Murtidan waxay ku timid markii la arkay dadkeenu inay yeesheen dhaqan ah- raali gelintu inay tahay daciifnimo iyo xaal miskiin ama xaal xaawaley (xaal dumar). Sidaas...

August 5 2010 / No comment / Read More »
Xikmad: Raali Iga Noqda Waa Raganimo!

Xasan Daahir Aweys Aabihiis oo Xalay ku Geeriyooday Deegaanka Ceelasha Biyaha (Warar kala Duwan oo soo Baxaya) »

10:41 am | Muqdisho (RBC) Macalin Daahir Aweys oo ahaa aabihii dhalay Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah saraakiisha ururka Al-Shabaab ayaa xalay ku geeritooday deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho. Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya geerida Macalin Daahir oo ku jiray da’da dhowr iyo sagaashanka. Ilo wareedyo ku sugan deegaanka ayaa sheegay in...

January 26 2012 / 10 comments / Read More »
Xasan Daahir Aweys Aabihiis oo Xalay ku Geeriyooday Deegaanka Ceelasha Biyaha (Warar kala Duwan oo soo Baxaya)
-