
|
|
![]() |

|
Musharax Saleebaan Ciise Kaar oo ka Tanaasulay xilkii Madaxwaynenimada Puntland Kuna Biiray Ku Xigeenada Ciidan itoobiyaan iyo maleshiiyo beeled oo uu hor khacaayo Col.Barre hiiraale oo lagu arkay duleedka Baardheere. 19 nin oo Burcad badeed ah oo lagu wado in lagu wareejiyo puntland. Warar Faah Faahsan oo kasoo baxaya Dagaallo Culus oo Galabta ka dhacay Magaalada Muqdisho 4-katirsan Kooxaha Somalia ka Dagaalamo oo Maanta samaystay Isbahaysi ka dhan ah Mucaaradka uu Shiikh Shariif Hoggaamiyo Qaabka Doorshada PL ay u Qabsoomayso oo Maanta la soo Bandhigay. Cade Muuse oo la sheegay inuu Is Casilayo Maxay Tahay Sababtu? Taageerayaasha Shiikh Shariif oo Hanjabaad iyo Digniin udiray Kooxda Shabaab. Hoggaamiyaha Al Shabaab oo Warbaahinta la Hadlay Eedayna u Jeediyay RW Nuur Cadde iyo Shiikh Shariif. Weerar saaka lagu qaaday Guriga Gudoomiyaha Degmada Madiina uu ka deganyahay Magaalada Muqdisho. Dagaal Culus oo degmada Qansax-dheere ku dhaxmaray Ciidanka Itoobiya oo Wata Maleeshiya Beeleedyo iyo Xoogag Hubaysan. Xaafadda Suuqa Xoolaha Baydhabo oo Maanta laga Qaxayo. Weriyeyaashi Ajaanibka ah oo la sii Daayey. Ciidanki iyo Maleeshiyaadi soo Gaaray shalay Degmadda Buurdhuubo oo dib u Ruqaansaday. Ciidamadda faransiiska ayaa soo qabtay burcad badeed soomaali ah. Xildhibaan Maxamuud Sayid Aadan oo sheegay in ay Gedo kala wareegeen Kooxo Nabad diid ah. Al Shabaab iyo Maxaakimta Islaamka oo la sheegay in ay ku Midoobeen Gobalada Bay iyo Bakool. Dibad baxyo lagu diidanyahay Xasuuqa Shacabka Gazza oo Maanta ka dhacay degmooyinka Gobalka Hiiraan. Ciidamo badan oo kawada tirsan Dowladda Federaalka oo Goordhaw Muqdisho isku dilay. Maleeshiyad Beeledyo oo uu hor kacayo Bare Hiiraale & Ciidan Itoobiyaan ah ayaa waxey soo gaareen Gobolka Gedo. Qarax ayaa lala beegsaday ciidanka itoobiya. Markab hor leh oo ay Burcad badeedu ka Afduubatay Gacanka cadmeed Dowladda sacuudi carabiya ayaa maraakib dagaal uu soo diraysa xeebaaha soomaliya. Madexweynihii Hore ee Somaliya oo Kulamo gaar gaar ah la leh Bulshada Gaalkacyo ku dhaqan . Maamulka sare ee Puntland oo ka hadlay Burcad badeeda iyo qaabka ay tahay in loola Dagaalamo. Is Qabqabsi ka Dhex Taagan Maamulka Degmada Bacaad Weyn Abuu Mansuur oo Caawa digniin kasoo saaray qabsashada Saldhigyada Booliska Muqdisho kana Digay Dagaal Daakhili ah. Shabakadda Wararka Raxanreeb.com oo Booqatay Saldhigyo ay la Wareegeen Maleeshiyaad Islaami ah (Warbixin). Culimada ugu caansan Maamulka Puntland oo Talooyin usoo jeediyay Murashixiinta Puntland (Akhriso Bayaan). Burcad badeed Soomaali ah oo si dirqi ah looga fakiyay Markab laga Leeyahay Wadanka Giriiga Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Maanta la doortay Dagaal qaraar oo Guri-Ceel ku dhaxmaray Xoogaga Al Shabaab iyo Maleeshiyaadka Ahlusunah Waljamaacah. Dagaalo hor leh oo ka soo cusboonaaday Gobolka Ceyn D G Puntland . Maleeshiyaad katirsan Mucaaradka Garabka Jabuuti oo Dhoola tusyo Ciidan kabilaabay Waqooyiga Magaalada Muqdisho. Ciidanka Itoobiya oo ka guuray degmada Balanbale Gobalka G/gaduud Xoogaga Al Shabaab oo dul degay Saldhigyo Ciidan oo ay Shalay qabsadeen Maleeshiyo daacad u ah Shiikh Shariif. Mucaaradka DF Garabka Jabuuti oo soo saaray Warsaxaafadeed ay uga Hadlayaan xaaladda Somalia marka ay Ciidanka Itoobiya baxaan. Puntland oo lagu wareejiyay Burcad badeed Soomali ah. Beesha Wabeeneeye oo Bayaan ka soo saaray Xaqdarada Lagu Sameeyey (Bayaan) Xukuumada Puntland oo soo Bandhigtay Waxqabadkeedii Xaflad Lagu Dhaarinayay Baarlamaanka cusub ee Puntland oo la soo Gabagabeeyey Kulan Balaadhan ayaa dhexmaray Isimada Beel-waynta Leelkase iyo Musharax General Ilka Jiir. Shiikh Shariif iyo xubno katirsan Mucaaradka TFG-da oo Maanta Muqdisho ka dhoofay Ciidanka Itoobiya ee Muqdisho ku sugan oo Bilaabay Diyaar garoow bixitaan ah. Xukuumadda Nuur Cadde oo sheegtay in ay Mas’uul katahay Xariga Max’med Dheere. Munaasabad lagu dhaarinayo Xilidhibaanada PL oo Garowe ka furantay. Weriye katirsan Shabelle oo Afgooye lagu Dilay Sh Shariif oo Diyaar Garoobay 66-da Xildhibaan ee Barlamaanka Puntland Harti 61 Xubnood Others 5 Xubnood Ciidanka Itoobiya oo Qabtay Max’med Dheere iyo K/xigeenkiisii Mas’uuliyiin katirsan Maamulka Gobalka Bay oo Maanta iscasilay iyo Haweeney Baydhabo lagu dilay Dagaal Islaamiyiinta Somalia iyo Ciidanka Itoobiya ku dhaxmaray Gobolka Hiiraan. Xoogag Taabacsan Shiikh Xasan Turki oo Xalay Weerar ku qaaday Ciidanka Itoobiya ee Degmada Luuq ku sugan. C/laahi Yuusuf oo Gaalkacy ku soo wajahan. Yuusuf iyo Musharaxiinta Puntland oo Kulmay. Xasan Abshir oo Tanaasulay Maanta Mas’uul katirsan Baarlamanka Somalia oo sheegay in Somalia ay Geli doonto Weji cusub Ciidanka Itoobiya oo Maanta Hub ka dhigis ka dhex Bilawday Muqdisho Qanyare oo isu soo Taagay in uu Noqdo Madaxweyne Liiska Xildhibaanada DGPL oo ay Soo Saareen Guddigii Ansixinta Khilaafaadka. |
|
|---|