Kooxda Real Madrid Oo Hogaanka Horyaalka Spain sdii dheereesatay iyo Naadiga Barcelona oo Taako Loo Dhigay (Daawo Sawirada)

Facebook Recommendations

Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin
Share

Muqdisho (RBC Radio Sports) Ciyaaro badan oo ka tirsan horyaalka wadanka Spain ee Primera Division ayaa la ciyaari doonaa kuwaasi oo xiiso gooni leh.

January 28

Kooxda Espanyol ayaa waxaey marti galisay  kooxda kubada cagta ee Mallorca. Ciyaartaan ayaana ah mid ka mid ka mid ah ciyaaraha wadabka Spain waxeyna ku soo idlaatay 1-0 oo ay kuushu ku raacday kooxda Espanyool.

Kooxda kubada cagta ee Rayo Vallecano iyana garoonkooda ayay ku marti qaaday  naadiga weyn ree Athletic Bilbao, waxaana garoonkeeda loogu awoodsheegtay 3-2.

Ciyaarta ugu xiisaha badan ayaa ka dhacday garoonka weyn ee kooxda Real Madrid waxaana naadiga Real ay ku marti galisay gagideeda naadiga Zaragoza, waxeyna ugu awoodsheegatay 3-1.

Kooxda Real ayaa iyadu sii dheereesatay hogaanka waxeyna ka faa ii deesatay taako loo dhigay kooxada Barcelona.

Kulan kale oo aanan kaasi ka liidan ayaa ka dhacay garoonka kooxda Villarreal waxaana garoonkaasi u soo safray kooxda weyn ee Barcelona, waxaana barka ay awoodi weysay in ay ka itaal roonaato Naadigaan hayeeshee ciyaartaan ayaa waxey ku soo idlaatay 0-0

Kulamo kale oo ka tirsan horyaalkaan ayaa waxaa lagu wadaa in la ciyaaro waxaana kooxuhu ay isugu balansanyihiin sida tan.

January 29

12:00       Real Betis   ? – ?  Granada

16:00       Levante     ? – ?  Getafe

16:00       Real Sociedad     ? – ?  Sporting Gijon

18:00       Racing Santander        ? – ?  Valencia

21:30       Malaga      ? – ?  Sevilla


RBC Radio Sports

Xafiiska Wararka Muqdisho

Share

1 Response for “Kooxda Real Madrid Oo Hogaanka Horyaalka Spain sdii dheereesatay iyo Naadiga Barcelona oo Taako Loo Dhigay (Daawo Sawirada)”

  1. [...] Originally posted here: Kooxda Real Madrid Oo Hogaanka Horyaalka Spain sdii dheereesatay iyo Naadiga Barcelona oo Taako Loo … [...]

Leave a Reply

test

d

test