Tartanka Qaramada Africa Oo Wareegiisa Labaad La Soo Gaaray (Warbixin)

Facebook Recommendations

Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin
Share
Garoonka kubadda cagta ee ku yaala malabo oo ka mid ah garoomada ay ka dhacayaan tartanka cayaaraha qaramada Africa _stadium

Garoonka kubadda cagta ee ku yaala malabo oo ka mid ah garoomada ay ka dhacayaan tartanka cayaaraha qaramada Africa.

Malabo (RBC) Tartanka Qaramada Africa ee sanadkan 2012-ka oo si habsami leh uga socda wamada Gabon ayaa Equatorial Guinea ayaa hadda la soo gaaray heerkiisa rubac dhamaadka waxana u soo gudbay ilaa sideed-koox, ka dib markii siddeed kale ay ku hareen wareegii kowaad.

Tartankan sanadkan waxa ka maqan kooxo caan ah sida kooxda heesata koobka ee Masar.

Cayaartii ugu dambeesay weeraga kowaad la cayaaray waxa ay dhacday 01-dii bishii 2-aad sanadkan 2012: waxana is arkay Botswana oo looga badiyay 1-2 Mali, cayaartaas waxa ay ka dhacday magaalada Libreville

Cayaartii labaad ee Groupkaas waxa isku arkay kooxaha Ghana 1-1 Guinea, waxana ay ka dhacday magaalada Franceville 1-dii bishii 2-aad waxa laakin soo baxay kooxda Ghana.

Hadaba sida Groupyada kooxaha ay u soo kala horreeyaan waa sidan”

Group A waxa ku jirra afar koox oo kala ah:

                     P    W    D    L    GF    GA    Pts
Zambia      3     2     1     0     5     3           7
Eq Guinea    3     2     0     1     3     2        6
Libya            3     1     1     1     4     4          4
Senegal            3     0     0     3     3     5     0

Seddaxdii kulan ay koox walba cayaartay waa sidan:

21/01/12: Equatorial Guinea 1-0 Libya, Bata
21/01/12: Senegal 1-2 Zambia, Bata

25/01/12: Libya 2-2 Zambia, Bata
25/01/12: Equatorial Guinea 2-1 Senegal, Bata

29/01/12: Equatorial Guinea 0-1 Zambia, Malabo
29/01/12: Libya 2-1 Senegal, Bata

Group B waxa ku jirra
P    W    D    L    GF    GA    Pts
Ivory C          3     3     0     0     5     0     9
Sudan            3     1     1     1     4     4         4
Angola              3     1     1     1     4     5      4
Burkina F           3     0     0     3     2     6     0

Seddaxdii kulan ay koox walba cayaartay waa sidan:

22/01/12: Ivory Coast 1-0 Sudan, Malabo
22/01/12: Burkina Faso 1-2 Angola, Malabo

26/01/12: Sudan 2-2 Angola, Malabo
26/01/12: Ivory Coast 2-0 Burkina Faso, Malabo

30/01/12: Sudan 2-1 Burkina Faso, Bata
30/01/12: Ivory Coast 2-0 Angola, Malabo

Group C
P    W    D    L    GF    GA    Pts
Gabon        3     3     0     0     6     2        9
Tunisia       3     2     0     1     4     3        6
Morocco    3     1     0     2     4     5     3
Niger           3     0     0     3     1     5           0

Seddaxdii kulan ay koox walba cayaartay waa sidan:

23/01/12: Gabon 2-0 Niger, Libreville
23/01/12: Morocco 1-2 Tunisia, Libreville

27/01/12: Niger 1-2 Tunisia, Libreville
27/01/12: Gabon 3-2 Morocco, Libreville

31/01/12: Gabon 1-0 Tunisia, Franceville
31/01/12: Niger 0-1 Morocco, Libreville

Group D
         P    W    D    L    GF    GA    Pts
Ghana             3     2     1     0     4        1           7
Mali                3     2     0     1     3            3        6
Guinea            3    1     1     1     7              3     4
Botswana       3     0     0     3     2           9     0

Seddaxdii kulan ay koox walba cayaartay waa sidan:

24/01/12: Ghana 1-0 Botswana, Franceville
24/01/12: Mali 1-0 Guinea, Franceville

28/01/12: Botswana 1-6 Guinea, Franceville
28/01/12: Ghana 2-0 Mali, Franceville

01/02/12: Botswana 1-2 Mali, Libreville
01/02/12: Ghana 1-1 Guinea, Franceville

Cayaarta Quarter-Finalaha waxa u soo gudbay siddeed koox waxana ay isku soo aadeen sidan:

1. 04/02/12: Zambia v Sudan, waxa ay ku cayaarayaan magaalada Bata
2. 04/02/12: Ivory Coast v Equatorial Guinea, waxa ay ku cayaarayaan magaaladaMalabo
3. 05/02/12: Gabon v Mali, waxa ay ku cayaarayaan magaaladaLibreville
4. 05/02/12: Ghana v Tunisia, waxa ay ku cayaarayaan magaalada  Franceville

Cayaarta Semi-Finalka Waxa isku soo bixin doona afar kooxood :

Waxa ay cayaari doonaan 08/02/12: QF1 winner v QF4 winner, Bata
08/02/12: QF3 winner v QF2 winner, Libreville

Cayaarta wareega seddaxaad waxa la cayaari doonaa  play-off: 11/02/2012, Malabo

Meel ku sii qoro Cayaarta ugu dambeesa tartanka qaramada Africa sanadkan 2012 waxa la cayaari doonaa : 12/02/2012, Libreville

Share

Tags:

1 Response for “Tartanka Qaramada Africa Oo Wareegiisa Labaad La Soo Gaaray (Warbixin)”

  1. [...] View original post here: Tartanka Qaramada Africa Oo Wareegiisa Labaad La Soo Gaaray (Warbixin) [...]

Leave a Reply

test

d

test