Karkaar iyo Mudug oo Guulo Ka Gaaray Galabta Tartanka Ciyaaraha Puntland

Facebook Recommendations

Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin
Share

Garoowe[RBC Radio] Tartanka Ciyaaraha gobolada Puntland oo si habsi leh uga soconaya magaalada Garoowe ayaa gobobolada Karkaar iyo Mudug guulo ka gaareen Sool iyo Hayland. Ciyaartii kowaad  ee galabta ayaa dhexmartay gobolada Karkaar iyo Hayland,waxaana ay ka dhacaysay garoobka Mire Awaare ee magaalada Garoowe.

Gobolka Karkaar oo la is oran karayey waxa uu si weyn ugu gacan sareeyey haysashada Kubada ayey usuurta gashay in ay dubra ka dhaliyaan shabaqa Kooxdii ka socotay gobolka Hayland 2-goo,balse daqiiqado ka dib ayaa isbadel laga dareemay Ciyaaryahanadii Hayland kuwaas oo ay gool qurux badan ku hubsaday shabaqa goolka Karkaar,waxaana ay kusoo gabagabowday 2-1 oo guushu raacday gobolka Karkaar.

Ciyaarta 2-aad ayaa waxaa wada ciyaaray gobolada Mudug iyo Sool  oo u  muuqanayeykuwa usoo diyaar garoobay ciyaarta,labada gobol ayaa soo bandhigay ciyaar aad u xiisa badneyd,weerar iyo weerar celis ayaa waxaa usuurta gashay in Ciyaaryahanadii ka socotay gobolka Mudug ay la yimaadaan 2-gool halka gobolka Sool oo isna ku Ciyaarayey oo kaliya 8-Ciyaaryahan oo labo kaarka cas laga siiyey ayaa dadaal dheer oo ay galeen keensaday 1-gool sidaas ayeyna guushu ku raacday gobolka Mudug.

Boqolaal dadweyne ah oo kala taageerayey ayaa soo buux dhaafiyey,waxaana xusid mudan in ay dadka daawanayey ku jireen mas’uuliyiin Xukuumad Puntland ka tirsan.

RBC Radio
Xafiiska Wararka
Garoowe

Filo Sawiirada Ciyaarta

Share

9 Responses for “Karkaar iyo Mudug oo Guulo Ka Gaaray Galabta Tartanka Ciyaaraha Puntland”

  1. [...] See the original post: Karkaar iyo Mudug oo Guulo Ka Gaaray Galabta Tartanka Ciyaaraha Puntland [...]

  2. A Fahiye says:

    waa ku mahadsantihiin ciyaaraha aad soo gudbinaysaan, laakiin iska saxa qoraalada, tusaale ahaan waxaad tiraahdeen ciyaarta qaybtii hore waxay dhex martay Karkaar iyo hayland, hadana waxaad qorteen guushu waxay raacday mudug,Waxaad kaloo leedihiin ciyaarta qaybtii hore iyo qaybtii danbe hadana waxaad kahadlaysaan laba ciyaarood oo kala duwan, waxaa sax ah ciyaartii hore iyo ciyaartii danbe, ama ciyaartii koowaad iyo tii labaad, hadaad tiraahdaan qayb waxaad ka hadlaysaan hal ciyaar.

    idinka keilya maaha ee mareego kale oo ay leeyihiin reer mudugu ayaa sidaas oo kale qoraya waana indha adayg iyo jahli is biirsaday oo dadka meeshaas degani dhaqan u leeyihiin, fadlan wax barta aduunka indha adayg kuma shaqeeyee, waxaasu waa wixii aad ka barateen biya la,aanta degaankiina ka jirta iyo fakhriga laakiin meel walba inaad ku dabqdaan maaha.

  3. a fahiye indha adayga reer mudug boowe xagee ku aragtay mise waad kuqarwaysah midda kale qofku waa bila adadn wax waykaqaldamikaran

  4. ahmedpunt--------- says:

    isboortigu waa wehalka jirka caafimaadka qaba iyo maskaxda fiyoow iyo nabadda iyo isdhexgalka dadka oo kaladagaalama qabiilka ,daroogada ,dagaalka ,.haddaba waxaan dadweenaha puntland kuwaaninayaa in dhalinta ciyaaraysa laxushmeeyo oo ladhaqaaleeyo oo laga ilaaliyo ciyaaraha caadifadda iyo dilka .wasaaradda isboortiga puntland waxaan kacaodsan lahaa in sadexda gobol oo ugu horeesa oo guulaysata waa in lasiiyaa abaalmarino fiican oo ah maadaama dhallintu u baahanyihiin jir dhisan in lasiiyo hadiyadaha lacaga oo aay siistaan nafaqo

  5. baaruud says:

    kkkkkk kkkkkk kkkkk

  6. HAAJI says:

    A FAHIYE ….. MAHAD ALLE AYAY U SUGNAATAY SXB WAXAAD AKHRISAAH SHURUUDA WEP SITEKA U YAAL MIHIIMADA MAHAN IN AAD DAD CAYDID AMA UMAD DHAN AAD AFLA GAADISID MIDA KALE ADIGA SOMALIGA AKHRINTIISA AYAA KU DHIBAYSA …. WEP SITE KA SI DII U QORAY WAXAD KA FAHAN TAHAY KHALADA WAX ….. Tartanka Ciyaaraha gobolada Puntland oo si habsi leh uga soconaya magaalada Garoowe ayaa gobobolada Karkaar iyo Mudug guulo ka gaareen ………. HADII AAD RABTID IN LAGUU FAAH FAAHSHO WAA ….. KARKAAR IYO MUDG AYAA CAYARTII DHACDAY MANTAY KU GUULASTAY GADAAL NAH FAA FAAHIN AYAA LGAU SIISAYAY OO AHEED

    Sool iyo Hayland. Ciyaartii kowaad ee galabta ayaa dhexmartay gobolada Karkaar iyo Hayland,waxaana ay ka dhacaysay garoobka Mire Awaare ee magaalada Garoowe.
    Gobolka Karkaar oo la is oran karayey waxa uu si weyn ugu gacan sareeyey haysashada Kubada ayey usuurta gashay in ay dubra ka dhaliyaan shabaqa Kooxdii ka socotay gobolka Hayland 2-goo,balse daqiiqado ka dib ayaa isbadel laga dareemay Ciyaaryahanadii Hayland kuwaas oo ay gool qurux badan ku hubsaday shabaqa goolka Karkaar,waxaana ay kusoo gabagabowday 2-1 oo guushu raacday gobolka Karkaar.

    SIDOO KALE WAXUU HOOS KUGU SHEEGAY MUDUG-2 IYO SOOL-1 IN AY KU DHAMATAY 2.1 OO GUUSHU KU RACDAY MUDUG SXB ADIGA MAHAN IN AAD DADKA MESHA KU CAYDO OO AAD AFLAGADAYSO WAX KUU FIICAN MAHAN ADIGA IYO AKHRISTAYAASHA MARKA SI AAD WAX FIICAN U SHEEGTO OO DADKUNA AAY KAA DHAGATSRAAN AMA AY AKHRISTAAN WAX FIICAN QOR WAXANA HOR MAR LAGU GAARAH SOMALI HADII AAN NAHAY ISKU DUUBNI SXB HORAY U SO CO

  7. Haaji says:

  8. MMJaalle says:

    Raxanreeb aad ayey u mahadsan tahey sida fiican ay noola socodsiiso arimaha sportiga iyo ciyaraha Gobolada Puntland ,,, LAAKIIN waxaad ku dartaan inaad soo raacisaan MAGACYADA dadka goolasha dhaliya hadii ay suurta gal idiin noqoto, MAHADSANIDIIN

  9. fadumo says:

    @ A fahiye
    Walaal horta salaan
    Xaqiiqaddii waa qoslisay markaan qoraalkaaga akhriyey!! Hal aan kugu biirsho, horta reer mudug oo dhammi ma khladamin waa haddii khalad dhacay. Webcite na gobol dhan iyo dadkiisa oo dhan looma aflagaadeeyo marka arrintaas waad ku fududaatay ee caqligu ha shaqeeyo!..lol Mudug oo leh dad aad wanaagsan oo weliba lagu tidhiyo dadka ugu aqoonta/ khibradaha badan inaad u gaftay oo anagaa ka xaal siinay xaqiiqaddina waa adiga ninka u baahan inuu wax barta ee la soco taah!! madhka talo madhka aad doonayso inaad wax saxdo u sheeg meesha ay khuseyso oo kaliya adigoon weliba wax caayeyn maxaa yeelay qofka caqliga badan waa kii wax toosiya, tello bixiya aan ihaaneyn ummad culimo iyo caamo leh!! Salaam

Leave a Reply

test

d

test