Fadlan Caawiya Adam Axmed Jaamac Cirday
Adam Axmed Jaamac Cirday waa will yar oo 14 jir ah oo la dagaalamayey “Brain tumor” burada maskaxda gasha 8 sano. Adam waxaa maskaxda laga qalay laba jeer 2004kii iyo 2010kii. Waxaa kaloo laga gubay (Radiation) laba goor marna Minneapolis markii labaadna Bloomington Indiana. Waxaa kaloo uu dhameeystay 2 goor oo ah Chemo therapy. Cudurkaan oo hada maraya markii afaraad oo uu soo noq-noqdo wuxuu halis u yahay inuu Adam dilo, Adam waa soo halgamay oo wax badan ka soo mutay cudurkaan.
Waxaan hada olole ugu jirnaa sidii Adam aan ugu qaadi lahayn meelo gobolka Minnesota ka baxsan oo rajooyin fiican nalaka siiyey. Hadaba waxaan ka codsaneeynaa in walaalaha Soomalida ah ay kaalmo hiil iyo hooba leh ay ka geeystaan ololahaan lagu cirib tirayo
Xawilaadaha Soomaaliyeed Baad Soo dhigi kartaa Caawimaadaada kuna soo hagaajin kartaa Axmed Jaamac Cirday oo ah aabaha wiilka Magaalada Minneapolis Tell 952-649-2530
Tafaasiil dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaa Axmed Jaamac Cirday oo ah aabaha Aadam.
Tell 952-649-2530
Email adamjama612@yahoo.com
Fadlan booqo mareegahaan hoose si aad ugu bixid wixiii caawimaad ah oo uga qeybqadanaysaan Taburucaadka Aadam waxaadna ku bixin kartaa adiga oo adeegsanaya Bank cards ka ama credit cards ba.














Ilaahow awoodaada ayaan kugu baryayaaa, wiilkaan yar oo dada yar oo xanuunka la il daran ilaahow caafimaad xanuunka ugu badal kana dulqaad kurbada faamilkaas haysata. dhamaan somalida ku dhibaataysan aduunka iyo umada muslimiinta ah meel kasta ay joogaan ilaahow caafi aamin aamin aamin aamin aamin aamin.
ILAAHOOW CAAFIMAAD DAGDAGAAN KAAGA BARYEEYNAA EE SII AADAM,TOLOOW WELI MATAAGANTAHAY ARINTA WAXLOOGU DIRI KARO MAANTAY AYAANBA ANIGU ARKEY OOJUUN TAHAY 6 ILAAHOOW AWOODAADA WIILKAANYAR WAX UGU QABO REERKAANA DHIBTA IYO KURBADA KAFEEYD.