Cali Khaliif Galayr : Somaliland & Puntland Joojiya Caga Jugleynta Aad Ku Heysaan Shacabka Khaatumo (Dhageyso)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Prov:Cali Galayr

Prov:Cali Galayr

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Nairobi (RBC) Kulan ballaran oo ka dhacay Jimcihii shaley magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya Kenya, oo uu soo qaban qaabiyay maamulka Khaatumo State ayaa waxa looga hadlay dagaaladii ka dhacay ka dhacday degamada Laasacaanood ee gobalka Sool.

Kulanka oo ay ka qeybgaleyn madax badan, oo ka tirsan maamulka Khaatumo iyo dadka ka soo jeeda deeganada uu ka arrimiyo maamulkan, ayaa waxa looga hadlay, siddii hal meel looga soo horjeesan lahaa. duulanka maamulka Somaliland uu kawado gobalka Sool iyo Togdheer.

Kulanka, waxa dadka ka hadlay ka mid ah madaxweynaha Maamulka Khaatumo State  Cabdi-Nuur Cilmi Qaajje, wuxuuna ugu horeyn u sheegay dadka ka soo qeybgalay sababaha keenay in la dhismo maamulk, wuxuu yiri ” Ujeedka loo dhisay Khaatumo State waxa weeye Midnimada Umadda Soomaaliyeed iyo wanaageeda, wuxuu siidaba dhigay ka shaqeyn doonaan Cadaalada, Nabadgelyada iyo Horrumar dadka ku nool deeganada maamulka uu hadda ka arrimiyo” ayuu shegeya Mr. Qaajje.

Waxa sidoo kale la hadlay kulanka  Garaad Cali Garaad Jaamac, oo sheegay in uu soo dhaweynaayo maamulka Khaatumo State.

Wasiirkii hore warfaafinta XKMG ah C/kariin Xassan Jaamac,

Wasiirkii hore warfaafinta XKMG ah C/kariin Xassan Jaamac,

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Kulanka oo ka dhacay Bariga magaalada Nairobi gaar ahaan xaafada Park Road, ee Sir Ali Muslim Club, ayaa waxa kaloo ka hadlay wasiirkii hore warfaafinta XKMG ah C/kariin Xassan Jaamac, wuxuuna sheegay in ay soo dhaweynayaan maamulka Khaatumo, uuna ka mid yahay dadka maamulkan aasaasay, lahaana fikirka in la sameeyo maamul ay ku mideesan yihiin dadka ku dhaqan deeganada maamulka Khaatumo.

Waxa ugu dambeyn kulanka ka hadlay Cali Khaliif Galaydh oo horey u soo noday ra’iisal wasaare DKMG ah ee madaxweynaha ka ahaa C/qaasim Salaad Xasan, wuxuuna weerar afka ku qaaday maamulka Puntland ee uu madaxweynaha ka yahay C/Raxmaan Faroole.

Wuxuu yiri ” Faroole xaq umalahan in uu yiraahdo deeganada Khaatumo State, waxa ka arrimiya argagixiso, wuxuu yiri Khaatumo State waxa ay dooneysaa nabad “

Sidoo kale wuxuu weerar ku qaaday Maamulka Somaliland oo uu sheegay Somaliland in ay ku soo duushay maamulka Khaatumo iyo shacabkeeda, laakin aan la iska hari doonin, wuxuu yiri ” la isaga hari doono in Somaliland ay iska heesato Hagoogane, Sooljoogto iyo Maygaaglle, waxana hadda socda qorshayaal aan ku dooneyno in aan ugudbino maxkamada dambiyada caalamiga ee ku taala dalka Netharlands ee The Hague, in aan ugudbino dambiyada ay ka sameesay deeganadaas” ayuu yiri Cali Galayr.

Si kastaba, dhamaan dadkii ka qeybgalay kulanka ka dhacay, magaalada Nairobi, ayaa ammaanay maamulka Khaatumo oo dhawaan laga dhisay degmada Taleex ee gobalka Sool.

RBC Radio

————————

Xafiiska Wararka Nairobi

Use Facebook to Comment on this Post

Share

Tags:

40 Responses for “Cali Khaliif Galayr : Somaliland & Puntland Joojiya Caga Jugleynta Aad Ku Heysaan Shacabka Khaatumo (Dhageyso)”

  1. RUNSHEEG says:

    Odayga waad u xil qariseene ee waa HAAD GEED WAAYAY, siduu u hadlay waxay ahayd cay la caayaayo puntland, somaliland iyo TFG isagoo si gaara ula baxay madaxwaynaha puntland oo uu yiri god dawoco ayuu kasoo jeedaa isagoo raysal wasaaraha yiri waa nin qabyaaladu kuwayntahay oo madax sare ula kacayaga ayuu diidanyay ee cabdikariin maxuu wasiir uga dhigi waayay, isagoo siiraanyona yiri waa inoo heeg iyo dagaal aan dhamaad lahay. maruu ka hadlay wadahadalada TFG iyo Somaliland na wuxuu dhahay wax u eeg yaanay wada hadlin oo intuu yiri waan soo dhawaynaynaa ayuu ka danbaysiiyay TFG waan u digaynaa ee yaanay la hadlin,, anuu magaran nin leh beel wayntaan midaynayaa hadana puntland gooni u caayaya, nin leh soomalaan midaynayaa hadana leh TFG yaanay lahadlin somaliland nin leh dagaal uma socdo hadana leh dhamaan maayo dagaalkaangalayaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk HADAAD RABTID INAAD DHAGAYSATID KA DHEEHO http://WWW.KHAATUMO.COM

  2. 4020yasin says:

    tuuloyinka ad sheegtay iyo adiguba somalilind ayad tihiin a benta ad waddid iska daya.
    dad masakiin ah ha ka waliin. nairobi iyo wadamada kala iska joog.

  3. NINA says:

    raxanteeb iyadoo magac qabiil iska ilaalinaysa ayay warkan badhkii soo gudbisay warkii oo dhan iyo shirkan cida isugu timi waxaad ka helaysaan allss.com iyo horufadhi.com

  4. SHAQALLE says:

    Cali injir iyo Garaad pint maxkamadda hague waxba idinka dhicin mayso ee nafta runta u sheega.
    Waa reerka aad hoos ahaan uga soo jeedo wax gabay ]]]]]]]]]]] oo ]]]]]]]]]]] dhulka siiyey, adiguna waad ogtahay ee nacaybka PUNTLAND ayaad qabtaan adiga iyo garaad Pint.

  5. ALI JEBIYE says:

    SHAQLE HOOYADAA BAA XAASIDNIMO UDHIMATAY OO WAXAA MARQAATIKA AH ADIGA IYO ILMA ////////////////// NOOL MAANTA EE HADAAN OGAYN OGOOW WAYDII KUWA IIMAANLAAWE YAASHA AH EE DHAAFSADA WALAALKII XOOGAA CUNTA AH OOLA XAARO ////////////////// CAAYIMAAYO ISIMADA DHABAYACO EE HADAAD CAYDAY GARAADKAGA IYO PRO ALI KHALIIF GALAYDH WALAAHAY SIDAAD FAROOLE IYO MARXUUN KII UGU DABA FAYSHEEN BAAN UGU DABA FAYSHANAHAY EE TABHAYOOW LAGAA TABHAYEE EE FUTADA ISKUXEJIYA KUWII LA QIYAANO EEDANBE WAA LAWASAA EE WAA INOO JUURISLAM

  6. nabiel says:

    odaygaan cuqdada qaba
    dhan umahayo //////////////////
    jah wadheedh mooye talo uma hayo
    toolkoda na waa u kudhirin
    khaatumo seeg na wax la idhaa majirto

  7. madar says:

    salaan
    cali khaliif siyaasadu fulinayaa waa
    ””””””’ pl ka soo goooo
    aakhirkana sl heshiis la gala awood
    qeybsi ah

    khaatumo= cali khaliif ayeeydii
    3=madaxweyne= sadexda wiil ee cali khaliif
    sigaarkii qaranka ee uu = galaydh u bixiyay

  8. ASad says:

    waa ka xumahay raxanreeb aan idin Saxo shirkaa khaatumo only ma aahayn waxa ka hadlay beesha =========== wayna ka hadlen beesha =========== balan qaad badan way sameeyn taas haddan ka gudbo Kuwan cali khaliif waxa ka sheegaya faroole doqon miyaysan arag ee afxumo abihiii cali khaliif waa geesi dhabyaco iyo snm aya ka cabaaday garadkayga ilahay ha daayo waxay ku haystaan maxad khatumo u dhisteen ileen gaaajo weeye Kuwa pintland layiraahdo ee xinka iyo faanka badan waxay rabeen inay mar walba magacayga ku mansab doontaan deeqihii 21 Sano ayay cunayeen gobolada ssc loogu talagalay snm calamkay kaga tuugsadana iyagan Marka taas ayuu so afjaray cali khaliif oo ay ku haystaan shacabka khaatumo wuu tashaday reer afquranow waxad rabtaan so qoraa eeyna wuu ciyaaa afna hadal maa daayo waa kalab munafaqin ah oo xassiidnimo u dheertahay cadowgayga snm garanay maxa haha dhabayaco

  9. khaatumo man says:

    nooloow pro cali qaliif anaa ku rabna hadaanu nahay shacabka khaatumo cali waa halyeeygeenii waa aayatullaa shacbka khaatumo fadl;an puntland faraha naga qaada waxbo nagama dhaxeeynaa mamulka faroole somaliland waxaa naga dhaxeeya xabad iyo dagaal wuuna socon doonaa dagaalkaas

  10. darwiish yare says:

    maxaa iska hadle iska daacsadey ,waraa qolo aatahayba cali khaliif kasharaf badan xaarwalwaalada, ee foosto daldaloosha baad riixanaysaane ,webka daaco qurunka kadaaya,inaderayal khaaatumo state way dhaqaaqday soono noqon mayso, ninkii raga waa ogyahay doqona loosheegimaaayo,KHAAATUMO STATE OF SOMALIA guuuuuuuuuuuuuuuul

  11. NINA says:

    waxaan u sheegayaa dadka baacsanaya cali khaliif diciifnimo iyo yaqaan dhibe uun bay idinka tahay cali khaliif bulshadiisaa doonaysa oo ku daba safan sida faroole bulshadiisu u rabto oo siilaanyo bulshadiisu u rabto waxaad u caayaysaan waa damac iyo sad bursi maamuladiinu idin bareen suaal maxaa p/land iyo s/land ugu saaxiibeen dhibka khaatumo waa siyaasad ku dhisan sadbursi iyo bililqaysi dhaqaalaha hayadaha taasna khaatumo soo af xidhay oo khaatumo iyadaa maanta danaheeda ka talisa markaa ninkii ciyayow ci saad doonto safiinada khaatumo dhaqaaqday waxa aynu isugu nimaanaana waa soomaaliya iyo dastuur nagala haya gaas,siilaanyo,faroole waa niman soomaaliya inay sidan ku jirto dantoodu tahay oo p/land iyo s/land mooyee in meel kale jirto rabin waa asxaab jabhadayn uun yaqaan iyo aniga keligay baa noolaanaya dadka kalena salaan baan ka dhiganayaa fikirkoodu yahay lkn taasi socon wayday laysna baray

  12. hakuuna matata says:

    nin aan wax laga sheegin dee horta ninba maha,Gr Cali Galaydh waa aqoonyahan waana Hogaamiyaha Beesha Daraawiisheed,xafuduhu Laah, hada waxaa jinku ku dhacaa laba qolo,pro faroole iyo Pro Siilaayo.shacabka khaatumo waa somali waxuu kaloo ka dhashay ILaa Bari ILaa mudug Ilaa gedo,Ilaa kilinka shanaad, maha dad loo caga juglayn karo,siilaayo waa waxuu dagaalamayaa waa qabyaalad Faroolase waa caqli xumo waayo way wada dhasheen,

    Dagaalka siilaayo lagulajirana shacabka Puntland waa ka qayb ciidan waa haynaa lakiin waa Insurance naga dhexeeyey waana ka qayb shacabka xaalalsha ah ee reer puntland ,markaa yaan laysku khaldin faroole oo dalka iyo daka aanu wada leenahay, iyo siilaayo oo qabyaalad iyo reer nacayb halkaa dhigay,Guul khaatumo, guul Puntland, guul somaliya iyo caasimadayadii,,,

  13. NINA says:

    madar
    waar khuraafaadka iyo khusacbalaadka aad isu meerisaan webkiina halkan lagama yaqaan falalownimada meel kale la aad

    waar si fiican u maqla ali khaliif iyp garaad jaamac waawaxay ka mid yihiin madaxda khaatumo state waanuna ku daba safanahay ninkii madaxdayada caayana madaxdiisaanu caayi sirqo siilaanyo oo dhiigya cab ah oo burburkii soomaaliya ka dambeeyey iyo afwaliinje oo waxa kaliya ee indhihiise arkaan $$$$$$$$$$$ uun yahay uun baanu anana dhulka jiidi khaatumo alow dhawr oo cadawgeeda iyo cadawga soomaalida xalaasha ahba alow jebi aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  14. qabqabsey says:

    Waa wareey faan waynaa faan waaynaa waar in layn hadii la asaasoqo wax walba waa lagu hadlaa
    qoladan khaatumada ee uu wataa walaahi nin cilmi iyo caqlilihi ma jiro waar siduu iigun sheekeeyaa
    maxkamad baan dad gaynayaa marka la ogyahay in wax awooda uu leeyahay aanay jirin oo uu xitaa laascaanood ku tagaa.adeer odaygan assaasaqay yaa u sheega in siilaanyo aanu kabahiisa gaadhi karayn waxa uu raadinayaa cid ka hadasha bal eega sida siilaanyo u u wax inuu yahayba uga soo qaadi waayo.waa tuke geed uu ku fadhiisto la.Waar aamus baan odhan lahaa wax xun ala ku saarye ninkaaga ka shaqaaysanay in uu lu gooyo dadka caruurahooda oo uu xabada u dhigo Car haduu raganimo leeyahay ha yimaado taleex ama laascaanpood.wax uu beeshaa u qabanayaa ma jirto laakin wuu u sheegi waxa ay doonayaan in kuwa raacsani maqlaan waayo isma waydiinayaan sideey ku dhacaysaa.

  15. suheyla says:

    cali qaliif cuqdada uu p/land iyo dadkeeda uqabaa car yaa iisheega meesha ay salka ku heyso waa matii uu kaqaadey markuu reysalwasaaraha c/qasim salaad boy uhaa ee dadka =========== ah lagusoo dulmey jabuuti war kakac nacaybkaagana aakhiro ula hoyo waxba ku qaadi meysid.hadaad wax tahay joog ssc hawareegin dibadaha ee fariiso oo imow furinta hagoogane iyo kalshaale meelssc kamida. dadkaaga dulman oo cabdiqaasinoon waxba uogolayn aad adigu xoogaa sandareerto ah qaadataa waXBA KUU TARI MEYSO CALIYOOW HAN IYO HAYBAD BAA LOO BAAHANYAHAY REER W/BARINA HANKOODU INTAA WAA DHAAFSIISANYAHAY EETAA MISKACDAADA KU HAY DAD CAD QUUREED QAATANA MAAHA WAANA TAAS TAAD REER P/LANND UMAQLI LA,DAHAY AMA NANECBOOW AMA NA JECLOW WAXAAD TARI KARTAA ISKA YAR GUUUUUUUUUUL P/LAND GUUUUL SOMALIWEYN

  16. qabqabsey says:

    walaahi si daacad ayaan u qoslayaa .cidbaan heeg gaynayaa waar bal aan is waydiinee cali maxuu law ka yaqaanaa yaase siiyay awooda uu cid maxkamad uu ku geeynayo sida uu court kani u shaqeeyo maxuu ka garanayaa dad caamiya ah oo aan wax garanayn buu kolba qolyar kula dhuumanayaa oo uu wax aan u bilaabnayn isaga iyo inta dhagaysanaysaba uu ku sheekaynayaa. Car kaalay fagaarayaasha ragu isku arko waar walaahi odaygu waa asaasaqay awal horaba isaga oo isgalay ayaa imikana asaasaqii uu isku dhex daatay.

  17. garow says:

    waxan maqli jiray odayga habarta wax loo saar oo khaatumo iyo =========== ma waxa alaga celcelin la yahay war puntland wa idiin turaysaaye xushmeeya =========== amaana markii caruurtiina iyo ragiinaba laayaan hablihiinanan kufsadaan puntland lacag markay idiin diido caaya

  18. caraseedo says:

    ACWW:Dadka commentiga:walaalayaal iska daaya cayda maxaa yeelay,waxaa la yiri dad cay iyo dal cayba waa duloobaan !!!!!!!!!!!,Ilaahay qalbigeena wax khayr leh baan waydiisanaynaa in uu nalakulmiyo,Aduun iyo Aakhiroba,waxaana haboon in la ducaysto oo Ilaahay la tala saarto waxna la waydiisto isagaa gacan wayn oo wax bixiya,hana laga fogaado waxyaalaha aan Alle casaawajale uuna raali ka ahayn.
    Guushana waxaa hela ninkii Alle talo saarta,ummadda soomaaliyeed meelay joogtaba Alle haka xishoodeen,oo Xaaraan xero laguma buuxsho ee xalaal baa lagu baraaraa,dhiig la daadshaa waa xaaraan,maalka aan kasab xalaala ka soo jeedin waa lagu fidmoobaa,waana lagu khasaaraa,Ilaahay hayna badbaadiyo meelaan joognaba[[AAMIIN}}Guuuuuuuuuuul Soomaaliwayn.

  19. mudug_boy says:

    Nimankii reer abtigey Calaal uun maa ka soo hadhay, P/land iyo S/land dhexdooda aan maamul ka sameynooyaa waa aanan maamulayaa fikirkaas qofkii la yimid si dhaqso ah ha loo daaweeyo kkkkk….

  20. ahmedpunt---------- says:

    waxaan dadka walaalahayagaa oo naladhashay ee gobolada sool iyo cayn iyo sanaag kula’talin lahaa nimaan kuufuri doonin yuunan kuu rarin,cali khaliif galayr yuusan magaciina gadanin yuusan jar khatara idin katuurin waa exp waqtigiisii waa dhacay ,waxaan anigu idin kula talinayaa qadiyadda puntland oo ah qaddiyad u taagan soomaali ween oo ah haddana dad aad wada’dhalateen inaad noqotaan ul iyo diirkeed si aad u’noqotaan libaaxa laga’baqo ,wassalaamu caleekum

  21. Prof cali khaliif galaydh waa halyay =========== (marka laga reebo oromada) dadku way fahmayaan cida aan ula jeeda oromada waana halyay somaliyeed ee kii iska xanaaqayaa isaga ayay jirtaa wax pintland la dhaho majiraan ee =========== asalkoodi yahay oromada futada iska geliya we are dawlada khaatumo state NO more bintland and =========== faroole =========== =========== riyoole

  22. anigu waxaan qabaa in uu yahay Prof galaydh halyay somaliyeed waana geesi faroole iyo c/lahi yusuf midna gaadhi maayo ee =========== iska ooya idinka iyo =========== garoowe waa magaalo =========== wax ka dagan yahy waadna ka guuraysaan dhawaan

  23. Prof cali khaliif galaydh waa madaxweynaha somaliya ee sanadaha soo socda inshallah putland iyo s/land kuwa isku sheegayna ha iska hadleen weligood waxba ka qaadi maayaan ma ogidiin miyaa in galaydh itoobiya ku daashay macadala waaaba isinka oo itoobiya hoostaga

  24. kan shaqalle isku magacaabay waxaan ku odhan lahaa afkaaga ka daa garaadka gud ee beelweynta =========== waa garaadka guud ee beelaha =========== markaan leeeyahay =========== waxaan ujeeda =========== dhabta ah ee ma aha dadka ay doontu keentay

  25. Garoowe says:

    War ninkaani waa waashay maxaa loo oranjiray waa siyaasi, See u hadlayaa kani waa isceebeeyey inuu aaamuso ayaa u fiicnaayd.

  26. NINA says:

    dr cali khaliif waxa uu sheegayaa waa aflagaadada iyo xad gudubka uu faroole ku hayo khaatumo state hadaanu maamul yeelanay muxuu naga rabaa iswaydiiya ciyaalka difaacayoow muxuu faroole meel xun ugu taagan yahay khaatumo oo u af lagaadaynayaa ka jawaaba suaashaa horta waayo khaatum state way cadaysay in ayan p/land wax colaada u qabin oo dad walaalao ah yihiin oo uun la kala dan noqday waar dadka baadilnimada faroole ku garab taaganow waa yeelkiin lkn daraawiishi haba yaraatee u dulqaadan mayso gardarada iyo faragelinta uu faroole ka wada degaanada khaatumo haduusan is aruurina khayr kama muuqdo meeshaa ee oday faroole jiraankiisa nabada ha ku ilaashado iyadoy iminka buuraha galgala iyo al shabaab forontkiisu ku furan tahay ta kale nimanka reer khaatumo ee maamulkiisa mushahaarada ka qaata cid ma matalaan ma caqlibaa habarta xaabada uruurisa cashuurta laga qaado in la siiyo wasiiro aan matalin dad iyo degaankoodii toona is waydiiya taas reer p/land oow khaatumo state magaceeda iyadaa hada wax ku qaadata oo gobaladeeda matasha markaa waa in amaanka laysugu dadaalo oo ahalnimada la ilaasho waayo colaad cidina wax ku dheefi mayso khaatumona ma aha maamul ay snm iyo p/land isugu tegi karaan oo waxay leedahay taageerayaal tol iyo soomaalinmo ugu hiilinaya oo hiil iyo hooba u haya

  27. ASad says:

    cali khaalif dhabayaco wuxu idin yahay seedi ee ka xishooda

  28. Cali khaliif galayr waa doqon afwayn waana afduubanaynaa haduusan joojin naqnaqda uu ku hayo bulshada reer puntland ee awliyada ah ee aan waxba galabsan wixii siyaasad isku hayaa meelahaas haisla aadaan lkn shacabka hanaloo daayo hadii kale wale) nairobi ayaan kasoo afduubaynaa

  29. Adam says:

    daadkaan xaq udirirwaaye
    dadkaan xaq udirirwaaye ee dadow dulmiga halaga daayo
    dadka deegaanka dagan haloo daayo deegaan kooda

  30. qabqabsey says:

    Nina
    Do you have any idea what is his doctrate is? or you are one of these ignorant khatuma people he is mis leading like Ahmed krash(there is indictment waiting for him in the magestrate court of Massasuchesas).I will advice you to.stop difending un defandable people such as Ali khalif who does’nt know anything of court proceedings.and using the courts name to benefit for a polatical reason,which I am monatring .if he does and I get the video I will bring a motions to the court that he is miss using in the name of the court to intimedate the people,and lead the young people of somaliland to take the guns agains the state.and the civilians of laasanod..

  31. murad says:

    waxaan sugnaa waa amiin caamire iyo sawirkii Faroole oo god dawoco madaxa kala soo jeeda kkkkkkkkkk pro. Cali khaliif alow ku dhowr Faroole iyo siilaanyo nin aanay iska celin karin bay afka la galeen kkkkkkkkkkkkkkkk

  32. murad says:

    ahmedpunt ku ye puntland baa libaax idinka dhigaysa kkkkkkkkkkkk dhulkaa weligeedba lama sheegin libaax ka kacay kkkkkkkkk anuna intaanu idinka midka ahayn baalashii baa naga qoyey oo buruudkayagii baa hoos hoos u dhacay kkkkkkk war ina kala kaxeeya boowayaal

  33. qabqabsey says:

    Cali geelii ba’ay wax uu ku hadlo ayuu garan la yahay ,waayo wuu fashilmay,cidlana waa ka hanjabayaa
    markaa meelahaa uu joogo in uu bisadeeye ka noqdo oo uu dacaayad riqiisa raga maamul iyo dawlada dhab ah ku shaac tireeyo xaq buu u yeeshay,wax uu ka yahay beesha uu ka yimid na ma jirto waayo
    waa tuug musuq masuq taajir ka noqday markaa ha iska hantaataco qabiil iyo isir nacayb baana sidaa u galay

  34. madar says:

    nina dhiiga ha isku kicin inaar
    wax runa uun baan sheegay
    sigaarkii iyo khaatumoo iyo 3 madaxweyne
    ee uu 3diisa wil ugu magac daray period
    ta labaad anigu waxaan fahmi waayay nina waa odey somaliyeed
    wuxuu doonaysaa inuu maamul goboleed
    samaysto ok waanu soo dhoweynaynaa laakiin
    xaqiiqda lagama tago runa waa lagu dhaqmaa
    sool =oog iyo caynaba 40% sool waxa leediin 60% sanaag degmona ma lihidin
    ceyn 18 gobol ceyn wax la idhaa kuma jirto
    suaashu waxa weeye waxba la idiinma diidana laakiin runta
    marka la idiin sheego in la idin fogeynayaad moodaa
    anigu sanaag baan ka imi weliba barigeeda shirkiinii nugumeydaan
    casuumin sanaagna waa iska sheeganaysaan idinko ka dega fiqifuliye iyo tuulooyin
    sidee maamul goboleed uu u noqdaa sool 60% baan ka degaa iyo maamul goboleed ?
    reer tolkay waxaa weydiin lahaa s/l bey soo dhiseen wey soo carareen p/l bey dhiseen
    wey ka soo carareen hadana khaatumo oo aan maamul goboleed shuruudiisi buuxin karin oo ay weliba isku haystaan
    horta is weydiyaa ma idinka khaldan mise idinkey wax si idinka yihiin oo kolba dhinac u carara?

  35. NINA says:

    qabqabsay adoo kale af ka nool baad tahay iyo ciyaalka google dawlad khiyaal ah ka dhex samaystay waxaad sooo qortaana laga gartaa inaad ignorant caadifadi hayso tahay saa waxaad u xanaaq san tahay maxaa snm dal loo siin waayey how ignorent is your crazy thoughts waa dad murqaansan adeer ku mshquulsanow raga kugu yidhi ku raaci mayno oo kaa doortay soomaaliya maxadd kaloo awoodaa dee kkkkkkkk

  36. murad says:

    war nimakiinaa duriyada hadal idiima furna sanadkan ee xaalkiinii wuxuu noqday puntlandeey khaatumo naga celiya iyagoo iyaba toodii la liita ee odaygii siilaanyo goormuu u soo duubayaa cali khaliif cajalad uf iyo akhas calayk ah ilaa hadalkaa laga habaree kkkkkkkkkkkkk

  37. qabqabsey says:

    @Nina
    “Afku waxa uu la xoogyahay Malig xaawda kaa jare”Waxa aad moodaa in aad ka dhacsantahay waxa dawladnimada tahay,eeg Cali waa dibad meer meel ama dhul uu u taliyaa ma jirto markaa in uu ka bisadeeyo meelahaa waa wax la gartay.waayo?ninka hogaamiya ahi dhul iyo dad buu u taliyaa
    Waxa aan ka xanaaqsan ahay oo aan si caadifada ugu hadlayaa Nina marka aan arko adiga oo gabadh aad u caqlibadan ah in aad Cali oo da ahaan jaranjarad ka dhacay oo hada aad moodid in assaasaq(alzimer) uu soo hayo aad u qabtid in uu miyir qabo oo uu saxsanyahay kkkk .
    Nina ,caruurtu waxa ay u haystaan in waalidkood aduunka ugu caqli iyo cilmi badan yihiin marka ay da’doodu noqoto tii iyagu ku talinlahaayeen waxa ay ogaadaan in waalidkood markasta aanu sax ahyn marrar badanna uu dambaabo oo miskiin bini aadam ah uu yahay.
    Ugu dambayn Cali waxa waligiiba lagu xaman jiray in uu qabo “ADDO”Markaa in uu rag taliya uu wax ka daba yiraa waxay ku tusaysaa uun in “Cali geelii ba’ay “uu yahay. uma malayn karo in aad fahmi kartid wax loola jeedo Cali geelii ba’ay

  38. qabqabsey says:

    @Khaatumo man
    Somaliland xabadi idinkama dhaxayso wanaag iyo gacalnimo ayaa idinka dhaxaysa hadaad se adigu aad doorbiday in aad xabad aad wax ku xaliso naftaada ku dhiman Cali Khaliifna meelhiisaa uun buu ka ahaan “Cali geelii ba’ay” oo laga maadsan doonaa,waa prof kii isu badalay majaaajilaystaha.kkkkkkk

  39. NINA says:

    qabqabsay isfilitaa ku dhacday waa in prof ali khaliif laga fooxiyaa miskiinka jiinlow mingis iyo buufis waa in laga qaaciyo ciyaal snm maskaxda ka dhaqday iyo waaqic walee kala dheer natiijadiina waa qabqabsey oo miidhan ilaahay ha ku shaafiyo huuno oo iimaanso ardaagaaga

  40. Khaatumo state ma tagayrsan anigu waxaan ahay wiil ///////////////// putland ma tagrsayni somaliland ha nolaato

Leave a Reply