Tacsi: Cabdi Nuur Cali (Cabdi-Bukud)
Tacsi ku loo dirayo Qoyskii iyo Ehelkii uu ka geeriyoodey AUN Marxuum Cabdi Nuur Cali (Cabdi-Bukud) oo ku Geeriyoodey Magaalada London
” Inaa Lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun “
Waxaa halkan tacsi uga direynaa Caruurtii, Haweenkii iyo dhamaan Qoyska Reer Nuur Cali ee uu ka Geeriyoodey AUN Marxuum Cabdi Nuur Cali (Cabdi-Bukud) oo ku geeriyoodey Magaalada London ee Dalka Ingiriiska. waxaanu leenahay anagoo u ah Ehel iyo Saaxiibo dhamaan Qoyska reer Nuur Cali EEBE Samir iyo Iimaan ha idinka siiyo , Marxuumkana EEBE Jannadiisa ha ugu naxartiisto. Aamiin, Aamiin ,Aamiin….
waxaana halkan ka tacsiyeynaya.
1.Axmed Cabdi Cali iyo Xaaskiisa Deeqo Xasan Nuur
2.Mohamed Xasan Nuur (Garash) iyo Xaaskiisa Rooda Saciid
3.Xamdi Xasan Nuur iyo Saygeeda Daahir Kaahiye
4. Ayaan Xasan Nuur iyo Saygeeda Cabdikariim
5. Ubax Xasan Nuur iyo Saygeeda Cabaas Daahir
6. Sucdi Xasan Nuur iyo Saygeeda Daahir Mohamoud
7.Cali xasan Nuur iyo Xaaskiisa Layla Abshir
8. Eedo Xakiimo Nuur
9. Mohamed Cali Madhoodhe
10. Nuur Cabdi Cali
11.Mohamed Sahal iyo Xaaskiisa Shukri Cali
12.Xuseen Barkhadle iyo Xaaskiisa Falastiin
Waxaanu mar labaad leenahay dhamaan qoyska reer Nuur Cali Ilaah Samir iyo Iimaan ha idinka siiyo , Marxuumkana Jannadii ALLE haka waraabiyo !!










