Tacsi: Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar (Xaaji Ibraahim Uunlaaye)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Jaliyadda Somaliyeed ee ku Nool Wadanka Oman ayaa waxay   tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo umadda somaliyeed meel kasta oo ay joogto, oo uu  ka  Geeriyooday  Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar ( Xaaji Ibraahim Uunlaaye) oo saakay subaxnimadii ku geeriyoodey Magaaladda Nayroobi, Waxayna  marxuumka ilaahay ugabaryayaan janadii fardoowsa  in uu ilaahay  ka waraabiyo  intii uu ka tegey iyo intii  ehelkiisa ahaydba uu  samir iyo Iiman buuxa inuuu ka siiyo Amiiiiin

Xaji Ibraahin Uunlaaye Ilahay ha u naxariistee wuxuu ku dhashay magaaladda qandala Bilowgii Qarnigii  19aad, wuxuuna uu ku Barbaraay Magaalada kismaayi, waxaa lagu xasuustaa xaaji Ibraahin ilaahay ha u naxariistee inuu ahaa dadka ugu horeeya dhanka ganacsiga iyo Ra’sulmaalka Uguna Balaaranaa Wadanka Soomalia  kana mid ahaa Tijaartii soomalida caanka ahaa oo laga yaqiin wadamada caalamka  marxuumka ayaa  wuxuu deganaa muddadii bururka oo dhan Wadanka Keenya, halkas oo uu ku xanuunsana mudooyinkii lasoo dhaafay   saakayna uu  ku geeriyoodey,

 

dadka tacsidaan diraaya  ayaa kala ah

1-barkhad maxamad maxamud (shekeye)

2-maxmad abdisalan warsame

3-ahmed issa maxamad (beeryare)

4-said gaacshe

5-ibrahim said salah

6-maxamud shaam

7-suge hayaan

8-abdishakuur said

9-xabiib omar jamac

10-cabdi cilmi

11-mire farah

12-abdinasir isse

13- salaad xarago

14- ahmed ugaas

15-ciisa orshe

16-husein tooray

17-muxiyadiin

18-xaaji dacam

19-hassan  degel

20-ismaciil kutub

21-said hassan  koob

22-maxamad dacar

23-kaatun shire yusuf

24-jaamac hamari

25-maxamad garaadka

ibrahim said salah

salalah oman

isiciid2006@hotmail.com

+968-99557422

Share

Tags:

8 Responses for “Tacsi: Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar (Xaaji Ibraahim Uunlaaye)”

  1. Amina says:

    Allah haw naxariis Janahh Fardosana ha ka waraabiyo ,eheladii iyo qaraabaduu ka tegeyna samir iyo iimaan ha ka siiyo,Amiin Amiin.

  2. Yusuf Saciid says:

    Inaa Lilaahi Wainaa Ilaah RAajicoon

    Geeridu waa xaq Xaaji IBraahim Uunlaaye wushu ahaa nin sadaqo badan oo ummada soomaaliyeed ugh tabarucay isbitaalo masaajidyo iskuulo ay caruurta wax ku barman iyo jidad waaweyn oo ay ka mid ahaayen jidka Kia aahi iyo Samar iskuulo xira.
    Anigoo dhalinyaradii uu xaaji zoo kaalmeeyey waxaa Ilaah oga baryayaa in uu janatul Fardowsa ka waraabiyo xaaji IBraahim Uunlaaye……

  3. faadumo says:

    dhamaan raar xaaji uulaay waxan udirayaa TACSI TIIRANYO LEH IYO UMADDA SOMALI MEELKASTO AY JOOGTO WAXAANA ILAAH UGA BARYAA JINADDII FARDOWSA INUU KA WARAAB SHO WAXAN WAX KU SOO BARTAY MASAJIKII SIIGAALE OOW LAHAY WILIN DIINTAYDII WAAN HEYSTAA ARAJ IYO XASANO AHA KASIIYO MACALINKEYGII AMIIN AMIIN AMMIIN

  4. Abdulkadir Afmaged says:

    INNA LILLAH WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN,XAAJI IBRAHIM UUNLAYE OO AHAA ABAHEY RAFIIQIISA DHABTA AH OO EY AAD ISU JECLAAYEEN ISAGAANA 1986 GACANTIISA KU BUD-DHIGEY AABAHEY MOHAMED ADAN AFMAGED OO KU GEERIYOODEY MUQDISHOW,ILAAHOW WAXAAN KAAGA BARYAYA JAANADII FARDOWSA INAAD GEYSID XAAJI IBRAHIM UNLAYE . AAMIN,SAMIR IYO IIMAANNA KA SIISID WARASASDIISI IYO EHELKIISI IYO ASXAABTIISABA,GAAR AHAAN ALI IBRAHIM UUNLAAYE OO AANU KU WADA NOOLNAHAY MAGAALADA SAINT LOUIS EE GOBOLKA MISSOURI USA

  5. INAA LILAALAAHI WAINAA ILAAH RAJICOON

    Marxuum Xaaji Ibraahim Uunlaaye Wuxuu ahaa halyeey soomaaliyeedoo kudayasho mudnaa oo ummada soomaliyeed waxbadan usoo qabtay Aniga oo ah Maxamed Axmed 49 jir ah waxaan kamid ahay dhalintii soomaaliyeed oo quraanka ku bartay labada masjid uu dhisay ee kala ah Siigaale iyo Masjidul MADIINA Maantana waxaan ahay Xaafidul Quraan.

    Allow unaxariiso oo u naxariiso oo janada geey Xaaji Ibraahim Osman Ibnu xalaal.

  6. Inaa lillahi wa ina illahey raajicuun
    Illahey ha u naxariisto marxuum
    xaaji ibraahim cismaan abuukar uunlaaye
    Anigoo ah mohamed hussein Ismail
    canshuur
    wxn tacsi u dirayaa qoyskii qaraabadii
    uu ka baxay marxuum xaaji ibraahim cismaan abuukar uunlaaye
    wxn leeyahay aniga iyo
    qoyskeeyga illahey ha’u naxariisto
    qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna
    samir iyo iimaan allah ka siiyo
    Aamiin Aamiin Aamiin………….!!!!

  7. Inaa lillahi wa ina illahey raajicuun
    Illahey ha u naxariisto marxuum
    xaaji ibraahim cismaan abuukar uunlaaye
    Anigoo ah mohamed hussein Ismail
    canshuur
    wxn tacsi u dirayaa qoyskii qaraabadii
    uu ka baxay marxuum xaaji ibraahim cismaan abuukar uunlaaye
    wxn leeyahay aniga iyo
    qoyskeeyga illahey ha’u naxariisto
    qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxayna
    samir iyo iimaan allah ka siiyo
    Aamiin Aamiin Aamiin………….!!!!!!!!!!

  8. Abdihafid says:

    INNALILLAAHI WA INNA ILLEEHI RAAJICUUN Xaaji Ibraahim naxariistii jano Alla ha siiyo dembigiisa iyo kii waalidkiisa iyo keenaba Alla ha dhaafo Allah gadaashiisa nama fitneeyo.
    Aaamiin ALLAHAYOW

Leave a Reply