
Tuesday, June 26th, 2012 at 08:41 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- Golaha Baarlamaanka oo Maanta Dood Ka Yeelanaya Shuruudaha Musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya, Maxaase Laga Fili Karaa Baarlamaanka? (Warbixin)
- SH Shariif, Faroole Iyo Siilaanyo oo Ka Wada Qeybgalaya Aaska Meles Senawi
- Jawaari Waa Nin Qaran W/Q Muuse Xaaji (Abees)
- Muctamarkii 12aad oo Minneapolis ka Socda (Sawirro)
- [Warsaxaafadeed] Beesha Yusuf Darood (Awrtable) oo warsaxaafadeed kasoo saaray sidii loo maamulay waxqaybsigii xubnaha baarlamaanka
- Warqad Furan oo ku socota Culummada Soomaaliyeed. W/Q CabdiRaxmaan Cilmi Xaashi
- DEG DEG: Dekadda Kismaayo Oo Caawa Madaafic Lagu Garaacay
- Madaxweyne Shariif Oo Ka Qeybgalaya Aaska Meles Zenawi
- Shariif Xasan oo Galabta Ku Soo Laabtay Muqdisho Iyo Faahfaahin Raxanreeb Ka Heshay Wadahadalkii Kenya uu La Soo Yeeshay (Warbixin)
- Cecafa Oo Shaacisay Xilliga La Qabaanayo Koobka Kooxaha Bariga & Bartamaha Africa 2012
Somali News
- SOMALIA: 5 AMISOM personnel are missing in action after fighting in Lower Jubba region
- SOMALIA: Reports of helicopters downed in Somalia “false”: Gutti says
- ‘No Easy Day,’ Bin Laden Raid Book: Osama Was Unarmed
- Somalia: Electoral Commission Announces Presidential Election Date
- Yemen deports 1900 foreigners
- SOMALIA: Local businnessman gunned down in Marka town
- SOMALIA: New Parliament endorses presidential election commission
- Somali Diasporas welcome the newly elected parliament speaker
- Somalia Supreme Court gives Identification cards to ex-warlords
- SOMALIA: Presidential Election set to be held on September 5th, sources

























































waxaan halkaan kaga faa iidaysanayaah munaasabada sharafta leh iyo hanaanka iyo sharafta loo soo agaasimay waaa wax aad loogu farxo in taas kadib ool soomaali dhamaan soomaliyada dadkasheegta ama afka soomaaliga ku hadla ama dadkeena koonfurta daga ama dowlada kumeelgaarka ah walaaleheen soomaliland abaar ayaa haysa waliba maamulku aad uga cabanayo xoolihiina ay dhamaad kudhowyihiin dadka qaara aydhaafeen xili roobaada lamajoogo halookaco qofkasta oo nagamid ah kiilo sonkora ama bur ah ama bariisa ama lacagteeda yaan laga xishoon in la aruuriyo wax wayn bay noqonaysaah markab rarta aduunkana fadaraaku hawargaliyo qorba joogta dhaq dhaqaaqii abaar tii udanbaysay oo kalaa loobaahanyahay cullumadu wacyiga yaysan gabin khayr isku duubni iiyo dhibka oo la iskugu tago
Ma haboona in halkaa wax dabaal daga oo ku saabsan xornimadii somaliland lagu qabto waayo waa dhul gacan shisheeye ku jira iyo nin u shaqeeya danta 15000 ee ibna gumeedka Amxaato iyo ugaandhan ka ah.yaan la iska indho tirin xaqiiqada gumaysiga haysta somaliya ayuun baa raba in uu somaliland na uu ku darsado taasina ma dhacayso oo waa la og yahay sida aanu dagaal yahanka u nahay maalka inta ugu dambaysa iyo ninka u gu dambeeya ayaanu ku difaacaynaa dhulkayaga somaliland.Markaa somalyay aanu idinka xorayno xabashiga iyo ugaandhiga ,sawaaxiliga brundiga iyo diin la drir ka al shabaab ee mar uun ha la idinka maqlo runta oo maaweelada iska daaya.