Tuesday, June 26th, 2012 at 01:32 am
Wararkii ugu Danbeeyey
- Xaflad lagu Magacaabo Somalis for Obama oo Minneapolis lagu Qabtay (Sawirro)
- Maalintii Doorashada Baarlamaanka Iyo Dhacdooyinkii Xiisaha Lahaa Ee Aan La Sheegin (Warbixin+Sawiro)
- Maamul Cusub oo loo magacaabey Xafiiska Ergadda Puntland ee dalka Ingiriiska (Office of Puntland Mission in the UK)
- Geeddiga waa ha socdo ilaa rugtii qaranimmada la gaaro! W/Q Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan
- Madaxweyne SH Shariif & Dib usoo Celinta Hogaamiye Kooxeedyada. W/Q Abukar Awale
- HORDHAC: Xaflad lagu Magacaabo “Somalis for Obama” oo Qabanqaabadeeda Minneapolis ka Socota (Sawirro + Dhageyso)
- Shariif Xasan oo Safar Deg Deg ah ku Jooga Nairobi Iyo Qorshaha Safarkiisa oo Warar Hordhac ah Ka Soo Baxayaan (Sir Culus)
- DAAWO SAWIRO: Gudiga Doorshada Madaxweynaha Soomaaliya Oo yeeshay Kulankoodii ugu Horeeyay Doortayna Gudoomiyaha Gudiga Doorashada
- Mombassa: Weerar Khasaare Geystay oo Lagu Qaaday Booliska Kenya Iyo Xiisad ka Dhalatay Dilkii Sheekh Rogo oo Weli Taagan (Warbixin)
- Nin Ganacsade ah oo Maanta Lagu Dilay Degmada Marka Iyo Xaalada Degmadaasi
Somali News
- Yemen deports 1900 foreigners
- SOMALIA: Local businnessman gunned down in Marka town
- SOMALIA: New Parliament endorses presidential election commission
- Somali Diasporas welcome the newly elected parliament speaker
- Somalia Supreme Court gives Identification cards to ex-warlords
- SOMALIA: Presidential Election set to be held on September 5th, sources
- CECAFA Challenge Cup kicks off Nov 24 in Kampala
- Virginia: $21 Million Award in Somalia Torture Case
- UN Condemns Killing of staff member in Somalia, urges more protection for humanitarians
- UN official says Somalia transition is too slow


























































nacalad kugu dhacday shariifoow barigaad maxkamadaha aheed waxaad madaxweene yuusuf ku eedeen jirtay itoobiya maxuu ula kulmaa iyo waa cadow maanta waxaa cadaatay inaad adiga cadow tahay waaka aad dhunkaneyso melis sinaawi adiga iyo naagtaadaba wadaad ma tihid waxaad tahay sheydaan umada soomaaliyeed lagu saliday shariif la soo gamayoow ka dag 20 ogost soomaali ceebeesayee
Ethiopia aad iyo aad bay ugu faraxsan tahay imaatinka sh. shariif sababta oo ah waa maalin taariikhi u ah ethiopia sababta oo ah Sh. shariif wuxuu Ethiopia kala tashanayaa kulanka uu laleeyahay Siilaanyo iyo sidii uu u xaqiijin lahaa siday Somalia u kala go’i lahayd, Kolkaa ka dibna Somali waxay si toos ah u hoos iman Ethiopia. Red carpetka loo dhigay sh. shariifna waa kii ugu dambeeyey nin damme oo madaxweyne sheegta oo Somali ah oo loo dhigo. Wallee tan maanta dhacda in 200 oo sano oo horleh in magaca somali meel fog laga dooni doono. Haddii la oggolaado Somaliland inay go’do.
Dantaada harag eey baa loogu seexda, waa sax Sheekhu inuu geed gaaban iyo mid dheerba u koro danaha ummadda Soomaaliyeed. Haddaad cudud weydey caqli ha waayin sheekh Shariifow.
Iska daa warka doqonta meelaha ka nacnacleyneyse horusoco meel wacan bey noo mareysaaye, horusoco inyar baa noo hadhaye. Guul iyo midnimo Soomaaliyeey.
ninka reer waqooyiga ee labaxay aw malaaq laakiin isu ekeysiinaya in uu shariif taageersan yahay, waa ======, waxayna sidaas qaarkood u arkaan in somali liidata ama isku dirkooduu horumar lagu gaari karo, waxaad ka garan kartaan luqadiisa , wuxuuna sheegtay aw malaaq, waxaa xitaa nin sirdoon somaliland ah sheegay mar uu shaqda ka tagay in ay xitaa xubka koonfurta soomaliya keenaan, si markaa ay aduunka ula tagaan in iyaga la oqqnsado ilyn meeshu waxba kama soo socdaan.
ASC dhamaantiin Somaliyeey, iyo Raxanreeb media. Een, walaalkeey Haadi ee madaxweyne shariif ku eedeynayo “bariguu maxkamadaha hogaaminayay waxuu Madaxweyne cabdulaahi Yuusuf (ilaahey ha u naxariistee) ku eedeeyn jiray maxuu Melez zenawi ula shiri jiray”. Walaal, hadii xataa “premise kaaga” yacni, andacaadaada la raaco, meel cidla ah ayeey ku soo dhacee, oo dal dalool ayeey leedahay. Waxaa kugu filan, Shariif waxuu sameeynayo horaa Cabdulaahi Yuusuf u sameeyay, hadii uu Cabdulaahi Yusuf sameen laheyn shariif iyo dadka kale ee Somaliyeed ee Melez la kulmaayo maalin kasta ma sameeyn laheyn. Faroole hada maxuu sameeyaa? Mise, waxaad leedahay, adiga, Faroole iyo reerkaaga in eey kali u noqdaan ku xirnaanta Ethopia? Saaxiib, Shiiq Shariif waa nin dadaalayo intii tabartiis, ayadoo qaswade, spoiler Faroole iyo side-kick Caalinka galmudug, argagixiso alshabaab, iyo ganacsato, warlords maalin walba eey jilaafo ku hayaan. But, bi’idnilaahi kariim, Presdent Shiiq Sharii will do his best to resurrect our lost nation, Somali”. Yes, We can, another five years for Shiiq Shariif.
Haadi……..wax run ayaad ku sheegtey saxiib……afkaaga caano lugu qabeyey
maxaa loogu banaabixi waayey shariifka waxa uu sameenahayo waa waxa uu cabdulaahi yuusuf sameeyey? oo waaba kasii darayoo Dhunkasho kudaray iyo caasha lasaaro
jawaabtu waa anaa nii shegahayo hoos udaadag waa cudurka somali dilooday (QABIIL)
Sidaa waxaa niiga cad somali wadani maleh
waa inaad ogaataan siyaasada marba dhinac inay tahay ma islaheedeen shariif baa sidaas noqon doona
balse waxanu dareen saneen barigii maxkamada inuu filimkan wato ee cidaan ogeen baa waagga ku baryay
HI SOOMAALI SIR IIMAMUUQATO WAASIYAAASAD MILAS SHARIIFKU RATIGIISA BUU KU KACSANAYAAH SHARIIF KURSIYUURABAAH MILASNA BIYAHA BULUUGAAH LAAKIIN SHARIIF TAAS MARNA KAYEELIMAAYO MILAS OO BIYAHA BULUUGAAH UNUKAA LEH BUU TAAGANYAHAY LAAKIIN MILAS WAXA AY LATAHAY HADII XAALADU SAAN KU SII SOCOTO BIYAHAAS MEELKAMAJIRAAN WARDEE BIYUHU WAAA MAXAY BADA OO BIRIGIINA WAA UU KADAGAALAMAAAH AAD BAA LOOGU KALSOONYAHAY CAJAA IB DHAB UFIIRSO DHAB
tuug koofiyad dheere, wali waxaan sii xasuusta markuu lahaa isagoo kismaayo jooga xiligii maxkamdii ma alle iyo rasuulkiisa ayanu raali galinaya mise gaalo , waa kaas caqligiisu xukun doonbuu ahaa.
waar kan yaan la soo celinin waliba dhalinyardii uu ku laauau xiligii maxaakiimta iidale iyo daynuunii yaan looga hadhin
Sababta keentay nin walba oo soomaali ah inuu hoos tago Ethiopia waxaa keenay puntland marka qaylada badan iska dhaafa adinkaa dadka axmaaro baray oo keenay caasimadii soomaaliya reer@koonfureedna ku xasuuqay qabyaalada foosha xuna iska dhaafa maanta nin reer puntland haduu madaxweyne noqdo dhamaan mataageero aad ahaaneysiin hadii kalena dhamaantiin ma mucaarad ayaad ahaaneysiin war dadkiina dhinac karaaca oo madaxweynihiina qabiilkiisa faraha kaqaada soomaaliya ha is raacdo 26 juun iyo 1da luulyo umada soomaaliyeed oo fiyoow Ayaan ugu hambalyaynaa
”Shiikh” shariif waa ass kisser, waxaan layaabay sida uu u hab usiiyay oo uu caasha caasha ugu saaray.
Habeen dhawayd mid taageerayaashiisa ah baa universal tv Madaxweyne Faroole uga eedaynayay inuu Ethiopia xiriir la leeyahay .Munaafaqiin ‘hypocrites . Tan macalinka dugsiga waxay u muuqataa mid ah xiriir shaqsi ah oo dadkii kale wuu kaga dheereyay.
yuuyuu wixii loobilaabo oo ay u arkaan xumaan iney copy kusameeyaan khatar ey kuyihiin bal maqla reer puntland uyukaa utagay iToobiya kulahaa war hadaad reer puntland wax uga dayaneysaan wanaaga uga dayda plzzzzzz
shiikh meesha majoogo ee waa daneyste dhiiga shacbka ku naaxey sixun buu u dhiman doonaa sida kuwii kahoreyey oo somali ninka kala diley oo Ethiopia u shaqeya inuu yahey ayaa cadtey oo yahey jaajus malez uu ku shqeysto somaliya waxaa laga xukumaa waa Tigerega
Dhamaan asxaabta qaswade waa shariif tuuga wax ka socon la,a yihiin waa shariif ninka wax walboo lagu heshiiyo xamar isku bedela waa shariif ninka dadka soomaaliyeed meel ka gaari la,a yihiin waa asaga adeer meesha ha dhaafo waxaan rabnaa rag cusub dowlad cusub labo barlamaan oo cusub kan odayaasha kan gobolada madaxweyne pookwerka wax xadidan ku leh ninkaan meesha waxba kuma hayo aqoonta aad ugu yar magaranaayo hada s/land waxbuu u sheegayaa beri ear kale adeer ninku is gagadis badanaa shalay wuxuu lahaa siyaasadu madaxweyne kama bilaabato adigaa ugu liita raga murashaxiinta dhamaan waa aqoonyahan tujaar hada waxaan wadnaa qorshe aan ugu sheegayno international cuminity inuu shariif meesha dhaafo hantidii magaca soomaaliyeed lagu soo qaatay oola dhacay 100 malyan oo dollar dhamaan waa inay umada dhaafaan adeer tuugo aan ilaah ka baqeyn qofkii difaacana waa tuug tuug dhalay oo ayaguu la mid yahay
Maanta iyo shalay markuu Cabdullaahi Yusuf la mdiriaayey nayuu qayla dheraa,