Hayaanka Puntland iyo Habraaca Beelaha. W/Q Xaamud Dala-aan
Hayaanka Puntland iyo Habraaca Beelaha
Xaamud Maxamed Dala-aan
karzay3@hotmail.com
Juunyo 25 2012
Qaybtii kowaad
Taariikh Kooban ee Habka Wax Qeybsiga Beelaha Puntland
Sanadkii 1998 waxaa shir isugu yimi magalad Garowe ee xarunta gobolka nugaal waxgaradka cuqaasha siyaasiyiinta isimada haweenka dhalinyarada iyo indheergaradka beelaha darood ee daga gobolada nugaal bari mudug sool sanaag iyo degmada buuhoodle shirkaas oo dhidibada loogu taagay maamulka puntland iyadoo lasoo xulay ergooyin lagu qaybsaday habeeleed waafaqsan xeer beeladkii wax qaybsiga beelaha kaas oo somalidu qarniyo badan saamiga ku wadaagi jirtay ayna garwadeen ka ahaan jireen xeerbeegti ku xeel dheer habka haybta iyo himilaynta beelaha si loo waafajiyo saamiga beel kasta ka halayso nafac iyo dhibtaba dhiilada markaas taagan oo waafaqsan xeerka beelaha ood wadaagtaa taas oo aan ku salysnayn cadaalad balse aan oran karo waa hab in mudaa somalidu u ahaa habraac wax qaybsi oo ku salysan xeer beeleedyo iyo wada xajood furan.
Belaha degan gobolad aan kor ku xusay ayay beelkasta heshay saamigii loo qorsheeyay barlamaanka oo ahaa 66 xubnood oo matalaya dhamaan beelaha degaanka waxayna sidoo kale laku saleeyay habkaas hore mid lamid ah golaha fulinta iyadoo siadexda jago ee ugu sareeyay maamulka lagu hesheeyay in la siiyo beelo cayimana sadexdaas jago oo kala ah madaxwaynaha madaxwayne ku xigeenka iyo gudoomiyaha golaha wakiilada.
Waxaan doorashadii awalba la sii qorsheeyay beelkasta xilka ay u tartami karto loogu doortay madaxwayne COL C\LAAHI YUSUF AXMED alle jandii fardowsa haka waraabiyee iyada oo madx wayne ku xigeen loo doortay maxamed cabdi xaashi iydoo dhamaantood la waafajiyay habraacii saami qaybsiga beelaha ee aan horay u sheegay taas oo runtii ahayd xal markaas loo baahnaa laakiin aan xaq ahayn golihii wasiirad ayaa iyana sidoo kale la waafajiyay xeerkii qabaliga ahaa taas oo uu isku dayay madaxwaynihii xiligaas inuu beelkasta ku qanciyo wasiir wasiir ku xigeen agaasime xaakim maxkadeed gudoomiye gobol ama mid dagmo taliye ciidan maamulkii xiligaas ayaa gaaray in badan oo ka mid ah himilooyinkii loo as aas wallow ay jireen god daloo looyin fara badan hadan wuxuu ku guulaystay inuu gaaro dhulkii loogu tala galay inuu maamulo waxuun gacanta ku qabtay amaankii deeganadaas iyo hab maamulkii guud xiliga la doortay madaxwayne c/laahi yusuf oo ahaa xili xasaasi ah oo dadka deegaanadani la dalaa dhacayeen dhaqaala xumo iyo qaxooti fara badan oo kasoo qaxay koonfurta somaliya kuwaas oo ciriiri galiaya kaabayaashii iyo fursadihii shaqo ee awalba ciriiriga aha.
Waxayaalihii ugu waa waynaa ee loo igmaday maamulkii xilgaas marka laga yimaado kuwa aan kor kusoo xusay waxaa kamid ahaa in la tirakoobo dadka iyo in la gaarsiiyo sadexda sano ee loo doortay mamulkaas inuu xilka hayo doorshooyin dimuquraaidi ah oo qof walba oo deeganadan ku nooli uu codkiisa ku doorto ciduu rabo inay masiirkiisa ku hogaamiso arintaas oo uu ku fashilmay maamulkii xilgaas ayaa keentay in markuu dhamaaday xiligi aanayna jiri wax hididiilo ah oo u muuqata in maamulku diyaar u yahay inuu xilka ku wareejiyo gudoomiya maxkada sare oo s axdi qarmeedkii xiligaasi qeexayay inuu dalka hogaamin doon marka madax waynaha xiligiisu dhamaado.
Gudoomiyiihii maxada sare ayaa ku dhawaaqay inuu yahay madax waynaha dalka iyadoo taliyayaashii ciidanka qaarkood ku tageereen wallow aysan iyad lafteedu ka marnayn hab beeleed iyo caadifad qabyaaladeed hadan arintaas ayaa laf dhuun gashay ku noqtay col c\laahi yusuf oo damac sanaa inuu xil kororsii hab odayaled ku salaysan sameeyo taas uu ugu danbay uu odayaal dhaqmeed shir ugu qabtay magaalada garoowe kuwaas oo sheegay inay xilkii u kordhiyeen c/laahi yusuf arintaas ayaa jaaah wareer ka abuurtay dhamaan deeganad puntland iyadoo ay jireen siyaasiyiin daca ka qabay inay markood dalka hogaan ku qabtaan.
FILO QAYBTII LABAAD
W/Q Xaamud Maxamed Dala-aan
GAROWE PUNTLAND SOMALIYA
==========================================
QORAAGA AYEY U GAAR TAHAY QORAALKAAN LOOMAMA FASIRAN KARO TAN RAXANREEB.COM CIDII RABTA IN AY SI GAAR AH MAQAAL AMA FIKRAD U SOO DIRTO RAXANREEB WAXAA LOOGU SOO HAGAAJIN KARTAA ADMIN@RAXANREEB.COM















[...] More here: Hayaanka Puntland iyo Habraaca Beelaha. W/Q Xaamud Dala-aan [...]
wad iska hadlaysa ee iskada qaybta danbena. dadku yay ogan doqoniinadada ee hada waxa ku og inta ku ag joogta un ee.
C/lahi Yusuf waa ninka manta dhigay meesha ===== lawado oo baabiyey midba meel ku tuuray midu yirahdo waa ==== iyo miduu yirahdo waa puntland diid.
@Xaamud
Xaamud saaxiibow dhawr arrimood iga jaahil bixi; Intaasoo xaqli ah oo nabadoon leh oo haween leh oo dhalinyaro leh oo siyaasiyiin leh maxay ola bexeen “Puntland” ? Yaa bixiyay magacaan? Intaasoo dad ahi ma isku raaceen inuu magacani u qalmo dadka iyo dalka?
Wali ma jirtaa cid ka hortimid magacaan? Hadii ay jirto ma laisku dayay in la badalo? Ma jirtaa cid hortaagan in la badalo? Marna ma laisku dayay in magaca dib loo eego? Ma dhici kartaa in mar labaad cod loo qaado? Marna ma istiri Xaamudow sxb malaha magacaan ajnabi baa bixiyee soomaali ma bixin? Horta sideedaba majiraan magacaan magacyo ka haboon? Baarlamaanku miyuusan u fiirsan magacan—-fiiri–”PuNtLaNd”. Malaha aniga kaliya un buu magacu ila qalafsan yehee Xaamudow adigu waad la qabsatay.
Xaamud saaxiibow waxaanoo su’aala kama jawaabi kartide sadexdaan un ku yoto’
1, Yaa bixiyay magacaan? (Shaqsiga soo ergiyay)
2, Cod ma loo qaadi karaa in lasii wato iyo inkale?
3, Ma jitaa cid is hortaagaysa in cod loo qaado hadii ay jirtana sabab?
Waad mahadsantahay sxb, Waxaan rajeynayaa in ay jawaabahaas kuu fududaan doonaan. Waliba waan la socdaa in dhulkii “Puntland” la oran jiray qaybo kamid ah magacaan mar hore laga badalay sida Raas-Casayr, Khaatumo iwm.
W.t
Kkkkkkk qoraagu sheekada intii danbe ayuu ka tagay. Expuntland waan ognahay beelo ayaa sameystay 1998. Halkan wakhti xaadirkan xagay ku danbeysay. Expuntland hadaba aan ku sheego adeer hada pintland ayaa la dhahaa. Meeshiina waxay gacanta u gashay. Nin Tagsiile ka ahaa austarlia melbourne beelaha expuntland ku bahoobay mid walba maamul u gooni ah ayuu sameystay hada ayaad hurdo ka soo kacday ayaan filayaa. Dekedii boosaaso xidhmatay ee isha dhaqaale. Maamulka pintland wuxuu ku soo koobmay tuulada garowe oo u asal ahaan ka soo jeedo dr tagsiile firdhiye. Beelihii walaalaha ahaa wuxuu maaliba warer cad ku qaaday. Wuxuu werar ku qaaday galgala xaafada garsoor ee galbeedka gaalkacayo maantana waa khaatumo ayuu cadowga somalida ee murduufland u soo raacay. Shacabka walaalaha ah ayuu iska hor keenay.
Adigu haad maxaa ula baxday ?kawaran hadaan magacaaga aan u mashquulo oo aanan fiirin waxaa ka hadlayso?
Walaalayaal. qoraaga mi dbaan odhanyaa, idinkana mid baan idin odhanayaa, qoraaga waxaan odhanyaa intaadan waxaad qortay dirin horta khaladaadka sax, si ay ugu fududaato akhristayaasha.
Idinkana mid baan idin oranayaa e akhrista wax aynaan hore u ogayn buu qoraagu inoo soo ban dhigayaaye, sida in madaxweyne nimada ay isu sharaxi karaan ============= uun, madax weyne ku xigeen ======== , ………… wax kale ayaa soo socda ee haka hor dhicina.
@khaatumoseeg statue horta aflagadada maxaa kuuguwacan oocayda dan umoodaa aaweye danahii shacabkiinu idinkasugayey oo kugu jaanjaamey p/land war heedhe walaal dadbaa idinsugaya oo idin soo eegayee waxaad uqabateene isku xishoodoo orod dadkaagii qanci.reero meeldagan noosoo cay kumey oron baan umaleeynayaaye waxtar beey kaa sugayaan.idinka garaad pint baad labaxdeen hadaad p/land noo bixiseen oogaraadkiinii guud baad gabar ubixiseen ee xishooda. faroole tagsiile haduu soonoqdey ceeb maaha nin ragsi kushaqaystey ee waa nin xoogsadey mabase aanan maqal wuu soo noqdey shaqo ceeb maahan xataa haduu xamaali soonoqdey waa amaan.imminka muxuu yahay kahor ustaraaliya haduu joogey muxuu ahaa? horey xamar muxuu ahaan jirey ? anaa kuu sheegaya xamar maamulihii bangiga ganacsiga laantii curuuba kutiil ayuu ahaa?ustaraaliya intuu joogey ardey ayuu ahaa asagoo qaatey dhabal digrii markii dambana kagaarey dhaqaalaha darajada uu hada heysto ee dr iyoculuunta siyaasada labadaba ee ina adeer haku daba dhumin ninkaan horaa loogu daba dhumey.hana ku karaamo seegine dantaada qabso ,waa runtaa puntland kala tabasho beelaha wey jirtaa isaguse markuu yimid waad kamaqneydeen saaxada p/land mana uu idindhibine idinkaa dhulkiina ku gorgortameey .hadee ninisagu dhulkiisii qori kaala soo horjeeda oo dhacahaya miyuu ladiriraa see wax urabteen?waxaan maqli jirey aabow kan weyn aan iska celiyee kanyar iga celi.caaydu liidnimo iyo daciifnimadaada beey dadka tuseysaa .wixii jira ee kale inaad ka hadasho ama ku eedeynasid ayaa kaaga roonaan lahayd.teeda kale magacaan aad kurarantahay hadaad caytameyso haku raraane udhig dadkii sameeystey ha jactadine ……yaaab
Dhamaantiin waan idin salaamayaa qoraagana aad ayaan ugu mhadcelinyaa khaatuma seegana waxaan leeyay mangaab ===== miyaa nagu maraabeeyay manga guufyadii hore miyaa muraqa ii tuujay ma kuwaan ===== moodayaa soo mashxardaayay adeer arooska ===== ku ekaad afkiina gumoobayna nooga daaya magacayaga
[...] Hayaanka Puntland iyo Habraaca Beelaha. W/Q Xaamud Dala-aan Monday, June 25th, 2012 at 04:40 am / 8 Comments [...]