Madaxweyne Faroole Oo Heshiis La Saxiixday Dowladda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia
Addis Ababa (RBC) Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdi Raxmaan Maxamed Maxamuud Faroole oo maalmahan socdaal ku joogay magaalada Jigjiga ee dhulka ismaamulka Soomaalida ee dalka Ethiopia ayaa soo gabagabeeyay socdaalkiisa.
Madaxweynaha oo shaley ka soo amabaxay magaalada Jigjiga oo dhowr cisho isaga iyo xubno ka tirsan golihiisa wasiirada halkaas u joogay casuumad ay ka heleyn dowladda ismaamulka Soomaalida ee dalka Ethiopia, ayaa inta uusan soo bixin waxa labada dhinac kala gaareyn heshiis dhowr qodob ka kooban oo ay ugu weyn tahay xiriirka labada maamul.
Labada madaxweyne Cabdirahman Faroole iyo Cabdi Maxamuud Cumar oo heshiiskan ku saxiixday xasrunta madaxtooyada maamulka dowlad gobaleedka Soomaalida dalka Ethiopia ayaa sheegay in wixii hadda ka dambeeya labada maamul ay ka shaqeyn doonaan wax yaabaha danaha u ah labada maamul.
Madaxweynaha maamulka Soomaalida ee dalka Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa yiri : ” Annaga sharaf ayey noo tahay in isimada iyo madax Puntland ay halkan nala joogaan, Ethiopia ma ahan Ethoipiyadii horre, waxa ay dooneysaa in la qeybsato wax dadka Soomaalida , marka madaxweyne annaga waxa aad naga gaarsiisaa shacabka iyo dadka Puntland in dowladda Ethiopia gaar ahaan ismaamulka dalkan uu diyaar u yahay in aan wax la qeybsano” ayuu meesha ka sheegay Cabdi Maxamuud Cumar oo kala wareegay warqad ay arrintaas ku saxiixantahay dhigiisa Puntland Faroole.
Madaxweyne Faroole ayaa isna sheegay in uu soo dhaweynaayo in ay heshiis la saxiixdaan maamulka dowlad gobaleedka Soomaalida ee dalka Ethiopia.
” Halakan waxa aan joognay seddax cisho ayaan joognay waxa aan ku aragnay waxyaabo badan oo horrumar ah oo ay dowladda Soomaalida ee Ethiopia ay gaartay, marka waa illaah mahadiis haddii aan maanta heshiis rasmi lakala gaaray oo labada maamul wax badan u taraya” ayuu yiri Faroole.
Intaas kaddib madaxweynaha ayaa gacanta loo galiyay abaalmarin qaali ah oo maamulka dhulka Soomaalida Ethiopia ay ugu tallagaleyn, waxana wafdiga Faroole diyaarad ay ka soo raaceyn magaalada Jigjiga iyagoona ku sii jeeda magaalada Nairobi halkaas oo uu shir uga furmaayo saxiixayaasha Roud-Mapka.
Intii madaxweynaha iyo wafdigiisa ay joogeyn dhulka ismaamulka Soomaalida Ethiopia waxa ay booqdeyn Jaamacada Jigjiga, Kuliyada Caafimaadka, Isbitaalka weyn ee Jigjiga iyo meelo kale.
Madaxweynaha iyo wafdigiisa inta ay halkaas joogeyn waxa ay kullan la qaateyn ardayda Puntland ee wax ku barta halkaas.
Madaxweynaha wafdigiisa waxa ka mid ahaa wasiirka arrimaha gudaha Gen Axmed Jaamac Ilka Jiir iyo wasiirka waxbarashada Cabdi Faraax Saciid Juxa iyo xubno kale.
Waa markii ugu horreysay ee madaxweyne Faroole uu tago magaalada Jigjiga ee dhulka ismaamulka Soomaalida ee dalka Ethiopia.
RBC Radio
==============
Xafiiska Wararka Ethiopia












[...] Follow this link: Madaxweyne Faroole Oo Heshiis La Saxiixday Dowladda Ismaamulka Soomaalida Ethiopia [...]
WAR NINKII FAROOLE AF-DOORSHAAN WAA WAASHAY NACASKA, MA NIN ISAGABA LA HAYSTE AH AYUU HESHIIS LA GALAYAA OO MAR DHOW LA DHIGI DOONO XABSIGA, NACASKA CALOOSHA WEYNLE EE DADKIISII OGAADEEN XABSIGA DHIGAY.
WAR DADKII UU KU GURAY JEEL OGAADEEN KAL TALI, AF-DOORSHAANOOW MEEL KASTA ISKU MAQIIQDAY SANAAWI CAGAHA KA SOO SHUMISAY XAGEEN KU GEEYNAA WELIGIINBA GAALO GARGAR AYAA ASLA U LEEDAHAY IYPO SOOMAALI NACEYB, WAXAASE KA DARAN DADKA UU DHIIBI JIRAY OO CALEEMO QOYAN KU SOO DHAWEEYEY..
maashaa allaah ,
waa war wanaagsan haddii madaxwaynayaasha …….iyo cuqaashooduba is af garteen. ninkii ka xumoow cidla ku dhimo.
Faroole Wuxuu u Tagay JigJiga wuxuu uga shakiyay inay taageeraan Khaatumo. Waxaan kale waa qiiq isku qaris. Muhiimada 1aad ee uu Jig Jiga ugu orday waa dagaal uu kula Jiro Khaatumo. Wax kale ma Jiraan.
Asc sln ka dib waa arin naxdin leh in mamulka somaliada uu so dhaweeyo FAROOLE oo ahaa ninkii dhoofinayay dadki somaliyed ee ku noolaa gobalada waqooyi bari ee somaliya gaar ahaan OGAADEN ninki u dhoofiyay AMXAARO waa arin naxdin leh in ninka nuucaas ah lasoo dhaweeyo byy
horta faroolow inkastay nagu dirtay kililka-shanaad dowladii cade muuse oo ay naga xiran-tay illo dhaqaale oo muhim ah iyo shacabkii ka adeegan jiray kililka ilaa bossaso kuwasoo u wareegay bar-bara mar hadii aad xirirkaas soo celisay waa howl qaran ayad qabatay
war waxba hadalka hanoo macaaninina waxaad badheedh utiraahdaan ninkaan waxaa loogu yeedhay inuu isdhiibo wuuna aqbalay,
hadii aad wax ka duwan hayssaan keena qodobadii lagu heshiiyey oo qoraal ah,haddii kale runtu waa daawo ee umadda usheega,
Kkkkkkkkk Faroole wuxuu caayo beesha sharafta leh ee OGAADEEN jigjiga degta oo uu xitaa mar ku tilmaamay In af soomaaliga oo kaliya ka dhexeeyo maantana wakaa afkiisii balaqsanaa ku baryootamaya Jigjiga kkkkkkkkk duli tolkiis ka orda meel xil leh ayaa u fanbryneysa Viva madaxweyne Cabdi iley iyo DDIS ee Ethiopia
Madaxweeyne faroole ma u quuri ladihiin ? Waxaa xaqiiqa ah In Soomali kala tageyso waxaase la yaa banahay Kuwa 20 sano wax qabsan waa yay oo hada xaasid nimo ka soo hartay Xagee aadi doonaan ? War puntland iyo madax deeda haku mash quulinee ordayoo lafahiina wax u qabsada, qofwalboow meeshaa katimid baa ku mudane orodoo wax qabsada ,
qaatumo ma wax jiraa wax jiraa ileen lagabaqaayee
FAROOLE WAXAA LAGA RABAA MAGTII DADKII UU WALAALKIIS MELES SANAAWI U DHIIBI JIRAY, OGAADEENAOOW WAA NACASNIMO IN AAD SOO DHAWEYSAAN NINKII DADKIINA IIBSAN JIRAY, INTAA KUMA EKEENE WUXUU YIRI: WAXAA NAGA DHAXEEYA AF-SOOMAALIGA BAL NINKAA BAA KABLALAX IDINKUGU SOO GABANAAYO ALLA HURDO WEYNAA REERKAA HOGAANKOODA
Tagsiile firdhiye war siyaasad xumaa duf ku bax duli. Shalay ayuu lahaa afsomaliga naga dhexeya reerkaas uu maanta bariiskoodii cunayo. Dr tagsiile faroole dhinac uma wada xiirmo. Waa jaahil. Aan xishoon. Wanikii odoyaal tuulada garowe ka kaxeeyeey ee guriga zanewi shirkii istanbul uga dhigay. Waa ciyaal suuq indho adag waliba. War hada pintland isku yaacday xataa dekadii bosaaso soo xidhmatay. Waa iska wareegaya ethoipia wuxuu ka ganacsado ayuu rabaa burcad badeediina u socon weyday. Oo waa la isku fahmay.
Khaatumo ninmanka ku abtirsadaa horta wuxu maysin Rag ahayn??? Wuxu cay mooyee miyeysan itaal kale lahayn weli ma’arag cid kaloo comments qorta oo ka liidata reer Hargaysaha maalin walba la xifaaleeyo oo aan isugu tagno xataa sidaa iyo si u dhow uma hadlaan,wuxu ayagoo dad u liita bay intaa umad aysin gaarikarin bay korka ka saaran yihiin ceebtoodii baan dhulka la marikari la’nahay,war xiniinyaha idika lusha ee aan xumaha iyo samaha lagu kala garanayn Gabdhaha ku wareejiya ayagaa idin dhaamee,Ilaahna ka biqimayaan Ilaaheen abuurtiisay intaa wax ka sheegayaan,diin la’aan baa idin haysee hadaad Alah abuurtisa wax ka sheegtid Alah baad la dirirtay oo aad wuxuu sameeyey aad ka soo horjeensatay.
OO haddii Faroole Faruur uu Ina Iley baryayo ma iska daynayaa Ogaadeenkii oo Bounty hunter u isticmaali jiray?
Faroole waa tuug aan istaahilin xukunka uu hayo ..”Waa la tolay oo ay oloshay” At least isagu wuxuu dhaamaa qolyahan SNM. Ethiopia ayaa ku tiri qolyaha u adeega ee Soomaalia (SNM, Puntland) inay hoos tagaan ina Iley. Ina Iley waa madaxweynaha kuwa u adeega Ethiopia.
Asc Ku dhinac_raac,run_sheg kan labaxay eebeenshegaa,jamaal,saraaxi,taleex digninta 1aad idinkon deeganki waxba ka ogayn baad naac lafadhidan 2aad waxaad isugu jirtaan ubo iyo dad putland iyo dowlada deegaanka somalida ethiopia cuqdad u qaba 3aad dadka reer puntland iyo ddse waa dad wadadhashay dhinac walba nina xumaan u kalagayn mayo 4aad ddse iyo puntland waa dad daris ah in hishis lakala saxixdo oo nabada laga shaqeyo danta ku jirta 5aad c/ maxamud cumar waa nin xaqiqaradis ah waana madaxwaynihii dds,farolana p/land ku nax ama ku farax wabilaahi tawfiiq www.
Waxa halkaas ka wada nacnacle waa wada ===== oo ummad walaalo ah oo is fahamtey ay bilaayo ku tahay. Wallee waa la middobey ee ========= waa meeshaad gashaan.
Dhinac_raaca ubo kablalax wax haka shegin dadka walalahana ha isku dayin inad qoral isugu diro
maahmaah waxaa jirta bisad aad iyo aad u gaajaysan baa waxay aragtay hilib saaran laan geedka kamida markaasay bisaddii kubooday nasiibdarro waa gaari wayday dhawr goor markay booday oo aay gaari weeyday oo kasamirtay bay bisaddii waxay tiri intay iska tagtay uf waa urayaa hilibku, waxaan uuga jeedaa kuwa meeshaan wax kusooqoraya kolay umaqalantaan in la’idijawaabo balse waxaad ka xuntihini oo aad la’dihiin horumarka aay gaareen labada doowladood oo walaalaa oo ah dawladgoboleedka puntland iyo dawlad goboleedka killinka shanaad ee itoobiya runtiina waa guul usoohoyatay iskaashiga labada dawladood wada shaqeentooda waa arrin horumar lataaban karo oo uu madaxweeyne farooleiyo madaxweene cabdi muxumed kasooshaqeeyeen oo aay kasoobaxaayaan horumar labada dhanba leh. runtiina madaxweeyne faroole waa geesi waa waddaniah kasoobaxay waxii loodoortay, waxaana haddaba leeyahay kuwa meeshaan hadalada nacasnimadaa kusooqoraya iyo aflagaadada madaxda sharafta badan magaari kartaane xaasidnimada iyo doqonnimada idinku haku baa’binina—,xaasid ma aflaxo
labda madax weyne waa ku amaanan yihiin howsha ay qabteen. waxa meeshan ku caytamaya waa khaatumo seeg oo madaxweynahoodii kabahiisii uga cararay tuka raq, oo hada la baafinayo meel uu jaan iyo cirib dhigay iyo ubbo oo aan inay ugaadeen laayeen mooyee wax kelaba aanan aqoon. waa run puntland hore ayey u dhiibtay hadana waa dhiibaysaa oo cid alaale cidii carqalad ku ah nabada k iftiimaysa kelinka, walaahi waa la dhiibayaa. maxamed cumar waa halyeey halyeey dhalay, war sidee ahaa kelinku 12 sano ka hor maantana sidee yahay bal adigu is weydii.
ASCaleykum waxa ku qasbey inuu tago Jigjiga dano Somaaliyed ama qabiil maaha waa danta Itoobiya waana amar la siiyey inuu hoos tago Ogaadeen waana ku fiican yahay in sidaas loo galo asaga iyo wixii sinjiga xumeeya. Somaliya weji cusub ayeey yeelanaysaa waxaana kuu cadeynaya hadalkii kasoo yeerey yeerey NBI-Kenya maanta oo ahaa sixixayaashu isma sharixi karaan waana hadal lagu farxo sc.
@ amina. Ari boowe hadee beesha dhan shakhsiyaad ha u caayin. Gabadhna waad tahaye. Taariikhda ayaa kugu yar ayaan filayaa. Taariikhda darawiishta dib ugu laabo. Anaku waxaan dhalileynaa siyaasad xumada iyo burburka ku soo socda ex puntland hada waa pintland. Shalay waxaan daawaday. Wasiirkii aminiga ee hore ee pintland jeneral abdilahi siciid samatar oo sheegay in pintland faraha ka baxday oo caruurtii uu dhalay dr tagsiile meesha iska maamulayaan oo xidhayaan dadka barimageydada ah. Waxaan daawaday odayaal reer bosaaso ah iyo gaalkacayo intuba waxay sheegen in pintland laga gaadho odaygan firdhiye faroole. Waliba mid ka mid ah wuxuu ka tirsan yahay golaha degaanka ee bosaaso. Wuxuuna sheegay in dekada bosaaso xidhmatay. Hada meelaha askartu wax ka qaado waa kaantaroolada baabuurta caanaha keenta ee tuulooyinka u dhow bosaaso. Waad u jeedaa shalay galgala ayuu werar ku qaaday hore xaafada garsoor ee galbeedka gaalkacayo ayuu weraray maanta khaatumo iyo darawiishtii ayuu weraray. Khaatumo state uma dulqaadaneyso siyaasada beesha faroole khasab bayna tahay inaan difaacno tuulada garoowe oo qayb ka mid ah khaatumo leedahay. Maalinba maalinta ka danbeysa ciidamdo reer khaatumo ah ayaa ka soo goosta maamulka faroole oo ku soo biira khaatumo state markay arkeen hagardaamada tolneceybka faroole. Waxaas oo sual ah isi soo weydii Amina
Waa nimanka qaatumo seega ah duliga xasadka ka batay aqoon kala dhicisaa malaha isku xirnaan malaha qayb s/land shaar ah bay wataan kuwo kale putland kuwo cali khaliif oo busaaradeystey oo mj nacayb dilay oo boos kawaayey siyaasada soomaaliyaa wax ku aqriya adeer meel isku raaca askaryahay oo wax cad shirka la imaada faroole wuu gaarey adigu ed ax la imoow dad waligaa kaa horeeyey ha isku dhererin uraayoow
@Khaatumo, Wallaal maxaa dumarka siddaan ugu yassin, maba aad ogid miyaa in ay halbowlaheena. Yurubtaas caydha khaatumo looga soodirro, waxa soo dirra soo naago baroorta maahan, intay ilmahooda gaajo ku dilaanin. haddaanu Puntland nahay iyo haddii kaleba, waan dhaqaaqnay, adiga unbaa hadba markay busaaraddu ku qabbo somaliland ama Puntland u carara.
@khaatumostate horta walaalwaxaan kuu sheegayaa markii uhoreysey eenu maqalno qaatumo aad ayaanu ufaraxney ,waxaan moodeyney inaad reerkii mideyn doontaan kana soo reyn doontaan wan sugey wax sosocdaa maleh sii sug cay iyo aflagaado iyo nacayb walaalahood iskaba daa taas waa isaga dulqaadeneynaaye maxaad uqabateen reerkaaan aad udhalateen?maxaad usoo wadaan waxaabad biloowdeen waxaad utartaan daaye inaad iyagi sii kala qaybiseen.iskusoo duuboo ama waa lamuuqdaa moonaa layeeshaa ama waa lamaqnaadaa oo lamadax qarsadaa labadaa mid soogala oo action halaydinka ka arko .walaalahaa nacaybkooda meel kuma gaareysid darajana kuu kordhinmeyso hana habaartamin p/land ma kala ytaacin mana dhutineyso waasida aad jeclaan lahayd ilaah baase kaaga filan, anagu ku habaari meyno waan kuu duceyneynaa kuna caayi meynee waanu ku guubaabinaynaa inaad dadiyo dalbaa kusugayee meesha iska qaado nina aanad wax kasugin oo boorka iska jafto oo isku duubnidina ka shaqaysaan ,waxba kuuma tareyso inaad qofkale ku mashquultid oo danaihiisa haysto adoo taadii aan wax aad kaqabatey haba yaraatee jirin. .taariiqda daraawiishta dib hadeynu ugu noqono waligood mawaxaan askari la amro ahayn beey soo noqdeen ilaa sayid maxamed ilaa hada aan joogno?bal iisheeg adigu ?hadaad qiimo iyo qaaya lahaan jirteen maantaa laydiinka fadhiyaaye halaydinka arko halmadi ahi isma yeelyeesho ayay somaliyi ku maahmaahdaaye walaal isyelyeelka hadee maad ina ka deysaanoo wax qabad latimaadaan anaaba ogoo hadaad isku tiirsanaataan oo mid qura noqotaan somali reer idin gaaraa kama soobixin weligeede? maxaad sugeysaan?.guul soomaaliyoo idil insha allaah.
@ suheyla. walaal. Markii hore si fiican ayaad u hadashay laakiin hadalkaga inta dhexe ayaan dhalilay. Horta caalamka ma jiro wax halmar iska soo booda waxkasta waxay u baahan yihiin wakhti iyo adadkeysi. Ex puntland markii la dhisayey 1998 dhibaatooyin badan ayaa la soo maray oo dagaalo ayaa dhacay. Alla yaa rahma corneyl cabdilaahi yuusuf iyo jaamac ali jaamac dagaal ayaa dhexmaray sidoo kale mohamud muse xirsi boqor jeneral cade iyo abdilahi yusuf dagaal ayaa dhexmaray. Kala qaybsanaan bulshadaba ayaa jirtay. 13 sano ayey pintland hada jirta khaatumo state 6 bilood ayuu jira markaa wakhti ayaan u baahanahay iyo adadkeysi. Si deegaanka iyo dadkaba u mideyno. Faraliginta maamulka faroole ha ka daayo reer khaatumo oo ha xeeriyo tolnimada kolay waan ognahay shacabku arinta lama qabaan balse waa mid u gaar ah maamulka sii dhacaya ee faroole. Hadaan wax yar ka dhaho taariikhda darawiishta anigu dad taariikh leh ayaan nacay gumeystihii ingriis ayaan ka xoreynahay waqooyiga somaliya taleex waa meeshii africa diyaarad lagu weeraro taasi waxay ku tuseysaa awoowayaashey darawiish in ay ahayeen dad jiray. Hadad faah faahin rabtid booqo libararyga kugu dhow. Adiga talyaanigu dhiiqada ayuu kaga gudbi jiray intii dhulka ku seexiyo. Waliba faraka ciyaar badana waa ini baray kkkkkkkkkkkk. Mahadsanid
@ kablalax adiga gabdhaha ayaaba ku dhaama. Afxumada iskadaaa.
war kuwa halkaan oo lamagac baxay khaatumo wallee meesha waxba kuma hayaan mashquul ayaa dilay war inta aad ku mashquulayso puntland oo aad isleedahay comment ku hel waxa idin dhama inaad dantiina garataan puntland haddi aad kabaxdeen oo aad tashateen la,idin ma diidanee shaqadiina qabsada xataa haddi aad so laabataan oo puntland kuso biirtaan la,idin aqbali maayo waayo waxad tihiin dad kashaqaya amni xumada kuna qaraabta inay daraawiikh xukumayeen waxan idin sheegayaa ama kanax ama ku farax sayidku wuxu aha ======ee ma,uusan ahayn ====== marka taa ogaada yaan waxba la,isku darin taariikhdii sayidka raganimadiisiina waxa haya reer buuhoodle lakin inta kale waa bax madow ayaynu oran karnaa wabilaahi towfiiq
@khatuma state boowe anigu mahadleen hadaan adiga ahay puntland iyo madaxdeedana wax kama sheegeen ee intaaad isku noqotaan qoladiina =========== bal lugaha dhinac iskugu duda teeda kalena anaga hadaan reer puntland nahay dal iyo dibadba naf iyo xoolaba waan idin galina waxaan aflagaado aheyna idnkama hayno. wadankaan joogo ayaan idinku arkaa sidaad ugu nacam leysaan idoorka madax idinka kuray one word ayadan ka daba dhihi karin hadaba tol baad tihiine waanidin ka dhowr sugi. tankale waxad ogeyn lama qoro hadaad nin raga tahay qaan kaarna tahay ee malaa igta wax xisaabisa ee garbaahaaga saaran ka xishood Dr Faroole waligiis Taxi ku muu wadin australia iyo somaliya toona raadi profile kiisa. taxi wadisna ceeb maahan oo nin tuugsada nn xamaashaa ka sharaf badan.
allah ku soo hadeeyo
ASCaleykum, Cayda iimaanka ayeey wax u dhimeysaa halayska daayo yaana laysku mashquulin halakala faa’ideysto kaftankuna yuusan danbi idiin keenin ilaah swt halaga baqo oo xasinimda iyo nacaybka badan halayska ilaaliyo dadkuna waa wada walaalo shaydaanku yuusan idinka faa’ideysan sc.