Tacsi: Yuusuf Boqor Muuse


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Tacsi tiiraanyo leh inaa lilaahi waa inaa ilaahay raajucuun

Jaaliyada Soomaaliyeed ku nool Gobolka Colorado Magaalada Denver waxay tacsi u dirayaan alle ha u naxariistee qaraabadii , eheladii iyo saaxiibadii uu ka gaariyooday marxuun Yuusuf Boqor Muuse in mudo ah ku xanuunsanaa Dalka Canada kadibna halkaas ku geeriyooday. Jaaliyadu waxay ilaahay oga baryaysaa in marxuunka janadii kawaraabiyo samir iyo iimaana uuka siiyo qaraabadii aadka ugu dhawayd aamiin.

Dadka Tacsida diraya waxa ay kala yihiin

1-MUCAAWIYE MACALIN CALI.

2-bASHIIR AXMED SH CALI (FAREY).

3-sUNDUR COLAAD SIYAAD.

4-FARXAAN XASSAN JAAMAC.

5-ABDISALAAN CALI ILIG-BAYLE.

6-YUSUF CABDILLAHI CIGE.

7-AXMED JAMAC JOOCAAR.

8-ABDIRISAAQ CABDILLE (IIMAAN).

9-MUSE RIYAALE.

10-MAXAMED BURBURSHE.

11-CUMAR MAXAMUUD SOWJER.

12- Maxamed Qamaan

13- Xassan Haadaa

14- Cabdi Muxumad Dakhare-Gaab

Sidoo Kale waxaa taas lamid ah diraya Siyaasi Maxamed Cali Madhoodho oo ku Nool Dalka Garmalka.

Waxaa Tacsidaan Raxanreeb.com soo Gaarsiiyey Cumar Sowjar

 

 

Share

Tags:

3 Responses for “Tacsi: Yuusuf Boqor Muuse”

  1. Assc.
    Allaah (swt) ha inoo wada naxariisto,gaar ahaan Yuusuf Boqor Muuse oo xijaabtay saddex bari ka hor.Ilaahay (swt) Yuusuf ha geeyo janada Fardowsa hana ka waraabiyo janada Kawthar ee biyaha macaan.
    Geeridu waa xaq waana lama dhaafaan.Ibna Aadamka intaynuu maqalay waxaa ugu da weynaa Nabi Nuux (cws).waxuuna dhintay isagoo jirey 1,250 sano.Waa sida ku qoran siirada ama taariikhda Islaamka.Macnaha qofkasta oo waayo joogaa waa kii dhinta.Ugu dambeyn war aynuu wada dadaalno oo aakhiro wax kaydsano (xasanaad).

  2. maxamed says:

    Anigoo ah Maxamed Warsame Xirsi oo ku hadlaya Afka Jaliyadda Somaliyed ee New Zealand,waxanu ‘utacsidy nayna Qiyskii iyo Qarabadii uu kageriyoday alaha unaxariste Yususf Boqor Muuse Yusuf,oo kugeriyoday Wadanka Kanada,waxanu lenahay ilahay Janadii Fardawsa haka warabiyo Ehelkisina samiir iyo Emaan hakasiyo aamiin aamiin.

  3. ibrahim khaleeji says:

    inaa lilaahi waa inaa ileehi raajicuun..eebe ha u naxriisto yusuf boqor ,reerkiis iyo eheladiis samir iyo imaan ha siiyo ,,,,amiiin

Leave a Reply