Tartanka Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya Oo Galabta Daaha Laga Rogayo (Faah-Faahin)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC) Akhristayaasha sharafta leh ee ku taxan warbaahinta Raxanreeb, waxa aan u soo bandhigeynaa maanta oo sabti ah isku aadka horiyaalka heerka koobaad ee Soomaaliya ee kubadda Cagta oo maanta si rasmi ah uga furmaya garoonka Jaamacadaha ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho.

Horiyaalka oo sida qorshaha ahaa in uu furmo jimcihii la soo dhaafay, ayaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda waxa ay sheegeyn in uu dhacay arrimo farsamo, maanta oo Sabtinaha uu furmi doono horiyaalkii 37-aad ee Soomaaliya.

Hadaba horiyaalka oo sanadkan uu wato xamaasad iyo xiiso ayaa waxa ka qeybgalaya ilaa siddeed koox, waxa sida uu yahay jadawalka aad ku arki kartaan qeybya hoose ee qoraalkan.

Galabta waxa ciyaarta koobaad lagu furi doonaa kooxaha Elman Vs Babaado, Kooxda FC:Elman waa kooxda heesta horiyaalka 36-aad ee sanadkii hore, halka kooxda FC: Badbaado ay ka soo gudubtay horiyaalka heerka labaad ee B-da

Natiijada ciyaarta galabta iyo sawirro kala soco Raxanreeb.com haddii alle idmo.

 

 

Jadwalka Horyaalka Heerka 1aad – 2 012.

 

Wareegga 1aad

 

M/N.

Maalinta

Taariikhda

Kooxaha Wada Ciyaaraya

Saacadda

Garoonka

01 Isniin 04/06/2012 Elman Vs Badbaado 15:30 pm Jaamacadda
02 Talaado 05/06/2012 Sahafi Fc Vs LL. PP. 15:30 pm Jaamacadda
03 Khamiis 07/06/2012 Heegan Vs Dekedda 15:30 pm Jaamacadda
04 Jimco 08/06/2012 B.S. Club Vs Horseed 15:30 pm Jaamacadda
05 Isniin 11/06/2012 LL. PP. Vs Elman 15:30 pm Jaamacadda
06 Talaado 12/06/2012 Badbaado Vs Dekedda 15:30 pm Jaamacadda
07 Khamiis 14/06/2012 Sahafi Fc Vs Horseed 15:30 pm Jaamacadda
08 Jimco 15/06/2012 Heegan Vs B. S. Club 15:30 pm Jaamacadda
09 Isniin 18/06/2012 Elman Vs Dekedda 15:30 pm Jaamacadda
10 Talaado 19/06/2012 LL. PP. Vs Horseed 15:30 pm Jaamacadda
11 Khamiis 21/06/2012 Badbaado Vs B. S. Club 15:30 pm Jaamacadda
12 Jimco 22/06/2012 Sahafi Fc Vs Heegan 15:30 pm Jaamacadda
13 Isniin 25/06/2012 Horseed Vs Elman 15:30 pm Jaamacadda
14 Talaado 26/06/2012 Dekedda Vs B. S. Club 15:30 pm Jaamacadda
15 Khamiis 28/06/2012 LL. PP. Vs Heegan 15:30 pm Jaamacadda
16 Jimco 29/06/2012 Badbaado Vs Sahafi Fc 15:30 pm Jaamacadda
17 Isniin 02/07/2012 Elman Vs B. S. Club 15:30 pm Jaamacadda
18 Talaado 03/07/2012 Horseed Vs Heegan 15:30 pm Jaamacadda
19 Arbaco 04/072012 Dekedda Vs Sahafi Fc 15:30 pm Jaamacadda
20 Khamiis 05/07/2012 LL. PP. Vs Badbaado 15:30 pm Jaamacadda
21 Jimco 06/07/2012 Heegan Vs Elman 15:30 pm Jaamacadda
22 Isniin 09/07/2012 B.S.Club Vs Sahafi Fc 15:30 pm Jaamacadda
23 Talaado 10/07/2012 Horseed Vs Badbaado 15:30 pm Jaamacadda
24 Arbaco 11/07/2012 Dekedda Vs LL. PP. 15:30 pm Jaamacadda
25 Khamiis 12/07/2012 Elman Vs Sahafi Fc 15:30 pm Jaamacadda
26 Jimco 13/07/2012 Heegan Vs Badbaado 15:30 pm Jaamacadda
27 Isniin 16/07/2012 B. S. Club Vs LL. PP. 15:30 pm Jaamacadda
28 Talaado 17/07/2012 Horseed Vs Dekedda 15:30 pm Jaamacadda

RBC Radio

———————-

Xafiiska Wararka Muqdisho

 

Share

Tags:

1 Response for “Tartanka Horyaalka Heerka Koowaad Ee Soomaaliya Oo Galabta Daaha Laga Rogayo (Faah-Faahin)”

  1. Saalixi says:

    Inkastoo aanan ciyaaraha xoog ula socon, sidee ayaa kooxahani ku noqdeen kooxaha
    heerka kowaad ee Somaliya. Aniga waxay iila muuqdaan kooxaha Gobolka Banaadir.

Leave a Reply