Baro Axkaamta Soonka: Sheekh Maxamed Macalin (Dhageyso)
Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa darsi diini ah oo ku saabsan Axkaamta Soonka, qeybtan oo ah tii koowaad waxay ka hadleysaa shuruudaha soonka.
Waxaa darsigan noo soo gudbinaya Sheekh Maxamed Macalin, Ajar Alle haka siiyo.
Ka faa’ideysi wacan.
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
RBC Radio











Maxamed macalimkii ictisaam ahaaba?
WLLA ADIGU MA FIRQAD DONAYSAY MISE BARASHADA DIINTA ISLAMKA IYO AXKAMTEDA SIDA SOONKA IYO SALAADA CID WX KAGA IFTIMISA.ALLOW SOMALI SO HADEE FIRQO DIIMEED IYO QABIIL BA LAGU IBTILEYEE. Ameen,Ameen,Ameen.