Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin








[...] Link: Beelaha Dashiishe, Siwaaqroon & Cali Jibraahiil oo si Wadajir ah Baaq ugu Diray Golaha Baarlamaa… [...]
faroole dastuur buu samaytay mana ilaalinayo ,waxaa la sheegayo fikirkayga inaysan hirgalayn baan u badinayaa maxaa yaalay wali waxay ka muuqda madaxda putland qabaliyadii iyo is bahaysigii ay ku caan baxeen , haduusan qodobadaa wax ka badalin walaahay baynan puntland see jiray ,buburkeedii baaa soo shaacbaxaya hada
Waayahaan Soomaaliya mudoba waxaa soo baxda koox an la aqoon jirin.Hadda dagaal oogayaashii waxaa badalay Odayaal Dhaqmeed.Si walba ahaatee odayaashi way dhaamaan (ka fiican) yahiin gacan ku dhiiglayaashii.
Laakiin magacii oday dhaqmeed waxaa ceebeeyey kuwa Xamar ka soo tanaagooda.
kkkkkkkkkkkkkk
webki wa washay malin walba Reer ba baaq so saray miya lagu jiraya anigu xukumada farole siday
howsha u wado wan la dhacsanahay sababto ah degmo kasta sharci ba dhigaya inay shurudaha so bixiso meel salada jimce ba laaga tukan ama se 100 qof ku nolen degmo ma noqon karta beelahana hada baqan so diray
way mahad sanyahin lakin kuwo sida usi awood weyn maha lolz thanks
waa belaha misanka ku leh puntland gaar ahaan bosaso hadi an la aqbalin codsigooda waxba usocon mayaan puntland
ku cali adeer mid xaran kunaxa ba tahey car ha socoto howsha uu faroole wado ila inta laga doranayo ama laga so xulayo
Arintan maaha markii u horaysay ay dhacdo, niman aan arakayn wax aan inay wax xukumaan kaliya ahayn ayaa ku falaadaya ummad nool qarnbigii 21naad oo wax qarasooni aany jirin …albaabada xiran shirarka ka dhaca ayaa la og yahay, iskadaa ku tusmashada shuruucda iyo insaaniyada bulshooyin leh
aqoon ,ilbaxnimo ,dulqaad oo waliba eegaya sidaad isula dhascsantihiin markaad codadka iyo muuskida dhegihiinu jecel yihii aad isugu ruwaaydaysaan.
Degamooyinkan yaa ka tegay ….gudiga doorashooyinkse waa kuwama,, yaa sameeayay…??????
Degmooyinkan waxaa loo aqoonsaday degmo xiligii dawladii qaranka ee Jamhuuriyda Soomaliya jirtay.
Adigu yaa tahay markaa leedahay waa ka taganay….Faroole maamulkiisii.
Ummada yaan layku layn..amni darada jirta ee puntalaand waxay saldhigaynysaa iska horkeena uu wado farooleiyo golayaashiisa jaaaaaaaaaaaaaaaaaan.
Waa ka xumay in ay cabashada reer bari ku socoto meela aan sharciba laga aqoon iyo kala danbaynta ..oo ah golayaasha faroole.
Cali iscadeey adiga jifadee tahaybl aan aragnee in beeshaada oo soo buuxisi salada jimcaha,iyo in kale maxaaase mekii hore looga dhigay ufeeyn, baargaal, , waaciyo iyo rakko mahadda ay noqdeen dad aan tirse laheen waa fikirka beelo dega bari ama nugaal ay qabaan waana wax ka fog cadalada in qolo kali an ay dhaaan anga ayaa wax kastaleh la arki doone haddi arin baaqa laga soo saray haddi aleel marin waayo.
Waa taageerayaa Baaqan waana mid xaq ah, Dowladi uu Wasiirka Arimaha Guddaha ka ahaa Muuse Boqor ayaa waxa uu Biishiisa ============= siiyay 5,Dagmo Isku-Shuban oo eysan kun qof joogin iyo Bayla ayuu siiyay, halka uu xaqirey Dagmooyin tiro iyo dadba ka badan la duudsiiyay xaqooda. Madaxweyne Faroole waa inuu ka feejignoodaa Khiyaanada Maxamed Xassan Barre oo ============ ah ahna Guddoomiyaha Doorshada oo ku caan baxay naceybka Beelaha kor ku xusan.
Waa nasiib daro in Maxamed Xassan Barre uu sidan uula dagaalamo Qabaail ey Walaalo yihiin balse isagaa eedi doona. Puntland waa burbureysaa waxana burburinaaya cadaalad xumo iyo damac gurucan.
Puntland manta uma bahna in ay dhagaysato habar hadalkeed horumarkeena aya ka ween viiiiva puntland allow jebi cadawga puntland aamin aamin aamin
Viiiiva Puntland Horumar Aya Dhacay Madaxweeyne Faroole Ha Noolado Cadawgiisu Ha Jabo (Bisinkiyo Qurankiyo Barakada Rasuulkee Baryadada Eebo Taan Baaqan Weeye Punland Ilahayow Ka Xijaab Belayada)
kk wa wax aan la’aqbali karin nugaal iyo bari aya isku saami ah waxa igu filan in an iraahdo reer bari waxa la inuku beerlaxawsada hantida bossaso idanka ayay inaka gubanaysa walahi waxan ladamac sanyahay in anay soconayn oo waaba kadareene .reerbari hurdada ka kaca. Caadaqatayasha guba.
Dadkan meesha ka hadlaya kuligood degmooyinkoodii boossaasay uga qaraab tageen oo faaruqiyeen, meeshii shuruudda buuxin kari weyda degmanimada waa laga qaadayaa full stop. kii cirka soo dumin karow soo dumi halagu arkee. alla maxaa meeshan been la dhurayaa.
xaq bey uleeyihiin in ay ka hadlaan dareenkooda siyaasadeed,
balse Suaasha meesha ku jirta waa DOWLADA PUNTLAND maxay u dhowri la dahay Dastuurka ay sameysteen, oo maalin waliba qodob u jabin neysaa,
walaalayaal degooyinkani aqoonsi cidna ugama baahna waayo waxay wataan dikreeto madaxweynihi siyaad barre, dhanka kale wa magaalooyin waawayn oo aad u kobcaya ,
hadii wax la siyaadsadaynayo waxan leenahay anaba ma aqoonsanin garowe iyo in ay tahay caasimad , puntlandina majirto waayo dowladii ma ay jirin ,
dhanka kale tusaale degmada ufayn ninkii hada tagay aya garanaya wa magaalo wayn oo ay ku noolyihiin dad fara badan lehna gudoon degmo, isbitaalo caalami ah,secondryo, iskuulo caafimaad, haatana la dhagax dhigay jaamacada ufayn UOU,universityb of ufain , wxay kaloo degmadu caan ku tahay biyo macaan oo rabaai ah iyo beero ku hareeraysan , waxayna taal dhul istiraatiiji ah sida darteed cidna marti ugama aha degmonimo,
dhanka kale waaciye waa magaalo ayaduna wayn oo xawli kusocta waxa ayna gaaraysaa mar dhow tuulada xidda , ayadana agab magaaleedkeedu wuu u dhanyahay sida isbitaalo, population,iskuulo secondry iyo dhamaan waaxyaha arimaha bulshada ,
bargaal iyo rakana waa lamid
sxb kagan cali isku shegayaw awood malaha ma faroola kusoo faray wa la arkaya inay awood leyihin iyo in kale faroole wa qabyaladayste xun oo googay lkn hadu nin yahay oo awood isku bidayo car sida uu hada ku dhawaqay haku socdo ilahay nin ayu kadhigaye aniga wa raba inay sa noqoto waxa ku tusaya inu waligi garowe jogo usan iman karin BOSASO CITY marka sxb fardo lasugu jogo laysuguma faano caruurey
””””””’ dalka inay yagu leyihin bey isku haystan lkn dalka ninki reeya yaa yeelan doona