Ciyaara Dhaqameedka Istunka Oo Dhowr Sano Ka Dib Markii Ugu Lagu Qabtay Muqdisho


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC Radio) Ciyaaraha Istunka oo ka mid ah ciyaara dhaqameedka dadka Banaadiri ayaa galabta dhowr sano ka dib markii ugu horaysay waxaa lagu dhigay degmada Xamar Weyne ee gobalka Banaadir.

Ciyaarahaan oo ay ka soo qayb galeen dadweyne badan ayaa waxay ka dhaceen Qaybo ka mid ah degmada Xamarweyn, waxaana sidoo kale u soo daawasho tagay dadweyne kale oo badan.

Sidoo kale waxaa la samayn doonaa bari ciyaaraha loo yaqaano badgalka oo iyana ka mid ah ciyaaraha caado dhaqameedka u ah dadka loo yaqaano Banaadiri ee daga magaalada Muqdisho.

Ciyaarahaan ayaanan la samayn dhowrkii sano ee ugu danbeeyay oo ay qaybo ka mid ah magaalada Muqdisho ay ka ariminayeen kooxda Al-Shabaab ee ka soo horjeeda dowlada Soomaaliya.

RBC Radio

Xafiiska Wararka Muqdisho

Share

9 Responses for “Ciyaara Dhaqameedka Istunka Oo Dhowr Sano Ka Dib Markii Ugu Lagu Qabtay Muqdisho”

  1. [...] Read more here: Ciyaara Dhaqameedka Istunka Oo Dhowr Sano Ka Dib Markii Ugu Lagu Qabtay Muqdisho [...]

  2. kismaayo says:

    dadka xamar xoog ku qabsadey ha iska ilaaliyaan in ay qorya iyo xabado la soo galaan oo dhahaan waan kasoo qeyb galaynaa istunka kkkkkkkkkkk kuwaas waa cawaan somalia ayagaa burburiyey

  3. Garyaqaan says:

    Waa kaalin ka mid ah hiddaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed. Guul baan idin leeyahay dhammaantiin.

  4. hassen says:

    waa in la ixtiraamo waa khaqan somaliyed oo wanaagsan misey isdilaayaan sow ciyaar uun maaha iyo isdhex gal

  5. hani says:

    @kismaayo, kkk somalia ciid kasta baa burburisay ee kismaayo xal u raadi bal hada

  6. kismaayo says:

    @Hani

    kismaayo heer deegaan ahaan waa nabad dadka laguma cuno hameyn iyo maalin sida xamar-hoogto oo kale. guryaha dhexdooda kuma xabaalna dad dhintay sida xamar-hoogto dad guryahooda kismaayo xaaraan laguma dagana sida xamar-hoogto. kismaayo maamulka xun oo shabaab waa laga ceyrinayaa dadkii lahaa maanta nairobi ay ku shirsanyihiin si ay maamul ugu suubiyaan.

  7. hani says:

    @ kismaayo

    kismaayo waa dhul soomaaliyeed, xamar waa dhul soomaaliyeed, hoog meel ha ku tilmaamiin ee hada ma nabada iyo horumarka ee xamar ku talaabsatay maa ka xuntahay ?

  8. Burco Girl says:

    Dadkan wa cawaan cadiya, ma kuwana laleeyahay somalila noqda , acdubillah. Dad dhalada reer somaaliland dheh.Waa wax illahay loogu mahad naqaa inuu cawaanka naga soo dhexsaray.

  9. hani says:

    @ burco girl

    adigo magacii qumeeysiga “somaliland” wadatiid baa dad wax ka sheegsaa

Leave a Reply