Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin












[...] See the article here: Daawo Sawirada Furitaanka Shirka Lagu Ansixinayo Dastuurka Cusub Oo Maanta Si Rasmi ah kaga Furmay M… [...]
Aloow nabad dalkeenna u keen.Dastuurkan haduu dhaqan galo gadaal ayaa laga bedeli karaa marka afti dadweyne loo qaado qodobada leysku diidan yahay,miyaaney umaddaan wax garan.waa wax la soo qoray baniaadam soo qoray ee yaan la hor joogsan .sida caalamku rabo ha loo yeelo aan sidaan doono helno, hadafkeenana gaarno soomaaliyey waa iga talo.Waxbá wax baa ka daran canjeero sideey u kala koreysaa loo cunaa ee caqligu ha shaqeeyo.dan ku gaar ,dowlad ku gaar ,nabad ku gaar ileen waxaa horey loo yiri muraadkaaga masalo eey ayaa loogu seexdaa xageey idinka martay maahmaahdaas odayadeenii hore dhaqan geliyeen.Aloow sahal amuuraha.aamiin
Abdiwali bidixdiisa waxaa ku qarsoon Mahiga tolow wariyaasha ma waxaa lagu amray in aan la sawirin ee la qariyo? oo maxaa loo qarinayaa ninka asaga baaba wadanka madaxweyne ka ahe!
wale somali waa tashanwayday waa lootaliyay war dadkiinaas meesha isugu yimidaw waari maysaane war ha idinka haro
war magac iyo masiibaba maalin ayeey baxdaa ee wixii qarannimadeena wax udhimaya cidna ha uga haybaysanina
ilaahay waxaan ka baryeeynaa in uu dalkeena iyo dalkeena noo ilaaliyo
walaalkiin dhagalibax from baardheere
May Allah show us the right path on this blessed month.. Allow Khayr ayaan ka baryeeyna..