DEG DEG: Wasiirka Dastuurka Iyo Dib u Heshiisiinta KMG Oo Safar Deg Deg Ah Ku Tagaya Magaalada Garowe


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC Radio) War hada soo baxay ayaa wuxuu sheegayaa in wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta C/rixmaan Xoosh Jabriil in uu ku siijeedo magaalada Garowe eexarunta maamulka Puntland.

Wasiirka Dastuurka  ayaa waxaa la sheegaya in uu halkaasi ku tagayo safar aanan horay loo sii shaacin oo ah mid deg ah, isla markaana saacadaha dhow uu ka duuli doono garoonka diayaaraha ee magaalada Muqdisho.

Warku wuxuu intaa ku darayaa in Wasiirka Dastuurka iyo deb u heshiisiinta uu ka qayb gali doono shir haatanba ka socda Madaxtooyada Garowe, kaasi oo la sheegay in looga hadlayo qilaaf soo kala dhexgalay maamulka madaxweyne Faroole iyo beelaha qaar isla markaana ku saleesan sida loo soo xulayo ergada ansixinaysa dastuurka cusub ee Soomaaliya.

Waxaa la Sheegayaa in odoyaasha dhaqanka beelaha qaar ee daga deegaanada Puntlanda ay soo gudbiyeen liis ay ku qoran yihiin ergada ka qaybgalaysa shirka, halka sidoo kalana madaxtooyada Puntland ay soo saartay liis kale oo gaar oo iyana ka qaybgalaya shirka waxaana la sheegayaa in haatan taasi leesku fahmi la’yahay.

 RBC Radio

Xafiiska Wararka Muqdisho

Share

Tags:

26 Responses for “DEG DEG: Wasiirka Dastuurka Iyo Dib u Heshiisiinta KMG Oo Safar Deg Deg Ah Ku Tagaya Magaalada Garowe”

  1. halgamaa says:

    faroore dadbadan noloshooda ayuu dhib ku yahay ,waa shar socota ,maxuu karabaa odo yaasha soo lama dhihin odayaasha ayaa wax soo xulaya ,

  2. Jamaal Yare says:

    Asc.

    Anaga Hadaanu nahay Dadka ka soo jeeda ree Puntland waxaan leenahay Dowlad iyadaana inaga
    Mas´uul ah ugana danbaynaynaa wixii la xiriira Umadda halkaas ku nool aayahooda iyo mustaqbalkoda markaa qolo dano gaar ah wadato laga yeeli maayo anagaa ergedeena xulanayna oo dirsanayna, qolo walba hasoo xulato hana usoo gudbiso magacyada Dowladda Puntland, dhamaantoodna iyagoo magac Dowladda Puntland ku socda ay shirka tagayaan, laakiin laga yeeli maayo qolo iyadu iskeed u socota oo ismaamulayso.
    Wabilaahi Towfiiq

  3. cadaani says:

    ODAYADU IYAA MASUUL KA AH SOO XULIDA XUBNAHA ERGADA ANSIXNTA IYO XUBANHA BAARLAMAANKABA FAROOLE YAWDISADAY HAWSHA? WAA LAYAQANAA UJEEDADA UU KALEEYAHAY CIDII UU ODAY UYAHAY HA U XULO LAKIIN DADKA BADANKIISU MARABAAN FAROOLE INUU U XULO

  4. Sirmaqabe says:

    faroole ya u dirsaday beelkasta o puntland dagan waxay ledahay isin oday dhaqmed e waxan kula talin laha faraha kala bax

  5. puntulandi says:

    faroole isaga puntland madax u ah cadaani isaga reer puntland dorteen odayaashu ha garteen dowrka ay leyihiin waana inay soo xulaan maamulka p/land ka arimiya ku wareejiyaan midnimada p/land waa muqadas ninkii isku day khalkhal ka yeeli mayno gacan bir ah ayay shacabka reer puntland ee xalaasha ah ay ku qaban donaan

  6. Maxamed says:

    Puntland dawlada ayaa kajirta iyada ayaana maamulaysa arimaheeda mahan sida koonfurta oo isbarbaryaac kujiro odoygii kacarooda maamulkiisa latix galin maayo

  7. dahir says:

    reer puntland dawlad ayey leeyihiin iyadana ayaahooda ka talin karta lkn oday dano siyaasadeed wata oo muqdisho faiistay waxba pl kama dhex samayn karo wana la xirxirin markay pl dib ugu soo labtaan isimo ma aha waxaasiye.

  8. xassan Waayeel says:

    Dowlada Puntland iyada ayaa umadax banaan arimaheeda odayaashu waa inay lashaqeeyeen maamulka maamulkuna waa inuu tixgaliyaa odayaasha. dowlada ayaana hogaaminaysa talada

  9. Jeeska says:

    Waxaa is weydiin leh maxaa loo yiraahdaa faroole school buu dhigtay , garoowe 2 iyo gaalkacayo xaguu jiray sowtii lagu heshiiyey odayadaa soo xulaya isaguna idaacada ka sheegayey miyaa la khiyaameeyey , ma heshiiskuuna famin, what a dami.

  10. Dr Atoore says:

    Puntland waxey ka dhawaajiyeen iney Caasimada Muqdishow laga raro oo ah bahalo galeen oo shacbka hantidooda lagu haysto oo bisha soon ay ku heystaan moorayaan xaad uu kamid yahey waa iney shacbka daga reer puntland ay ka goostan somaliya sida Hargeysa looga goyey oo calanka kale ay sameystaan waa sida ay qabto maxaa //////// u go’een puntland aysan u go’in marka waa in ay ka go’adaa meesha bahalo galeenka aiyo mooryanta ay isku dialyaan xoolo xaarn ah oo la dhacey bisha soon qaad

  11. Rooraaye says:

    Markii la maqlo putland xagee xanuunta dadka qaarkood waa layaabay adeer haku mashquulin waxaadan shaqo ku laheen hana danbaajina raxanreeb idinkaa qaadaya dhamaan wixii dabi ah bisha ramadaan maxaa yeelay wax walboo soo qortaan waa wax lidi ku ah sharafta madaxda shacabka putland hay nagu kalifina waxaan afkeena soo marsiin karin ramadaankan xishooda alle ka baqa

  12. wiilbolo says:

    faroole wuxuu masuulkayahay ============ ee =========== masuul ka ma aha dadka laan laskudirin ============ faroole wuxuu idin nacsiinayaa ====== oodhan

  13. wiilbalo says:

    faroole waxuu masuulkayahay ============ ee ========== masuul kama aha waxuuna qal qaalinayaa dagal markale soonoqda maantana gaalkacyo wuxuu faroole keen saday ciidan ============= ah

  14. wiilbalo says:

    ader faroole ========== buu xukumaa ee =========== maxukumo

  15. [...] Visit site: DEG DEG: Wasiirka Dastuurka Iyo Dib u Heshiisiinta KMG Oo Safar Deg Deg Ah Ku Tagaya Magaalada Garow… [...]

  16. ahmedpunt---------- says:

    haddii larabo in soomaaliya soonoqoto oo cagaheeda isku taagto waa in lahelaa caddaalad oo latixgaliyaa dadka taladu ka’goi karto sida dawlad goboleedka puntland oo ah midka lasoodoortay wax kastana looga dambeeyaa oo xaggoodaa, haddii kale walle way adagtahay in raaxo iyo nolol katimada dawlad soomaaliyeed lahelo marka waa in waxii odayaasha ku saabsan ee dhanka puntland looga dambeeya dawladda puntland oo aan la’iska horkeenin dadka shacabkaa dano shakhsiyaad gaara leeyihiina inay wax dushaan mooyee wax wanaaga keeni karin la’iska ilaaliyaa marka waxaan kusoogabagabaynayaa ilaahay talada midda wanaagsan soomaali haku duwo bisha ramadaan barakadeeda iyo dawlad aan ahayn kumeelgaar lug xira ama dabar ah oo waddanka kusoocelisa cadaaladdii iyo horumarkii oo latartanta adduunka kale oo horumaray .aamiin ,,,,scww

  17. somalia says:

    dowlada puntland waa kusaxan tahy soo xulida sababtoo ah waaxaa la ogaaday beelo punltand ah oo dad aan uqalmin siyaasada punltd dowlada federal ka kudaraya midnimo aa kawayn wiil aad kudarto faroole waa dastuuri maaha shakhsi xilkan waa dastuuri asagu markiisu baneenayaa intuu hayo iyo intii kalaba halooga danbeeyo shaqadiisa nin uga fiican puntlnd i don’t think exists

  18. ahmedpunt---------- says:

    haddii larabo in soomaaliya soonoqoto oo cagaheeda isku taagto waa in lahelaa caddaalad oo latixgaliyaa dadka taladu ka’goi karto sida dawlad goboleedka puntland oo ah midka lasoodoortay wax kastana looga dambeeyaa oo xaggoodaa, haddii kale walle way adagtahay in raaxo iyo nolol ka timada dawlad soomaaliyeed lahelo marka waa in waxii odayaasha ku saabsan ee dhanka puntland looga dambeeya dawladda puntland oo aan la’iska horkeenin dadka shacabkaa dano shakhsiyaad gaara leeyihiina inay wax dushaan mooyee wax wanaaga keeni karin la’iska ilaaliyaa marka waxaan kusoogabagabaynayaa ilaahay talada midda wanaagsan soomaali haku duwo bisha ramadaan barakadeeda iyo dawlad aan ahayn kumeelgaar lug xira ama dabar ah oo waddanka kusoocelisa cadaaladdii iyo horumarkii oo latartanta adduunka kale oo horumaray .aamiin ,,,,scww

  19. Samawade says:

    Faroole isimida Puntland way ka danbeeyan, ee maaha kuwa Xamar jooga oo mafia da ah. Ninkii iska dhiga sida Xaad iwm waa laga hortagaya, waan la ceebyenayaa. Guul Puntland.

  20. xoghaye says:

    RIYADA ;;;;;;;;;;;;;;;;;; IYO JANADA ALSHABAAB WAA WAX MADAXA KAWAYN UUSAN QAADAN KARIN HADANA MUUQATA RIYADAASI IN AY TAHAY QALAD BAASTARKII INAYAY WAXUU DHOODHOOBAY NINKA UHAYSTA IN AY DOOWLAD TAHAY IYO NINKA QARANDOONKAA WAXA KALIYA OO AY ISKU FAHMIKARAAN IN AY BARQO CAD SOO KALAHARAAN FAROOLE DADKA QAAR BAAYIRAAHDA SHARWADE BALSE KHAYR BAA LA IGA TUSAY WAAYO REER WIXII U AHAA SIRTA A YUU BANAAKA LATAAGANYAHAY DADBADAN OO QABYAALADI DISHAY OO ;;;;;;;;;;;;;;;;; UNTAAGNAA BAA HADA YAABAN FAROOLE RAGANIMADIISA IYO TAYDA UN UU KUHAYO HAAA WAA RUN TIISA UN BAYTAGAYSAAH SABABTU QADIYADII BAA LACAG LAGU IIBSADAA LACAGNA WAA UU HAYSTAAH WAA SAX SUURABO IN UU YEELO AMA UHADLO Mr FAROOL QARNIGAAGA KA FAA IIDAYSO DADKU WAA IN KULA NOOL IYO WOW LAGUREEB

  21. '''''''''''''''''' Boy says:

    Odayaasha kunool Puntland ma’ahan inay udhaqmaan sida odayaasha kunool Muqdisho, waa inay ogaadaan inay meesha dawladi ka jidho oo ay usoogudbiyaan wixii talo iyo tusaale ah, laakiin lagayeeli maayo Shariif Tuke oo odayaashiisiiba ay kacararayaan ayaan warqad uqoranayaa oo wax ku aaminayaa, inaan madaxdeena garab marnana dhaqan umalahayn hadana odayaal idinkayeeli mayno ee intay goori goor tahay oo aysan koofiyadu idin kadhicin isdaqabta.

  22. ”””’ damiin kama dhigane yaa u dirsaday hawsha? odaygaan dhibaato ayuu ku hayaa somalia oo dhan..

  23. FARATELO says:

    ASCaleykum, Dad baa weli kala fahansanayn Madaxweyne iyo Isin war isinka asagaa ka mas’uul ah jufadiisa iyo wixiilahalmaala Madaxweyne arimahaanoo kale ceeb buu kala kulmaa waxayna soo jiidaa ceebtaasu tafaraaruq ugu danbayn ceeb ku kena gobolka oo dhan marka qof kasta howshiisa waa yaqaana ee haqabsado shidadana qofka wada si caqli leh halooga hor tago yaanan khalad khalad kale lagu sixin Alloow dal nabada iyo dad caafimaadqaba sc.

  24. samane says:

    waan kugu waa faqsanahay saaxiib; yaa udirsaday faroole in uu qas ka gaysto masiir ka ummada Soomaaliyeed. Eelagu balansanyahay in laciqaabo qaswadayaasha iyo kuwii lunsaday hantida ummada lunsadayba. Danta puntland kuma jirto qaska Soomaaliya ee faraha kala bax hawsha aad faraha kula jirtid.

  25. abdikARIM says:

    gYUU MASUUL KA YAHAY ”””””””” maba uu matali karee qabiil walba dadkooda ayagaa xor u ah ee tuugaan waalan daka ha laga qabto

  26. waxaa wanagsan in lafahmo nadaamka dowladeed iyo midka qabaa ilada inlakala fahmo
    hada kamajirto dowlad dhab ah marka i9nta laga helayo dowlad hanata dadka iyo dalka waxaa umada matala amarer walba matala odaygiisa ama isinkiisa

    waxan u arkayaa namadka maxa waynaha puntland inuu isaga waqti xaadirkaa isu arko inuu matalo dhaman beelaha puntland lkn xaqiqadu way ka fogtahay sidaas wayo majirto kalsoni ay isku qabaan dadkii ay kadhaxaysay puntland waqti xadirkan
    wana tan kentay belihii dagana goboladan inay soqortan ergadoodi
    sida gobalka mudug bari sool karkaar marka wa wax lala yabo inuu yiraahdo madaxwaynahu isimadu xaq umalaha go,aanka belahooda mana matalan marka waxan leyahay ilahay ha ina garansiyo waxa saxda ah

Leave a Reply