Ergadii Puntland Uga Qeybgaleysa Shirka Datuurka Oo Goordhow Soo Gaaray Muqdisho
Muqdisho[RBC Radio]Waxa goordhow Muqdisho soo gaaray ilaa 102-ergo oo ka mid ah kuwa ansixinaya dastuurka cusub ee Soomaaliya yeelan doonto mustaqbalka dhow.
Ergadan oo maanta barqadii diyaarad gaar ah, ay ka soo qaaday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland ayaa ka soo degan garoonka diyaaradaha Muqdisho, oo ay ku soo dhaweeyeen masuuliyiin ka tirsan dowladda.
Ergada Puntland ka socota ayaa waxa ku wehliyay imaatinkooda ra’iisal wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Dowladda KMG ah Soomaaliya Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif oo shaley isaga iyo wafdi kale ay gaareen magaalada Garoowe.
Wasiirka oo ay la socdaan wasiiro kale oo uu ka mid yahay ra’iisal wasaare ku-xigeenka wasaaradda Qorshaynta iyo xiriirka caalamiga ah dowladda KM ah Soomaaliya Cabdilaahi Qoodax Barre ,wasiir ku xigeenka gadiidka iyo howlaha guud Xareed Cali , la taliyaha raysal wasaaraha dhinaca Siyaasadda Keenadiid Khaawe iyo weliba wasiirka Amniga Puntland Gen.Khaliif Ciise Mudan oo Muqdisho kala yimid wafdigan.
Garaad Maxamed Cilmi Shirwac oo kamid ah Issimada reer Puntland ee soo xulay ergada ayaa sheegay in si isku mid ah loo soo xulay oo ay ugu qanacsan yihiin dhamaan dadka ku nool Puntland oo dhan.
” Waxa maanta Garoowe ka dhoofay ilaa 45-ergo oo ka socda Puntland, inta kalena diyaarada ayaa u soo laaaban doono, waxa guud ahaan ergada halkan ka baxeysa ay gaarayaan ilaa 102-xubnood.
Mar la weydiiyay qaabka loo soo xulay ergada waxa uu yiri garaadka” Ergada waxa lagu soo xulay siddii ku qornaa Roud-map-ka oo ahaa in ergada ay soo xulaan odayaasha gaar ahaan isimada, wixii odayaasha ay soo xulaan, ismidana ay saxiixaan sidaas ayaa lagu soo xulay,sidaasna ayey ku dhaqan galeen.
Mar la weydiiyay in uu ka jiray khilaaf beelaha gaar sida soo xulida ergooyinka waxa uu yiri ” Khilaaf badan ma jirin, laakin wax waa ay iska jireen waxyaabihii jirayna waa la xaliyay,hadana wixii khilaaf ah waa ay dhamaadeen,
Mar la weydiiyay Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, waxa jira ismo badan oo ka soo jeeda Puntland oo ku sugan Muqdisho, marka sidii yahay xiriirka idinka dhexeeya, sidoo kale maku lee yihiin door soo xulida ergadan waxa uu ku juwaabay garaadka ” Haa xiriir fiican ayaan lee nahay, waan wada xiriirnaa, wax qilaaf ahan ma jiro, wixii la soo xulay waa wax la isku afgartay.
Waxa uu sheegay in ay jireyn ismaan dhaaf aan sidaas u badneen oo kalaa ahaa in isimida qaar ay ku sugnaayeen Gaalkacyo, kuwa kale oo isaga ku jirana ay ku sugnaayeen Garoowe,
Ergada ka socota Puntland ayaa la filayaa in ay ku biiraan kuwa kale ee ka qeybgalaya sirka lagu anisinaayo.
RBC Radio
————————
Xafiiska Wararka Muqdisho











Ergadan 102 ah waxaan u gartay in ay yihiin beesha dr tagsiile. Ninkan dr tagsiile waa waashay waa in caalamku ku dhuftaa shaanbada spoiler. ( Qaswade). Odayaashii reer mudug shirka way joogaan kuwii karkaar qardho way joogaan. Maamulka khaatumo odoyaashoodii way joogan.
102 oday ma ================ ???????? War orda adhigiina raacda dheh. Waxba meesha kuma haysaane. Reerka reer degan ayaa lagu ogaa lkn qaswade tagsllle firdhiye faroole ayaa waalay.
kkkklkkkkkkkkkkk Geel xaaray ma noola
Soo idin Ma sheegin sida faroole in ay noqonoatso Kkkkkkkkk walee wa Wiil good job mr president
kan khaatumo state wata ee maxaa dhakada kaa saray magaca noo dhig hadad dad maagayso maxaad magacaga u qaado. mise waxaad u taqaan in khaatumo meelahan comment laga bixiyo khaatumo laga difaaco. magaca iska dhig hana ceebYNE
sxb kadaa odatga meel wxa gayn mayo wxaa ku cusub siyaadsada waa qaan gaari doonaaye haloo dul qaato wuxuu khaldo garaadada ========== buntland waa cududooda iyagaa leh allow ======= hanaga kala yaacin aamiin
Mr. Khaatumo State, Waayahaanba raaciyad iyo qamaan ======= ahayd, ilaahow tolka hanaga saarin, Meel aad qiimo kulahayd Puntland ayaa kuugu dambaysay, Isdaba qabo koley sharaftii idinka dhacdee, maanta garaad jaamac iyo xaadkii ======= waa isku darajo. Siyaasadna mataqaaniin oo maanta 102 ergo in ay tagaan marka shirka la furay waa siyaadad oo waxay ergadu ka badbaadaysaa campain-ka siyaasada bulaacada iyo laaluushka ah ee xamar taala, sidaa si la mid ahna xubnaha baarlamaanka ayagana puntland ayaa lugu xulayaa, waxayna xamar tagi doonaan maalinta baarlamaanka la furayo si ay u gutaan waajibkooda una difaacaan qadiyadooda. Khaatumo iyo taageerayaashooda waxaan idin leeyahay siyaasadii la idinka badi ee tolkiin cafis waydiista.
dadka Dadka u liita, reer Khatumo seeg oo isku dhererinaya ”””””””, alle idin nac orda================== ………. illen afkii noolba waa hadalaaaaa??????
Amarka Faroole ayaa shaqaynaya
Adeer reer pintiland or dumarland. Sida raga u hadla. Sida dumarka ha u faanina. Waana shaqadiina taas
102 ergo ee dr tagsiile barxada tuulada garoowe ururiyey haday ku jiraan dad magac leh oo garaado leh oo suldaano leh ma la sheego. Anaku waxaan la soconaa in reer mudug odoyaashii ka socday muqdisho joogan sidoo kale karkaar qardho. Gobolka bari. Khaatumo state odayaashii ka socday way joogan oo waliba ah afhayeenka odoyaasha soomaliyeed xurmadle garaad jaamac garaad cali.
Suaashu waxay tahay yay yihiin 102 firdhiye wato xagee ka keenay yeyse yihhin xageyse ma talaan ????????????????????????????????
PRESIDENT FAROOLE NIN RAG IGA DHEH SIDAAS AYAA LAGAA RABAA WALIGAA JIR OO JOOG
Somaliya guul cay warebantahay wall
Viva Puntland & Soomaalia , Xor nimadii naga dhuntay 20 Sano kahor ayaa soo noqoneysa mardhow insha Allah, Ilaa & 1960 Ayaan Soomali laheyn Dowlad dad keeda u adeegta waatan Dad keedu soo doorto Iwm Waxaa ilaahey mahadiisa in Soomali Qaaday Federalism & Dowlad dad keedo
Soo doorto Hadhowna aay dib ugu noqdaan si loola Xisaabtamo, Waxaa maanta laga bilaabo Cadow noo ah si aan horumar ugaarno Insha Alaah Daniiste ,Qabyaalidiiste & wadaad xume ,Soomaliyeey hadaan rabno inaan caalamka wax laqeybsano waa Inaan iska ogaanaa Sadexdaas waxa wadan keena saas kadhigay waa iyaga Ogaadana Qabiil & Qaran meel mawada galaan , Viva Puntland & Soomaalia
Walee. Cabdirax maan. Faroole. Hoyadii wiil baydhashay
aniguba waa sidaan yeeli lahaa.
nin magac kula. Sheeganaya. Hadana dadkale
U adeegaya. Oo aan masayrka umadooda katurjumayn
tirada halaguugu buuxiyo. Hadhoowna halaguu adeeg Saado
Xagee laga qoraa. Dadkan uskaga ah. Ee lawareegaya
khaatumo. Isimadeeda wax soo. Xulay yay u yaqaanan
khaatumo? Adeer. Khaatumo. Waa firqo maskax bukaana oo. Cuqdadaysan
Kasoo burqatay. Hadaad dhulbahante kahadlaysidna
Dr c/ faroole. Iyagaa doortay shacab waynahaa puntland
bayna kamid yahiin. Garaado boqoro. Ugaasyo islaamo
beeldaajayal iyo cuqaal tiro badan ayaa jira maxaa. Udiiday
Inay dadkooda latashadaan. Oo. Wadajir iyo go,aan qabiilo
waxku soo xulaan? Tankale gorowe. 2. Waxaa kuqornaa
gudida. Dastuurka ansaxinaya. Iyo baarlamaan kaba. Waxaa. Soo. Xulaya
isi mada soo yaalka ah….iyagoo latashanaya. Waxgaradka
beelahooda. Hadaba Akhristoow. Odayaasha
xamar jooga ee kaambaynka. Ugu jira. Sh. Shariif
ee laalushka iyo baayacaada kujira. Yay matalaan
Jawaabtu. Waacidna. 10sanoo danbe haday soomaliya
bilaa dawlad noqonayso. Dfkm. Kama yeelayno. Cidaan namatalin
inmeelahaa. Laga soo. Urursado. Xataa saamiga soo socdana alaha
kadhigee Cabdiraxman. Faroolana waxaanu leenahay. ANAGAA
KUGU. TAAGEER. SAN. 5 SANEE. SOO. SOCOTANA. KUGU. DOORANAYNA
WABILAAHI. TOWFIIQ
kkkkkk haa puntlander waalhi shalay ayaad sheegtay weyna dhacday qabiilaqdi dadkooda muqdisho geyey waxaa laagu jawaabay wax aan faroole raali ka ahayn anagu maan oglin waxba ugu darnaa garaad jaamac oo soo xulay kuwo uulahaa waxey kasocdaa khaatumo waxaa ladhahay yaa aqoonsaday anaga waxaan kuu aragnaa ismim [[[[[[[[[[ ee kuma aragno ismim maamul kkkkk kaagan khaatuma sheeganaya sxb kor iyo hoos faroole ayaa aabaha ah ama cuqdad qab ama habaar asgaa masuul kaa ah kkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Aad baan usoo dhawenayaa hadii xaal laga gaarey qilaafkii yaraa ee jirey, waxaana mahada iskaleh intii ka shaqeysey xalintiisa uu ugu horeeyo Dr.c/wali gaas iyo wasiirada TFGda, madax dhaqameedka puntland, iyo maamulka faroole ee iminka talada haya. Sidaas oo kale ayaa looga fadhiyaa in loo xaliyo qilaafkasta na soo foodsaara ileyn anagoo dhan ayey dani noogu jirtaaye.
Kuwa faroole dadka nacsiinaya waxaan u sheegayaa puntland faroole iskama laha amarkana kaligii kama go’do, shaley ayaa ladoortey berina wuu tagayaa ee badownimada iska daaya waa waxa nilaku nacaye.
Xaqiiqda idin sheegaya 75 xubnood aaya puntland loo qondheyay wayna heleen 45 faroole aya diyarad saaray 30 xubnood waxa gudbiyay isimada puntland khaatumo state of somaliya xubnahooda iyaga so magacabay warkas ka eega horseedmedia,net waxa ka hadlay marka garan maayo meeshay puntland 102 xubnood uu uso xuley farole waxba ka si daran dhalinyarad halkan khaatumo ka cayaaya waryara isla yaaba cadifadda xata qarsan maysan oogada khatumo af wax lagaga qaadi maayo qori caraadi iyo siyasad aya lagaga adkan wayay waxba ha is daalina nacaybkiina uunbad muujinaysan afcaytama ninkiisa leeh marka masaakin ya dalas bil ramadan ba lagu jira oogada xaqiiqdana raadiya waa idnka la dhacaya maqalkan uu so qoray raxanreeb
WIIL HOOG IGA DHEH PRES FAROOLE WAANU TAAGEERSANAHAY NINKII DIIDAN FAROOLE WAA YEELKAA AYAAN LEEYAHAY.
======== INTUU SOO XULAY AYAA SHIRKA GALAYSA INTII ISKA YAACDAY IYAGAA CIRKA ROOB KU OG
Khaatuma seeeeeeg . Kkkkkkkkkkkkkkk hada Ma faroole ayaad ogolaateeen kkkkkkkkkkkk war nimanyahaw sheeganaya khaatuma. Khaatumada ha seegina ee Puntland dhinac Ka raaca faroole wa Madax weyne Biri ayuuna tagayaaa ee ha isku dirina shacabka walaalihiin ah ee dagan dhulkaa baaxada weyn iskana dhaafa nacaybka Iyo xumaanta . Wallaahi dadkii Reer Puntland wey. Idin arkeen xumaanta Iyo Aflagaadada aad samay naysaan tankale anigu Waxan ahay Reer nugaaleed daga garoowe wax Na Ka yaqaaan reerka daga sool ee nahay walaalaha aqoon fiicanna u leh dadka kale aan tolka nahay ayaa I aflagaadeeya Markaan wax idinka sheego laakiin hada way idin barteeen in aydan wax wanaaag ah aydan lahayn sida Reer sanaag Reer Mudug Reer Bari AMA daaroodka kale
Kkkkkkkkkkkkkkkk
horta maan sanadkaaan faroole madaxweyne somaliya udoorano maxaaa yeelay waaa nuume buuxa runtiii waaa aabaha somalia maxaaa yeelay somalia mesha ay joogto waa ninka gaarsiiyey asaga iyo c.gaas hadana siyaasada wadadii rasmiga ahayd bay cagta ku haysaa ee dadow puntland waa hooyo
khatumana waa waa dumashi oo somaliland bay u dhaxdaa kkkk
Wiil mudug walaale afka Ilaah kuma gooyo maxaad soomaali taqaan war ninyahow waxaa tahay raga looga baahan yahay maxfalada waaweyn nooloow brother
kan khaatumo xumo ee ka tirsan beesha cali baaba ( galeyr) hal baan ku oranayaa, aabahaa galeyr soomaali buu dhacay oo lacagtoodii ku maqan tahay sidaasaana loogu bixiyey cali baaba kuwa daba socdaana waa 40 kiisi tuug. ( cali baaba and 40 thieves). walaahi baadan meel u gaarayn aadana iskugu kaaya dhererin karin, bal nin ku quraacda dhafaruur, ku qadeeya gob, ku casheeya hohob baa waalidiisa raba inuu isku key dhereriyo. puntland kuuma baahna adaa u baahan taa ogow.
asc war ninkaa sheegaynaa khaatomo sxb
meel haka dhicin madaxdaydaa hadii aan naga tagtay nagaa aflagaada iyo cay
hadii aad naga tagtay maxaa naga rabtaaa
noo madaxwaynahayaga wuxuu yahay anigaa ku rabana kuna dooranaya markaa sxb
fakaga hagaaji
Warkan ha lagu laabto 102 ergey muqdisho may ka degin waayo ergadii khatumo kasoo jeeday ee Faroole watey waa laga diidey waxaana lagaga tegay Garoowe
far00le sharwade shaydaan waxuu ku gortamay waxii bintilaana in looga danbeeyo sax haaaaaaaaa waa madaxwayne pintiland tuuug shariif shawade alshabaab aabihii balantii faroole wuufuliyay khatardheh viva faroole halyay faroole 5sanoodanbaan kudooraneeh magacaa hajiro
@ qardho boy. Hadee ariboowe. Cali khalif galeydh waa prof waana aqoonyahan ma aha sida faroole wax ku bartay qaabka orphan ah agoon. Markii qurbaha yimidna wadankan Australia wuxuu noqday tagsiile. magaaladaa melbourne isagoo 80 jir ah any way
Hadana tagsigii waxaa u wada nin hindi ah
Faroole maxaa daba dhigay hadii reer khaatumo ka tashatay. Miyuusan ogeyn in prof cali galeydh soo xidhay mudo kooban hayadihii dr tagsiile wax kaga cuni jiray degaanada barakeysan ee darawiishta ayaan ka taliyaa. Sool sanaag iyo cayn ssc
Miyuusan faroole ku fashilmin shirkii istanbuul. Khaatumo state na aysan joogin
Miyuusan faroole ku fashilmin soo xulada odoyaasha dhaqanka reer khaatumo joogin muqdisho oo ay soo xulayaan dadka u matalaya maamulkooda barlamaanka somaliya. Halka sudaan garaase wali taagan yahay barxadii tuulada garoowe.
Viva khaatumo state viva somaliya.
@Khaatumo seeg Cali Baaba ummadda oo dhan baa wada og inuu lacag badan ka dhacay mashruuci iyo warshadii sokorta ee mareerey ee ummadda masaakiinta ee Somaliyeed loogu dhisayey asagoo aqoonyahan sheeganaya, Dawladdii ra’iisul wasaaraha ka ahaa meeday fashil bay ku dhammaatay, khaatumodii uu u jabhadeeyey ayana fashil bay ku dhammaatay oo waa siduu yiri Xaglatoosiye asagoo khaatumo kui sifeynaya “waa waxaan nabadna wax ka tari karin colaadna wax ka tarikrin” hungurigana wax deeqa aan arag. Saaxiib Dr Faroole shahaadadiisu Masters of Business and PHD candidate at La-Tarobe University. Taksina waxaa ka xoogsada ummadda somaliyeed intooda badan ee qurbaha joogta waa shaqo sharaf leh hadday adigu wixii wanaagsan kula xun yihiin waa wax adiga kugu eg ee madaxweynaha afkaaga xun ee foosha xun hanooga balaqsiin.
CABDI
ileen adana ila aragtay khaatumo state bagaad waanadaa ugu gudbisay waayo anaa ku daalay saan u difaacayay magaca uu sito markastoo comentkiisa loo jawaabana khaarumaa la caayaa
walle faroole waan la rabay sidaa iany ku dhacado 102 kulhaa 45 xubnood baba lagu haysataa adan waxaad leedahy 102 baan geeyn xamar walle wata sexeexii farta lagaa saray road mapka oo aad indha ku utagaatay sidan ma moodayn waadiga ku waashy faroolayw qaswade ayaa laguu aqoonsanyaa markii lagu yiri wadiga xaal bixya walle dawad somaliya waa qaran mar hay faroole meel ku xidheen gobanimo qarnkayag somaaliyeeeeeeeed guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul