HORDHAC: Shir Lagu Taageerayo R/W Gaas oo Minneapolis Ka Furmidoono Saacado Yar Kadib (Sawirro + Cod)
Minneapolis (RBC Radio) Waxaa Magaalada Minneapolis ka socda qabanqaabada shir looga lagu Taageerayo R/Wasaare C/Wali Gaas islamar ahaantaasna looga hanbeeyano isbadalada uu kasameeyey Dalka tan iyo intii uu Talada La Wareegay.
Shirkaan ayaa Waxaa kasoo Qeybgali doono Dr Feysal Rooble oo ah xeeldheere Soomaaliyeed oo wax ka qora arimaha Soomaaliya, waxaa soo agaasimay Shirkaan Somali Community of Minnesota.
Wararkeena danbe waab idiinku soo Gudbin doonaa Nuxurka Shirka iyo sawiraba.
Halkaan Hoose ka Dhageyso Cabdullaahi Dheere oo Raxanreeb uga waramaya waxa uu shirka ku saabsan yahay
Xafiiska Raxanreeb.com
Minneapolis
Tell (612) 615 9556






























WOW! Raxanreeb aad bay ugu ololeyneesaa wadaadkan hebel gaas. tolow meeye reer Jarriibankii webkan xagxagan jiray mise wey xishoodeen markay arkeen sida inaadeerkood loo duulinayo.. hahaha
WOW! Raxanreeb aad bay ugu ololeyneesaa wiilkan hebel gaas. tolow meeye reer Jarriibankii webkan xagxagan jiray mise wey xishoodeen markay arkeen sida inaadeerkood loo duulinayo.. hahaha
Waa wareey muxuu ahaa midkaan Nubiga ah, maswirkaaba qaban waayay, Cabdullaahi waa inoo Starbucks-ka
Walaal wiilkan ilaahey ayaa sida ka dhigaye iska daah, shiraan wuxuu ahaa shirkii ugu qiimaha iyo qaayaha badanaa ee aan intaan joogey minneapolis aan ka qeyb galo. nin aan ku qiyaasey inuu yahay ninka ugu cilmiga badan marka la fiirsho aqoonka dhinaca taariikh. thanks to Faysal