Hufan Restaurant & Deli 1007 E. Franklin Ave., Minneapolis, MN, 55404


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin


Use Facebook to Comment on this Post

Share

5 Responses for “Hufan Restaurant & Deli 1007 E. Franklin Ave., Minneapolis, MN, 55404”

  1. [...] Read More: Hufan Restaurant & Deli 1007 E. Franklin Ave., Minneapolis, MN, 55404 [...]

  2. kay says:

    hufan waa maqyada ii gu cunto macaneyd ka cuno .
    waxaan ku qancay saxan wax walba saran yihin oo macan iyo shah khatar ah

  3. hanad says:

    hufan waa qof dumara magaciisa, waana af somali aad u nadiifa resturant aad u wacan weye laakiin muqdishaan joogaa oo magaree waxaan idin dhihi lahaa intiina u dhow maqayadaha somalida wax kacuna waayo ayaagaa la isku hubaa waxay sameynayaan qansiir malaha oo waa xalal waa talo walalayaal walalihiin wax ka cuna thanks

  4. beytul hikma says:

    hufan waa maqaa yada kaliyah oo cunto health ah menu geeda ku soo dartay. aan ku siiyo tusaale gaaban iyo taariiq cajiib ah. anigu intaan aan maqaayadaan baran waxaan wax ka cuni jiray maqaa xiyo kala duwan ku waan oo aan islahaa waaba kuwa ugu khatarsan. waxaanse ii baxday in eey hufan tiri beytul hikmoow ku wii hore qub. sababtuna waa sida tan. inaanan bilaabin cuntada heathga ah ee hufan miisaan keeygu waxa uu ahaa 270 pound ama 117 KG. balse sadex milood oo kaliya waxaan miisaan keeyga ku hubsaday 210. hadii aan kala jaro 270-210 = 60 pound oo aan iri baley wax kugufal. waxaa inaan kuu sii dheer shaqaale ku dhageeysanaya una carbisan shaqada eey kuu qabanaayaan aaminsana in macaamiishu markasta eey saxsan yihiin. oo lagu yiraahdo afka qalaad customer are always right.hadaba hadii aad tahay qof eey aad u dhibtay caloosha ama cayilku fadlan wax ka cun cunada eey hufan heeyso.

  5. Af-Aji says:

    Aad ban ugu faraxay hufan. Hufan haa noolaato.

Leave a Reply