Maamulaha Hay’adda Somali Confederation of Minnesota Dr Saciid Faahiye oo RBC Radio uga Waramay Waxqabadka Hay’adaasi (Dhageyso)
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Minnesota ( RBC Radio) Waxaa Shabakada RBC Radio [Raxanreeb.com] u suurtagashay inay wareysi la yeelato Maamulaha Idman Hay’adda Somali Confederation of Minnesota Muadne Dr Saciid Faahiye oo ka warbixiyey Waxqabadka Hay’adaasi iyo waqtigii la aas aasay.
Somali Confederation of Minnesota waxaa la aas aasay sanadklii 1992, waxaana markii ugu horeysay bilaabay aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka mid ahaa dadkii ugu horeeyay ee yimaaday dalka Mareykanka xilligasoo Soomaali farabadan oo qoxooti ah ay dalkan soo galeen.
Waxyaabihii ugu horeeyay ee ururku diirada saaray waxay ahayd inuu dadka Soomaalida ee soo gala Mareykanka caqabadaha soo wajaha, sida guryaha, luuqada lagu hadlo, waxbarashada, caafimaadka iyo dhanka socdaalka.
Haddaba halkan ka dhageyso wareysiga Dr Saciid Faahiye oo dhameystiran.
Xafiiska wararka Raxanreebcom
Minneapolis MN
Tell [612] 615-9556













[...] Excerpt from: Maamulaha Hay’adda Somali Confederation of Minnesota Dr Saciid Faahiye oo RBC Radio uga Waramay Wa… [...]