Maamulka Bogga Raxanreeb: Waan ka xunnahay waraaqdaas oo kale in Dahabshiil ay inoo soo qorto
Waxaan aaminsannahay Madax-banaanida Saxaafadda annago walib inta karaankyaga ah ku dadaalayna inaan ilaalino xeerarka iyo anshax wanaagsan ee ay saxaafaddu leedahay.
Waxaan ku dadaalnaa, ilaalinaa, waajibkeena ugu weyn uu yahay War Sugan (News Accuracy) Xog (Information) iyo inaan ka haqab tirno Aqristayaasheena wax kasta oo ay Media uga baahanyihiin Innagoo waliba ku faani karna in arrintaas aan wax badan (90%) ama ka badan aan ku guulaysanay.
Waxaan ognahay khibarad aqooneedna aan u leennahay War Been ah in la faafiyo cirbta ay leedahay iyo waxa ka dhalan kara.
Waxaan intaas ka weyn Mudnaanta Aqristayaashayada sharafta leh oo aan ku dadaalno inaan ugu adeegno ilaa iyo heerka daacadnimo ugu sareeysa ee aan awoodno.
Iyadoo ay jirto intaas aan soo sheegnay, ayaa hadana waxaan shaki ku jirin in marar badanay soo bixi karaan dhaliilo intii ay doonaanba ha la ekaadaanee, waxaanse meesha ku jirin in weiryeyaasheenna, ama maamulka bogga aan loo soo dirin qoraalo lagu handadayo iyadoo waliba meel looga dhacayo beelo dhan oo Soomaaliyeed oo aan shaqo ku lahayn war bog lagu soo qoray ama uu qof Weriye ah faafiyay.
Waxaa jirtay in bishii la soo dhaafay ee June, (June22,2012) bogga Raxanreeb ku soo baxay Qodob Wararka ka mid ahaa oo aan ka soo xiganay ama ay weriyeyaasheena soo gaarsiiyeen shirkado ganacsi oo ay ku jirto shirkadda Dahab SHiil oo iyada sida qodobka warkaas lagu sheegay rabtay inay iibsato shirkaddda is-gaarsiinta ee TELCOM halkaan ka aqri warka:
Hasa yeeshee waxaa yaab innagu noqday in markii uu bogga Raxanreeb faafiyay warkaas dusha ku xusan 3casho ka dib uu Madax SHirkadda Dahab SHiil (CEO) chief executive officer ama sida mar kale u qoran Public Relation Officer (Sarkaalka Dahab SHiil u qaabilsan Xiriirka Dad-weynaha) ninka lagu magacaabo Hassan M Jama “Heiss” uu u soo qoray waraaq meel ka dhac ku ah mas’uuliyiinta Bogga Raxanreeb maamilka, tafaf-tirayaasha iyo dhammaan weiryeyaasha Bogga.
Xasan ayaa sida qoraalkiisa ku cad wuxuu bogga kula dagaalsanyahay in ka badan eedda uu bogga u soo jeedinayo qabyaalad iyo nacayb uu u qabo beelaha Soomaaliyeed qaarkood, arrintan ayaa u aragnay inay tahay qayb waajibaadkeena ka mid ah inaan u soo ban-dhigno shirkadda Dahab SHiil iyo shirkadaha kale ee Soomaaliyeed ee xawaaladaha leh iyo guud ahaan dad-weynaha sharafta leh ee aqrista bogga Raxanreeb.
Waxaan rajaynaynaa inaan qoraalka yaga loo arag mid aar gudasho ah, laakiin uu yahay mid aan uga jeedno sixitaan aan ku tusaalaynayno dhammaan maamulada haya noocyada kala duwan ee adeegyada Bulshada, waxaana rajaynaynaa in maamulka Dahab SHiil uu ninkan ka qaadi doono tallaabada uu mudanyahay isagoo raacay xeerka u yaala shirkadda Dahab SHiil.
Sawirka Qoraalkii uu Xasan M. Jaamac(Xays) soo diray waa kan:
Mahadsanidiin,
Maamulka Bogga Raxanreeb












Geela horweynkiisu durduriyo aarankiisa maxaad mooddaa? Kuwii la is lahaa qabyaalad way ka koreen sida Dahabshiil hadday sidaas yeelayaan maxaad u malayn kooda Geeljiraha ah!!!
Aniga ra’yigayga waa in Dahabshiil ninkaas jagada uu hayo ka qaadaan waliba si rasmi ah oo qoraal ah haddii kale waxa uusoo qoray ayay la qabaan.
Waxaa xusid mudan inaanan anigu ahayn qabiilka magaciisa la sheegay balse Somali kasta oo qabyaalad neceb bay tanoo kale niyad jab ku ridaysaa.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk loooooooooool…………..ragaan cuqdad baa dishey iskaaa…..waxey ka naxsanyihiin Faqash inuu mar labaad guumeeysto
Hadduu ahaan lahaa qof ama wakiil caadi ah ama si kale ugu shaqeeya ee uuna ahaan lahayn qof meeqaamkaas ku leh Shirkadda sidaa ugama gubteen. Bal eeg heerka uu shirkadda ka joogo waxaa ku tusaysa ciwaankiisa uu isticmaalayo ee ah info@dahabshiil.com
[...] Original post: Maamulka bogga Raxanreeb: Waan ka xunnahay waraaqdaas oo kale in Dahabshiil ay inoo soo qorto [...]
kkkkkkkkkkkkkkkkkkk nin dhagxaan cabey warkiis kasoo qaad ninkani waa makhruun falan kkkkkkkkkkkk waa war uu qoray qof aan miyirkiis joogin raxanreeb viva
Ninkani ma aha qabiilooyin, warbaahin iyo qolo oo kaliya waxa uu u gafay ee bal eega sida uu Ganacsatadasharafta leh argagixisada ugu tilmaayay? Wallee waa yaab.
Haba caytamee … caydii way ka seerowday…..qolo kaluu idinku qalday!!
waxaasaa wax loo dhiibanayaa.. wallee shirkadda Dahabshiil sanadkaan ma indho qurxoona!
Dahabshiil waligeed waa ogaa waxay tahay laakin emailkaas waxuu cadeeyey waxay yahiin oo Run.. nacebkaas weyn aad dadka u qabto walee adigay ku dhib doontaa… dadka faqash ama majerteen aad leedahay.. waxaan jecelaan lahaa inay lacag dooda ay meel kale la aadaan lana xiro xafiis kasta ay ku leeyahiin meesha faqash & majeerten dagan yahay oo dhan….. !
MA HADAAD OGAATAY IN DHIIGSHIIL TAHAY DAD QABYAALDA KU DHAQMA WALI WAX KALAA KUU LAABAN SXBOW >>>>> BAL U FIIRSO SIDA AY SOOMAALIDIID U TAAGEERAAN MA TAL AHAAN DHANKA ARIMAHA BULSHADA MARKA TAAS AYAA KUU IFTIIMINAYSA DHIIGSHIIL INAY SOOMLIDIID TAHAY EE ANIGA RA,YI AHAAN WAXAAN ORAN LAHAA SOMALIWEYN WAQTIGII AY MEEL UGA SOO JEESAN LAHAYD WUU SOO DHAWAADAY INSHA ALAAH
Titleka/ Cinwaanka uu sito iyo siduu u hadlayo aad bay u kala fogyihiin. Ilaahow Aabe Siyaad u naxariiso saa waxaanoo miiranbaa waqooyi jooga oo uu dhaqanka ku celcelinayee. Waxaan u baahanahay Aabe Siyaad kale kkkkkkkk
W.t
warkaasi war cidaas ayleedahay aadbuu ugu egyahay sumad feecan oo luga garankaro ayuu leeyahay
===== baa iska ba’ay waayadan. Cid kastoo wax laga tabanayo, qabiilkaaseey lug ku yeeshaan. TV China ku yaal hadaad fiirsato ===== baa wax looga sheegayaa.
Dahabshiil dadweynoow,Dahabshiili meeysee waa dilaaga aadmiga ! Very Danger.
Hadii Maamulka Shirkadda xilka qaadis deg dega ku sameeyn waayo ninka warqadaan soo qoray waa in dhulka Soomaaliyeed laga mamnuuco.
Waxaan isweydiin jiray muxuu Dahir Calasow ka rabaa Dhiigshiil laakiin walaahi waa nin ildheer.
Faqash waxay ka wadaan Daarood,argagixiso Hawiye.
RAXANREEB:
Fadlan ama faallooyinkayga soo wada shaaciya ama iska wada daaya… Idinkama aanan baran inaad wax kala shaandhaysaan ee waa maxay wajigan cusub eed lasoo baxdeen? Weydiin meesha ku jirta ayaan idiin soo gudbiyay ee ama kasoo jawaaba ama ugu yaraan haddaydaan jawaab u hayn soo daabaca weydiinta oo is bari yeela, haddii kale timir lafbaa ku jirtee…
waxaan ku talinlahaa in dahabshiil talaabada ku haboon kaqaadaan ninkaas saas u hadlay asagoo masuul sare ah, hadii kale Soomaalida koofureed ha kafiirsadaan macaamiilnimada dahabshiil.
Waa wax aad looga naxo ah maanta In dahabshiil qabiildhan oo sumacd iyo sharaf kudhexleh soomalia ayku caayaan war website qoray oo aydhici karto in ay run iyo beentahay labadaba laakiin waxaa meeshaa kamuuqata indahabshiil ay sumacadeedii hoos udhacday waa in raaligalin degdaga siiyaan Qabiilka sumcada sharafta kudhex leh Soomlia ee ay ugafeen.
nimanyahow sibaad u hadal jilicsan tihiin amaba aqoon dheer baydin u lahayn dhiigshiil waar xaga siyaasada dhiig shiil iyo snm waa mid qudha tan isir nacaybkana dhiig shiil milkiilihiisa oo ah jifo yar oo ——————— ayaa ah kuwa maanta xoogaa yaroo doolar ah soomaali ku kala iibsanaya oo xataa taaladii sayedka ee xamar ka dhigtay tabeele ay dhiig shiil ku xayaysiistaan samankani waa samankii sanbuur every dog has a day sida ay al shabaab heshiis hoosaad u leeyihiina waa arin cid walbaa ogtahay waxaana la sheegayaa ayaamahan in siilaanyo shariif ka dalbaday in wiilka odayga dhiig shiil dhalay uu u sharaxo jagada r/wasaaraha soomaaliya waa sanbuur iyo bal soomaaliya waxa kala qabsada kkkkkkkkkkkkk reerkani soomaalidiidnimo waxay ku noqotay isnadaamis raxanreeb oo reerkan xishmaysay oo soo dhawaysay waa kuwaa maanta hilfaha u qaaday waar reerkan waxaa furdaamin kara uun wiilasha sooljoogto ee iyaga iyo teknikadooda ku caydhsada hawd
Warbalaayo anagaa aragnay qoladaan ====== ,======== nacebaa ,====== xataa ====== bay ka dhigeen.
hada laga bilaabo lacagtiina meel feecan ku dirsada sida wax aan ku nimcayn
Odaygu wuu marqaansanaa markuu emailka qoraayey hala yaabina. cirkaasuu marayey.
AAD AYAAN UGA XUN NAHAY CAYDAAS WAR QOLYAHAAS HA LA YABINA CUQDAD AYAA ASAGOOD KA REEBTAY
WAXASE DHIHI JIRAY NINKA DAHIR ALASOW NIMANKAS MUXU KU ARKAY DHIIGSHIIL SHOW NINKUBA WAA INDHEER GARAD IGA WALLA KUWAASI IN DEGANADA SOMALIYEED LAGA MAMNUUCO KU WACAN YAHAY
Kkkkk bal fiiriya dadka noocas ah ayaa lagula shirayaa londan iyo abu dabia Walee waxaa ka waalan wixii waxa ka weeydiya waddanka soomaaliya
snm waxay faqash ugu yeedhaa dawlad soomaaliyeed ee kasta oo aan ahayn snm faqash ma aha magac qabiil gooni ah ay ugu yeedhaan waxayna ku baxday faqashtu waa codka kabaha ciidamada XDS oo sawtkaa bixiya
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk daahir calasoow , markii sheekadii saado cali warsame kaa socon wayday ayaad dahabshiil kula galgalatay kkkkkkkk raxanreeb iyo adigu waxaad tihiin ilma saado cali samatar kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
viva somaliland and dahabshiil
Kan handadaadda u soo qorey Raxanreeb, wuxuu u muuqdaa nin aqoon gaab ah ama intuu si xun khamri u cabbey sakhrad la ildara.
Haddii la yiri sharikad baad iibsanaysaan ma ceeb baa mise ammaan?
Maxaa carda iyo handadaadda keeney? weligey intaan jirey ma arag mana maqal mas’uul ka aqoon daran.
Tan kale ninkan aqoon uma laha xiriirka dadweynaha uu sheeganaayo, waayo:
1- Maxaa Raxanreeb iyo faqashta ay sheegayaan ka dhexeeya? Waxba.
2- Maxaa reer Bari iyo faqashta(dawladdii Milleteriga) ka dhaxeeyey? Waa dagaal & cadaawad
3- Maxaa ka dhexeeya Raxanreeb iyo reer Bari? Nothing.
4- Ninkan waa sakhraan miyir la’ oo iska maagaya Soomaali aan waxba u dhimin. Raxanreeb weligood dacaayad been ah kama faafin soomaaliland iyo Dahabshiil midna. Raxanreeb waa dhexdhexaad.
Haddaba ninkan ma hawl wanaagsan buu u hayaa Dahabshiil mise macaamiishii buu ka kala eryayaa ?
Ninkan karaamadii seegey, ha laga eryo Sharikada haddii kale waa khasaarihiina.
beeneey waa run !!!!!!!
Dahabshiil maxaa kudhacay saan miyey ahaan jireen mise waalidu haday bilaabatay maamulka dahabshiil arintaan wax haka qabto .
ANIGA WAXAY ILATAHAY INLA HUBIYO IN QORAALAKANI FICLAN NINKAA KAYIMID ILEEN QOLOKALAA IS BEENFARTIIMIKARTEE HADAY CADAATO WAA ARIN LAGASUGAAYO MAAMULKA DAHABSHIIL WARJIRAABA CAKAARUU IMAN
kkkkkkkkkkk
Dahabshiil waa sharikad caalima ah , waxa maamula rag aad ugu xil dheer cilmiga tijaarada iyo macaamilka customerka … ujeedada R/R waan garan karaa , laakiin waxaan idiin sheegaya in beentani aanay Marnaba wax u dhimi karin sumcada sharikadan….
Runta waxaan moodayay in R/R intaa dhaanto oo ay caadifad iyo qabyaalad ka dheertahay laakiin maantay xaqiiqadi soo if baxaday.
anigu shakhsi ahaan wallay iga tahay in aan dib laygu arkayn webkan , runtii danna kama lihi haddii aydin commentkan soo daysaan iyo haddii kale , laakiin xaqiiqadu waxay tahay in maanta aydin sharaftii iyo karaamadii iska qaadeen markaa war ka dhigteen e- mail yar oo qofkii doonaa ka soo diri karo office uu ka sheqeeyo oo uu ku sheegan karo magac aanu lahayn.!!!!!
Anyway, isku maaweeliya beenta iyo wararka noocan ah dadkana waxaa doontaan ka dhaadhiciya kolay cid aan idinka ahayni akhrisan maysee…
good luck haydiin macaanaato….
By the way , – cid aan idinka ahayn – waxaan uga jeedaa (FAQASH)
waa jawaabtii ugu fiicneyd ee ay raxanreeb hesho waayo waxay mooden dadka kale ============== ay iska-baacsanjireen oo ay har&habeenba ay utun-weynayeen maanta idoor wax kaqaada lama cataabe oo waliba qareena laydiin qabsay.
dahabshiil hadi u kaas oo kale u shaqeeyo anaga ayaa iska xaal marineyno maxaa yelay ma mudna in lala hadloo anaga waxaa nalayiraahdaa ============ KANAX OONAFTA WAA HA HAAAAAAAAA
kkkkkkkkk walahi waa quslay oo dahabshiil ma sidan baa u danbaysay , subxalahi, oo ======= oo dhan argagagixa ku sheegeen kkkkkkkkk ========= wa ku tufeen.
Waar dahabshiil afkaas kuma hadasho ee iska hubsada warkaas qofka qorey. Ta kale qabyaalada iska dhaafa.
Qabyaalad hadi ay noqoto waxa aan huba in shirkada Dahabshiil inta ay uu qabatey dad ka dhashay beesha Darood ka badan tahay waxa qurbajoog qurbaha ku saaqidoobey uu qabteen kolkaas isla yaaba oo xaasidnimada iyo qudhunka sika dhaafa.
waa dad un nacayb qabiil lagu soo ababiyay markay kaa horyimadaan saad isku leedahay ninkaan xikmada uuso wado bal dhowr ayuu wuxu soo burqanaya togag cuqdad ah inkastoo aysan dadku isku mid ahayn lakin dhalin badan oo aan arkay aad ayan ula yaabay cuqdada iyo isir nacayb ka lagu koriyay ee lagag dhaadhiciyay
Aduunka waxaa ugu nasiib daran ragga aan taariikhda cashar ka dhigan. Waxba ha la yaabina hadalka ninkani soo qoray waa hadalka runta ah ee lagaga hadlo Dhiigshiil xafiisyadiisa. Faqash weligeed waa faqash ama lacag ha loo diro ama kacag ha u hayee sidaa colaada daah baxsan uu u sheegayo ayaa ka asal ah. Qolyahan Raxanreeb ciday yihiin ma yaqaaniin oo aan ahayn inay Faqash yihiin mana kala jecla Faqash nimankan inay jaqaan oo lacagtooda qaataan mooyee.
Hadaba reer Faqash meel walba oo aad joogtaan ogaada meesha lacagtiinu marto. Ku dirsadda cid kasta oo kale xitaa Western Union Never Dhiigshiil Never!
I have stopped using the services of this war criminal 11 years ago. He was even responsible Jimcaale’s Barakaat closing. I am glad he wax cleared and I am sure he will be fine. This company is blood sucker hate propagating criminals.
OO Dahaab shiil mujamaca ay lacaagta ka helaan soo ===== kuma jiro
inta ka soo gasha ===== kaliya muu fiiriyo tankale nin umada somaliyeed
la rabay inuu u dhaxeeyo oo ganac sadaa maxaa hadalkaan ka kenay
waxaa soo haray ninka waxaa la soo tagaya max kamaad waana la waydiin doona
sababta uu ====== u af lagadeyay
waa qof daciif ah laakiin waxaad ogaataan kuwa iska leh waxshiilka baa ah nin baqtiyey -waana cadeynayaa dadka u shaqeeya waxshiilka 95% waa ===== ama kuwa iska leh bal fiiri shirgadaha la mid ah sida amal somalia oo dhan baa ka shaqaysaa- – haddii aan aqaan xaarshiilka shaqada kama cayrinayaa ee ka fiirsada kuwa wax ku DIRNAYA lacagtiina ka fiirsada meesha aadku dirsanayaan kaas oo kale sida loola xisaabtamu waanu naqaan
WAR DADOOW QABYALADA IYO CAADIFADA XARAANTAA ISKA DHAAFA OO ILAAHAY KABAQA ===,===,====,===IYO ===IYO KUWAKALOOBADANBA WAA DAD WAALAALAA OO ISLAAMINMADA KUWALAALOOBAY EE MAXAA INTAA KABAD OOD RAADINAYSAAN CAJIIB QABYAALADI SOWMAAHAN TII DHAFOORKAA NOOYEESHAY ADUN IYO AKHIRABA KAHATAR AYANUKUJIRNAA ISDABAQABTA
=========================================================
Xaqiiqadii anigu ma ihi ====== ama ====== laakiin Raxanreeb ayaa iga yaabisay oo difaacaysa ===== Qurunle.
dahabshiil warqadda uu qoray waa sax,waayo faqashtii waanagii iska xoratnay,
================ anagay noo shaqeeyaan,ama noo basaasaan
Qof walba e-mail ugu dira oo facebook geliya, oo diida inaad la macaamishaan dahabshiil.
bismillahi rahmaani raxiim…. Waar dadkan ayaa naga reeba!!!!!???? Waar faqash waxba kama Taqaaniden .Lacagtaada maad diran??????????????????????????????
walee waydinka Xidhmay beridhow!!!!
Waa wareey arinta meel xun beymareysaa. intaan waranka iyo xabada aan la soo bixin hanalaga hubiyo ninka waxaan soo qorey inuuu asaga yahay iyo inkale . dahabshiil Waad inaad kasoo jawaab taan arintaan sida ugu dhoqsaha badan.
waxa igu daran mursal hadaad RaxanReeb adan akhrisan adeey kuu taal magac kale lee hanoo sameysan awalba RaxanReeb kuuma yeerane ….Borame girl dadka magacooda aad soo qaadanyso waa ceeb ee isku kalsoonoow meesha dadka waa wada somali cid khaas ah oo la yiri comments ma qori kartid maleh mase u maleynaayo inaa xataa gabar aa tahay cafisna labadiinaba
asc waa in dahabshiil laga saaraah dhamaan gobolada ===== hadaysan rali galin kabixin iyo xaal hadalkaah waliba ani macmisha ugu badan ani ayaa ukeenay xafiiskooda stockholm ee cariga swedan walahay hadaysan rali galin ka bixin dhakhso dhamaan wa jojinaynaah macmiisha ku xiran ee rer puntland waliba hadan jawaabtu dhafto 10 days waa isbaranaah , ani dahabshiil saxiibo ayaan ku leyahay lakiin haday saan udhaqmayaan oo dadkii cayayaan waa inay hargeysa ku ekaadaan , anagu cidanah gar ahaan u abaari mayno lakiin waxaan rabnaah dahabshiil inay raaligalin bixiso si dagdag ah oo ay noqoto shirgad somaliyeed ama shirkad u leeyahay nin ka ladhahayo hassan heirs somaliland yaan lo gafin lakiin bilaa adeb kaa ayaa iska jogah oo kaleh mu iska dhiciyo raxanreeb maxaa qabiildhan culumo iyo caamo leh ugeeyay wabalan inay dahabshiil dareento hadaynan kajawaabin hadalkaah waliba waxaan dhigayaah barta facebook iyo wabwalbah haday nan ka jawaabin 10 days gude heed wa bilaahi toowfiiq balantu waa saas
Walee ceeb ayaa ku habsatey xaarshiil iyo ninka sidii inuu xashiish ka dhergay meesha wax ku qorey war anagu umad jiran lama sheekaysano hadaad wax gadatey iyo hadii kale maxaa iiga gadhiisha fuley harkiisa ka didaaya anigu lama sheekaysto niman iyo naago waa isku mid waa xabashi soomaali maahs waa in laga sifeeyaa dhamaan meelana ay ku hareen
JKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK ====land waa walaty Ma ====== Buu afkan ogaaa ku taaagay walee waad ka war bogi markaan Lowyr ka aad sheegayso anigi lacg siiiyo === uuu === i ===== uuuuuuuuuuuu madaxda afdanbe haku tagina VVVVVVVVV =]==
inaa lilaaahi wa inaa ilayhi raajicuun dadkiii madaxda u ahaa dahabshiil haday sidaan samaynayaan oo qabyaalad iyo qabiil nacayb ku jiro maxaad moodaa dadkii shaqaalaha u ahaa waxaan u malaynayaa in dahabshiid talaaabo ka qaadi dooonto ninkaas magaca dahabshiil dadka ku galaaftay oo dadka eeda iyo qabyaalada ula yimid
from :::::: AKHRISHTAYAASHA RAXANREEB
Af caytama ninkiisuu ku yaal,wixii uurka kaa jira mar uun buu afku kaa xadaa ninkani isxaan weyn buu noo sameeyey maadama uu noo cadeeyey waxa ay ku sheekaystaan,Dad waynahan sharafta leh ee comments ka soo qoraya walaalayaal maxa ina wareeriyey oo lacagteena laynagu caayayaa hadaynu nahay somaali waxaynu haysanaa dhowr iyo toban. xawaaladood ee aan ka dirsano xawaaladaheena kale,xoolahayagii bay nagu cayeen,maxa afxumada keeney beeshoodu haka dirsato oo qura,waxa la yaableh isaaqu kama dirsadaan xawaaladaha kale ee soomaalida maxa anaga na waalay.
Fadlan waxaan ka codsanayaa cidii wax ka dirsata Dahabshiil ama xaarshiil ay sida ugu dhaqsaha badan u joojiso.
Waxaad kaloo ogaataan in lacagta aad dahabshiil ka dirsataan ay upto 5% oo ka mid ah ay jeebka u gasho ninka isir nacaybka noocaas ah kuu hayo iyo kuwo isaga kasii daranba.
Waxaa jira xawaalado badan oo kuu dirayo kana service fiican.
Aniga maanta laga bilaabo waa oga xaaraan in aan wax la dirsado.
Gumaysi maxaya yaana gumaysan kara manad naga war hayn inan awood uleenay imika wax walba inanu samaynu doqon foqol doqon dahabshiil wuu saxsanyay waayo halkani waa hoyga qabyaalada
Raxanreeeb ma waxay doonto ayay dadka u sheegi maxaa cadayn u ah in dahabshiil soo qortay mise isdaba marintii ladinku bartay ayaad wadaan
Boycott Dahabshiil !! facebook page sameeya la magac baxay boycott dahabshiil sida ay u jirto mid la yiraahdo boycott israel.
Car maamulka dahabshiil wax raali galin ah haka bixiyeen gafkaan.
Sida kaliya ee loogu jawaabi karo waa idinkoon ka dirsan lacagtiina just boycott.
Kkkkkkkk waryaara ”””””” dadka daaya!!!!!!!! ============== weeyba katalaabsadeen BAW.
Kkkkkkk dhiigshiiil waalayaqaan somali xola heeda ayay halkaa kusoogaaratay markaa waxaan ugu hambal yaynayaa in ay fashilantay lacagdan bana hadhiganina hadaynan xaalkabixin dad kay cayday walal xaan kaxumahay inla aflagaadeeyo harti oosharafleh meelkasta
qofku wuxuu yahay ma qarin karo si kasta oo uu isugu dayo.
tani waxay daliil marag ma doonto ah u tahay,in ay qabyaaladu lafohooda ku duxday aysana wax rajo ah lahayn Dahabshiil
I wonder after this lowness and hatered who will use Dahabshill from today!!
aduunka kale haday ka dhacdo tanoo kale waxaa hubal ah in shurkdaas suuqa ka bixi lahayd. War Soomaaliyeey Dahabshiil ka fogaada.
aad ayaan salaamay dhamaan shaqaalaha raxanreeb.com sxbyaal ilama aha in dahabshiil soo qoray waayo dahabshiil waa shirkad weyn ilaahbaa weyne oo sumcad iyo sharaf leh markaa macaa hadii been laga qoro ilama aha wax aan jawaab caadiya ahayn in ay kabixiso laakin hadaladani waa hadaladii qofka magac somaaliyee ceebeeyay ee hebell calasow markaa qofkaa sharaftii kadhimatay ayaa shirkad aan waxbaba u ogayn magaceedii kuwaashay oo marki wixii la akhrisan waayay isa soo beeb farimay ninkaasi waa ninka qora hebe iyo hebla oo is dhuuqaya ayaan arkay iyo wax aan qof diin iyo daiir lihi qorin ayuu qora soomaali oo dhamin hada waa baratay waana qof dhintay oo nolosha kadhacay markaa fadland qofkaasi wuxuu utaaganyahay iska horkkeenka bulshada soomaaliyeed iyo dhaqan xumo ee yaanu sharafta idinka dilin
KKKKKK, Adeer dadkiinii bay maalin walba xasuuqayaan goortaasaad axsaan ka sugaysaan, waxwalboo dhibaato dhextaal waxay uga tanaazulaan inay meel idiinka soo wada jeestan adinkana biziness iyo waxla mid ah baad ka sheekeynaysaan adeerayaal dad sumaysan baad tihiine oo weliba waxaan idinku tilmaamay umul oo shalay waxaad soo marteen maba ogidin. wax waxaa lagu sheego iyo wax kasii liita waad istaahishaan ee ordayoo waxkala garta nimanyahaw haddii kale nacnacda meelahaas la aada.
Metelan faqash macnaha waa Daarood, haddii faqashtu joojiso lacagta inay Dhiigshiil ku dirsato intaasaa aargoosi iyo khasaare ugu filan. ANIGU WELIGAYBA LACAG KUMA DIRSAN HADDANA KU DIRSAN MAYO. STOP USING DHIIGSHIIL HATE AND CRIMINAL DISPERSING COMPANY.
aad baan u soo dhawaynayaa raxanreeb inuu iibsado [[[[[[[[[[[[[[[[ oo iyana lacag ka rabto shirkada dahabshiill laakiin waxba ka qaadi maysaan no more nac nac wadadii [[[[[[[[[[ ayad haysaa uun
Kkkkkk waa caadi somali maxamedna way ogtahay waxa ku jira somali wuuqooyi illaahow soo hanuuni
war kuwaan ””””””’ kaliah un bay ka kaadshaan
allow yaadhaha midtigree ah baa saas yiri.
Subxaana-laah,, shirkad la iibsado maxaa dhib ah oo ay leedahay, sideese meelka dhac u noqon kartaa , mise ummadda /////////// oo dhan fikradda Edna Adan ayay qabaan, somalida aan waqooyi u dhalan inay argagaxiso iyo burcad yihiin
KUWA CAYDA WAX MOODAY EE UU UGU HOYEEYO CALASOW WAXAN LEEYAHAY HAYBADA DAHABSHIIL ILAAHAY AYAA SIIYAY CIDINA KAMA QAADI KARTO DAHABSHIILNA WAA NIN ILAAHAY WAX SIIYAY CAYDA AAD MEELAHAA LA TAAGANTAHAYNA AXBA YEELI MAYSO SOMALINA WAY TAQAANAA ADIGU MAWAXAAD IS LEEDAHAY CAY BAA WAXKU TARAYSA WAXAA LA YIDHI QOFKUNA HADUU XALAAL KU DHASHO DADKA MA CEEBAYSTO ADNA CALASOWOW WAXAD TAHAY WAD IS TAQAANAA ILAHAYNA IDINMA SIMIN ADIGA IYO DAHABSHIIL SHIKH SIYAN ADAABAY CEEB IGU TAHAY IN AAN DAHABSHIIL KULA MEEL DHIGO ADUUNYADUNA QABIIL IYO FAQASH IYO SNM WAXAA WAY KA HORMARTAY DADKUNA WAX WALBA WAA FAHAM SAN YAHAY CID AAD KHALDI KARTAANA MA JIRTO DAAHIR TUUGOW BY MUSTAFE MOHAMED U S A KANSAS HADAAD I BAHATANA IGALA SOO XIDHIIDH 806 471 3806 ANAA KU SHEEGANAY HADAA WAYDO ABAHAA IN KASTOO AANU DHAQAN KIISU HAGAAGIN ILMA SINAHA HADANA ANAA WU WADANAYA AAD MUSQULAH AMA SUULIYADA II QODIDE BY MUSAFE MOHAMED 806 471 3806 KANSAS U S A
uuuuuuuuuu
WAXAN KALOO LEEYAHAY DHALIYARAD AMA AKHYAARTA KALE DAHABSHIIL QOLO MA NECBA YAAN MASKAXDA LA IDINKA WASAKHAYN KA BAYDHA AKHASOW SOW MAGACIISA AYAABA AKHASOW AHE WAABA NIJAASE SU AALNA WAN IDIN WAYDIIYEE WAA KUMA KA IDINKA MID AH EE QABIIL DHAN ODHAN KARA WAAN NECBAHAY KA KORA DANAYSI IYO NIN JECLAYSI INTA KALANA WAXAN LEEYAHAY ISU BAYDH DADQALATOOY
WAAR WAXAAD MALMALUUQDEEN EE BEENTA AH KA SAARA WEBKA ,ILAAHAY BAA LACAG BAXSHEE ILAAHAY KA BARYA INUU SIDIISA WAX IDIN SIIYO MAXAAD KA XAASIDAYSAAN DAHABSHIIL,SHAQAYSTA OO BAADA SIDA NINKA WAAGACUSUB XAARAANTA KU NAAXAY HA NOQONINA EE XAASIDNIMADA DAHABSHIIIL GOOGOOSAY.
SALAAMU calaykum walaalayaal meel kastoio joogtaanba gaar ahaan WAXAA salamaya bahda raxanreeb,walaalayaal aad ayaa uga xunahay haday run tahay oo shirkada dahab shiil soo qortay waraaqdaaas waayo dahab shiil sumcad wanaagsan bay bulshada ku leedahay lakiin qoraalkoooda WAXAA JA MUUQDA JINSI NACAYB DHABA OO MEELO BADAN TABANAYA WAAYO WARQADA waxaa ku qoran WAA NAWAAN SIDA MAJEERTEEN IYO FAQASH LA ISKA CALIYO marka aad ayaa uga xunahay madaxa dahabshiil inuu war qadaa iyo wax lamida soo qoro soryy ilaahay cafaafiyo waa nin jiran oowaliba xaga maskaxda XANUUN ============= LA YIRAAHDO KA HAYO
Waa Arin aad u fican weyaan [[[[ faqash inaad tihiin malaha waad hilmaamteen kakakakak faqashta la sheko malaha [[[[[ iyo ”””””” iyo ;;;;;;;;; baad uheeysateen….. Dahabshiil lcg danbe haga dirsanina oo shirkadaha ”””’ wey badanyihiìne ka dirsada…. ………..faqash is faqash kalama jecla afka yeysan iidin macaneyn ///////////
runtii tani waa wx aad uxun sharafta DAHABSHIIL hoos udhigaya lkn taas waxaa kasii daran website yada makala yaqaanaan miyaa maxay dusha nooga saarayaan wabsiteka ;;;;;;;;; mise puntland ayay karaaceeb kkkkkkkkkkkk
War ninkaan Raxanreeb warqadaan usooqoray waaqayru masuul Qabyaaladi qurunsatay waxaadna kagaranaysaa erayada uu sooqoray iyo caytankiisa Dahabshiil kan waa inay si dag dag ah isaga eridaa hadii kale sumcada ayuu kadilayaa Raxanreebna waxba udhimimayso qoraalkani ee waa Dahabshiil waxa shilalka saaran!!!!!!!
Kkkkk. Libax iyo dameer aya —— dhigtay markasa libaxi ku horeyey marku dhamaystay 12 jeer aya dameerki =============== ayuu cabaday markasu dameerki yiri amus wasidaso ay 11 jeer ku hartay ee. Hada kan ===waa sidas Oo Somali ku soo noqonaysid ======= ku sugayo.
Balse inta ka hor is ka hubi cida leh web kan.
/////////////cuqdad ayay udhimanayaan waxaan urajayn in ay sidagdag ah ugu dhintaan maxaa yeelay wax kusilicday
Waaxas iyo wax ka daran aya soo qoortaan adiga ba marka no caalaal time.
Boorka iska jaafa ee hooshina guuta,
Ps faqash na waa tiihin jiinsigiina ba ka soo jeeda marka ha inkiirina nooh
waar yaa raxanreeb waar warxuma faafinta aan meelna haysan kala tag meesha wax uu dahab shiil kuu soo qoray ma jirtee waxa aad is leedahay magac samayso aan jirin .in aad ======= tihiin cid walba waa ogtahay.halka aad ===== ka dhigtay in aad ====== ka dhigtay ahaayd,kkkkkkk
umana malaynayo in aad wax khibrada aad saxaafada u leedihiin,waxse laga yaabaa in aad isku daydaan in aad tabloid iska dhigtaan .dahab shiil in aad jirtaan iyo inkale walaahi ma oga.
Kakakakak dhiigshiil halkaas ka sii wada faqash naceybka waa cashir fcn aad u dhigteen kuwan mj oo idin jcyl
Waa caadi inay sidaas u hadlaan oo moodaan inay iyagu dadka iska leeyihiin. Faqash waxay u jeedaan ====iyo ====, amxaaradana waa walaalahood marka niman waa in la iska dhiciyaa oo laga joojiyayaa xawaaladaha ay ku leeihiin soomaliya inta ay calanka buluuga ah qaadidoonaan.
Fadlan soo geliyahee waa idin sidee hana cabirinee.
lol horta warbixintan waxbaan ku ogaaday raxanreeb waxaan u haystay web somaliland ah oo qunyarsocod ah maalin walbana waan akhrisan jiray hada aad baan uga yaabay in uu web ////// ah yahay kkkkkkkkk
Acuudu Billaahi, ILAAHAY BAAN KAMAGAN GALNAY ISGA IYO WAXA LA CAQLIGAA, TALOOW WAA QOF INTEE LE EG AXADKU AQOON MAADI IYO MID DIINEED INTEE IN LE EG AYUU LEEYAHAY SHIRKADASE MA HAL QABIIL AYEEY U ADEEGTAA WAA KAN WAXAA KU HADLAYEE SOOMAALINA WAA INAY KA FIIRSATO HADA KADIB DAHABSHIIL IYO MACAAMILKEEDA WAXA MADAXDEEDII SAAS U HADLAYSO MAXAAD MOODAA MINJAHEEDII WAA YAAB/RAXANREEBNA TAA ANAGAA IDINKA RAALIGALINEYNA WAR SAWIRKIISA BALQOFKA NA TUSA YAAN SOOMAALI IYO ISLAANKUBA KU QALDAMINE,,,,
Dhiigshiil, waa is cajabiyey, Looyar ku lahaa, waxii ka qabsaday Daahir Calasow ma ilaaween , intay dacweeyeen , hadana ay maxkamadii la yaabtay waxii ay ku dacoonayeen ee ahayd web buu wax nagaga qoray hahahahah, waxay leeyahiin laba dhaqan oo Yahuudu leedahay kuwaas oo kala ah , Dacwo aan dhamaanayn iyo Dhul ay boobaan . Duliga
waar dee ======== faqash maaha makaha kan wax idiin soo qoray waxaany ogayn — kelmada faqash aanu ka baranay ssdf oo ugu yeeedhi jirtay ciidamada siyaad barre. faqash mac aheedu waa dhasha doofaarka reer muduga ayaa doofaarka yaryar u yaqaan faqash. hadii aad hargeisa tagto ma jiro qof garanaya macnaga dhabta ah ee faqash. laakiin anagu waxaanu faqash u naqaan cidkasta oo siyaad barre taageerta ama ciidankiisa ahayd. ==== xaal ka qaata sakhraanka jaahilka ah siduu wax qoraybaabad ka garataan aqoontiisa laakiin kan waaga cusub ee munaafiqa ah yaanu warbixintiinan bilaa turxaanta ah si khaldan u adeegsan.
SOMTEL xamar waa u xur waana la keeni karaa isku dirka Puqland ay wadaan ayagaa ku halaagsami doona ====== IYO ====== waa walaalo JAMBAL caato ah baa wadaan …inaad tiraahdaan == baa argagaxiso lagu tilmaamey iyo xamar waan gaynsan karnaa Somtel inaad dad isugu dirtaan ma dhici doonto.===== qabiil la dhinta kuna noolaada waligiin
War heedhe shirkadan qabiil ayaa leh dhiigshiil reer khaatumo hadaan nahay lacag kuma dirno amal express ayaan ku dirnaaa. Kuwan xawaalad ma aha waa jabhad snmta ah. Dagaalkii kalshaale beesha ay ka soo jeedaan mulkiilaha baabuurta dagaalka ayuu u iibiyey beeshiisa markii lagaga gacan sareeyey dagalkii. Dhiigshiil ha dhigin lacagta.
Sheekadaa lawyer iyo maxakamada way yaqanaan waa kuwii ku fashilmay saxafiga dahir alasow intay maxakad sareen keeni waayey wax proof ah. Wiiladi iyo degdega way yaqanaan oo reer ka leh dhiigshiil ee burco ayaa saas isaga fududud. Laakiin darawiishta ayaa karbaashta oo buuraha saarta sidoo dii. Faqash ayaa laga raacay. Karbaash labaad oo faqash ayey u baahan yihiin.
dahabshiil waa ganacsade somaliyeed,lakiin waxaa shaki kujirin inuu qabyaalad ka shaqeeyo,dagaalada somaliland kula jirto dadka somaliyeed waa ka qaybweyn ee qolodan tolkay reer puntland baa waxay u haystaan dagaalku khaatumo buu khuseeya,lakiin dagaalka s/land waa nacayb fog fog fog fog fog….yaanay idinka hoos bixin miyaadaan maqlayn waxay adna tidhi koonfur oo dhami waa argagaxiso, ninkan waa sidaas oo kale wuxuu yidhi koonfur waa argixiso,
ACuuuuuudkooooooy. hayaaay. war nimankii dahabshiil waa xanuusanyihiin, allow na badbaadi oo cuqdada intaas le’eg miyey qabaan. Dahabshiil waa inay raali galin iyo compensation kabixisaa hadalkaan meel ka dhacaa ee ay u gaysatay Warbaahinta Somaliyeed ee raxanreeb.com iyo shaqaalaheeda. hadii kale waa in tilaabo sharciga waa faqsan laga qadaah, ayadoo loo marayo in la karantiilo. kolay aniga maanta kadib waxba ku dirsan maayo 3 sano baan maacaamiil ka ahaa,wadankaan joogo ee Canada. Markii hore baan ka shakiyey waayo waxaan ============= ahayn uma dhiibtaan meesha dadka kale waa ka mabnuuc qurbaha idinkuba baaritaan kusameeyah ileen waxaan baa u qarsoonaa. bisinka iyo yaasiinka ilaa ay ninkaas cayriyaan raali galin somali ku qanacdana bixiyaan wax dambe ka dirsan mayo. xawaawaalad qabiileedkaan waashay waaba horor bisinka.
@ R/R. Mudane Tafatire: Dahabshiil waxay ahayd shirkad aad loogu hanweynaa, rajana laga qabay
isu keenista iyo u kala dabqaad (Soomaali) in ay wax weyn ka tarto. Waase ayaan daro in uu madax u
noqdo shakhsi saas u liita oo maangaab ah ama maandooriye dilloodey.
Waxaa la yiri, ” Afka xumi colaad-na wax kaama taro, nabad-na waa kaa kaxeeyaa”. Shakhsiga la
yiraahdo, (Xasan Xiis) ama suu u jecel yahay (Hassan Heis) ahna (CEO) oo u taagan (Chief Executive Officer) oo madax meel ka sareysa oo la salaaxo ma leh. Shirkada maamulkeeda ninka u sareeya weeye
sidda uu sheegtay.
E-mail-ku been ma sheego, waana caddahay in uu ka yimid (Dahabshiil), ciddii shaki ka jiro iyo ciddii
rabta in laga raaligaliyo ha u qorto, . Amase, hadaad xiriirkii ganacsi oo adiga
iyo (Dahabshiil) aad joojineyso u sheeg oo u qor, intaas in uu ku eg-yahay, sababtana asaga ay ka timid.
R/Reeb: Fadlan na soo gaarsiiya in aad Dahabshiil la xiriirteen iyo (E-Mail) u dirteen hadday jiraan.
Warkani waa been ee hala hubsado. Shirkaddu sidaas uma hadli karto ee waa dacaayad
war dahabshiil soo kii in saado la dilo lacag ku bixinayay maaha qof dil u bareeray maxay cay la tahay raxanreebna waa websideyada somalida kuwa ugu macquulsan marka intii somali aysan waalan bay dadkaasi walaayeen hada oo somali wada waalatay maxaad ka sugi waxaasna yaan laysku mashquulin nin waalan warkiis ka soo qaad cayna cid wax ma yeesho ninku caayay waa nin kaa baqay intiina meesha wax ku qoraysooy illah ka yaaba walee maalinta qiyaame cidna kuu doodimayso laa dahabshiil.majeerteen ,faqash iyo argagixiso midna lagu waydiinmaayo naftaadaa lagu waydiine maanta qiil u raadi
scw runtii waa wax lagu qoslo sida ay walawaynta iyo inta wanaaga necebi hadba rag aanay gaadhayn waligoood haday noolaadaaan u xag xaganayaaan sxbayaaal telecom somaliya aaayaad sheegaysaane dumarjiina ayuu dahabshiil iibsanayaa eee waxaad samayn lahaydeeen ka fikira
waxaan u malaynayaa inaanu qorin warqadaan qofka ku saxeexan laakiin ay been abuur tahay. waayo ninka masuuliyaadaas hayaa ma ahan qof sidaas oo kale u hadla, haddii aan maleeyo waa dad neceb dahabshiil
waxaan akhriyaya waraan 10 jeer in kabadan wayna lila noqonwaydady nin masuula in uu sidaan u hadlo waxaa leeyah caradaada ku dhimo wax kaloo uu istaahilo magaranaayo
dahabshiil maanta saas ayay iigu abaal guday (hada ayan hoyo iyo aabe) u sheegaya/mahadsanid /raxanreeb
sida runta ah dahabshiil waa nin ganacsade ah oo ilaahay xoolihiisa u barakeeyey, waxaan la yaabay dadka ninkaas ka daba qeylya,,, waa koox wada socota ,,, waxa ugu weyn kan qora waagacusub oo ku qafiifay dahabshiil iyo xoolaha ilaahay siiyey,,, saado cali oo rumeysan la in ilaahay taajir ka dhiigi karo nin habar jeclo ah,,,, waxaan u arkaaa in saado shirkada dahabshiil qabiil ahaan u necebtahay una necebtahay,,, dahabshiil waa shirkad bulsho, waa shirkad dadka masaakinta ah caawisa, qof garanaya shirkad ama ganacsato somaliyeed oo gaari karta ama u dhiganta xaga caawimada umada somaliyed waxan jeclaan lahaa in aad dadka u sheegtaaan.qoraalkan waa been abuur waxaaan ka danbeeya calasow,,,, umada soomaaliyeed way la yaabtey calasow wuxuu daba dhigtey nin ganacsade ah oo aan siyaasi aheyn.. calasow sxb ilaahay arsaaaqad weydiiso iska daa xaasidnmada ,allaha rxmaanka ah ee dahabshil waxaas oo hanti ah siiyey adna wa kuu siin karaaa,,, dadaaal sameeoo shaqo tag , waa laga fiicanyahay cayrta aad holland ka guraneyso,,,,,, saxaafaduna sida maaha in qof shacab ah hantidiis la dabo dhigt saaadona waxan leeyahay waxan leeyahayhadii dhulbahante iyo habarjeclo isku yihiin tom iyo jerry maaha arrin uu dahabshiil wax ka qaban karo 400yrs ayay sida isku dilayeeen , eedo habaarka iyo xanuunka qabyaalada iska daaa hadaad iska deyn kari weydana iska yareeeee……
dahabshiil maanta saas ayay iigu abaal guday (hada ayan hoyo iyo aabe) u sheegaya/mahadsanid /raxanreeb, wlhy dahabshiil wax lagartama ayey heshay.
asc weli ma,arag qof reer muqdisho ama meelaha udhowdhow ka yimid oo taagan xafiiska dhiigshiil waxa agtaagan ee wax ka dirsada waa ========== nasakhan ,ma,arag qof ============ ah oo taagan xawaaladaha soomaaliyeed ,doqona hubkeeda ayaa lagu dilaa waa run ,hadii aad damiir leedihiin magaceeda ayaad ka mamnuuci lahaydeen dhulkiina ,waadse u kala dheeraysaanba ….maahmaahdaa ayaan xusuustay markaan maqlay qaar ===== oo dhiigshiil baa saa nayiri leh ,hadaad joojin waaydaan suuqgeynta dhiigshiil mar kalaad garan doontaan ….meelaha ay xafiisyada ku leeyihiina guba waxa u shaqeeyana xidhxidha hadii kale joojiya dhiigshiilbaa saa na yidhi …dagaal dhinac kasta ah ayay inagula jirtaa kaan ogayna loo sheegi maayo…….daahir calasow waa nin intellegent ah soomaaliyana influense weyn ayuu ku leeyahay ….hadii loo laablaabo deegaanada daaroodka oo dhan ilaa 100 laamood ayaa xidhmaya wuxuuna ku waayaya 100milyan sanadkii ilaa deegaanka somalida ethiopia jigjiga ,waxa uu isugu soo biya shubanayaa waa burco oo 3 laamood ah hargaysa oo 6 laamood ah iyo berbera oo 2 ah sidaa hadaad samaysaan bil gudaheed war cajiiba ayaad maqli lahaydeen .
ogaada laamaha uu muqdisho kuleeyahay hawlo kale ayay u joogaan alshabaab ayay fan gareeyaan waa meelaha argagixisada lacagtu u soo marto ilaa katimaada eyman sawahiri ,qadar,saudi, iiraan iyo meelo badan oo kale xataa yurubaanka ayaa taageera alshabaab .waayo waxaan idiin hubaa qof reer muqdisha ah inuusan is agtaagin xawaalda dhiigshiil wuxuu ka dirsado iska daaye …….dhiigshiil waa cadoow aad korsanayso iska ilaaliya… khatumostate of somalia hanoolaato
waa wax lala yaabo nin shaqadisi saas ugu ciyaaraya umad nacayb dad walalahod ah oo muslim ah heerka gaarsiyey halka gaalada xubiga iyo sharafta loo hayo ilaahayow soo hanuuni waagacusub runtii aad baad u mahadsantihin
tan oo kale waa wax kA dhaca badiyaaba dada ku talagala inay dadka magacooda AMA sumcadooda wax weyn gaarsiiyaaan.waxayse Aniga ila tahay haddaan dhiigshiil groups weli arinka wax kaqaban inay la qabaan,shaqsigni waxa uu qoray.ma orankaro waa Masuul ee waa mukharib.
Akhyaareey Asc wr wb.
@BIRJEEX aad baad u mahadsantahay walaal.
Ta kale, horta qof walba ha xasuusto wuxuu qoro in isna la qorayo oo Xisaab aakhiro dambayso.
Anigu shaqsiyan arrinta aad baan ula amakaagay ugana gubtay sababtoo sida walaal BIRJEEX sheegayba Dahabshiil waxaan u arkayay wax Soomaali oo dhan u taagan isuna soo dhawayn kara Soomaali oo dhan. Sida ninkani yeelayse waxay noqotay HADDII DAWO BUKOOTO MAXAA LAGU DABIIBAA?
Marka iyadoon qabiilka uu yahay iyo cidda wax ka sheegaysa Dahabshiil oo dhan aan la eegayn ayuu GAf wayn galay shaqsigani. Cidda ugu horraysa ee uu gafka ka galayna waa Dahabshiil. Kolkaa waa inuu iyada iyo Soomaalida kaleba raalli galiyaa oo kadibna cafis waydiistaa Soomaalida sidaa hadduu yeelo dhib uma arko inuu shirkadda usii shaqeeyo, haddii kale oo Dahabshiil talaabo qaadi waydo sawir khaldan ayay bixinaysaa.
@AKHYAARTA OO DHAN,
Walaalayaal waxaa muuqata in badankiin Dahabshiil ama ku taageerayo ama ku dhalliilayo qabyaalad awgeed oo sheekada aad meelo kale la aadaysaan. Marka waxaa ila quman inaydaan dabka gaas kusii shubin idinna ku aakhiro seegin ee aad wixii ra’yi ah oo aydaan cidna u gafayn uun kusoo koobtaan qoraalkiinna. Khalad Khalad ku sax waa waxa halkaa ina dhigay.
DHIB NINKA EMAILKA QORAY BAA INOOGU FILAN OO DHIB GAYSTAY EE XAL BAA LA RABAA WAXBA QABIIL LA CAAYO MEEL LAGU GAADHI MAAYO OO ISAGA EMAILKA QORAYBA HADDADAAS AAN IDINLA HADLAYO WUU OGYAHAY DHIBTA UU GAYSTAY CIDHIIDHI BUUNA KU JIRAA EE IDINKU HA LA MID NOQONINA….
Ama khayr sheeg ama iska aamus…
Dadka badankood bal u fiirsada waxay soo qorayaa “…waxaan u malaynayaa…!” Walaalayaal male waliba markanoo kale waa dambi ee taageerid ama mucaarad cid kale oon Aakhiro wax kuu tarayn darteed ha u dambaabina…
Allow Adaa iiga marag ah inaan gaadhsiiyay…
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
………..IYO ……….ILAHAY BA MASIMIN
SAKANA HADII ………….. UUBA LEEYAHAY ……… WANAQANAAH SIDA LA ISKAGA DHACSHO WAA MUCJISOOYINKA DUNIDA KUCUSUB LAKIINSE AAN WALI SOO SHACBIXIN
ANAGU …………… ILAHAY BA NAGA KORIYAY ALXAMDULILAHI
MANTANA WAA WAX LAGU QOSLO HADALKAAN NIN KAN MAN GABKA AH UU SOO QORAY
KKK
RALI GALINA …………. UGAMA FADHINO
YAHUUDA GESKA AFRIKA NIMANKII YAHUUDA SHEGTAY
Soomaali qaldaaniintu intaas ma gaareen walaalaheen baa garab taagan.
Arintan intaan lasoo bandhigin in si hoose loo baaro oo la xaqiijiyo in uu soo diray ninkaas
waayo waxaa jira dad ka shaqeeya isku dirka dadka somalida ee walaalaha waxaa kaloo
dhici karta inay arintan ka danbeeya dad hackers ah oo isticmaalay e-mailkiis, waxaan ku talin lahaa
in si xikmad ku dhisan loo xaliyo diyaar uma khilaaf aan macno ku dhisnayn.
Kolay hadda waxaad la socotaan sidda dhibta yar ee loo isticmaalo technology-dda Cusub ee Heerka walba gaadhay anigaygan ayaa samayn kara warqadan oo kale markaas waxaan leeyahay Maamulka Raxanreeb ha Hubsadaan Wariyaha in Warqadani uga Timi Emailka Ku qoran … Ta kalenna waxaan leeyahay waa in Maamulka Dahabshiil ninkani Xilka ka qaadaan haddii ay tahay mid ka timi warqadani
waxaan horey u ogaanay in u yahay shaqsi qabyaalad ku nool iyo cuqdad sidaas dareed hada mahaysto soomaaliweyn wax ka dirsata ilaa qabiilkisa mooyee markaas ilaahay qabyaalada ha ka soo hanuunsho amiin inayl qabyaalada naar uun baa lagu galaaye laa kiin dhiig shiil war kiisa waalawada og yahay
Gaf weyn baa meesha ka dhacay, taas waxaa ka sii daran Dahabshiil waxay u ololeysaa kala goynta Somalia. websitekooda hadaad gasho meesha dalalka aduunka ay ku qoran yihiin, Somalia waxay u kala qaybiyeen laba dal Somaliland dal kale oo dalalka aduunka la siman bay kadhigeen. Bal goormey gobalada waqooyi galbeed iyo togdheer dal gooni ah noqdeen?
Waxaa kaloo ay taageertaa maamulka siilaanyo ee xasuuqa ka geystaa gobolada cayn iyo Sool
Boycott ku sameeyaa waa iga talo. wixiina cid idiinku qasbaysaa inaad dhigataan ma jirto
Hadda kahoraa nin yiri Hadaan Dumar ahay HAL mayeelen hadaan yeelana ma hadleeen!
micnaheeda wuxuu ulajedaa Dumarka somaliya marka lagaraca hadana ay how shii dideedi uwadayan oo hadana hadlayan Hada nin kan lamayabaya ee somali dhan ba yar iyo wyen sas ah runti cudurka qabiil saqiir iyo kabiir umada afsoomaliga ku abtirsata waba diintooda siday qabil ucabudayan haday ucaabudi lahayeen ilahay nabad iyo barwaqey helilahayen
madaxweyna ladoortay yuuyahay? aalala sobodaya gabar ba la aroosay yay tahay yuu yahay nin ka aroosay hay somali waxkale mama kosooyane imooti
Hala Hubsadho arimahan , sefta ya lalaso bodiin
ku socoto tafatiraha raxanreeb
marka hore hadalkaaga hordhaciisa waxaa ka muuqata daacadnimo laakiin waxaan ku weydiiyay sidee ku cadeyn kartaan in Magaca ku saxiixan fariintaas uu yahay CEO dahabshil ama public relations officer-ka Dehabshiil ee saxda ah? ma dhici karto miyaa in emailkaas aad sheegteen uu yahay been abuur oo magaca iyo emilka qofka waa hadi ay sax yihiine laga been abuurtay? suaashaas iiga jawaaba fadlan
war naga dhaafa raxanreebeey ayaamahan ood u yare xagliseen xagaa iyo hargaysa baad xoogaa isa soo badh qabanaysaan baa lga yaabaaye sidee snm ood si wacan usoo gudbisaan wararkooda waxaa ugu hadli karaan snm=dhiigshiil noo soo gudbiya jawaabtooda fadlan kaftan.com kkkkk
reerkiiyow Muuse waa kaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk faqash vs qudhmis waar maxaad tidhi.
SC. Wadankan aan joogno tribalism waa racism waana dambi aad u weyn haddii lagugu dacweeyo maxkamadda maalin gudaheed baa lagu wada xirayaa xafiisyada DAHABSHIIL oo dhan iyo laamaheeda oo waddanka oo dhan ka furan ilaa iyo inta maxkamaddaa ku socotona sidaa ayey u xirnaanayaan. Waxaa kaloo khalad ah Licensed Private Entity inay discrimination ay sameyso oo dadweynaha macaamiisha la lahaa qaarkood aflagaaddo u samayso oo u dirto. Shirkadda Dahabshiil hadday arrintaa waxka qaban weyso anaa ugu horeeya oo dacweynaya.
maanta miyey u cusubtahay ///////////// naybka /////////// iyo dadka lahal maala. Taas aniga waan ka dharagsanaa waa inta ay ku hodmeen /////////// calool fayawbida ay qabaan Rabbi baa wada samaystay. Ninkaan warkiisa wax kasoo qaad maleh iskadaaya qabriga hala galeeh xanuunka haya.
Maantaa iigu danbaysa inaan la macaamilo Dahabshiil/Dhiigshiil!
kkkkkkkkkkkkkkkk
Wax laloo yabo mahaan,, anu horaan u arkeey shaqalaha Dahabshiil waxay u badanyihiin geeljirrayaal
Marka hore waan idin salaamay salaan kadib waa in leeysu dulqaataa oon lafiirin Qof sixun wax u sheegay oo ba lagayaabo inuu Marka uu wax qorayey si kale uu wax u arkayey laakiin maanta waan hubaa hadey jirto Arintaani inuu ka qooma meeynayo. marka dadka maamula webkaan iyo iyo Qofka hadalkaa Qorayba ineey si hoose oo wanaaga wax ku dhameeyaan.w/w
kkk. maatashiil company .they are’not respect empolyees & e~commerce.wlhy way musalafaysaa mardhow makhsin qaad iyo xashiish ayay kulaabanaysaa.
kkk. maatashiil company .they are’not respect customers& e~commerce.wlhy way musalafaysaa mardhow makhsin qaad iyo xashiish ayay kulaabanaysaa.
sakiya
noo macnee dadka afsoomaaliga ku abtirsada waayo kelmadaas waxaa laga isticmaalaa waqooyi galbeed
soomaalidu afsoomaali kuma abtirsato ..soomaalidu waa jinsi ee maaha luuqad sidaas ula soco ,waxay u hadlaan sidii dad aan waxba wadaagin soomaalidu oo luuqad keliya kuwada hadla naga baandheeya sheekada aad tartiib dadka ugeliseen
La yaab ma laha waxa meesha uu ninkan ku soo qoray, ninkaan waa reer London, waa nin la yaqaan nin is qariya ma aha, Dahab SHiil dhaqanka uu ka arkay buuna la yimid fagaarah, waa iska hadal waxa dadku soo qorayaan, amaa computor-kiisa hacking lagu sameeyay, amaa e-mail-kiisa oo furan laga soo dhex diray? waxaas waa wax lagu qoslo, oo maxaa intaas oo dhan loo samayniyaa in beel la caayo miyaa?!
War waxaase af ma aha! ninkaan siduu u macno la’yahay, isaga keliyana ma aha ee beeshaan qof kastaa iska caaya, isna inkastoo laygu yiri waa nin wax bartay hadana boogtii ku tiilay baa damaqday oo uu xanuunkeedii qarin kari waayay, laakiin wuu la dhimanayaa, anigu ma qabo in siyaasadda guud ee Dahab-SHiil ay ka nadiifsantahay warqdda uu ninkaas qoray, mana aha wax qarsoon, xataa waxaa kaaga daran Doqonimmada ninkaas MASS MEDIA buu wuxuu u soo qorayaa caay noocaas ah, oo waliba yaabka, yaabkiisa uu sitaa uu ku leeyahay Pucblic and Media Relation Officer baan ahay, oo UK wax ku soo bartay.
Waxaan codsanayaa in dadka ay ka ficila qaataan talaabada ay muujiso Dahab-SHiil, waayo danbigaan uu ninkaas galay keliya yaan shirkadda lagu xukminin, laakiin waxaan qabaa in lagu xukmiyo talaabada ay ninkaas ka qaado, haddii ninkaas uu sii dhex fadhiyo meesha oo ay iyagu Beel ahaan u sii haystaan, oo sida hadda u aamusanyihiin ee inkiraadda ah ay u sii aamusnaadaan hadde wax laysu sheegayo ma aha waa in la qaadacaa Dahab SHiil, haday talaabo ka qaado oo ay dadka la hadashana haddee raali geli wax ka weyn baa looga qancaa.
Faqash reer woqooyiga waxay u yaqaanaandadka Koonfurta dega oo dhan waliba wixii Balad-weyne loo soo gaaro, waana magac baxay1988kii markii ay dhaceen dagaaladaii Hargeysa oo askartii dowladda oo ay u haysteen inay goboladaas badankood ka yimaadeen bay u baxsheen, laakiin magacaas hadda wuu fara batay oo kolba qolaa loogu yeera, laakiin doqonkaan XIIS uma qabanayno reer Woqooyi uma qabanayno, beelna uma eedaynayno, inkastoo qoraalkiisu macna badan ka bixinayo sida reer Woqooyi u fekerayaan, hadana waxaan sugaynaa go’aanka Dahab DHiil go’aankaas baana wax kula qaybsan doonaa.
Mafilaayo ineey qoreen hadalkaas masuuliyiin,lakin waxeey ubadan tahay in idinka aad been abuuraneeysaan, koley aniga waa igu adag tahay inaan rumeeyo qoraalkaan aad ku andoconeeysaan…….
Waa iska Nasiib Daro laakiin Waxaa igala soo Nasiib darán shirgada ganacsi oo umad la dhaxaysa Ayaa saas leh maxaa mOodaa jiridii Ani bishaan lacagtan dahab shiil holland ka diray alle ha iigu danbaysiiyo Inaan wax ka dirin wixii damiir lowna kaca oo aada shirgadaha aan cuqdada Idiin qabin ee abaalka Idiin haya
waa wax laganaxo in qoraal noocaas ah wargays lagu diro’ oo waliba si bareer cadoon gabasho lahayn qoomiyadoo somaaliyeed iyo umad aan waxba ka galabsan lagu aflagaadeyo sabab la’aan. Qofka qoraalkaas qorayna waxaan kula talin’lahaa inuu marka hore rabigiis danbi’dhaaf waydiisto’ maxaa yeelay danbi iyo cuqubo daran’ba waa ka’rakibmi karaan. Anaguna waxaan ugu nasteexaynaynaa allaha u’danbi dhaafo. Wuxuuna mudanyahay inuu umaduu aflagaadeeyo dhan si cad uga raali galiyo’ maamulka wargayska RReeb iyo waliba Dahabshiil ba waxay ka qaadi karaan tilaabo cad’ hadaysan Dahabshiil saa ku qanacsanayn. Maamlka RaxanReeb na waa kumahadsan yihiin wadaaga ay nala wadaageen’ inkastoo Ay ila wacnaan lahayd in intii xumaan indhaha laga qarsankaro laga qarsado tanookala iyadoo loo hiilinayo xaalada umadeena & dalkeenu maanta ku’sugantahay. Thanx. Kafi Mohamed Jamac: Denver CO’ USA
waa run ha liska cilsho faqashta wadan soo dagtay 200 boqol san hortii faqash kale majare waa ====== ee noogu guura wadanka halkii aad ka timadeen aada mahrra yemen ayaad dagan tihiin waxaad eheedeen qaadimiin ka soo jeeda mahrra ee aada dholkiina raaca doomihii aad ku timadeen
adeer waa la ogaa inay dahabshiil qabyaalad ku dhaqanto ee waxba haysku wareerinina hawlihiina aad shacabka soomaaliyeed u haysaan siiwata cidna waxba inikama qaadi karto mudanayaal
waa la hesheen saxaafadu waa xor waana ka madaxbanaantahay siyaasada iyo nin jeclaysi intaba
waa la hesheen si fiican ayaana iskaga dhiciseen waayo saxaafadu waa ka madaxbanaantahay siyaasad iyo nin jeclaysi waxayna saxafadu ku shaqaysaa sinaan cadaalad iyo midnimo