Maamulka Khaatumo Oo Guullo Ka Sheegtay Dagaallo Ka Dhacay Buuhoodle
RBC Radio (Buuhoodle) Maamulka Khaatumo State ayaa guulo ka sheegtay dagaalo xaley fiidkii ka dhacay deeganka Sooljooto oo 18-km dhinaca waqooyi kaga beegan degmada Buuhoodle ee gobalka Ceyn.
Madaxweynaha xilka la wareegay maamulkaas Maxamed Yuusuf Jamac “Halac” oo saxaafadda la hadlay ayaa sheegay dagaallo xaley abaaro siddeeddii fiidnimo ay ku qaadeen degaanka Sooljooto oo ay ku sugnaayeen ciidanka Soomaliland ay hadda iyaga ku sugan yihiin.
Wuxuu sheegay in deeganka ay hadda iyaga joogaan, oo ciidankii joogay laga saaray, waxa uu sheegay in guullo ay ka gaareen dagaalka sida uu hadalka u dhigay, isagoo aan sheegin wax khasaaro ah oo ka dhashay dagaalka.
Laakin dad ku sugan Buuhoodle ayaa sheegay in daryanka hubka iyo hilaacooda xaley laga arkayay magaalada oo dhan, dagaalkana uu ahaa mid la isku adeegsaday hubka noocyadiisa kala duwan.
Ma cadda ilaa hadda inta uu la egyahay khasaaraha soo kala gaaray labada dhinac, walow ay ahayd xiliga habeen, oo aan la keeni karin dhaawacyo isbitaalada.
Dagaaladan ayaa ku soo aaday iyadoo guddoomiyihii hore SSC Saleebaan Ciise Axmed (Xagla-toosiye) oo dhawaan magaalada Dubai ee dalka isku tagga imaaradka carabta kula soo kulmay madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo uu shaley sheegay in deeganada lagu dagaalamay ay ka hirgalin doonaan heshiis nabadeed oo labada dhinac ay gaaraan.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay maamulka Somaliland, sidoo kale waxa aan la ogeyn halka ay aadeen ciidankii Somaliland ee joogay sooljoogto.
Horey ayaa labadan dhinac dhowr jeer ay ugu dagaalameen deeganada Meegagle, Kalshaale iyo Sooljoogto oo dhamaan ka tirsan Buuhoodle.
Si kastaba, khasaaraha labada dhinac ayaan la oegyn inta uu la egyahay , laakin wararka deegaanka ka immanayaa ayaa sheegaya in khasaare labada dhinaca ahi uu jiro.
RBC Radio
——————
Xafiiska Wararka Muqdisho











[...] Follow this link: DEG DEG AH: Ergada Ansixineysa Dastuurka Soomaaliya Oo Ku Qul-Qulaya Halka Uu Ka Dhacayo Shirka [...]
[...] Read More: Maamulka Khaatumo Oo Guullo Ka Sheegtay Dagaallo Ka Dhacay Buuhoodle [...]
Taasi waxay jawaab u tahay. Cadowtoosiye oo shalay saxaafad ka lahaa nabad ayey reer buuhoodle qaadeen. Abti hadaba saas ku ogaada in nabadu iyo colaadu ka godo maamulka khaatumo state ee aysan ka goyn shakhsiyaad. Horgale cusub ah oo la kulmay hogaamiyaasha labada jabhadood ee snmta siilaanyo iyo ssdf. Dr tagsiile faroole
Dagaalkan xalay jawaab ayuu ahaa. Hargiesa iyo garoowe in khaatumo state yahay maamul la mid ah oo waliba ka awood badan dhinaca dagaalka.
Shacabka khaatumo waa isku duuban yahay waana laga gudbay xiligii horgalayaasha la soo diri jiray tuulada garoowe iyo madaxtooyada guriga jeneral morgan ee hargiesa.
Odoyaashii dhaqanka ee maamulka khaatumo waxay joogan muqdisho iyagoo soo xulaya mudanayaasha barlaamanka somaliya u matalaya maamulka khaatumo iyo waliba yagoo somaliya u raadinaya nabad lagu waaro. Halka suldaan garaase noqday oday beeleed tuulada garoowe ku dhexwareegaya filkiina waxay ka talinayaa geedi socodka nabada somaliya
Viva khaatuo state of somaliya
Viva darawiishta xalaasha ah.
Madaxwyne xilkii la waregay iyo Khaatumo oo dagaal qaaday Shirkii ansixinta dastuurka Somaliya oo maanta furmaya toloow ma silsilad isku xiran baa dagaalka dhacay iyo shirka ansixinta dastuurka?mise waa ogeysiis oo madaxweyne cusub xilkii la wareegay?somali in xadkii ka baxday xitaa ramadaanka dagaalka ma joojinayaan.
waa layaab reer sool say damceen ma waxay rabbaan in gobalkooda ku dagaalamaan qabaa ilka kale
Guuul Khaatumo State cadowgaagaa badane ha jabo casharkii awalba loo dhigi jirey Soomaali diidka ayaa xalayna loo dhigay waliba isagoo khaatumeysan kkkkkkk
Viva Khaatumo State
Hadaan nahay reer Muqdisho waxaan taageersan nahay ciidanka xaq u dirirka ah ee Khaatumo State waxaanuna dhaleeceyneynaa maamulka siilaanyo ee leh somalia hala kala jaro. Waxaan leenahay qabiil qaran ma noqon karo
Guul Khaatumo state of Somalia…..waa maamul xalaal ah, ciidan adag oo aanan jeensanna leh.
Maalin walba waa lag jabiyaa SNM meesha.
Yes to MIDNIMO NO to KALA GO’ (RIYO) AMA SNM/FAROOLE.
raxan reeb waxaad dhagaysataa radiossc adoo ka helaya http://www.boocame.com halkaa cida ku sugan kii dagaalka ku jiraa kuu sheegi doona kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
one hour attack order by Dr ali kalaf funding 500$ to collect money from dispaaro please stop this useless war and use same mind of warsangle build schools and hosiptals and help poor poeple dont kill them for nothing
Qoladiinani =========== markaad warkooda qoraysaan waxay qabtaan ma yastaane maxaad waxqabadka khaatumo u yasaysaan, subxaan…….bal fiirsada sidaan cinwaankiina u dhigteen…..
khaatumo state of soomaaliya
raxanreeb waa dhaexdhexaad e inoo daa mar haday teena iyo ta dhinaca kaleba soo gudbinayaan raxanreeb.com walaalayaal ramadaan kariiim
@sool qofka la baxay adeer magaca ma lihidi ha ku qadhaaban oo koola daandahaad sool isku dhajinayso wax kuu kordhin maysee hargaysa ama dacar budhuq soo qaado
thanks reer khaatumo ,reer buuhoodle . Sida aad u difaacasan midnimada somaaliya, marna ha yeelina somaali diidka iyo horgalada shacabkiina shirqoolaya jamhuriyada somaliyana kala jaraya ,
RAXANREEB ALSO thanks for your independent report.
‘riyo waa been’ somaliyana waa mid .
Khatumo midka wata khiyaali baad kujirtaa xaglatoosiye waa ninka kaliyee buuhoodle wax uqabtay marka khiyaaliga nafta kadaa odayaasha xamar joogana puntland bey meesha ufadhiyaan khatumana ciyaalka habeynkii cashada lagu siiya
Sool thnx xaqa waa dacar oo kale lkn daawo ah sheegiddisa, war ninka wuu idin nasteexeeyay haddaad dagaal wax ku keeneysaan imisaa sano baad dagaal ku jirteen oo dhallinyaradii gobolka ku leydeen, nimanka dagaalka abaabulayaa wiilashooda dibadaha ayey wax ku bartaan mid qurana dagaalka kuma jiro adiga naftaada ayaa kursi lagu raadinayaa, waa run caqliga Warsangeli isticmaala iska dhaafa horgalnimada oo dadkiina wax u qabta dhisa iskuulada rugaha caafimaadka, isweydiiya ragga iminka idin horboodaya markii ay dowladda maqaan sare ka joogeen maxay dadka u qabteen.
QUL XAQ WA LOO KAANA MURRAN
Waa wax lagu qoslo in marka guuldaro ay gaadho nabad diidka khaatuma seeg ay dad badan isugu sheekeeyaan wax aan meesha ka dhacin.Niman aan ka mid ahayn maleeshiyo beeleedka ””””””
ayaa weerer ku soo qaaday guutada ciidanka somaliland ee Maygaagle halkaas oo sidii caadada ahayd la uleeyay waayo ciidanku uma arko cadaw dibada kaga soo duulay dhiigoodana ma rabaan
laakiin qaar badan oo dhaawaca way qabqabteen.wax kale na maaha ee waxa ay wadeen in ay carqaladeeyaan baaqii nabadeed ee Sulymaan xagla toosiye oo ku sugan buuhoodle.
@ NINA
Sool Beel kali ahi ma dagto hadaanad la socon uma malaynayo in aad waligaa sool aad argtay ama aad garan kartid Dhulka loo yaqaano Soolka .Cudurka qudha eed qabtaa waa ISIRNACAYB mar hadaad kaa qabtona Soomaali nimadu kaa dhab maaha orod Cali baaba waydii isagaa kuu dhigi
doona e.
Waa guul
Khatumo state guul ban urajaynana wa mujahidin waramadan wa son ilahay ba ujeda waladhumay khaatumo guul samaliland guul daro
sxb puntland iyo soomaali land haday kuu siman yihiin waa nasiib daro ku haysata farooole sityaasada hadii lagula fahmi waayay maxaa ssdhf wxaas keenay meesha ========= waana dadkii dhabiga u qoray hada ka hor 50 qof ayaan madaxa ka jabiyaey hdaan wxan rabaa in aan ku celiyo saas oo kale wxay ciil qabaan haday adi kugula soo dhcaan iska celi nimanka mxaa puntland ka rabtaa oo aanba kuu soo jeedin anaga cidna nagama leh sool cayn waa dalkayagii waana dadkeenii bahashu meel aysan joogin lama gaarsiiyo yuusan idi waalin cali khaliif galyr oo siyaasad indhala oo dhegala yaqaan wxauu cuqdad ka qabaa waa la ogyahay markuu raysalwasaaraha ka ahaa jabhadii carta madaxwayne yuusuf buuriga ku tufay wxauu mooday in isaga raysalwasaare loo diidanyahay wxa ma ilaawo suyaasadna mayaqaan warikuna saas ma ahyn ee baroortu orgiga ka wayn
Warka xaqiiq diisa hala sheego waana rabadane beenta iyo fidnada halayska daayo aniga sidaan u arko meesha dagaal khaatumo sheegato guul mamuqdo waxu. Ahaa dagaal inamo. Xaglo toosiye ku xumaynaya tegneko may kaxaysan. Waxay u egtahay kuwo iskood isku abaabuley. Oo qayilaad kawaayey saleban markii maantii oo dhan xaraan laga celcelinayey ayey afurkii qaadku u gooyey wax aynu buunbuunino iima muuqdan aniga hadiise khatumo manila iyo. Dagaal ay qado ku fanayso tani waaba uguul baan qabaa ilayn tukoraq intanay cidba arag ayey ka kolanyesteen tignikadodie
Guul iyo Gobanimo Khaatumo waan taageersanahay hadaan nahay reer Mudug. Soomaali diidka jabiya sidii caadada aheyd.
Kuwan magaca puntland wata ee halakan tolka ku af lagaadeynaya war waxaan idin leeyahay magaca noo dhiga Khaatumo waa maamul jira waxaana ay ku dhalatay puntland oo siyaasadii gobolada SSC ku fashilantay.
inader tol jiraad tahay waa wax lagu yaqaan reer mudug taasi
kkk khaatumo kan labaxoow arod is marji dhamaan faroole eragduu qortay ayaa meesha tagtay aduun 102 xubnood waayo beesha caalmku waxay dhahday puntland somalai waka bar waxana beel beel ayaa loo qaybsaday marka beeshada faroole ayey hooe tagtaa ama habaar ama ismarji kolay gaari maysid faroole ileen adigaba taada uyaaban ninkaaas wa laan dheere 5 iyo 20 oo somalia ah ayaa qabiilkiisa kaliya leyahay ;;;;;;;;;;; kismaiyo bosaso garoowe galkacyo iyo qardho kkkk markaa miskiinow magalo laascaano ayaad kulahayd iyadiiina gumaysi ayaad kaga jirtaa misskin yadalas adeer orod isxoree 3 aflayahow anoga maba hadleen adiga cml hadaan ahay heeryo gumeed side maxaad cid ka awood badantahay 4 xabo oo ;;;;;;;;;;;; ah ayaa iska ridi weyday hadi aan idka ridi lahayna anigaba marna dhabarka naga tooganaysaan marna nahabraysaan shisheye kalkaal hoos viva puntlan viva somalia
@Nina waa khaatumoseeg kan gaalkacayo soo qaatay KKKKKKKKKKKKKKK. inaan caytamo ma rabo waa ramadaan. tolow kan khaatumoseeg mawaanuu ramadaankuba u dhalan waa asaga wuxuu doono afuufayee mise muslinba waanuu ahayn.
asc dhamaan aqyaarta salaanka dib kan gaalkacyo soo qaatoow adeer hanagu qaraaban dee adigoo puntlandi maahaid wayo dad aan noo baahnayn anaguna uma baahnin tolnimada aat sheegana waligeedba nama dhex marin marka adna naguma qasbi kartid waa nimankii tuka raq keenay ========== dee markii ay arkeen 5 oo puntlandiis ah wala ogaa kabaha ayaa laga cararay markaa anaga ciidamadeena meesha ay galaan war sax ah ayaa laga keenaa ama khatuumo labaxa ama somaliland ku biira waa howl idiin taalna iinka iyo huwanta idoorna waxaa noo bala ah maalinta aad dmacdaan inad soo dhaftaan tuka raq maalintaas ayaa sifiican layku baran waxana inoo bala ah ilaa barbara inana socdo wana sahal taas
@Fu’aad
faan waynidaa ,faan waynidaa .