Maamulka Soomaaliland : Lagama Yaabo In Aan Mar Kale La Midowno Soomaaliya
Muqdisho (RBC Radio) Iyadoo haatan ay wadahadalo u socdaan maamulka Soomaaliland iyo dowlada Soomaliya oo ay ka wada hadlayaan arimo badan ayaa maamulka Soomaalilan wuxuu sheegay in aanan laga yaabin in ay la midoobaan Soomaaliya inteeda kale.
Arintaan ayaa waxaa ka dhawaajiyay Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada maamulka Soomaaliland Cali Xaamud Jibriil oo la hadlay warbaahinta Muqdisho.
Wuxuu sheegay sheegay in marnaba aysan la midoobeen dowladda Soomaaliya islamarkaana Maamulka Soomaaliland uu yahay dowladd madaxbanaan sida uu sheegay.
Sidoo kale Wuxuu sheegay Cali Xaamud Jibriil in gooni isku taiga Soomaaliland ay tahay mid lama taabtaan ah, taahan aysan Soomaaliland diyaar u ahayn in ay arintaasi gor-gortan ay ka gasho.
Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada ayaa wuxuu carabka ku dhuftay in dowlada Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland ay kawada hadlayaan oo kaliya sidii nabad loogu wada noolaan lahaa iyo sidii looga shaqayn lahaa hormarka wadan.
Maamulka Soomaaliland ayaa markasta ku cel celiya inay yihiin dowlad madaxbanaan islamarkaana ka madaxbanaan Soomaaliya inteeda kale, xili dhowan ay si toos ah u kulmeen madaxweynaha Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland.
RBC Radio
Xafiiska Wararka Muqdisho











Nimankaan mowqifkooda waa ku cad waana raganimo in uu shikhsiga mowqifkiisa cadyahay, waxaa hadaba mudan in la is weydiiyo waaxay mowqifka ku aadan gooni goosadka kooxdaan ee madaxda dowlada kmg ee somalia, shariif afguduud waakii kolkii siikanyo la kulmay la galay heshiisyo isaga uu gaar ah taasna waxay ku tusaysaa mowqif xunada iyo siyaasad xumada dowlada somalia.
guuuuuuuuuuuuuuul somalilans
kkkklkkkkk
sow kama gaboo baan riwaayada ,khiyaaliga, hadalka naacdaa, oo jilicsantaa. War wuxu ma xishoodaan ileen ,waxay amineen in ay yihin caruur ingiriir shame less clan.
Qofkasta oo aadama ah oo ilaahay caqli iyo fakir ku karaameeyay wuxuu doortaa halkii dantiisa iyo nolashiisu ku jirto, dadka somaliland ku dhaqan waxay doorteen halka u intifaaca roon mustaqbalka awlaadooda, qof walina isagaa garanaya wixii u fiican ee maaha mid laga sugayo qofkale tusaale ahaan wakhtigii kacaanka goboladii waqooyi oo dhan min awdal ilaa sool waxaa ku yaalay 8 secondary School oo kaliya halka maanta Hargeisa oo kaliya ay leedahay in kabadan 20 Secondary school. jamacadna waxaa ugu dhawayd ta ku taal xamar hadana waa la ogyay markaa waa caday in horumarku ku jiro inay gaar ahaadaan, waxaa kaliya oo ay ka shaqaynayaan ay ahaato danta mustaqbal ee ay leeyihiin…. waxaan aad u taageersanay inay sidaa ku wadaan horu marka bulshada ku dhaqan mandaqadaasi oon mar danbe ayna ku hungoobin midow iyo wax lamida waayo NIN GURIGIISII GUBAY GURI KALE MA DHISO sidaa waxa ka dhigan koonfur
///////////qaran manoqonkaraan suaasho waa maya warkale yaan laisku daalinin
Ninkani yo ka hadlaya,somalilanda oo hadlaya wa tuma, ma beesha/////////// ayo kahadlaya..lakin beeshasi kalagiid ma digto Somaliland , beelahi an beeshas aheyn Somalia bay raban,markaa beelaha kali ii Somali weyn raba muxoo uga hadli wayey. War beenta iyo riyada marqaanka meesha kalataga.
runta wey ogyihiine wax kaleey ku raad joogaan iyo sadbursi ay ku jugeeystaan wey ogyihiin aduunkuna mowqif cad ayuu ka istaagey waxaan ay ku taahayaan. loona sheeg iney somali lafteeda xalka ay kadoonaan gooni goosashada.shariif waxba uma hayo xiligaan aan ahayn in laysku awr kacsado waxay kawada hadleena qofwalbaa og waxaa usal ahaa ragii wada hadalka shariif usoo xuley eedhinaca dkm kayimid oo uu ufuliyeey codsigii somali land karabtey shariif looguna shawrey inssc aanay kahoosbixin gacanta siilaanyo oo rag ubabac dhigi kara kana hadli kara qadiyada ssc laga horgeynin wuuna uyeelay abaalmarinteedii uunbaa dubeey laysku marxabeeyey wax kale may jirin.dacawadii waxay tiri walee reer aan ogahay maguuro..waxaase ani iigu daran nimanka reer ssc ee xamar ufadhiya shariif inuu wax laqabto oo wax uhagaajinayo war orda reer tolkiinaad wax kutihiine dibugu noqda waxna ayagalaqaybsada.
horta reer waqooyiyow soo midooba oo mowqif midaysan la imaada aan idin fasaxnee idinkiiba awdal-state iyo khaatumo iyo togdheer-state kala wata markasad rabtaan inad go’daan
war waaruntaa meel la is kuhaysto oo marba lug loo bixinaayo maxaa wax idiin kuugu daraayo dad ka
somaliland udhashay maxaa badar kiina buun sho kudaray mardan be hala midoobina koonfurta qariban
ee musug maasuqa hareeyay ee balaayo ku harda maysa waa in aan la ag marin waa bahalo waan dad xun oo in taa mishin iyo qarax is ladaba jooga
Calankaanmeesha ku sawiran waxaa leh Ciraaq oo meel laga aqoonasanyahey maba jirto ———– ayaa hadda dagaalkoodii bilowdey kadib markii ay ka baxeen ————- Siilanyo oo xul duub ugu jira sida uu u hali lahaa guddomiyaha parlamanka oo dubai ku saxiixey ayaa hadda beentii kadaba timid ragaan waa ragga riyaddii ay ka dhamaatey oo beentii waxa lagu cuni jirey ay dhamtey oo maalinwalba nin muqayil ka ahaa London uu xil loo dhiibo kadibna jabsanyo xoolaha masaakinta kadibna ku noqonayao london somalilnad waxey hadda dabada la gashey meel laisku baarto oo wax sharciba ka jirin oo muqayil mafrshka qurbaha ku ilko beeley ayey madax ka wada dhigeen oo shacbkii boob baa lagu hayaa mafrishyada London waa ay haawanyaan oo waxii muqayil ahb awaxaa loo dhiibey xil oo cid hartey maba jirto somalilnad wax la dhaho maba jirto waxey isku dhiiban somaliya oo hadda somaliya ayaa loo soo dhoofinayaa sida qorsha ay qabto
kkkkkkkkkkkkkkk
walaahay ninkaasaa isha kariday waa sheka murqaaaaan, ,,,,,,,,,,,,, sheko caruureeeed,
======, ]]]]]]]]]]]]] iyo ————— toona ma’aha, haddii ay midkood yihiin waa isku kalsonaan lahaayeen, oo somali wax la qaybsan lahaayeen.laakiin meel ay soo jeeddaan lama yaqaan
SXB marka ugu horeeysa Somalia (Koonfur) gacanta ku dhig oo dawlad nidaam leh noqo markaas ayaad Somaliland ka hadli kartaa
Soomaalidiidku ha dhaco…….qabiil yar qaran ma noqon karo viva SOMALIA
Miyaa looga dhimayaa dawlada ay samaysteen. Mise xasad baa laga yahay. Wasiirka la waraystay waa ‘;;;;;;marka ha qaldamina. Midda kale maxaa la waayayaa haday gooni noqdaan, ;;;;;;;;; Soomaaliya soo raaco haddaanu rabin inuu la noolaado kuwuu ka tirsanaa markii horeba.
‘;’;”’ isaga cidna ma rabo, cidina ma rabto saxaraaga haraadku ha ku laayo!!!!!!!!
Markaa miyaa ka dhimanaysaan. Anana beri dhow marka waxba ka hagaagi waayaa Koonfurta bahala galeenka noqotay waanu go’aynaa oo dawlad goboleed dambe noqon mayno koonfurna jin haw haro!!!!!!!!!!!!
waxaayi noqotoo bah, walah arkii !! sxb, somaliland wey socotay.
calanka towxiidku ku xardhanyahay oo keliyaa shaqeeya oo la hoos fadhiyaa, horta Somalia ha bedesho calankan blue-ga ah waxa laga qaaday waa dhiig, gaajado, dagaal, qaxa,iwm oo kasoo maray ummda Somaliyeed oo dhan. guul Somaliland
yar yarkan leh SOMALILAND ma go’i karto !!! Adeer waa haddii wax lagaa waydiiyo…
walaahi anigu ninkii raba in uu wax qabsado oo hormarkiisa wataa anigu madhaliilaayo lakinse dadka iyo dalka waxaa aamin sanahay inaysan kala marmin waa arkaysaa in euro inaysan rabin in wadan kamid ah uu go marka anagoo walaale ah inaan kala cararno waxaa keenayaa waa caqli xumo iyo maamul xumee anigu waxaa qabaa in sharafta dalka iyo dadka somaliyeed lasoo ceshaa hadii kale nin u dhimanayaa malahan kan kale hala kale yaaco somaliland ha go do xamarna sidaas ama say garato waa aniga tala dayda
Jaalle Libaax Bari calanku dambi ma leh ee waxaa dambiileyaal ah kuwa dambiyada fala.
Calanku waa nadiif.
Somali meelay joogtaba waxba kuma fiicna,maxaa yeelay kuwa koonfureedna 22sano degi waaye oo waxay isku cayrsanayaan lamayaqaan oo iyaguna waa degi la’yihiin,waana xaqdaradii ay galeen baa lalminaysa,kuwa waqooyina waa riyoonayaan oo waqooyi waxaa dega qabiilooyin badan oo aan raali ka ahayn wax la yiraahdo go’id oo iyagu waxay rabaan somaliweyn ku dhexjirkeeda.
Marka labada dhinacba xaalkoodu waa cadkan cunay ama ciideeyay,taas oo ah in aan midina midda kale la rabin in ay wax noqoto,oo waqooyina marabaan in ay koofuri degto,oo waxay ka jecel yihiin in ay waligood ku jiraan waalidaas oo iyana ay aduunka kula wareegaan waxani waxba noqon mayaane waan ka go’aynaa!!!!!!koonfurina ma dayso ma go’i kartaan,iyaguna ma xasilaan,marka labaduba waa riyoonayaan,oo waa ninkii lugoolka ahaa oo yiri aan roorno oon jabino,oo wali runtii lama gaarin oo dhaan dabagaale bay wadaan.marka labadii magaalo oo waaweynaa =Xamarna waa xabaalo iyo xaasid,Hargaysana afar daarood oo dhaadheer mooyee,faqrigu waa ciidaas,laami iyo wax qabad kama dambayn dawladdii dhexe,marka maxaa meesha yaal.
Calanka iyo ciiddu ceeb nooma keenayaan
Waxa dulooboo dalkoodii daleesha dhigay
Maryooleey maanki dhaafoon marnaba naxayn
Waa bil Rabadaane Alloow baaska naga xijaab
Waa bil Rabadaane Alloow dawlad wacan nasii[[AAMIIN]]
@Run sheeg
Adeer ciyaal iska soo orday baa tahaye arrimahan qabso:
1.Dowladdii kacaanka Gobolada waqooyi iyo guud ahaan Somalia waxbarashadu waxay ahayd bilaash waxayna 1000 jeer ka tayo fiicneed tan.manta hargaysa ka jirta
2.biyo gelintii uu kacaanku geliyey baa weli hargaysa ka shaqeeya
3.Isbitaaladii ugu waaweynaa ee kacaanku dhisay waa kuwa ugu waxtar badan maanta hargaysa
4.wadooyinkii ui kacaanku dhisay wax ka danbeeya kumay soo kordhin SNM
5.Hal Airport oo caalami ah oo aan ahayn kuwii kacaanku ka tegay may soo korshin SNM
Haddaba wiilow markaad wax qorayso weligaa iska ilaali mala awaalka waayo waxaad afka kaga kaftanto iyo waxaad qorto way kala xeel dheeryihiin
SNM wax horumar dowladeed ah ama horumar dowladnimo ay soo kordhisay ma jiro marka laga reebo dhanka amaanka
midda kale waxaad sheegtay in ummad walbaa horumarkeeda iyo mustaqbalkeeda go’aankeeda leedahay hadday daacad kaa tahay maxaa dad aan ku rabin oo aayahoda ka tashay kugu salliday I mean khatumo and awdal states hadaad dhahdo dadku ma xumee waa la qalday waxaan ku leeyahay adigu waad xuntahay waana lagu qalday markii lagaa dhaadhiciyey in Qabiil Qaran noqon karo
dadka wata sool iyo nugaal ee magaca snm ku hadlayoow hargaysa iyo dacarbudhuq soo qaata kuwaasaa ah degaanadiina e maxaad dad kale oo soomaalidoon ah isugu dhedhejinaysaan u daaya dadka magacyada degaanadooda aad ku qadhaabanaysaan halkan
mudug
walaal reer waqooyi mid ahina ma jiro reer koonfureed mid ahina ma jiro soomaaliyi soomaaliya iyo sharci adag uun bay ku midoobi wixii kaloo dhani waa jug jug meeshaada joog iyo huuhaa