Madaxweynaha Khaatumo State oo Beeniyay Warar Laga Faafiyey Maamulkiisa Iyo Dalab uu u Jeediyey Puntland
Carooley (RBC) Madaxweynaha maamul Goboleedka Khaatumo State Axmed Cismaan Karaash oo maanta shir jaraa’id ku qabtay deegaanka Carooley ee gobolka Sool ayaa faahfaahin ka bixyey qodobo uu sheegay in horumar ay ka gaareen mudadii uu jiray maamulkiisa.
Madaxweyne Axmed Karaasah ayaa beeniyey warar warbaahinta qaarkeed ay faafiyeen oo sheegayay in khilaaf uu ka dhex jir maamulka Khaatumo kadib markii dhowaan kulan ay magaalada Dubai ku yeesheen siyaasiga Suleymaan Axmed Ciise Xaglatoosiye iyo madaxweynaha maamulka Somaliland oo dagaal kula jira maamulka Khaatumo.
“Waxaan bulshada reer Khaatumo u sheegayaa inay been abuur yihiin in maamulka Khaatumo uu liicay, mar dhow waxaan tagi doonaa meel maalin dhoweyd la lahaa waa laga sacabatumayay” ayuu yiri madaxweynaha maamulka Khaatumo State.
Wuxuu sidoo kale sheegay in maamulka uu weli heysto awood iyo ciidan ku filan si uu u sii wado hawlgalo uu ku sufeeyay inuu deegaanadiisa kaga saarayo maamulpo uu sheegay inay soo duuleen.
Dilkii Col Nadalo
Madaxweynaha maamulka Khaatumo ayaa markii ugu horeysay shirkiisa jaraa’id kaga hadlay dilkii taliye ku xigeenkii hore ee booliska Puntland Col. C/laahi Saalax Nadalo oo magaalada Garowe lagu dilay 2-diiĀ bishan July, wuxuuna madaxweyne Axmed Karaash ka dalbaday masuuluyiinta Puntland inay jawaab cad ka keenaan sababta dilkaasi iyo cida ka dambeysay.
“Waxaan ka xunahay oo aad u cambaareyneynaa dilka Col Nadalo oo ka mid ahaa saraakiisha reer Sool illaa hadana maamulka Garowe maysan cadeyn cida dishay iyo ciday u qabteen, waxaana ka dalbaneynaa inay soo cadeeyaan waayo magaalada Garowe dhexdeeda ayaa si bareer ah loogu dilay” ayuu yiri Axmed Karaash.
Wuxuu shirkiisa jaraa’id ugu dambeyntii baaq ugu jeediyey jaaliyada deegaanada Sool, Sanaag iyo Ceyn isagoo ugu baaqay inay ku kalsoonaadaan ragga hogaanka u haya maamulka Khaatumo State ayna taageeraan.
RBC Radio











[...] More: Madaxweynaha Khaatumo State oo Beeniyay Warar Laga Faafiyey Maamulkiisa Iyo Dalab uu u Jeediyey Punt… [...]
Adeer Karaash awlba magacaagu khayr ma sheegayn, meel KHaatumo laga rabana wax adigoo Kraash ah madaxlagaaga dhigay garan maayo, laakiin waxaan kuu sheegayaa Col. Nadadlo wuxuu ka tirsanaa maamulka Puntland iyaduuna ka dhintay, wax adigaa kaa khuseeya oo aan adyad ahayn ma jirto, kuwii hoostaada lagu dilayay ayaadan waligaa ka hadlin oo dad aad col kala tirsanaysaan ay dileen oo waliba la yaqaan, marka Karaash adeer inaka daa waan ku af-garanaynaayee mise qolyahaan baad Tun-jileec bidaysaa oo aad suuqa ku tagaysaa….
asc waa uu mahad sanyahay saxafiga qodobkan sodiyariyay. Waxaa kalo mahad an lasoo kobi karin mudan mr axmed garash khatumo pre waxaa xusid mudan reer khaatumo lagama rajaynayo inay kafakaran shaqsi qurba jooga oo siilanyo iyo cidii lamida lakulmay , lkn waxaa laga filayaa inaysan marna dheg ujalaqsin kuwa raba inay jamhuriyada kala ja jabiyan .dabcan xilidheer bay qadandontaa sidaa darteed dulqaad waalama huraan si loodifaaco unitiga d.d.d.
Universal waa Somaliland, been abuurkana wax lala yaabo maahan.
Ina cali shirow, isisoo barax yaa ka danbeeyay dilkii Nadalo?
Maxaadna ka ogayd?
Maamulka Khaatumona maanta isagaa ka awood military badan PL , shakina kuma jiro.
Waanu soo dhoweenaynaa hadalka madaxweynaha.
RRB baryahan far aya idinku godan wlh ma aqan meshad jalecden o wax la idinkugu shekay anyway waxa iga talo ah inad dadka si cadalad ah wax ugu qabatan o warka sidu yahay usi desan lkn war daalay ayad sodesan adinko markasne wax kudaraya waxna kajarayo.umana bogin warkan wayo sidu aha midan usi deenin
KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK
waar ninkan miskiinka ah yaa soo lug gooyay ?? subxanalaah adeeroow aayar iska fadhiiso intaan gajo ku dillin calaacalkaagiibaa barri iyo galbeed gaadhay iyo waan gaajoonayna aoo baahi baa nahaysa o hadaanan wax nalasiin dadka rer badiya ah baan djacaynaa kkkkk adiga waxaas oo dhan ku hadlay ee meesha iskagatag waqooyi ceebaysaye !!
somaliland aloow dhoowr
waar yam kirishboy yidhaa iska aamus wax talo ah ood haysaa ma jirtee ,hadaad nin raga tahay caruurtaada ka kaxee Bostan oo meeshaad joogtid gee markaas baa la odhan doonaa danta beeshiisuu wadaa,inta ka horaysa beelaha dagaa sool iyo buuhoodle waxa ay rabaan in ay caruurtoodu nabad galyo hesho,isna
Bal waxay madax wayne ku sheegayaan eega !!!!!!!!
madax waynaw xaal qaado.
Adeer waxan meesha ka saara , belo idin khaatumaysay wuxu magac xumaa.
To sniper
Maxaad ninkan magiciisa wax kasheegtaa maad aragtid siilaanyo ama afwaniijo walaahay labadaba isagaa ka quruxbadan oo ka hadal wacan
war reerkaan…..xageey kasoo xagaa baxeen markay khatumo maqlaan ayeey soo yaacaan war somaliand khatumo ayaa cuntay waana idinku ceeb khatumo hada curatay in ay idinka dhigtay 0-1 cayaarta soo barta khaatumo waa dadkii engiriiska dhuka ka kacashaye haku daaline ….midan waxa igu daran wadato boorame gril xabbtiy reerka sharafta leh magacooda u dhig haku kharaabanine kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Somaaliland waxaan leeyahay inta Ahmed Karaash nool yahay ledimeysaan, reer Garoowana waxaan leeyahay Nadalo meel noogu cadeeya nin weyn oo masuula inta la dilo,sidaa ku tegi maayo. Reer Gaalkacayo ayaad inta aad rag doorkii ka layseen aad tidhaahdaan Shabaab baa diley. Ma aqbali karno arintaas.
http://www.waagacusub.com/news/09.07.12.1universal.htm
waa kan warkii oo dhami from A TO Z
khaatumo waa findhicil findhilna sheeg sheegiisa baa xun bal eeg inta garoowe ku soo ordaayaan bal mey ka hadlaan lascaanuud aloy doqoney dabkaa bo’o viiiva universal tv saxaafadu waa xor
Well done waa libaax darwiish ah haduu soo jeesto lagu ladimaayo hargiesa iyo garowe. Meesha uu sheegay madaxweynuhu ee laga sacabo tumayey waa tukaraq Oo horgale abdi halas oo maamulka dr tagsiile ugu magacaaban wasiir ku xigeenka maaliyada uu ciidamo uu watay joogan tukaraq. Khaatumo waxay diyaarineysaa dagaalkii ugu danbbeeyey ee lagu qaban lahaa laascanood huunada iyo idoorka afarta horgale marka la dilo iyagaa iska yaacaya hadhowysan odhan abtooow siilaanyo ayaa na soo khalday sidii ka dhacday kalshaale markii maxabiis laga qabtay. Alla dhowr darawiishta
waxa usheegaya dhalinta inta cafiimadka qabta anigu la hadli maayo somalidiidka nolosha ka dhacay ee khaatumo markay arkan isku daraya biyaha iyo kadiida ka baayra khaatumo yaysan idin jirinee afka ka jeediya khaatumo wa maamul jira oo awood balaraan leeh waxa daliil u ah qisadi ka dhacday tukaraq doqona lo sheegi maayo horta universal waxa ku dhacday fadeexad tii ugu weynayd licens sharci ah mahaysto sheekadi paltalk ayuu ku dhaqmaya beel ayaaheed ka tashatay inay micrfon ka dubaan oo hadalo jar jaraan horta taas iyaga wax u dhintay khaatumo waxba ma yeelin universal somalidiid iyo pintland anaga ka adag waana la wada joogaya waynu arki dooona waxay ku danbayso cornel nadalo waxa dilay reer garoowe waana loo aaraya ninki dilay waa la garanaya waxba cabdisamad hakula meeraysan geerdu ma qarsoonto marka inta ka gudub caruurtan maxa ka qaldan khaatumo markay arkan aya waxay uso galaan wax ka sheegideeda waa khaatumo seeg way ku akhiro seegayan somalidiidkana tii gowsaweyne mid ka daran ayaa kuso socta madaxweyne axmed karash wuxu yiri meel hadda sacabo laga tumayo ayaa laga barooranaya pintland waa lo hanjabay universal isaga dacwad aya laga gudbiyay waxana la isugu dhufan doonaa irdaaha waayo uk meel sharciya weeye snm iyaga waqtigoodi wuu dhacay xamar aya huran naxashkay saranyihiin sanduule ayay somali ku noqon anagana ku khasbnay inay somali la heshiyaan we khatumo people rule vi regerar guul khaatumo state
waar dadka ayaan lasku dirin dadku ileen waa walalo eh qolyahan iidoor ee magaca ======== iyo ======= ku qadhaabta si ay dab uga dhexshidaan dadka tolka ah ordoo mafashkii dib ugu noqda ilma riyo kunool .. Puntland ninkii dilka gaystay ha soo qabtaan Nedo serkaal uma somaliyeed ka dhintay buu ahaa, waana u inaka wada dhintay ee qabiil ama maamul qudha kama dhiban..
on the other hand Ahmed karash i salute adeer noloow,
viva khaatumo state.
waax jiiro baahan universal tv aad baan u laayabay markaan waarkan waaqlay waa muucaradka khaatomo iida ayaalaga raaba waaxii ka danbiyay warkaas beenta ah
daawo madaxweyne ahmed karaash oo ka jawaabaya hadalkii laga sii dayey universaltv riix hoos
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=NLQd83wbHRQ
@Bosaaso Kaluun qudhmay baa tahaye shut up idiot,macnayare malay xadhi ku dabe muran naagoodle,walaahay hadaadn reer gaalkacayo idinka dhalanlahayn waa laydin wada guursan lahaa,Adeer anagu ========= waa isnaqaanaa, ama aan is dilo ama aan hishiino isn’t your Business adigu sidii ============== meel raac.
Mida kale ========= gartay,waa dawllad doon ee maha inay ssc necebyahiin,anagay noo taalaa meesha aanu isla tegeyno, bal kuwan ilma Sanqoole maxay doonayaan,idinku dhabar ka toogte iyo yaqaan dhibe miyeydaan ka baxayn,isuga intaad nadalo disheen baad hadana sheekaynaysaan,,,, faysal cali waraabe idin yaqaana sida laydiin baacsado, lakiin anaga xoogaa toliimo ah baad nagu ogtihiin that game is over,, mar doonyo waad ku qaxaysaan reer Garoowe isuga… for ge lasanood for get hadee reer hebel baanu isku nahay, hadaan miin alla ka dhicin waxba hay waydiin…..
Kuwan ilaahaybaa jabshay khaatumo seegga. Axmed grashow afka lagama hadloe haddaad wax qabsan karto goortaad qabsataa la hadlaa ummadduna Somali oo dhan baana og ceebta kaasoo raacday Tukaraq ee haddaad u tagi kartid ciidamada jooga waad taqaane orod isku day haddii kale aamus afkaaga edeb u yeel wasakhyahow wasakhu dhalay edebta darani.
Khaatuma waa la yaqaan waa tii keentay xoriyada ======== ku faanaan waa tii Al sayid maxamed iyo darwiish iyo madaxweyne cabdirashiid iyo Geesigii Africa madow ahaana madaxweynihii jumhuuriyada dimoqoraadiga soomaaliaya Jen MAXAMED SIYAAD BARE ay isaga danbeeyeen. Dabadood maxaa dhacay waxaa la arkay dad dad qalanaya ee aan aqoon sida wax loo maamulo. Waar udaa dadkii ilaah usiiyay hibada in ay wax hogaamiyaan si aad barwaaqo iyo bashbash caruurtu idinku noolaato.
Khaatumo iyo awdal state ha noolaato.
khaatumo ha noolaato dadka kasoo horjeedana ha dhacaan waxan leenahahy reeer khaatumohoray usocda oo guulaysta illahay cadowgiina hajabiyo
Karaash is a elmentary school drop-out, who is corruppted and an unscruplos individual. Lying is normal of life for him.
somaliland oo ka duceysatay kaniisad sweden si aqoonsi u hesho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk riix ……………………………………………http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=Lw_5RYhRcz4
Haddaad beenisey Xagla-toosiye la kulankiisa Sillanyo. Ka warran Cali Khaliif la kulankiisa haddaba. Dadka yaan been loo sheegin. Marka labaad maxay horta u sheegtaan Sanaag? Ma laga taageerey marnaba?
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waxaan ku qoslaa kay ku qoraty meesha axmed kulahaaa khaatuma puntland ka ciidan iyo milatri badan walaahi waa yaab waa dream fiican sax lkn puntland taan diyaaradaha kaca sanayasa maad ka awood badanatahayana adooo xataa aan taleex joogin alaaba waa mel kalee alle dadaka qaar waa iska hadalaan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk walaahi waa iga qosliyey yaaab badanana lkn walaahi waa riyo fiican dadaala gaari doontaaneeee waan tageersanahay lkn ========== waa niman ========== ah waana jecalahay inay wax noqadaan walaahi sidayada camal am proud to be puntland ======!
Wanku sodhawaynaya hadalka madaxwaynaha karash silanyo iyo farolaba isaga dhama wanin codkara waxan urajaynaya guul khatumo ishikanaxday nafta waa ishi buktay kubikacso ilove katumo