Madaxweyne Faroole: Inta Hadda Joogta Maamulada Dalka Anigaa Ugu Waayo Aragsan! (Dhageyso)
Garowe (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa isku tilmaamay inuu yahay shakhsiga ugu khibrada badan marka loo eego siyaasiyiinta Soomaalida ee hadda faraha kula jira talada dalka, sida uu hadalka u dhigay.
Madaxweyne Faroole ayaa wareysi uu maanta siiyey BBC-da ku sheegay in isaga uu u soo joogay dawladihii kala duwanaa ee soo maray Soomaaliya laga soo bilaabo xilligii xoriyada illaa waqtigii burburka dalka uu ka dhacay, wuxuuna tilmaamay inuu wax badan ka og yahay siyaasadda dalka.
“Anugu inta hadda joogta maamulada dalka dawlada Puntland oo kale, Galmudug, Ahlusuna Waljameeca ragga madaxda ka ah ama kuwa Dawlada dhexe waxaan is leeyahay adigaa ugu waayo aragsan , oo waxaad og tahay wixii Soomaaliya horey uga jiri jiray, illaa 1960-kii baan ka warhayaa, wixii 21-kii sano ciidanka ahaa ayaan si fiican uga warhayaa iyo dhibaatadii dalkaan gaartay, burburkii baan ka warhayaa…” ayuu yiri madaxweyne Faroole oo ka jawaabay su’aal ahayd sida uu isaga naftiisa isu arko.
Madaxtinimada Soomaaliya ma rabaa Faroole?
Waxaa la weydiiyey madaxweyne Faroole bal inuu han ka qabo inuu u tartamo xilka DKMG Soomaaliya haddiina ay dhacdo inuu isu sharaxo xilkaasi wuxuu ku jawaabay inuusan rabin inuu isu sharaxo madaxweynaha Soomaaliya.
“Aanuguna raga doorasho iyo xukun u ordaya kamid ma ahi” ayuu ku jawaabay.
Wareysiga uu siiyey BBC-da wuxuu madaxweyne Faroole ku dhaliilay hanaanka hadda loo wado geedi socodka ansixinta dastuurka isagoo si gaar ah u dhaliilay madaxda ugu sareysa DKMG ah oo uu sheeay inay yihiin musharixiin ay xildoonimadooda gaarka ah uga faa’ideysanayaan dastuurka.
“Meelna kuma qorna, heshiisyadii la soo galay in odayaal Xamar lagu hayo” ayuu yiri madaxweyne Faroole oo u muuqday inuu si aad ah uga careysan yahay kulamada dabadheeraaday ee odayaasha dhaqanka ku leeyihiin magaalada Muqdisho.
“Walwal weyn ayaan ka qabaa in sidii wax loogu talagalay u socon waayaan” ayuu yiri madaxweynaha Puntland.
C/raxmaan Faroole wuxuu saluugay in rag musharaxiin ah oo ay ku jiraan madaxda sare ee DKMG ah ay qorsihii qariirada roadmap-ka ka leexinayaan dhibihii loogu talagalay taasoo uu sheegay inay masuuliyad ka saaran tahay Qaramada Midoobay in ay wax ka qabato.
HALKAN KA DHAGEYSO WAREYSIGA BBC
RBC Radio












waa runtiis waxaan aaminsanahay nin ka muwaadin san oo hada maamul haya majiro geesi geesi dhalay dheh ina faroole xiniiyaa gubaya
ASC.
Mahadsanidiin Bahda RR sida aad wararka inoogu soo gudbisaan.
Alaylahe Mudane Madaxwayne Faroole runtuu ka hadlay waa laguu Ogyahay inaadan Xil doon aheene aad u ordaysid oo kaliya Umaddaan Dhibaataysan sidaad dhibaatada uga saari laheedeen.
Ilaah ha idinla garab galo adiga iyo kuwa kula mid ah oo qalbigooda iyo laabtooda wanaaga ka buuxo. Ilaahayna ha inaga qabto kuwa Xildoonka ah ee danahooda gaar ah ka hormariyay midda guud. Aaamiin.
Wabilaahi Towfiiw
Cidu Is faanis Jecelaa, Hadee anaa dadka ugu Waaya aragsan, anaa ugu fariidsa, anaa ugu wadanisan, anaa ugu Afwaliinjaysan
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk faroole waad iga qoslisa mararka qaarkood
Ilaahay ha shaafiyo
as wr
bacda salam horta qoraalkan waan akhriyey
faroole ma qabo inu hadal xun yiri waayo
suaal lawaydiiyey buu kajawabay siday ula muuqato
waxa qaba inuu wax badan ku saxan ahay runtii shaqsi ahaan
ilaaah wanaga somali hatuso aamin aamin aamin
Runtii faroole waa nin hadal mowqif iyo qadiyadleh oo runtii jecel in Soomlia nabad hesho oo aan tiisa ka hormarin tan danta guud aanan jeclayna in cidgaara wax bursato Waxaan dhihikaraa dadka Puntland waan nasiib badan yihiin Madaxweyne daacad ah khibradleh dadkiisa iyo soomalia oo dhan kafa karaya baa utalia waxaan aamin sanahay in wakhti dhow uu horimar dhab ah gaarsiin doono.
war ninkaaan ilaahey ha caafiiyo…
ACWW:Abdiraxmaan Faroole so,alidu ma ahan soomaalidii wixii la doono loo sheegi jiray,qof kaleba wax ha inoo sheegee group faroole yaa dhagaysanaya oo ay is lee yihiin wax baa ay idinka dhagaysanayaan just 4% shacabka somalida.Ma mudna khiradiisuna waan araganay qabiil qabiil qabiil
raali ahow marka aad qabila ka gudubto,marka shisheeye hoos orodka ka gudubto marka somalida aad aamino in ay dadkaadii yihiin ayaan ku dhagaysan doonaa insha allah
ASC, dhamaantiin. Een Faroole was biggest spoiler in Somaliya, qaswadaha ugu weyn. Dabcan, taas iyo asagoo og in uu nin qabiiliiste ah, oo recordkiisa la haayo, recordkaas oo uu ugu dameeyo kan uu maant VOA siiyay, ayaa ugu wacan in uusan haweysan karin in uu Madaxweyne Soomaliya u tartama, maadaama uu yahay nin qabiiliista ah, oo kaliya qabiilka uu ka dhashay wanaag la jecel. Taasoon ceeb aheyn, kaliya waxeey ceeb noqoneysaa markii aad dadka kale oo qabiilkaaga aheeyn aadan qeyr iyo wanaag la jecleeyn. Therefore, he knows he has no chance to become the president for the majority of Somali people. Midan odayaasha Muqdisho joogo ee uu ka hadlay, ma asaga biil iyo cunto iyo jiif siiyo odayaasha qabiilkasta leh ee Xamar joogo. Ugu yaraan, waxeey joogaan dadkooda iyo dalkooda, waxey ka faa’iideysanayaan in umada Soomaliyeed shaki iyo kala qoqobo lagaliyay, taasoo been ah. Marka odayashaan waxey arkayaan in Muqdisho Soomali oo dhan ku nooshahay, oo been iyo dacaayad aan jirin dadka soomaliyeed laga dhex faafiyay. Hadii eey sida dadka iyo dalka iyo diinta u dan ah, oo eey dadka wanaagsan inta doortaan odayaasheena uu dalka nabad iyo wanaaga uu ku socda sii socda, taasna odayaasha waan ka fileynaaa insha’alah. Viva Somalia.
faan badanaa odayga malaha dhegahiisa iyo Afkiisa is maqli mayaan Laakiin waa haduu kawado Anaa dad ka ugu fiican Laakiinse haday kaliya tahya waxbaan ka ogahay dawladihii soomaaray dalka waa run tiise laakiinse qaladaad kii lagalay kuwii ugu waawaynaabuu wax kulahaa taasaana isku fuuqsanaysa haduu wax qabtay ba laakiinse in uusan is sharixin waa saxan yahay saa cidiba ma dooranaysee waayo waa awr kii heeryadiisa Cunay gacalana umataal meelmanaba dalka sokeeyana waa kala dhinteen saas baan ku cabiri lahaa Odayga xaalkiisa
anigu waxaan leeyahay ,runtii waa geesi wadaniya madaxweeyne faroole ,anigu ma’aqaan madaxweeyne faroole laakin markii aan qiimeeyay qudbadihiisii dhammaan madaxdii soomaaliya soomartay marka laga reebo marxuum siyaad barre dhammaan khudbadahoodii markaan qiimeeyay madaxweeyne faroole baa uugu khudbad fiicnaa oo uugu muwaadinsan ,baa uugu bisil haddaba madaxweeyne faoole waxaan kaloo urajaynayaa inuusan puntland taariikh madaw uuga tagin oo uuga tago wax ilmihiisa ilmahooda ilmahooda kale aay si idhalaan aay u aayaan oo ah puntland oo uuga tago dimuqraadiyo iyo nabad iyo barwaaqo oo xukkunka uu isaga wareejiyo si baal dahaba oo ah waari meeyside war hakaa haro,,,,,sc
To: ladan walee Hadii aad tahay qof dumar ah ninkii Xaas aad u noqotaa baa kugu dhibqaba
Faroole Afkifuto markuu hadlo waxaan qurmuun aheyn soo baxaan. Xitaa qofbaa beenta ka xishooda. Siilaanyo markuu asagoo siyaasi ah dawladihii C.rashiid iyo Maxamed Siyaad Barre lasoo macaamilayay Afkifuto baadiyuu ari ku raacayay markaasuu leeyahay anaa ugu waayo aragsan. Sidoo kale Caalin markuu carabaha ka shaqeynayay Afkifuto waxba ma ogeyn.
Waxaan yaakheey tol maleh miyaa hadalka u qora. Magaca guud buu naga ceebeynayaa waxaan bakhtigaa yaakheey.
Jj
war waxu hadal xuma oo doqonsanaa
kan waa lagu danbaabayaa
kkkkkk waan filayay in odayga waalidiisu ay halkaa gaadhyso, war hoy ninkan qbsada mise waad nacdeen? Markuu arkay inuusan kursi madaxwayne ku fariisan karin buu yiri Madaxnimo ma rabo. Yaa kaa akhrisanaya waxaas, sxb Garowe ayaan ku sugnaa anigu markaad Hoolka Parlamanka Bintland aad u weeraraysay madaxwayne ha la iga dhigo 2004tii. Cid kaa xil jecel ma jirto
Kkkkk
nin laga roone ah baa wuxuu labaxay aabahay anaa kafiican somali nin walba isagaa isulafiican bal farool day wuxuu yiri anaa isula waaya aragsan somaliya
Muuse Suudi iyo Faysal Cali waraabe waxba ma dhaamo!
Asc dhamaan somaliyeey?
Bacda salaam runtii wan kuqoslay hadalka Faroole. Aniga oo ah arday somaliyeed waxaan aaminsanahay inaan dadka oogu ra’yi gaabnahay balse umamaleyn maayo inaan saxaafad sida ninkan u hadlay ooga hadli lahaa.
‘Nin is faaniyay, Ri is nuugto ayaan ka roon’ hadii aad wax qabatane waxa la rabaaa ineey dadka kusheegaan balse inaad adiga si amaanto waa laga fiicanyahay.
Am talking from my political point of view yaan la i fahmin ineey naceyb iga tahay. Mahadsanidiin
viva dr c/raxmaan dhawaan lo.da meesha ka hadlaysa adeer cowskiina idiin sugaaya iyo moxogiina meesha waa faroole iyo 0000000000%yaa kaloo hadla ama goaan gaara ama wixii xun diida adeer edeb dhamaantiin dad wada jiran mooryaan qurmis aan 2habrood kala dhicin karin oo faroole ku mashquuley maxaad meesha ku haysaan hablayahow
Madaxweynuhu wuxuu u jeedaa arintu in ay faraha soomaalida ka bixirabto, waana u socotaa sidaas
Waa ri’ isnuugtey !!!!!
Wlhi runtuu ka hadlay dawladii siyaad barre ayaan lasoo shaqeeyay ayuu ula jeedaa lkn wiilka koonfur ku dhashay inuu wax caayo ama wax mucaarado waa caadadiisa shirkii ROMA ninkii talyaniga ahaa ee diinta fara gashtay maxay uga hadli waayeen DKMG.GALMUDUG.AHLUSUNA there fore waxan saas uleeyahay puntland waa indhaha umada somaliyeed wlhi anaga faroole ayaa naxukuma biri haduu dhaho puntland somalia kama mid aha 10 sano oo dambe ayaa nala baryayaa sida somaliland ee hanaga xanaajinina
pure ego centric, i am best than the rest,,,, this guy does not even deserve god forsaken like timbaktoo.
let alone leading and uniting somalis,
your the best to give your sons to miss use power and looting puntland wealth from left centre and right
shame on you, shame on you,,,
Haad waxaa ii keenatay siilaanyo aa fiican faroole aa xun miyaa …nin waliba ceesantiis ceel keenyay aan maqli jiray ….beside dadkiina xumaanta ka buuxsantay commentska shaqada ka dhigtay faroole waaba madaxweyne wuxuu rabo ha dhahee adiga commentska qoraayo maxaa tahay?maxaad qabsatay? meeqaankee somali ka joogta?Diinta see ku tahay. war isku xishooda qaran dumis ayaad tihiin kuwa qurbaha joogo caruurtoodii ayaa dayacan kuwa wadanka joogana gaajo ayaa dishay inteey xamaalan lahaayeen qeyrkood gaari lahaayeen internetka ayeey qaran dumis kaga jiraan ragii somaliyeed waxbaa ku habsaday wallee
Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk \ Sida dumarka ayey u faantamaan reer dumarland. Faanka waay yaqanaan laakiin xiniinyo ma leh. Kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Nacas! adiga iyo kuwa la midka ah waxayba eheed in ay Cabdi ku jiraan oo dambiyadii aad shacabka ka gasheen la idinka gooyo.
Faroole wiil hoog.. in aad geesi geesi dhalay tahay cid walbaa og. Koonfur & Woqooyi ninka ka qeylisiiyay wallee caadi maaha. Qalin & Warqad iyo wuxuu isku darsaday hadal wadnaha duleelinaya masaakiintan siyaasadda waxba ka aqoon.
Faroole waa shakhsiga keenay in 6 qof oo siman ay soomaaliya u taliyaan. wuxuu ka takhalusay awooddii madaxweyne lahaa oo dhan.wuxuu diiday odayaal aan waxba siyaasadda ka aqoon in la wareysto. wuxuu reer woqooyi ka keenay kelmadda ah 3 dowladood oo ay ula jeedaan TFG, Somaliland & Puntland.
faroole waaya aragnimadiisa waa Kaaraan weligeed lagama qixine waan ku faraxsanahay in maanta laga qaxo |||| .Xitaa waa wax laga xishoodo in faroole uu ka hadlo qabiil ayaa umada loo kala qeybiyey isagoo maalin walba la soo taagan qabiilkeeyga.Runtii waxaan la yaabay waxa reerka uu ka dhashay oo xaraarad dheer somalida ku dhax leh uu u matalayo faroole oo caqligii iyo xushmad toona lagu arag? inta faroole ku hogaamin lahaa waxaa dhaanto inaad hogaan la’aan ahaato:-D
ASC waxaan idinwaydiiyay taliye kuxigeenkii booliska sheekadiisii mahalkaasbay kudhamaatay ninkan faanaya iyo sacsac cali shire ayaa kadaneeya ee ninka tolkii maxay ulaxaali waayeen oo ay waliba ugu aariwaayeen.hadii aan xoogaayar idiin dulmaro kornayl nadalo anigu waxaan ahay reer buulobarde nadalo ilaahay haw naxariistee dawladii hore wuxuu haystay ciidankii maleteriga ee buulobarde wuxuu ahaa nin aad iyo aad ufiican oo geesiya daeecad fiican intii uu joogay buulada qof uu danbikagalay aalawaayay hadii tolkii waxkaqaban waayaan anagoo reer buulo ah ayaa wax kaqabanayna wabilaahi towfiiq
aniga waxaan umalaynayaa hadii dadka somaliya oo ay noqon lahay madaxweyne faroole oo kale in somaliya ay dhibkaan ka bixi lahayd maxaa yeelay faroole waa daacad waxaan leeyahay madaxweyne guuleyso aduun iyo aakhiraba
aaaaaaamiin aaaaaaamiin
Khaatumo-seeg, hadaad xiniinyo lahaan lahayd ciil kuma noolaateen! Rag kaa xiniinyo waawayn kaana han wayn adigoo garaad gaaban lana gumaysto ha aflagaadayn. Waligaa gacanta hoorso! Faroole siduu idinku sameeyey waa sidaan yeeli lahaa! Bal horta mabda’ yeesha oo dhuuni raac ha noqonina! Baroortaan beenta ah ee Laascaanood maa la iixoreeyo cid dhagaysan majirto maxaa yeelay adigaa shilimaad ku iibsaday! So, “Bravo Mudane Faroole”. Maangaab-land baad tihiin marba la adeegsado. Hadba ninkii xukunka hayaad lugaha u dhaqdaan! Is qabooje saaxiib! Ciilkaaga kula dhac siyaasiyiintiina Hargaysa fadhiya idinkoo dadkiinii la xasuuqin har iyo habeen. Kartida aad sheegan maxay tahay masaakiin laga naxaad tihiine! IL MADOW FOWQAL ILMADOW! Mawduuca hadaan usoo noqdo….Waxaan dhihi karaa maanta Faroole inuu yahay “most powerful politician in Somalia” Wheather you like him or not! And that what is scares his enemy more than anything else! That’s why people try to discredit him all the time!