Ogeysiis Jaaliyadda Somaliyeed ee Uk: Xaflad R/W C/Wali Looga Codsnayo Inuu u Iskutaago Tartanka Madaxweynimadda Soomaaliya
Ogaysiis Dhammaan Jaaliyadda Somaliyeed ee reer Uk
Waxaa la ogaysiisnayaa dhamaan jaaliyada Somaalieed ee ku nool magaalada LONDON iyo nawaaxigeeda ee dalka UK inay ka soo qaybgalaan munaasabada 19 July , 2012 ka dhici doonta magaalada London xaafadda Southall Maalinta khamiista ee saacaddu tahay from 6:00pm - 11:00 pm madashu waa.
Milan Palace 100 The Green
Main Entrance rear of 68 The green
Southall, Middlesex, UB2 4BG
Taas oo looga codsanayo DR . ABDIWALI MOHAMED ALI GAAS RAIISAWASAHA DAWLADA FEDERALIAG EE SOMALIYA in uu iskutaago tartanka madaxweynimadda ee bisha 20 AUGUST 2012 ka dhaci doona gudaha dalka soomaaliya.Maadaama Waxqabadkiisa ka dib umadda Somaaliyed ay u arkaan Dr .Abdiwali Mohamed Ali Gaas in uu yahay hogaamiyha dhabta ah ee umada soomaaliyeed ka saari kara marxalada kala guurka ( Transitional Federal Government of Somalia)
Fadlan la xiriir
Adbirashid Ilbalac Mobile: 07950 957 340
Abdinasir Bixi Mobile : 07846 430 783
Maxamed Cabdi Farax Shiike Mobile: 07535 835 783
Mahadsanidin











[...] See the original article here: Ogeysiis Jaaliyadda Somaliyeed ee Uk: Xaflad R/W C/Wali Looga Codsnayo Inuu u Iskutaago Tartanka Mad… [...]