Qaar Kamid ah Ergadii Puntland ee Ansaxinta Dastuurka oo La Sheegay in loo Diiday inay ka Qeybgalaan Shirka
Ra’iissal wazaaraha DFKMG Cabdi-Wali Max’ed Cali Gaas ayaa sida ilo lagu kalsoon yahay sheegayaan iska hor taagay ergada dhawaan ka yimid Puntland inay ka qayb galaan shirka ansixinta daastuurka, in ka badan kala bar tiradii ergada ayaa shirka ansixinta dastuurka bannaanka ka fadhiya kuwaasoo uu ra’iisal wazaaruhu u sheegay inay shirka uga qayb qaadan karaan qaab kor joogtanimo una diiday waraaqihii aqoonsiga (Badges) ergeda rasmiga ah ee ka qayb qaadanaysa ansixinta dastuurka.
Warkan oo aan ka helnay xubno ka mid ah ergada shirka loo diiday oo magacooda qariyay kuna sugan magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ra’iisal wazaaruhu uu meesha ka soo buuxiyay dad ka soo jeeda Puntland laakiin uu ka soo ururiyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, iyo xubno taageerayaasha KHaatumo si ay isaga ugu codeeyaan.
Odayaashan ayaa sheegay in ra’iisal wazaaruhu uu ka adeejiyay wiilal dhalin-yaro ah oo sida ay hadalka u yiraahdeen aan dadka si wanaagasan ula dhaqmayn oo xafiiskiisa ka shaqeeya ”Ninkaan aad ra’iisal wazaaraha ku haysaan annagu isma aragno hadaan aragnana isagoo soconaya ayuu inoo jawaabaa oo xataa inooma joogsado, waxa kastana waxaa inoo sheega wiilal dhalin-yaro ah oo xafiiskiisa ka shaqeeya oo aan anshaxa dhowrayn” waxaa sidaas yiri oday aad u caraysnaa oo ka mid ahaa xubnaha ergada Puntland.
Mar aan xubnahaas weydiinay in dowladda Puntland ay arrintan ka war hayso, waxay inoo sheegeen inay joogaan madasha shirka 4waziir oo ka socda dowladda Puntland ( Waziirka Amniga Khaliif Ciise Mudan, Waziirka SHaqada iyo Ciyaaraha Cabdi-Wali Indho-guran, Waziirka Wax-barashada Cabdi Faarax Saciid“Juxa” Waziiru-dowlaha Qorshaynt iyo xiriirka caalamiga Cabdul-qaadir Xaashi) isla markaasna uu jiro muran xooggan oo arintan la xiriira, ilo diplomats-iyadeed oo ku sugan Muqdisho oo aan xiriir la samaynay ayaa inoo xaqiijiyay in odayaashaas shirka wali banaanka ka joogaan.
Warkan ayaa intaas ku daray in eedda arrintan uu ku lug leeyahay Augustine Mahiga oo isagu ah wakiillka Qarammada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya, sida warku sheegay waraaq qoraal oo dowladda Puntland ay gaarsiisay Qarammada midoobay iyo Beesha Caalamka ayaa waxaa ku cad in lacagtii iyo miizaaniyadii shirka loogu talo galay uu Mahiga u dhiibay ra’iisal wazaare Cabdi-Wali Max’ed Cali, taasoo qaynuun ahaan daba marsan siyaasadda Qarammada Midoobay iyo Beesha Caalamka. Arrintan ayaa waxay ra’iisal wazaaraha u suuro gelisay inuu isaga uu ergooyinka u diro diyaaradaha taasoo macnaheedu lagu sheegay inay suuro gal uga dhigtay in ninkii uu doono isaga keensado.
DHanka kale, wax-garad kale oo ku sugan madasha shirka oo aan arrintan ka waraysanay ayaa walaac ka muujiyay sida uu u dhaqmay ra’iisal wazaaraha, taasoo ay ku tilmaameen in tilaabada uu Mahiga lacagta ugu dhiibay Cabdi-Wali ay ahayd khayaano la rabo in SHirka Ansixinta lagu burburiyo, si loo yiraahdo shirkii waa lagu kala tagay, ama Puntland intay ka carooto madax banaani ka sheegato dalka intiisa kale, taasina ay noqoto sabab Soomaaliya lagu kala qayb-qaybiyo, ama haddii ay kulankaan natiijo ka soo bixi weydo ay noqoto sabab wanaagsan oo Soomaaliya Maxmiyad lagu gelin karo.
Waxaana jira warar dhowaan soo baxay oo sheegay in kulan degdeg ah oo la xiriira dacwada dowladda Puntland uu maanta sabti ah galabnimadii ka furmay magaalada Nairobi ee dalka Kenya, waxayna dad badan is weydiinayaan sababta ergeyga Qarammada Midoobay lacagta shirka uu ugu dhiibay nin ka mid ah tartamayaasha jagada xilka madax-weyneimada Soomaaliya, iyado walib uu ku jiro liiska magacyada lagu eedaynayo inay lunsadeen lacago Malaayiin Dollar ah oo hanti qaran ahayd.
Xigasho: Waayaha.net











[...] Excerpt from: Qaar Kamid ah Ergadii Puntland ee Ansaxinta Dastuurka oo La Sheegay in loo Diiday inay ka Qeybgalaan… [...]
Walaalihii idhihi jiray wax haka sheegin Prof. Gaas waa ninka Soomaaliya badbaadin doonee haddii badbaadintii ay sheegi jireen saan noqotay, ilahow hadda badbaada hayee nabadbaadi. Shariif afgaduud, shariif sakiin, iyo walalkan professorka sheeganayaa anigu mar hore baan ka rajo dhigay. Nin haweenka soomaaliyeed iyo carruurtooda cunay wixii loogu deeqay musuqmaasuqayna donationkii ka yimid aduun weynaha anigu rajo kama qabo in uu dawlad iyo qaran ii dhiso.
faroole waa ku fiican tahay in gasacyada laga jejebiyo wuxuusan ahayn buu ismoodey wuxuu bartey oo in badan uu arkay wax uu diidey oo loo yeelayo maanta soow mahiga maahan ninkaa ku balan furey qofkastoo is waala waabiyaa hela la barey mar hadii fudeydkaagu bato waa lagaa xiisa jabayaa.
soomaalidu waxay tiraahdaa hadii xaqa afka laga daboolo feedhaha buu kaqarxaaye maxaa kala haysta faroole firdhiye iyo dr cabdiweli maxamed cali gaas oo run ahaan ah nin qaaliya oo intuu doono ka daacad san firdhiye faroole oo siyaasadii qadhmuunayd ee uu garoowe kaga caayijiray oday dhaqameedka ugu culculus maamulkii hore laysugu oranjiray expuntland oo uu isagu udhamaystiray kadib markuu dhex dhigay dadkii walaalha ahaa ee wada noolaa qarniyo kadib markuu qaar ubxiyey fidno wadayaal qaarna ubixiyey xagjir qaarna uu dhegaha kaxirtay qaarna uu cay iyo afxumo aan hore loo arag uu umariyey warbaahinta layka arko ama layska maqlo waxaana maanta uu eersadaa waa SAAXIIBKIISA KOOWAAD EE IIMAAN LAAWE KUFAARA WAA MAHIIGA OO KUMAMAY SHILIMADA ADUUNKU USOO URURIYO SOMALIDA NASIIBKOODU MAANTA HOOSEEYO BRINA WUXUU NOQONAAYO AAN LA OGAYN HADABA RAYSALWASAARE GAAS IYO FIRDHIYE FAROOLE ANOO AH SHAQSI SOMALIYED OO AHAA DADKII USOOHALGAMAY IN AY PUNTLAND NOQOTO HOOYADA HORUMARKA IYO SINAANTA CADAALADA IYO MIDNIMO DEEGAAMEED AMA WADA DHALASHO INTABA WAX KULADOONAAYEY LAAKIIN NASIIBDARO WAXAA DHACDAY OO DADAALKAYAGII UU KU HUNGOOBAY MARKII CADAALADII LAWAAYEY OO UU MADAX WAYNE FAROOLE UU SIDUUDOONO KAYEELO MAAMULKII LOO DHAMAA EE QOFKASTA OO KAMID AHAA LAGA XIGSADAY OO GOBOLADII QAAR LOO BIXIYEY WAA SOONE NOO FALAAY QAARNA HAYAD IYO CAAWIMO IYO CANSHUUR URURIN WIXII LAGUHELABA LAGELIYEY OO AAD MOODO IN QAYB GOONIYA AMA REER GOONIYA UU XAQ U YEESHAY DHAMAAN XUKUUMADII LOO SINAA OO LOO DOORTAY INAY USINAATO DADKA IYO DEEGAAMADA AY U DHAARATAY AXAASE TAABEDELKEEDU NOQDAY MAANTA IN ILAAH SIDAN WAX UBEDELAY EE OGOOW HADAAD TALO XUMAATO OO DAACADNIMO IYO KITAABKII ALE EE AAD GACANTA MIDIG SAARTAY INUUSANA CIDLA DHACAYN OO LAGAA JISAA A MARINAAYO SAME IYO XUMAAN WAXAAD KU DHAARATAY HADBA SIDAA YEESHO WABILAAHI TAWFIIQ
Khadiijo walaal shariifyo+mahiiga+unitednation+reer muqdisho=0000,,,,,,,,,,,00
WAXAAN SU AALAYAA DHAMAAN AQRISTAYAASHA SHABAKADAN WARKAN KOR KUQORAN HADUU DHAB NOQDO YAAKUHOREEYEY INUU ISDHEGA MARO OO INTUU JEEBKIISA ODAY BEENEED IYO ISKUJEBIN SOKEEYE BILAABAY YAA LOOFADHIYEY MARKAY DHAMAAN SOMALI WAYN TEGAYEEN TURKIGA OO LASUGAAYEY MUDO DHEER YAA ODAY KARAAMEEDKII JIRAY 700 OOSANO KAHOR YAA KU HORCAAYEY OO BEEN IYO FADEEXAD QAAWAN UMARIYEY IDAACADAHA IYO TV YADA AFKA SOMALIYED KUHADLA SOOMAALIDU WAXAY KUMAAH MAAHDAA CANQOW ISKUDHUFTE ISAGAA UDHUTIYA MARKA FAROOLE MAANTA WAXAAN QABAA HADII ARIN HALKAA MARAAYO ISAGU HAYS EERSADO OO AFKIISA IYO TALADIISA HA EERSADO WAXAAN HUBAA OO IIMUUQATAY AWELBA INUU FAROOLE KUDANBAYN DOONO JAAH WAREER IYO QOOMAMO MAXAA KUDHACA QOFKA KASHAQEEYA ISKUDIR AMA ISKUJEBIN MUSLIN AMA KALA IRDHAYN MUSLIN SOKEEYE MAXAA KUDHACA NINKA KANIXIYA OO CEEBEEYA CEEBAYN BEENA OO MAQDACA AH CIROOLE XISHOOD BADAN OO ILAAHAY KU XIRAN OO DAD KUMANAAN IYO KUMANAAN U AH OWLUL AMAR? MAXAA KUDHACA QOFKA AMA MASUULKA KADHEX RIDA BULSHO ISU QALBI FAYOOW KALA SHAKI IYO IN DHIIG XAARAAN LAGU DAADIYO ? MAXAA KU DHACA MASUULKA WAX KA OG DHIIG XAARAAN LAGU DAADIYO OO ADUUN LAGU RAADINAAYO AMA IMA RAACSANID SIDAAN WAX UWADO LAGU DAADIYO MAXAA KU DHACA MASUULKA OG OO WAX AAN KAQABAN OO AAN QANCIN AGOONTII IYO MASAAKIINTII DHIIGOODA XAARAANTA LAGU DAADIYEY ? MALA SOCOTAA IN MAALIN KAHOR INTAAN ALE HA UNAXARIISTO GEERIIDII WERIYEYAAL KU ROGMADAY GAROOWE IYO GAALKACAYO INTA UDHEXAYSA INTAANAY KASOO AMBA BIXIN MAGAALADA MUQDISHO INAY LAKULMEEN CUQQAL IYO MISHAA IIQ SOMALIED OO KASOOJEEDA DEEGAAMADA AY KASOOJEEDAAN IYAGOO LAGACODSADAY INAY DHIBKA KADAAYAAN MUJTAMACII DHIBANAA EE WAAYEY XAQII AY KULA HAAYEEN HORJOOGAYAASHII ISU SOOKALABEDELAAYEY FAROOLE WUXUU DHAQAALE BADAN KUBIXIYEY IN LAKALDILO DHAMAAN QOFKII U ARKA INUU QALDANYAHAY AMA GOBOLKII WAX TAWDA WUXUU U SAMAYSTAY OO QARASH BADAN KUBIXIYEY IN LAGA CAAYO AMA LAGU DHIBAATEEYO BEEN IYO HUU HAA XAARAANA OO ILAAHAY INAGA REEBAY WERYEYAASHA GEERIYOODAY WAXAA AY QORIJIREEN ILAAH WAA OGAA OO INTA XAQIIQDA OG EE DAALACDA WAXAY QORIJIREEN WAA OGAAYEEN ANA WAAN ARKAAYEY IN MAR LAYS XISAABIN DOONO MAANTA WAXAAN ILAAHAY WAYDIISTAY IN ILAAH UGA MEELBIXIYO WAXAY QORIJIREEN EE AYGELIYEEN FAROOLE IYO KUXIGEENKIISU MAANTA MUSHAHAR KASAARIMAYO ILAAHAYOO CAYMIYA MOOYEE WAXAANA IGU MAQAALE WAXAA AAD IYO AAD UGANAXAY CIROOLEYAAL IYO CULIMO IYO DAD BOQOLAALKUN GAADHAAYA WAXAY QOREEN MUDO AAN KAFOGEYN GEERIDOODA ILAAH HA UNAXARIISTO AAMIIN WABILAAHI TAWFIIQ
FAROOLE IYO DAYUUS MAHIIGA OO KUMAMAY MASAAKIIN WEXEED IYO DUMARKA SOMALIDA MUSLINKA AH OO CAARKEENII XATAA KUXARAGOODAY OO MEELKASTA KULA DHAANSAY MAXAA KALA HAYSTA MAANTA WAAN KULA JECLAA MADAX JUFLEEY MEEL XUN INAAD AADO ?
ILAAHOOW XAQA UMADA ADAA XAQSOORE AH EE WARAABEYAASHA LASHEEGAY NAGA QABO OO MID XAQA KUDHAQA NOSOODEDEJI OO OO NAGA ILAALI MUNAAFAQIIN IYO KUFAAR ISA SOO URUSATAYBAA NAGU HARDAMAAYEE ILAAHOOW NAGAQABO OO FASHIL MUNAAFAQIINTA IYO INTA NECEB SOOMALI DHAMAANTEED AMIIN
Waa dhibaato foolxun hadii kii la aaminaaba uu Mas noqonayo oo umada Soomaaliyeed Dantiisa ka raacayo
waa ku fiicnayd faroole in saas loo galo sababtoo ah wuxuu ka horyimid issimadii soo jireen ka ahaa ee Puntland asagoo raba in tuugo uu soo aruursaday oo asaga u naageeya uu meesha u dirsado.
Professor Abdiweli waa nin daacad ah danta Somaliyeedna wada.
Viva Proff. Abdiweli Mohmad Ali
@ali jebiye kan la baxay waa wax waalan, Faroole maxaa ku daba dhigay ma dhalaad ka dhex aragtay waa muuqataa xoogaaga koleey inaadan soomanayn ee muslin baanahaye ha na dambaajin shaydaan yahay afka xun lihi naga aamus, macnaha mawduuca qoraaga xataa ma fahmin, war odayaashii puntland ka tegay ee 102 ahaa ee issimada iyo cuqaashii kale ee reer putland baa ka cabanaya R-wasaare C/wali saasaan u fahmay mawduuca oo Ra-iisal wasaaraha dhib wadaa la leeyahay oo doonaya inuu Faroole ka caraysiiyo horta ha wareerinee wax fahma oo arrin noocaa ah baa jira baa qoraagu idin leeyahay oo khaatumoseegyo iyo belo uu Nairobi kasoo urursaday baa meesha iskasoo buuxshay oo reer Puntland metela, KKKKKKKKKK, U malaynmayo taa C/wali inuu yeelayo ama looga fadhiyo waana wax aan u malaynayo ineeyan ka suuroobi. maya warkan ima gelin.
sxb hadaa hadii aad si fiican u fakarayso oo aad tahay nin si rasmiya u fakaraya waad saxsan tahay runtii faroole puntland cidna kama xigo lakin dulbahante isagaa ka goay puntland garaadadii ugu waa waawaynaa ayaa ayaa ku hadlayay hada ay ka mid ihiin bintiland iyo wxa la mida garaad jaamac wxauu isbar bar dhigay buntland iyo soomaali land garanmayo nasiib daradaas meel ay ka timid cali galayr oo yaqaan siyaasad indhala oo dhegala canbaarayn jiray puntlandlaan iyadoo asbuucaa gudihiisa oo dagaal ka socdo buuhoodle indhihiisu ma arkaan wxaa ka socda halkaas maxuma hadii xuduud ku meel gaara loo kala sameeyay dhulbahante iyo bunthland inteeda kale oo aan xataa iska war hayn marar ka qaar wxaa ka socda gobolada intiisa kale hadaba hadii laga goay maxaa loo daba socdaa weli ilaayn puntland ma haysato laascaanood maa laga kiciyo wxa haysta
Horta arrinkan wuxuu dhibayaa ninkii aan marki hore filayn, warkana wuxuu ku gaabanyahay hawshaan waa dagaal cad oo Puntland dibadda looga soo qaaday iyadoo lacag isticmaalayo lacagtii UN-ta, marka hore waxaan ku baaqayaa in reer Puntland ay dabo istaagaan maamulka dowladda sidaasna ay ku midoobaan, ogadaana waxa keliya ee wax loogu dhimi karo inay tahay inay iyaga kala qaybsamaan, maantoo kale khatartu ma aha mid Faroole ku socota haddii aad necebtahay iyo haddii jeceshahayba marka hore sidaas u faham.
Marka xiga, ragga ku doodaya odayaasha isimmadii ayuu maamulka ka hor-yimid adeerayaal salka dhulka dhiga, isimmada maamulka ka weyn, waxaana daliil kuu ah maamulka annaga oo dhan oo mid ah baan keensanay, reer walbana isinkiisuu gaar u leeyahay, isinkuna ma aha nebi Alle soo diray ee dadkuu ka mid yahay, laakiin aan isla garano wiilkaan Ciyaal Suuqa haddii uu dan leeyahay iyo haddii kalaba wuxuusan garan meesha loo socda, geedkaan sanbuuqada weyn Mahiga lacagta uu dhiibayana kama doqonimo ee waxaa meesha ku jira gacan 3aad oo uu u adegayo Mahiga oo burburka Puntland dan ka leh waxa lagu burburin karana u aragtya in Cabd-Wali loo sii maro.
Odayaasha dhaqankana wax kale ma fahmi karaan oo aan ahayn beeshaydii baa maalin la xumeeyay waana u aar gudayaa danaha siyaasadeed iyo shaxda arrintaan ka dambaysana uma jeedaan iyaga waxay la caraysanyihiin maalin ay is qabteen maamulka oo keliya, wiilkaan aad Professor-ka u taqaanaan wax kale meesha ma yaalaan waxaa la yiri lacagta adiga ku tartan dad ku doortana ku keenso, waxaana taas daliil u ah lacagtaan ma ahayn mid loo dhiibi karo nin ka mid ah dowladda, taas iska daayee wuxuu u dhiibay nin ka mid ah raggii tuugada loo haystay ee la lahaa xoolay xadeen, kuwa qashinka ee Deeq-bixiyeyaasha loogu yeerana ee lacagta soo dhiibayna wali, marka sow taas ma aha inay isla ogyihiin?
Puntland waxa laga rabo oo qolyaha shaxdan dhigay ay rabaan waa inay labo mid ku dhawaaqdo sida ii muuqatana aamusnaanta Faroole wax kale ma ahee labadaas ayuu fahmay, ninkaas annagu kuma naqaan nin aamusa ee waxaa u muuqday khatarta khayaannada oo maxay tahayna:
1- In Puntland intay carooto ku dhawaaqdo gooni isu taag sida Somaliland waana sida ay jeclaan lahaayeen laakiin ma rabaan inay iyaga ka timaado ee waxay rabaan in adiga inta siyaabo doqon ma garato ah lagaaga xanaajiyo aad kala cararto.
2-In Puntland intay xanaaqdo shirka ka baxdo oo dadkii laysu keeni waayo hadhowna lagu yiraahdo dadkaan waa in MAXMIYAD la wada geshaa o dalkii sidaas lagu qabsado.
Marka reer Puntland iyagaa laga rabaa inay mowqif mid ah arrintaan ka istaagaan, inaysan odayaasha u soo kala dhuuman oo beel-beel aan loo kala qaybin, kolayba waxaan filayaa maamulku taluu ku maqanyahay in laga war sugo wixi ay xal u arkaana lala qaato Allana la talo saarto arrintu sheeko iyo ma aha ee waa hawl adag oo soo korodhay Doqonkaas Cabdi-Wali ah ALLe madaxiisa ha ka shubo e’…..
@ali jebiye
cali waad is daalisay anuna waxba kaama faa’iidaysan sabab farta waawayn aad wax ku qoraysid cidna ma akhrin karto
runtii Gaas haduu maanta go aansaday foormula isagu uu leeyahay inuu isticmaalo formuladii faroole oo ====== ka ahaydna uu tuuray aniga nin raga ayuu iila muuqdaa, waa haduu ku adkaysto farolena waa maayarka Garoowee uu hadalkisa tuuro libaax iga dheh,
tan kale farole inay tani ku dhacaso waala filayay markuu salaadiinta afkiisa balaaran kumaagayay.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Puntland ayaa madaxbanaani ku dhawaaqaysa war Madax banaanida ma Fowda iyo ninkii Carooda ayay ku timaadaa mise qabiil kastee sii kala jaban ayaa dowlad madaxbanaan adunka ka ah hadalada qaar waa in laga xishoodaa Qoraalkooda
Puntland waa inay ogaataa wada jirka iyo midnimada ayaa awood lagu leeyahay maantaad la miisaan noqoteen reer Ceelbuur. Ninkastaba faraskiisu ha deeqo, faroole odayaal uu suuqa kasoo urursadey ayuu doonayaa in madasha lagu daro kuwo labaatan fac tirsadana laga saaro, waxaasi ma shaqeeynayso Mahiiga walaa Gaas cidina ma yeeli karto. Dadka Puntland ku harayow Faroole eersada. Soomaalidu waxay tiraahdaa raganimadu kuwa kugu Jira maaha waa kuwa inaadeerkaa ku Jira catow iyo calaacal meel la fariista, warbaahintiina ha ka hadlin baa layiri hadaad hadashana sharcigii qaswadayaasha ayaa qabsanaya, waa sharciyadii uu isagu wax ka saxeexay god-hadimo ha qodin hadaad qodona ha dheerayn ku dhici doontaana mooyee.
Raxanreer waxaan ni weydiinayaa qaraxii beryo kahor madasha shirka ka dhacay mawaxaad naleedihiin Dr.c/wali gaas ayaa kaana ka danbeeyey? eleyn waa idinka halkan kuqoraya qaswadaha shirka burburinaya waa c/wali gaas……..axmad diiriye, xaad, boqolka “xisbi”, “odeydhaqmeed”, mooryaan, xamar ka jirana waa wada nabadoono nabada ka shaqeenaya miyaa naleedihiin??
Libaax-libaax DHalay, adeer isdeji fudeedka iska daa, wax hubso intaadan soo hataf hatafeen waxan Raxanreer u xamali ay soo dhoodhoobtey oo lacagta lagu siiyey ha iska rumeysan.
kkkkkkkkkk Ina Cali Gas wuu ka karti iyo raganimo badanyahay Faroole waayo faroole bahasha meel aysan lahayn buu ka raadiyey iyo dad aan waxba ahayn
Dad baa weli kujira dhaqankii halkaa.dhigay somaali oo aan arkinkinba wax dhaafsiisan sankooda, idaaa Abdiwali gaas waa soomali kasareeya dhaqanka ii badi iyo ima matalo iyo maxaa iigu jir
ASCaqleykum, Allaah swt halaga baqo waa Ramadaan midda kale ilko wadajir baay wax ku gooyan ninkii walaalkiis ama Isinkiisa inkira sidaas ayaa u dabeysa.Waxaan qabaa wuu ku saxan yahay CWGaas maxaa yeley wuxuu ka cararayaa ceeb iyo weji xumo aan weligiis ka harin qof ku fikiri kara sida uu u fakirayo Adeer FRLE majiro aan ka ahayn Mahiga asagana markuu arkey in ninkaanu sii waalanayo waakas sidaas u galay waxaana laga dhigey qaswade aamusan @ JEESKA si cadaalad ah ayaad ukala dhigdhigtey waana sax hadalkaasu Ramadaan kariim. Alloow dal nabada iyo da caafimaad qaba sc.
kkkkkk war miyeydaan xishoon wxay dadkaan faroole uun ku waashay bismilaahi raxmaani raxiim waa maalin ramadaan ee kadhaafa afkiina madaxweynaha hadii aad dacwad qabtaan orada oo bbc landan kahadla raxanreeb haka habaartaminee cuqadana iska saara waayo puntland beelo badan ayaa dega wana mamul aan dhaqaalo badan haysan reer walba in wax loo qabto ama reer walba uuu xil helona madhici karto waayo dadki ayaaba badan markaa aniga ahaan oo waalhi waxaanba qabaa inaa iga xigtaa faroole hadiiba aad tihiin reer puntlan dhab ah weeye wana ramaadaan qabiilkaygana xitaa askari kuma leh hadana waxaan aminsanahay puntland inay tahay mesha ilaa maanta somali isugu timid ama somali hooyo u ah markaas iska dhafa dacaayada aan meelna gaarayn ee suga doorashooyin faroole bariba wakaa socdaa xaasidnimo maficna hadii aydaan ahayn reer puntland khjadiijo iyo ali jabiye walleyaal dadka udhaafa dawladooda una uduceeya wabilaahi tawfiiq
ASC WR WBR
Mahadsanidiin Bahda RR sida aad inoogu soo gudbisaan wararka aan u baahanahay, Anigu markaan akhristay Maqaalkaan waxaan ka ogaaday inuu ka soo baxay Garoowe, ayna doonaayaan inay ku kala fogeeyaan dadka walaalaha ah ee reer Puntland, horena waxaan u aragnay warar badan oo waayaha. net ay qortay oo xaqiiq aan ku salaysnayn, Waxaana aan u jeedin lahaa Maamulka RR inay ka fogaadeen qolooyinka Dacaayadaha raqiiska ah Webkooda u adeegsanaayo, RR waxaa iska leh Umadda reer Puntland waana Web aan ku baranay wax sixitaan iyo Baraarujin ee kumaanan baran warar aan la hubin in lagu qoro.
Wabilaahi Towfiiq.
Kkkkkkkkkkkkkk Faroole iyo Pintland ayaa shirka hageysa oo Soomaaliya wax laga weydiiyaa iyo calaacal maalin kasta taagan iska galaan. Faroole siyaasadii Somalia wuu ku fashilmay xadhkihii uu xidhayeyna rag baa furfuray kkkkkkk viva Galmudug
Viva Pro Cabdiwali Gaas Waa halyey Puntland jecel Faroole waa tuug wuxuu wakhtigii iyo hantidii pl ku lumiyey kala qeybinta tolka iyo isimo aan soo jireen aheyn oo la buunbuuniyo. Iyo maamulkii awooda lahaan jirey ee pl oo maanta kala jajabay oo Galmudug ka awood badatay xaga siyaasada. Ninkii Faroole jecelow dee waakaas howsha halkaasey maraysaa viva GAAS
waxaan salaamayaa dhamaan aqristayaasha raxanreeb ee kujira commetka intaakadib arintan socota waxaa EEDEEDA iyo qaskeeda iskaleh oo cad madaxweyne faroole waayo dadku miyaanay lahadlin dalkii miyaanay ogayn waxa xamar kasocda maxaa beenta iyo duu daa da loogu meeraysanayaa soomaalidu markay doonto ma hindi iyo kuukaayo bay noqotaa raxanreeb iyo wabsaydyada maxaa loogumeeraysana yaa? meesha waxa yaala AAN SIXUN UCUNO iyo kaadiidnay ? oo waanaguceeb adigu hadaadan waxba xeerinayn oo aadan aqoon dhaqan reer ama dhaqan qabiil ama dhaqan qoys ilaahayna aadan kacabsan waa dhibaato 1faroole 2CAALIN 3SUNA JAMECA 4DAWLADA SHARIIF IYO SAAXIIBKOOD MAHIIGA waxay kalasaxeexdeen in iyga oo qudha soomaaliya oo dhan ay masiirkeeda metelaan taas oo ahayd xaaraan ama dulmi ? hagaag waa UTOOSTAY TAAS kadib waxay wadasaxeexeen in odayaasha dhaqanka ee soomaaliyeed oo dhan inay isugu yimaadaan muqdisho oo ay sooxulaan gudidii soo xuli lahayd baarlamaan shuruudo wanaagsan lagu xiray oo wadacusub marka faroole ma isagaa xaq uleh in uu sooxulo oday dhaqameedada puntland haatumostd ama oday dhaqameedada deegaanadii hore laysugu oranjiray expuntland waa sool sanaag bari nugaal mudug cayn reer waliba waxaan layskuqabsan karin waa ugaas ama garaad ama islaan ama boqor ama beeldaaje waxaana ogahay olay maamulka khaatumostd IN ODAY dhaqameed koodii soojireenka ahaa ay joogaan muqdisho oo aan hadal kataagnayn waxaankaloo ogahay mudug in ay joogaan muqdisho oo iyana lamida waxaan kaloo ogahay karkaar inay iyana joogaan muqdisho oo iyana aan hadal kataagnayn ee faroole waxa uu cabdiweli kuhaysto ee laleeyahay wuxuu keensaday koox nayroobi katimi iyo khaatumostd haday deegaamadii odayaashaas kayimaadeen aan qaylo kasooyeedhin war rag ALOOW maxaa cabdi weli xumeeyey ? oo laga rabaa? ogaada nacasnimadu iyo damacxumadu intaa haday dhaafto waalag waalagu jabaaye faroole iyo cabdiweli waa laba masuul ilaahaybaana laxisaabtamaya aakhiro iyo aduunba waxay qaloociyaan oo waxay kudhaarteen kitaabka quraanka kariimka ah tan kale faroole yuusan isu arkin nin siduu doono wax kuhela odayaasha dhaqan ee xamar jooga qaar kamida oo ugu culculus deegaamada ay kasoojeedaan oo aad iyo aad looga xushmeeyo waxay cadeeyeen inay aad iyo aad uga xun yihiin sida faroole uladhaqmay cumdayaashaas lakaraameyey ee ULUL AMARKA AH waxaana leeyahay oo aan kutalin lahaa hadii dadka iyo deegaankii hore laysugu oranjiray expuntland ay wax garanayaan waa in caqliga saliimka ah lagashaqaysiiyaa oo la iska ilaawaa waxaan soconayn oo caruuri qaadankarin waana sida aan u arko in uu madax wayne faroole udhaqmayo hadiikale meeldheer baa wax lagadooni doonaa wabilaahi tawfiiq
Kkkkkkkkkkkkkk war abtiyaal reer pintiland calaacalka naga dhaafa hadii kale nagu soo dabafeyla kkkkkkkkkkkkk viva gaas halyey 102 oday ee faroole barxada tuulada garoowe ka soo ururiyey jidna ma leh jahana ma leh. Viva odaydhameedka maamulka reer khaatumo oo hormuud ka noqday kkk viva afhayeenka odoyaasha dhaqanka soomaliyeed xurmadle garaad jaamac garaad cali kkkkkkkkkkkkkkkkkkk.
Aniga garanmaayo faroole meesha ay matalaan 102 oday kkkkk. Odoyaashii reer mudug hore ayey shirka u joogeen kuwii karkaar iyo bari way joogaan.
Viva maamulka khaatumo state oo noqday maamuka kaliya ee odoyaashiisu sida sharafta leh uga qaybgalay geedi socodka nabada somaliya.
Siyaasadii pintland prof cali khalif ayaa soo xidhay wakhti kooban kkkkkkkkkkkkkkkkkk
Pintiland waxay ku fashilmatay shirkii istanbul khaatumo state si sharaf leh ayey uga qaybgashay
Kii muqdishana wataa maanta ku fashilmatay khaatumo state wataa joogta kkkkkkkkkkkkkk
Siyaasadii tuulada garowe prof galeyr ayaa soo xidhay kkkkkkkkkkkkk.
Viva khaatumo state viva dowlada somaliya viva Galmudug state. Viva gaas kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
laa yasax ilaa saxiix markay noqoto dhaqanka soomaaliyeed ee soo jireenka ah arintu is xambaar ma gasho oo waa taariikh soo jireen ah faroole xaqiiqda sidaa u cad ayuu is yidhi suuqa madaw geli waana u socon wayday isimada soo jireenka ah ee khaatumo ayuu damcay in uu kuwa jacbur ah ku riixo isagoo damac ka qaba in uu khaatumo ku daro p/land waa yaab siduu u hawaysto maamul jira oo tfg aqoonsantahay in uu oday dhaqameedkiisa qas iyo is xambaar soo dhex geliyo odayga wax baa meel uga khaayiray lkn xaqii uun baa ka adkaaday ilaahow dawlad dhexe oo soomaaliyeed oo dadka kala qabata noo dhali meeshan lays cunye
khaatumo state
waa rinyahaw magacan aad sidato oo degaan dhani kula wadaago dadka ha ku caayin ee magaca iska soo dhig oo adigu shikhsi ahaan u hadal khaatumona kama masuul aha aflagaadooyinkaad halkan magacooda adoo sita aad ku qortid
JEBIYE. War badanaa warkaa ba.
Tan labaad, Ninkii faroole oo adduunka hiyigiisa fog iyo kiisa dhow, maskaxdiisa qaybta fekerka iyo tan xasuusta, maalkiisa runta ah iyo tuu dadka ka dhcayba, aqoontiisa gaaban iyo tiisa caadifadeedba, qabiilinimadiisa gaasirka iyo tiisa ===========, caqligiisa gaaban iyo xigmaddiisa ma dhalayska ah ay si weyn UGU URURSAN YIHIIN magalaada GAROOOWE, Garoowe, oo habeenkii uu ku dhadhaba, darteed waxaan taageersanahay Prof. Dr. Cabdiweli Gaas fekerkiisa fog ee Greater Somalia ku salaynsan. Wax lays dhinac dhigi karo maaha.
Wabillaahi towfiiq
Habar dhali weyday aleelo ku waalatay baan maqli jiray, ciddaan waan idinka tagnay oo idinka goosanay leh misana aan ordayoo na dhaafoo Sland taad ku darsateen bay wax idinkala dhaxeeyaanee oo ayagaa wax la idinka weydiiyaaye aada anaga hanagu diboodina sidii awr halaw ahe, intaa Mdaxweynahagay xafidahullaah daba haystaan laidinka raac idin alle. Khaatumoseegayooy Cwali iyo Faroole labadaba ma adinkaa saw annaga maahan maxaa idinka galay ood ugu naanaabaysaan tuugyahay ordayoo afxumo un baad ka adagtihiin sidii naagihiiye Somaliland la aada iyo wixii idin gumaysan jiray gunyahay guntu dhashay.
ali
war ba’a war waa maxay calaacalka iyo habaarka iyo muusanawgaad ku jirtaa waar miyaa lagu dhacay mise cid baa kaa dhimatay sawdiga sidii habar goblan ah barooranaya weli nin sidaa u hadlaya ma akhrin ceebay tacaaaaaaaaaaaaaaaaaal war c/weli soomaaliyuu r/wasare u yahay not p/land inta cisho ee u hadhay faroolena idinkuu oday idiin yahay anagu ka tagnay markaa wiilyahaw waa anaka kuwii maamulkiina ku yidhi lakum diinakum waliya diinii haysku khaldin amuuraha khaatumana weligeed lama gumaysan soo akhri taariikhda kuwa talyaaniga xambaari jiray kala hadal gumaysi cayda inta kalena kaaga jawaabi maayo oo adaa ku ceebaysan islaan masayrsan uun weeye hadlkeed