Shabakada RBC oo Booqatay Degmada Dangoroyo (Sawirro)
Dangoroyo (RBC Radio) Markii ay sacadu ahay 6:00 ayaa waxaan ka mambabaxay Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland waxan kuguda jiray safar shaqo oo an ku kala tagayno dagmoyin hoos yimaada Gobalka Nugaal.
Shabakada RBC oo manta boqasho ku tagtay Degmada Dangoroyo ee Gobolka Nugaal waxan oo qiyaastii 90 kilo mitir u jirta magaalada Garoowe inkastoo ay tahay xili Ramadaan islamarkaana dadka ku nool Degmada Dangoroyo waxa ay iskugu jiraan kuwa waxbarasho ku mashquulsan iyo kuwa xoolo dhaqato ah iyo kuwa kuguda jira ku maarenta noloshooda.
Inta aan bOoqashada ku jOognay degmada ayaa waxan tagnay Dugsiga hoose dhexe ee KalYaxeed Xiyeed oo markaasi laga hirgalinaayay dhismooyin kale oo cusub waxan xiligaasi qeybaha kale ka socday waxbarashada ardayada dhigata dugsigaasi.
Shabakada RBC oo maalmahan ku holan in ay warbixino rasmi ah ka keEnto Dhulalka SoomAalidu ay dagto kuwaas oo ku saleysan arimo la xiriira hormarka bulshada sida waxbarashada caafimadka biyaha cuntada iyo daaqa xoolaha .


















[...] Continue reading here: Shabakada RBC oo Booqatay Degmada Dangoroyo (Sawirro) [...]
Mahadsanidiin shabakada raxanreeb.com, magaaladan aad baan ugu baahna qof warbixin nooga soo diyaariya hadaanahay dadka asal ahaan ka soo jeeda. Waa magaalo dayacantay oo dadkii lahaa hagradeen. Insha’alaah isbedel weyn baan u rajaynaya mustaqbalka dhow.
BAHDA SHABAKADA CAALAMIGA AH EE RAXANREEB WALAAAHI WAXAAN ARKAY SHCOOL KAYGII HOOOSE DHEXE KAL,IYAXEED XUSUUS AYAAN GALAY WAXAAN IDIN LEEYAHAY AAD IYO AAD AYAAD U MAHADSANTIHIIN SIDA WACAN EE SHARAFTA LEH EE AAD DALKIINA UGU ADEEGAYSAAN WAXAAN IDINKA CODSAN SAWIRO KALE DEGMADA DANGOROYO AMA DALRAXMO NOOGA SOO QAADA WAADNA MAHADSANTIHIIN WAXAAN IDIN LEEYAHAY RAMDAN KARIIM
gabdhaha edeb weyn ayaa kamuuqata midhaa gabar qurba joogta ma guursado anoo waxaan arkahya
waad mahadsantihiin laakiin maxaad wax yaabo kale noogu soo sawiri waydeen wax kaloo nafleh miyad kawaydeen degmada miyayna lahayn dugsiyo sare iyo xarumo kale oo laxariira arimaha bulshadda sidaad horay u sheegteen, koley anugu safar uum baan ku mari jiray waxaana arki jiray dadka oo dab shidanaya aalaseeydii magaaladu waxaan is irri waa meel dhaxan badan, waxaan xasuustaa maalin aan dhaxan ladhiman gaaray meel ku dhaw dan gorayo oo layiraahdo Waababka, anoo safar ahaa markii aan waysaystay subxigii deetana intaan salaadii ku jiray ayaa wadnuhu i booday dhaxan aad u daran darteed waa dhanxantii aan punland ku arko tii iila darnayd ogow baraf madhacayn ee jawiga ayaa aad dhaxan u ahaa meeshuna madhir waawaynayn,
[...] loo sheegay, laakin inta badan waxa uu halkaas u tagaa Faroole in uu ku soo nasto, waayo waa meesha uu ka soo jeedo isla markaana uu ku soo [...]