Sifada Soonka- Darsigii 2aad: Sheekh Boqolsoon (Dhageyso)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Ramadaan Kariim!.   Akhristayaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa darsigii labaad oo ku saabsan bisha Ramadaan.

Darsigan oo qeyb ka ah muxaadarooyin taxane ah oo bahda Raxanreeb ugu talagaleen bisha Ramadaan ee fadliga badan ayaa maanta waxaa uu ku saabsan yahay Sifada soonka, waxaana soo jeedinaya Allah ha u naxariistee Sheekh Maxamed Axmed Rooble “Boqolsoon”.   Aaan ka wada faa’ideysano.

 

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

 

AMA HALKAN KA DHAGEYSO

 

____________________________________________________________________________________

RBC Radio

Share

Tags:

1 Response for “Sifada Soonka- Darsigii 2aad: Sheekh Boqolsoon (Dhageyso)”

  1. eng. says:

    Waxaan Shikha ilahy uga baryaaye inuu dnabigiisa dhaafo wacdiga qaaliga ah e Ramadanta soo jeediyeyna ilahay ka abaal mariyo anagana nagayelo kuwii dhagaysta oo ku camal fala

Leave a Reply