Tacsi: Axmed C/Salaam Xuseen Islaan Aadan
Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun.
Waxaan Dhammaan Tacsi loo Dirayaa Dhamaan Eheladii uu ka geeriyooday Marxuum Axmed C/Salaam Xuseen Islaan Aadan oo ku geeriyooday Shil Gaari oo ka Dhacay Duleedka Magaalada Gabilay taariikhdu markey aheyd 30-7-2012.
Waxaan Marxuunka illaah uga baryeynaa in uu Janadii Firdowsa ka waraabiya. Eheladii iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo.
Xubnaha Tacsida Diraya waa
Caafiyo Islaan Faarax Islaan Aadan
C/Xamiid Islaan Faarax Islaan Aadan
Cumar Xuseen Islaan Aadan
Cismaan Maxamuud Caato
Sahra Sugulle Maxamed
Foos Nuur Cabdulle
Faarax Islaan Cabdulle Islaan Faarax
Xaliimo Cabdulaahi Aw-aadan
Faarax Axmed Caato
Faadumo Islaan Cabdulle Islaan Faarax
C/salaam Axmed Caato
Safiyo Maxamed Caato
Xaawo Maxamed Faarax
Siciid Muuse Islaan Faarax & Xaaskiisa
Axmed C/Qaadir Axmed
Dhamaan Ilma Yuusuf Axmed
Amaal Axmed Caato
Leyla Kamaaludiin Sugulle
Dhamaan Reer Maxamuud Cali Ciise
Maxamed Cali Madhoodhe
Maxamuud Cismaan Caato
Maxamuud Maxamed Caato (Sanweyne)
Jaamac Ciise Gaab
Saciido Maxamuud Muuse Islaan
Faadumo Xuseen Maxamed Islaan
Warsame Nuur Maxamed Islaan
Axmed Maxamed Warsame Islaan (Axmed Gurbe)
Dhamaan Ilma Cabdi Biixi iyo Hooyadood
Siciid Xirsi Warsame Islaan
Saciido Xirsi Warsame Islaan
Maxamed Cumar Xuseen
Liibaan Jaamac Warsame Islaan
Safiyo Jaamac Warsame Islaan
Axmed Cali Daahir Xirsi Cumar
Dhamaan Ilma Axmed Cilmi Cabdulle Islaan iyo Hooyadood
Dhamaan ilma C/raxmaan Maxame Faarax iyo Hooyadood
Dhamaan Ilma Jaamac Biixi
Cali Cismaan Caato
Maxamed Xuseen Cismaan Nuur
Kiiin Xuseen Cismaan Nuur
Dhamaan Ilma Cabdixaliin Cismaan Yuusuf Keenadiid iyo Waaridiintood
Faadumo Maxamed Xusseen Maxamed
Xaaji Kulalihi
Maryan Maxamed Cismaan Islaan
Jaamac Muuse Islaan iyo Caruurtiisa Dhamaantood
Xaawo Faarax Xassan Wali
C/Raxmaan Xuseen Gaaniye
Dhamaan Ilma Faarax Xassan Wali
Dhamaan Ilma Muuse Xassan Wali
Dhamaan Ilma Xoos Jibriil
Dhamaan Firka Reer Aw-Ciise
Dhamaan Reer Caato
Ceydaruus Cabdullaahi Cismaan Islaan
Dhamaan Reer Cismaan Islaan Dhamaantood
Faadumo Yaasiin Bootaan
Axmed Jaamac Xassan
Saleebaan Cumar Xusseen
& Dhamaan Bahda Raxanreeb.com











Marxuumka Allaha u naxariisto eheladii iyo qaraabadii u ka tagayna samir iyo iimaan Allaha ka siiyo. Aamiin Yaa Allah!
Innaa lillaahi wa innaa ileyhi raajicuun
Aniga iyo qoyskeygaba waxaan tacsi tiiraanyo leh gaarsiineynaa ehelkii iyo asxaabtii uu ka tagay AUN Marxuum Axmed C/Salaam Xuseen Islaan Aadan. Waxaan isagana Alle uga baryayaa in uu janooyinkiisii macaanaa ka waraabiyo intii uu ka tagayna samir & iimaan ka siiyo. AAMIIN AAMIIN AAMIIN
AUN MARXUUMKA EHELADIISA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA KA SIIYO
inaa lillaahi wa inna ieyhu raajucuun C/salaam xuseen islaan allah ha u naxariisto janatul ferdowsa haka waraabiyo aamiin Allahayoow cadaabta kaa xoree waa bil ramadaane qabrigiisa allah u nuuriyo
innaa lillaahi wa ileyhi raajucuun waa geeri tiiraanyo leh allaah samir iyo iimaan ha naga wada siiyo walaale gaar ahaan ABTI C/salaan, Axmed hooyadii iyo walaalihii allaah qalbada ha idiin qaboojiyo Axmedna janatul fardawsa allaah ha ku soo dhaweeyo AAMIIN AAMIIN AAMIIN YAA RABBI