Tacsi: Ugaas Yuusuf Cabdulle Lo’Jir


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Tacsi Tiiraayo Leh.

Inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun. waxaan Dhammaan Tacsi u diraynaa umadda uu ka geeriyooday Marxuun UGAAS YUSUF CABDULLE LO’JIR oo ku geeriyooday Magaalada Muqdisho taariikhdu markey aheyd 25-7-2012

Waxaan Marxuunka illaah uga baryeynaa in uu Janadii Firdowsa ka waraabiya. Eheladii iyo qaraabadiisana samir iyo iimaan ka siiyo gaar ahaan Hooyo Xaawo Macalin iyo wiilashiisa sharmaake , Maxamed , cabdullahi , mahad

Xubnaha Tacsida Diraya waa

1- Mahad Cali Muxumed

2- Cabdullahi Macalin Ibraahim

3- Mahad Muxumed Nuur

4- Axmed Macalin Cabdixafiid

5- Cabdiwahab Noor Muxumed

6- Maxamed Sheekh Axmed

7- Sheekh Axmed Sulub

8- Sheekh Xussein Sheekh Cumar

9- Macalin shafeec Sheekh axmed

10- Cabdirisaaq Cumar Maxamed

11- Maxamed Adan Cabdi

12- Macalin Cabdiladhiif

Share

2 Responses for “Tacsi: Ugaas Yuusuf Cabdulle Lo’Jir”

  1. Haad says:

    Ilaahay ha u naxariisto ugaaska eheladiisii iyo qaraabadiisiina samir iyo iimaan alaha ka siiyo. Aamiin yaa Allah!

  2. Dr Abdirahman Ali says:

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raagicuun.

    Ilaahey naxariistii janno ha siiyo Adeer Yousuf Caduule Lo’jir
    Dhaan iheladiisana samir iyo iimaan allaha ka siiyo.

Leave a Reply