Wasaarada Qorshenta iyo xiriirka calamiga ee Dowlada Puntland oo la xisaabtan kula jirta hayada Wasaaradaha
Garoowe (RBC Radio) Kulankan ayaa ahaa mid diirada lagu saarayay waxqabadka ama waxyaabihii qabsomay iyo caqabadihii hortagnaa shanta sano ee lasoodhafay 2007-2011 iyo sidii loo hirgalin lahaa qorshaha cusub ee 3 sano ee soo socta iyadoo laga faaideysanayo waxyaabihii laga soo bartay qorshihii hore lo sameeyay shantii sano ee la soo dhafay.
Waxaana hayad kasta ay soo bandhigaysay waaxqabadkeedii shanta sano ee la soo dhafay waxan wasaaraduhu ay iskugu jireen kuwa u qabsoomay qrshihii waxqabadaka lasoo dhafay iyo kuwa ann u surta galin in ay ku gulaysan ama halkoodi ka dhaqaaqan waxan kulankan ka soo qeybgalay dhamaan agaasimayaasha guud ee wasaaradaha dowlada PL iyo hayadaho maxad banaan.
Wasaarada qorshenta iyo xiriirka calamiga ee dowlada Puntland ayaa mudooyinkanab waxa ay aheyd mid ku mashuulsan la xisabtanka wasaaradaha Dowlada PL iyo hayadaha calamiga ah waxan hayad kasta lo eegaayay waxqabadkeedii islamarkan waxaa lagu sameenayay Qiimen.
Bishii 6aad waxa ay wasaarad qorshenta ka joojisay shaqooyinkii ay ka hayeen degamada Pl hayado calami ah oo ay ka mid yahay VSF Garmani oo iyadu ka shaqen jirtay arimaha xoolaha kadib markii ay laxisabtan dheer ay la yeelatay wasaarada










