Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Puntland Axmed Cali Sakar oo Maanta Saxaaafada La Hadlay (Dhageyso)
Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!
Garoowe (RBC Radio) Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Maamulka Puntland Axmed Cali Askar oo xafiiskiisa magaalada Garoowe kula hadlay warbaahinta ayaa waxa uu ka hadlay sida lo adkeeyay amaanka Caasimada Puntland ee garoowe waxan uu wasiirku ku dheeraday in marnaba laga tagin wadani nimada maadama malinta biri loo dabal dagi dono 1da agoost.
Waxaa kale oo uu wasiirka uga warbixiyay saxafada in ay muhiim tahay shacabka reer Garoowe in ay uga fejig naadan Qatarta uga imankarta kooxaha ka soo horjeeda Nabada ka jirta Puntland waxaa kale oo uu wasiirka ka hadlay qaabka logu diyaar garoobay xuska 1da agoosto waxan uu diirada saaray in loo bahan yahay in dadka reer Puntland ay gartaan wadani nimada islamarkaana ay la shaqeeyayn ciidamada amaanka Puntland si loo sugu guud ahaan amanka Puntland.
Sidoo kale Mr Askar waxa uu ugu baaqay dhalinyara Sportiga ee ku nool Magaalada Garoowe in ay gacan buxdo siyaan ciidamada ku howlana sugida ama adkenta amaanka caasimada maadama Magaalada Garoowe ay ku soo qul qulayaan dadweyne aad u tiro badan oo ka kala imaanaya Magaaloyinka Puntland iyo Wadamada Calamka.
Mahad Abdi Ali
nakal143@gmail.com
Xafiiska RBC Garoowe












[...] Follow this link: Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Puntland Axmed Cali Sakar oo Maanta Saxaaafada La Hadlay (Dhageyso) [...]
Asc aduun yo nin dhulkiisii lahaysto oodhul nin kale leh hala ilaaliyo nacas weeye dan tiimooge ah yaa usheega rag waa tolka aad nacas yohaw