Xaaladda Caafimaad Ee Meles Zenawi Oo Laga Deyrinaayo
Brussels (RBC) Waxa isoo taraya wararka ku saabsan caafimaadka ra’iisal wasaaraha Ethiopia Meles Zenawi oo hadda lagu daweynayo isbitaal ku yaala dalka Belgium.
Wararka ku saabsan in uu xanuunsan yahay Mele waxa waxa uu soo baxay markii laga wayay shirkii midowga Africa dhawaan ay ku yeesheen Addis Ababa oo lagu arkay booskiisa wasiirka arrimaha dibedda ahana ra’iisal wasaare ku xigeen.
Mr Zenawi waayahan kama soo muuqa fagaaraha daddweynaha waxana ugu dambeysay markii la arkay shirkii G20 ee ka dhacay dalka Dalka Mexico 19kii bishiiJune 19.
Hailemariam Desalegn, waa ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka Ethiopia’ waxana uu xaqiiojiyay in uu ra’iisal wasaaraha dalka maqan yahay sababo caafimaad uu ku maqan yahay.
Wuxuu dhawaan u sheegay shabakadda lagu magacaabo Bloomberg in aysan jirin wax halis ah oo hadda lal sheego, kaliye xanuun yer uu ra’iisal wasaaraha uu hayo kaas oo aan sidaas u badneen.
Waxa uu intaas ku daray in dhawaan marka ay u soo dhamaato daweenta uu dib ugu soo laaban doono dalka”
Mr Zenawi ayaa lagu daweynayaa isbitaalka lagu magacaabo the Saint Luc University Hospital oo ku yaala Brussels, sidoo waxa war in ay dhiibaabn diiday dhaqaatiirta isbnitaalka ku jira oo xitaa in la keenay isbitaalka ah.
Ku dhawaad sodomeeyso madax african ah ayaa ka qeybgalay shir Axadii toddobaadkan ay ku yeesheen Addis Ababa , laakin waxa aan ka qeybgalin ra’iisal wasaare Meles waana markii ugu horeysay tan iyo markii uu xafiiska dalkaas qabtay sannadkii 1991.
Sidoo kale ra’iisal wasaaraha waxa laga sugaayay in uu ka qeybgalo kulan ay lee yihiin baarlamaanka dalka Ethiopia kaa ooo looga doodi lahaa in la ansixiyo miisaaniyada baarlamaanka uu ku shaqeen doono, laakin kulankaas dib ayaa loo dhigay sababo aaan la sheegin.
Diplomaasi reer Galbeed ah ayaa u sheegay wargeyska Telegraph in kooxaha mucaaradka Ethiopian ay soo galiyeen website ay lee yihiin in uu war hore aan u sheegnay oo ahaa in uu geeriyooday in uu qalad ah oo hadda lagu daweynayo isbitaal ku yaala Brussels, wararkaas ku saabsan in uu geeriyooday waa kuwa qabsaday warbaahinta dalka Ethiopia.
Afhayeen u hadlay wasaarada arrimaha debedda Belgium’ ayaa sheegay in warkaas aysan xaqiijin karin, iyagana aysan kala sheekeesan qooskiisa ama safaaradda Ethiopia ay ku lee dahay dalka Belgium.
RBC Radio
———————–
Xafiiska Wararka Nairobi












Caafimaad Allaha Siiyo Mudane Zenawi
baqti oo fuur doofaarka xun sixun u dhimo cadba markusoodhac
Caafimaad alle kuma siiyo dhimo gaal gaal dhalay
Innalilahi wa inna ileyhi rajicun walal mesha ad ku farxi lahayd dhimashada malez miyad ledahay ale ha cafiyo miyadan ahayd qof muslim ah oo somali miyad ilowday cadawadi itobiya.. Midna xasusnow malezna wa somaliyed
ha dhinto Alle uma naxariistaha
@Suqdho
shaydaan baad tahay wasakhyohow
Ninka iyo gabadha Soomaaliyeed oo u qaba haddii Melez baqtiyo in siyaasadda Ethiopia ee ku adan Soomaaliya ay isbedelayso waxaan dhihilahaa walaal kajoog arrintaas waad ku khaldan tahaye. Midda kale reer Soomaaliya iyo reer Ethiopia midna kama naxayo dhimashadda Melez marka laga reebo siyaasiyiinta soomaaliyeed oo u kala gurguuran jiray melez…………waxay ilatahay duligaas baa Melez u ooyi doona.
Suqdho@ ma gaalka wayn ayad u baryaysa illahay kkk acuudi billahi waxaso kala somali ku dhex jira qofyohow illahay u toobad keen ninkaas islaamka baa’biyay ee malin dhawayd ee ugu danbaysay muslimiinta adis aba ku nool masjidka loogu galay inaad u ducayso waa wax aan kugu tilmaamo garan mayo qof in lagu danbaba raba aya tahay balse illahay aya kala xisaabtamin wayo islaamka cadowgiisa waa illahy cadowgiisa ninkaana waa diinta cadowgeeda marka ninkaan oo kale aad u ducayso taas ada illahay uga jwbi dona insha alh
Tii Alle waa gooni laakiin u malayn maayo inuu malaz xanuunkan ka kacaayo,waxa la yiri waxa ku dhacay cancerka maskaxda oo Tumar ka la yiraahdo,inkaartii umada Islaamka ayaa ku dhacday Allah ha ka abaal mariyee.
Great leader I wish you good lucky
ILAAAHAAY HA CADAABO TUUGA TUUGU DHALAY ILAAHAYA CADAABTA HAKU FOGEEYO EEYGA
INAADAN KASOOKICIN AYAAN ILLAHAY KAAGABARYEYNAA KADIBNA KUWA AAD NAGAQABTID OO AH QABQABLAYAASHA AYAA GAROOBO NOQONAYA CID KAADANBEYSANA KUURSANMAYAAN OO LAMARABO DHIMO ILLAAH BAAN KAAGABARYAYE. SI UMADA SOOMAALIYEED AY AAYAHOODA UGARTAAN OO AANU QARANIMADAYADII USOO CESHANO.
SUQDHO SUQDHO
AWALBA MAGACAAGU SUQDHO AYUU AHAA WAX JAWAABA OO KALE MALIHID. MAGACAAGA AYAA JAWAAB KUU AH.
To: Dhamaan dadka comments dhiibtay, Adeerayaal anaga Hadii aan nahay shacabka Reer Puntland melez AMA raisal wazaaraha etheoipia Waxa naga dhexeeya xiriir saaxiibtinima ah kaasi oo ah mid military AMA dariswanaag melezna Waxaa Ka xun adinka wada cuqdada miiran oo jecel xumaanta Adeer waanu u ducaynaynaa melez wa geesi Iyo hogaamiye karti leh tankale wa nin jecel in uu soomalidan xaaraanta ah meel ooga soo haro marka waxaanu leenahay aabayaashiin ayaa soomaaliya burburiyey adinkii caruurtiina cuqdad bad ku nooshihiin adeerayaal
caruurtii Ogadenia ee uu cunay ayaa dhiiga ka jaqaya cencer ku dil oo gubo
males qofka ka naxaya dhimashadiisa ama xanuun kisa aniga islaam nimadiisa calaamatu suaal baan saarayaa ma ninka somali sidii aaynu ogaayn u galay eeyga eeygu dhalay doofaarka uraya ilaahay hakugu dheereeyo naarta jahanama
somaliland aad bay oga xuntahey waayo waxaa ay barbara ku leeyihiin lacag badan marka somaliland waxey leedahey noolow noolow Malez
Melez Zanawi Illaahey caafimaad ha ku siiyo, waayo Soomali qarmuun inaad dhegeha ka garacdid baa lagaa rabaa. Mida kale Xamar 2 duqeyn ah baan kaa sugeynaa Waa in aad ””””’ cashar kale tusta.
waar kuwa sanawi u ducaynayaa waa somalidii gaalowday ee chirtanka noqotay. u sheega waa toogasho hadii laydin helo
Rebublican guard of puntland—————-Sidiiiiiii futoole ayaad uhadleysaa…..qurunyahow….xaar aan iska dhaqanin
allow kadhig tii uu u dhiman lahaa Ethiopaina ku burburi lahayd iskuna laayn lahaayeen qoysqoys inshallah.
Soo taad dhihi jirteen Tigree iyo Merlez Waa daarood ismaaciil…..
C I A ayaa la wareegtay Wadanka oo amar wasaaradaha saameeynta leh eey soo saaraan C I Ada…..melez coma ayuu ku jiray ka dib ka soo noqashadiisii ee shirkii Mexico ka dhacay G20, 7/12/12 ayaa loo la carary isbitaalka Saint-Luc University Hospital oo ku yaala casimada beljum…….Melez wuxuu bakhtyiyay 7/16/12…..sabata loo qarinaya ama dood laga dhigayo dhimashadiisa waa ayadoo kacdoonk uu ka socdo Ethiopia ….kuna soo wajahantahay mid ka weeyn ka hada socdo oo la rajeeynayo in eey gaalada ka soo qeeyb galaan iyo T P L F oo dhexdeedu khilaaf ba’an uu ka taaganyahay…….Waxaa la saadaalinayaa in xaaska Zenawi oo loogu yeero Azeb iyo cheif securitiga Melez eey yihiin shaqsiyaadka fir-fircoon oo loo saadaalinayo in la wareegaan xukunka…….waxaa ka biyo diidan shacabka ethiopia , gaal iyo muslimba, Amxaaro, Oromo, ONLF, Sidama, iyo kuwa badan oo kale wexeey taaganyihiin Ethiopia Dhaxal ma ogolin oo Tigree xukunka dhaxli ma’hayo….tigreena wexeey taaganyihii ama anaka ama xaalada somaliya ayuu wadanku noqonayaa
suqdho iyo rebuplican guard waa itobiyan ama jaajuusyo itoobiya
zenawiyoow ilaahay ha kaa gooyo dhibkaad soomaali u gaysatay aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
Republican Guard of Puntland kan la baxay
Waan ogahay in aad reer Puntland aadan aheyn oo mooryaan caadifadeysan aa tahay. Tuug tuug dhalay magaca iska soo dhig yaa mooryaan.
Alle waxaan ka baryay in Zenawi uu xanuunkaa u dhinto. Maxaa naga galay wixii badalaya, Horta mujrimkan ummadda islaamka baabi’iyay hana dhaafo, inkaartii islaamka maskaxda ayay kaa gashay.
KU.Suqdho.
Marka hore Suqdho ma labbaa masee waa dhadig?Marka xigta soo a ogid in uu Melese yahay ninkii soomaali hubka isugu dhiibay si ay u sii bur-burto soomaaliya?Waa ninkii hubka siin jirey Ina Qanyare,Suudi Yalaxoow,Muxmamad Dheere iyo qaar kaloo badan.Ayadoo ay ujeedadiisu ahayd in ay mid mid isugu dilaan.Wayna u hirgashay qorshihiisii.Anigu mana habaarayo umana ducaynayo waxuu yahayna Allaah (swt) baa ogsoon.
Kan la baxay Republican waa suu u sheeg Jaalle Waayo-Arag oo waa Mooryaankii Mooryaanta ugu Mooryaansanaa.Yaa ka caqli iyo aqoon leeta qof Mooryaan ah.Ayana way dhicikartaa in uu ku abtirsado Caabudwaaq.Waayo qaar badan oo reer Caabudwaaq ah baa ka sii xag jirsan Mooryaanta.
caafimaadka ale kaaqaad suqdho/ gaal bay u ducynaysaaa balo kul atgty
Dadka commentga:Alle ka xishooda oo ha isku dambaabina maxaa yeelay idinku wax ma dishaan waxna manoolaysaan ee idinku iska jira waxaan ajar laga helayn,oo aad dembi ku kororsanaysaan,anigu waxaan oran lahaa nin gaala ah in loo duceeyo ma banaana oo haddana laga tirsanaayo in uu ka dambeeyo somali baabi’inteeda in kastoo iyagu u kala dhuumanaayeen sida in badan la xusay,oo ay kuwii dagaal ogayaasha ahaa ay baabi’yeen dalka iyo dadkaba,Waar xasuuqii shacabkooda iyagaa ka dambeeyay.
FG:Jawaabtu waxay tahay Waarloogaa ka xumaa Meles oo iyagaa hubka ka soo guranaayay oo dadkooda ku xasuuqaayay,isaguna ujeedadiisu waxay ahayd in aan soomaali mardambe soo hawaysan dalka Ethoopia,marka soomaalaay dhoylaay waxba haysu xag xaganina ee ninkani waa cadawgiinii soo jireenka ahaa weligiisba.
Su’aashu waxay tahay somalidu haddii ay dad fiican yihiin,sideebaa dadkooda iyo dalkooda loogu adeegsadaa baabi’intiisa?waar maxaa iyaga ka khaldanaa oo haddana wali ka khaldan?waar goormay isa saxayaan oo is xasuusanayaan khadkay galeen?
Waar xasuuqii shacabkooda iyagaa ka dambeeyay walina ka dambeeya
@Samawade waxaa tahay dhilaay oo xaraan ku dhashaay baa ku dhahayaa, /////// kulaha, dadka luuq daganaa ee tiknikada lagu kor marsiiyay yee ahayeen ? ….. dadka kumanaan laga dilaay oo bay daganaa yee ahayeen? ……
xamar dadka lagu xasuuqay waa isku wada dad oo beel kasto ku jirto, doqonimada ku heyso baa ku qosolay wallahi, qabyaladu waa cancer ee soco is daawey waxa ka daraan marka aa adiga dadka iska celin weeysan baa oradeen aa melez oo hub badan wacateen markaas bu itopian uu ku dhamaadan somalia ee kumamaan ba ka geeriyotay ee so reseach gareey. dowladi dheexe cidi ku dhamaatay ee dhibka bilaaway waada ogtahay kkkk
malez ma kale yaaqaano soomaali, mana kale jeclo dadkeena, anaga oo aduunka ugu dameeno baa is naceyno, mumulada ka jira dalka xitaa ma la tartami karaan wadan kale, anaga inaan is firineyno oo is xaasid nimeeyneeno oo dhibka mid heysto midka kale ku faraxaayo meel ama gaarna malaga yaabo, mid maa dhahaayo xamar hala duqeeyo, miyaad iloodey inee soomaali iyo muslimiin yihiin, hada xamar waa nabad ee horumar baa ka socoto alhamdulilah, marka inta kale ee dhimaan horumarka allah ha garsiiyo , dadka qabyaaladu dardartahay adaa ku talaa ee ku farax walalkaa dhibkiisa doqon xaar ka buuxo ba tahay!! konfuur hadi la laayo, beri waa adiga, soomaali hore waxee uu tiru libaax hadi la dilo, waraabo waa ku ororod..
waa wax lagu qoslo, labada qoraal ee usareeya Commetkeena Suqdho si niyad ah oo saaxiibnimo ka muuqato ayuu ugu duceeyey, KKK qofka sitaana si cadaawad fogaatey ka muuqato ayuu/ayeey u habaartey
markaa taasi waxey cadeyneysaa sida badhkeena Ethiopia u necebyahey badhkeena kalena u jecelyahey
laakiin qof Ethiopian ah oo kiristan ahi uma dueeyeen masuul somaliyeed
caafimaad baan u rajaynayaa iyo inuu kacao ato melez, waayo sxbayaal haddii oromo qabsato itoobiya ama amxaaro u dhamaatay soomaali galbeed waa la xasuuqin soomaliyada kalana wax wanaag ah ugali maayaan marka sidaas ogaada sxbayaal
harta ninki somalya habarayo samolaya waa islam waa umadi nabi muxamad scw tadana loma qabaalayo lakin doqon bad tahay afka somaliga ha ku hadlin ee xabashi ku hadal ana na shegan oo magaca somaliyeed no aman gali tankale somaliland waxa jira ma ahaan wayo mamulahodi weeyan waxa sakaradka ah ama medka ah.putland walishi ad gadateen ayad itobiya kula heshisen maraka hore dhigya cab ayad tihin ee isaso dahiriya.horta xukun kasta oo jira mar ayu duma ama tii rabi aya uu timada ama shacabkisa aya ku kaca mantana malas tii ale aya uu timid ale aya muslimintisa uu gargara waxan ka xunahay jahilintan iska hadlaya hadalakina uu firsada adeerayal wad ka dhacsantihin calamka lama socotan.somalaya nabad ayay noqonaysa agadenyana way xorowaysa /mals waxa uu somali uu babinayo waa hadi ay somalya nabad noqoto ogadena somali ayu ku darsamaya wsc wr wb
marka hore waxaa qalad ah in lo duceeyo gaal baqtiyay mida labaad waa in ad kafiirsato waxaad kahadlayso…. somaland (labo lix dheh ) markaa kagudubtaan ayaad dad noqonaysaan tankale adis ayaa la inka xukumaaa waxaana dawarsataan males o africa ugu faqrisan gabdhihiinii xabashi ayaa qaba nimankiina saqraan waaye dadka kufaarka males ah u duceenaya waa duqomo xaarka buuuxo ee ha iska soo baryareeyaan ………puntland magan magashan wiilashii ogandeen ee maganta iin ahaa ayaa gadateeeeeeeeeeeeen ee magac darood iska wadaagteen somalia nabad ayaan u rajaynayaa dhamaan males na dee awalba baqti nool ayuu aha