XOG: Madaxweyne Shariif Oo Booqasho Ku Tegaya Hargeysa


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Hargeysa (RBC) Kaddib markii toddobaad ka hor magaalada Dubai ee dalka isku tagga imaaraadka carabra ay ku kulmeen madaxweynayaashaDKMG ee Soomaaliya iyo Somaliland Shariif Sheekh Axmed iyo Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Maxamuud Siilaanyo, waxa hadda soo baxaya warar sheegaya in madaxweynaha dowladda KMG ah Soomaaliya uu booqasho ku tagi doono toddobaadka magaaladas Hargeysa.

Sida ay sheegeen warbaahinta Somaliland Madaxweyne Shariif ayaa booqashadiisa la xiriirtaa markii uu casuumaad ka helay Madaxweynaha Maamulka Somaliland Siilaanyo, laakin waxa arrinkan ka soo horjeesay guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID Eng Feysal Cali Waraabe oo shir jaraa’id oo u ku qabtay Hargeysa sheegay in warkaas uu  yahay mid been ah oo sal iyo raad toona lahayn.

Faysal waxa uu ka mid ahaa wafdigii uu hoggaaminaayay madaxweyne Siilaanyo ee kula kulmay madaxweyne Shariif dalka isku tagga imaaradka Carabta kuwsaas oo ka hadlay xoojinta xiriirka labada dhinac.

“Waa been abuur  aan waxbo ka jirin, Sheikh Sharif wax ganacsi ah nama dhexmari karaan  sidoo kale ma jiro wax casuumaad ah oo uu ka helay maamulka hadda jira si uu yimaado Hargeysa.” ayuu markale yiri Feysal Cali Waraabe.

Labada Hogaamiye ayaa ku kala saxiixday Dubai heshiis dhinacyo badan taabanaya oo ay ku jiraan in la iska kaashado la dagaalanka Argagixisada, Burcad-badeeda,iyo in mustaqbalka fool-fool ku kulmaan , oo ay ka hadlaan arrimaha ganacsiga, soohdimaha iyo iyo waxyaabaha kale, kaddib kulankii ka dhacay Dubai ee looga hadlaayay burcad-badeeda Soomaalida.

DFMG ee Soomaaliya iyo Maamulka Somaliland wax xiriir ah kama dhexeynin tan iyo markii ay burburtay dowladii dhexe ee Soomaaliya sannadkii 1991-dii , waxana labada dhinac kulakoodii ugu horeyay uu dhacay 24-kii Febraayo ee sannadkan.

RBC Radio
————————-
Xafiiska Wararka Nairobi

Share

Tags:

31 Responses for “XOG: Madaxweyne Shariif Oo Booqasho Ku Tegaya Hargeysa”

  1. [...] Read the original post: XOG: Madaxweyne Shariif Oo Booqasho Ku Tegaya Hargeysa [...]

  2. Asc R.R. Fikirkeyga markaan cabiro Biijoole waa nin aan aqoon u laheen reer/waqooyiga iyo asagoo ku dagdagey wax uusan awood u laheen inuu saxiixo meeshan 2 dowladood mataalo ee waa khayaano qaran laga galo tii ugu xumeed uu galo shaqsi ku abtirsada dameer,cows,qoryo suuqa la keeno iyo somaliya oo hadda lagu jiro xili kala guur oo biijoole uu baxsad u yahey Malezia isaga iyo qaraabadiisa ayaa uu u sameynayaa inuu lacag kaga cuno somalidiidka ayna u balaqaadeen lacag dhan 2Mil$ inuu kasxeedaan iney yihiin dad somali ka go’ay haddba isku soo wada duub biijoole maxuu ugu dhuuntey Hargeysa,waa su’aal da’weyn 1991 waxii ka danbeyey madaxweynayshii ku meelgaarka ahaa midna Somaliland uma aqoonsaneyn Dal ka go’ay somaliya waxey u aqoonasneen waa gobol ka mid ah somaliya maanta maxaa keeney in 2 dooladood loo buunbuuniyo ayadoo caalamka ay ku dhaheen beentiinii soconmeyso oo somali baad tahiin ee ku biira ama iska dhaaafa
    Siilanyo oo ay hadda ku cakirantahey oo meeluu kabaxo aan haysan oo ay Habar Yoonis ka baxdey Somaldiidka oo beentii ay isku soo biyo shubatey Siilanyo oo hadda gorgortan ugu jira Gudoomiyaha Barlamanka siduu u heli lahaa iyo Hargeysa oo laga fahmey qiyaanada uu galey,haddaba isku soo wada duub Hargeysa oo Biijoole tago maxey soo kordhineysaa waa Dameer cows loo dhigey ninkani waa nin jaahilnimo ay dilootey oo xitaa af/somaliga aan qori karin oo ahaa nin xamaali ahaa marna ahaa nin suuqa dameer cows ah ku rarai jirey maxuu maamul ka ogyahey xiligiisii dhamaa oo wax uu saxiixi karo maba jiraan somaliyana somali baa leh reerka marqaanka uu ku sii dabao yaryahey oo beentii ay ka dhamtey oo marduufkii qaadka ahaa waxa lagu cuno lawaayey ayaa waxey rabaan lacagta dubai laga soo siyey iney wax ka helaan Iidoorkii oo rafsho ku jira markii ay soo dhawaatey qaranimadii somaliya oo lugta jiidaya ayaa ninkan jaahilka ah lagu xero gashtey sidii 2 madaxweyne oo lagu bahdiley meesha Hargeysa ah markaad tagto hargeysa dadka waxey ku hayaan SNM ayaa xoog nagu heysta oo ninkii laga maqlo somaliweyn xabsiga ayaa loo diraa shacbka wa xornimo ah maba heystaan oo maleshiyaad beedyo ayaa siilanyo ka adeejiyey oo boob,dhac,dil ayaa lagu hayaa shacbka masakiinta dagan hargeysa oo waa la badaa koox tuugo ah oo ku heyb ah xaaska uu qabo siilanyo ayaa dhac iyo boob ku heysa Dukaamada ku yaal Hargeysa /somaliya ninka qiyaana waa nin loowada jeedo biijoole waa nin iska malabsanya oo lacag ku waashtey oo aan dan u heynin somaliya oo dhac,boob ayuu u xuubsibtey marka waa in laiska qabtaa tuugan biijada ku leh

  3. xafiiska wararka ee nairobi waxan u sheegayaa inay qoraalka ay soo qorayaan ka fiirsadaan
    maxay tahay “madaxweyne siilaanyo iyo dhiggiisa shariif”….. wa jumlo khaldan ayan leeyahay ee mar dambe yaanan la is bar bar dhigin madax weynaha qaranka iyo madaxweyne gobol………….
    dhigiisa waxaad oran kartaa markii laba madaxweyne oo laba dowladood ka kala socda ay yihiin….

    websiteka raxanreeb wa website aan aad ugu xirnahay wararkana daqiqad daqiiqad usoo tabiya
    lkn qoralka halaga fiirsado ayan raacinaya.

  4. Soomaali says:

    Raxanreeb waxaan idinku tirinayey kuwa baraarugsan, sidee ayey idiinkaga hoos baxday marka aad oranaysaan “Soomaaliya iyo Somaliland”. Ma waxaad rumaysan tihiin in ay yihiin laba dal. Waxaa qumman adeegsiga DKM iyo Somaliland.

    Xilka qarannimo ee idin saaran miyaad wax kale ku dooraysaan.

  5. prof Piccolo says:

    Fura Comments somalidiidka waxba haisku dhajin faqsh baad u tahey ee fura Puntland waad furtaan

  6. borama girl says:

    raxanreerb
    waxaan ini odhon lahaa iska hubsada warka !! maxaa yeelaay meel ay ku qorrantahaya wali manu arrag in sheekh shariif imanaayo somaliland !! meelkaste waan eegnay ama mareeg kasta oo somaliland leedahay waan arraganay , wax jirra mahaa , mana iman doono waligiis iyo hadeerba ee warka iska hubsada oo hala degdegina waxaad hawada ka maqashaan !!!
    somaliland

  7. prof Piccolo says:

    waa qayaano qaran,in tuug u dhuunto asagoo uu hunguri uu qaadey oo ah nin soori qaadey waa nin seefi ay qaadey ninkani wax uu saxiixi karo majiraan oo bil aba u hartey marka Siilanyo waa ku hungoobey arinta kale oo aan xiiseynayo oo ah Habar Yoonis oo ka baxdey Somalidiidka oo war qoraal ah laga soo saarey kadib markii uu siilanyo hunguri ka galey gudoomiyaha Parlamnka JDS,Siilanyo oo meel uu kabxo aan haysan oo talo isku birsatey oo somaliweyn lagu dhawaaqi rabo goordhow ayuu u yeerety nin aan waxba kala ogeen oo caado qaate ah oo garkiisii sunada aheed ku badashey lacag iyo laaluush uu cuno, waa madaweynihii ugu jaahilsanaa ee soo mara somaliya oo ahaa nin suuqley ahaa oo xamaali ahaanjirey oo laga dhigey meel uusangaari karin,SNM u dhamtey oo waa kala jabeen oo habrihii ayaa isaamini wayey oo kala baxey vivvo somaliweyn

  8. omer says:

    waanu soo dhawaynaynaa madaxwaynaha..waxaananu leenahay ku soo dhawow dalkaagii labaad weeyi Somaliland.any time wad iman kartaa …Shariif waa nin caqli leh oo fahmaya siyasada. wixii ka horeeyay bal mid somalia wax u qabtay majiro..alaylahe waxa jira kuwo umada gumaaday oo Ethopian iyo qaar mooryamin u isticmaala…viva labada dal ee walalaha ah somalia and somaliland.

  9. Runsheeg says:

    @ ayaan xirsi waxaan aad ugu farxay kalmada ah somalidiid in maanta somaliland lagu sheego waayo waa eray fiican oonu taageersanahay hadaanu nahay reer somaliland kkkkkkkkkkkkkkkkkkk gah gah gah gah…. Riyada ka toos,, hadii aduuku iga reebayo magaca somali waa horaan ka bixilahaa waayo somalidu waxay tahay kuna suntantahay xarunta BUDHCAD BADDED bal u fiirso inta markab lasoo afduubay kabuuxa xeebaha bari, mudug iyo nugaal.. waa hoygii ARGAGIXISADA u fiirso koonfur waxa ka socda, dad aan tashan karin isu talinkarin, u kala horeeya cadawgooda ufiirso sida mahiiga ugu taliyo, HOYGII GAAJADA bal eeg waa meesha kaliya ee ay ka dhacday macaluuli qarniga 21 aad, hoyga QASHIN QUBKA waa meesha kaliya ee baddeedu u fasaxatahay in lagu shubo hadhaaga qashinka ee aduunkoo dhan, waa dalka kaliya ee dalal lamidi u taliyaan oo dunida sadexaad ay ku jiraan,…. hadaanu somaliland nahay waanu jecellnay in nalagu naayso somalidiid waayo waxaanu diidnay waa qudhunkaa aad laaqanaysaan

  10. Macalun Cali says:

    Ninkaan quusan Naftiisa Quusa. Saxiib Waxa Loo Wadahadlayaa Labo Dal.oo Somaliyeed
    Madaxweyne Shariifna Waxuu Casuumad Ka helay Dhigiisa Madaxweyne Siilaanyo.
    Waxaan Leeyahay Waxii Somalia Qabsan Kari weydey 22 Sanadood Ayuu Shiikh Shariif, Hadda
    Wadaa ee Halloo Daayo. Aaayaha Ummaduna Waxay Ku jirtaa is, Afgarad Fiican.

  11. @ run sheeg. magaca somalidiid waxaa inii bixiyey reer khaatumo waxba dadka ha xagxagan ragii adeerkaa ingriis dhulka ka xoreeyey ayaa ku bixiyey. Yahuuda ayAdan ka soo jeedaan. Miyaadan ogeyn hogaamiyaha alshabaab in uu ka soo jeedo hargiesa. Afgani ninka la dhaho ee alshabaab miinooyinka u samyeea inuu ka soo jeedo hargiesa argagaxisada koonfurta somaliya waashay. Waxaa lagu soo tababary hargiesa iyo burco. Sharif hadad irir samaale isku tihiin 40 days ayaa u hadhay. Gobolada waqooyiga somaliya awoowayaashay darawiish ayaa u soo dhimatay. Sharif oo rerkoodu dameero xamar ku wataan ma goynkaro taladuna waxay ka godaa dadka dhulka leh oo ah khaatumo. Hadad hargiesa iyo burco rabtid hadaba waad ka talisaa waana ku madax banaan tahay laakiin taako dhulka darawiish ah ha ku riyoon adeerkaa ingriis ayaa ka yeeli waayey saawaba sharif oo 4km square aah muqdisho ka taliya. Get that point very clearly

  12. Wiil reer Puntland says:

    Madaxweynaha mamulka galbeedka baraxley ee casumada Goldogob bay lamid yihiin Silaanyo iyo Shariif-tuke,kulankooduna waxba soo kordhinmayo.

  13. prof Piccolo says:

    oo hadda dadkani waxey isku maaweylinayaan qoraalka meesha ku qoran oo ah 2 madaxweyne 22 sano ayaad sugeysey oo somali hadda waa soo baxdey oo dhamtey beentii aad naftaada beenta ugu sheegtey iyo ilmha aad u sheegtey dubai waxaad ku dabao fesheen waa Afguduud,marka cid ku aqoonsado ayaad weydey oo madax darbiyada ayaa la dhacdey 3 magaalo qabiil dagan dowlad manoqdo SNM oo ah jabhad xasuuq ba’an ka geystey 1991/2012 oo lahayo dhacdooyinkii waxashnimo ay sameyeen oo la hayo cid aqoonsaneysa majiraan SSC/Awdal dadka daga waa ay ka baxeen xitaa habrihii ayaa kala furfurmey oo habar yoonis dhiigyo cab siilanyo waa ay ka baxeen oo maamul ka baxsan somaliland oo ay u dhiibanyaan in c/qaadir oo ay dileen ragga ku heybta ah siilanyo oo ay dhabarka qori ak47 kala dhaceen,sheekada afguduud aan u soo daadago waa nin dameer aan ka dhaman oo wali saaran dameerkii uu saarnaa,wax uu saxiixi karo maba jiraan xitaa mushaarka ma saxiixi karo oo shaqalihii waa kuwa mushaar sugaya maadama ay u hartey 1 bil oo qura Siilanyo oo hadda ka baqya shirka =============== iyo gooni isku taaga oo laga biyo diidey iyo beentii Siilanyo iyo kursiga parlamnka uu ugu jiro tartan Hargeysa dad waxey sugayaan waa madaxweyne somaliyeed oo imaan doona 20/8/2012 afguduud waxba lacag haku dabo joogin waa lacag kaa qasaartey oo Malesia ayuu u socdaa ee waad dhunsantihiin dadkiina dhinac ka raaca haddii kale Kismaayo marka laga soo baxo ayaa loo ruqansan doonna Hargeysa oo biliqo ka bilowandonta oo hadda dadka la joga ay ku bilaabi doonaan SNM u dhamtey oo beentii dhamtey

  14. borama girl says:

    raxanreeb
    aad baan ugu faraxsanahay saad warka noogusoo tabiseen , waxaan aad usoo dhawaynaynaa madaxweeyne sheekh sharif sheekh axmed , waamna madaxweeyne qarran , waxaanu kusoo dhawaynayna acalanka tawxiidka leh ee somaliland !! mansha alaah waxaan leenahaya soo dhawoow madaxweeyne soo dhawoow madax weeyne caleemo qoyan kusoo dhawoo maansha alaah welcome 2 somaliland !!
    viva somaliland
    somaliland aloow dhoowr amiin

  15. borama girl says:

    mansha alaah waan soo dhawaynaynaa , madaxweeyne sharrif !
    somaliland aloow dhowr , waxaan kusoo dhawayn doonaa calanka tawxiidka leh
    somaliland alow dhoowr

  16. borama girl says:

    ayaaneey , maxaa ku daray aduu dumarbaad ka tahay , hadba kii aad la seexato ama ku seexiya indhahagana cirka tusa uunbad tahay huune ee bal isdaji , somaliland waa soconaysa naag sariir lalaseexdsay waxba ka qaadimayso
    viva somaliland

  17. prof Piccolo says:

    @borama girl
    waa nin SNM ah oo dadka Awdal Stat la sii jeedinaya waxey gaareen haddba ninkani waa nin hal marduuf lagu xooro marka uu dhiibto fikir waa nin shaxaad ku nool reer Borama meel ayuu oga dhacey
    oo magacooda ayuu isticmaalaa marka adeer SNM waa Fine oo Siilanyo waa gudoomiye Parlaman waad hurudaa ee toos Dubai ayuu ku saxiidey inuu u sharxanyahey JDS marka qaadka ayaa wali ku cuneyso shaxaad waa laga fiicanyahey ee magca u dhig reer Awdal Stat oo hadda lamidoobey walaalhood somaliyeed waxaa tahey nin SNM ee ku jufo ah Siilanyo beenta waa dhamtey FINE

  18. omer says:

    waar hoy pintuland waxaa idiinfiican idinkoo somaliland idinka maqnaata.Hadanu soo noqono waxad ka noqonaysaan Somalia waad garanaysaan..oo waqooyoo dhanbaa idinka maqan ee iska farxa…Markaa dantiina garta…Kuwan leh habaryoonisbaa ka baxaysa somaliland kkkkk waa wax lagu qoslo..anaa kaa huba taas ee ha kuriyoon…waar somaliland waa sOcotay..

  19. hayaan says:

    Wiil reer Puntland@ waxa laga hadlaya somaliland iyo sheikh shariif maxa meesha keenay galdogob wallle dad aan ogahay cuqdad kama dhamaato waxan filaya cuqdadii galkacyo aya wili ku haysa ee waxan ku oran laha galdogob hadaad ciil u qabto orodo inta heema tagto soo habaar ileen wax kale mahaysid e

  20. Drss Ayaan Jama Hirsi say:- Nin ka xun oo ka qabyaalad badan Faroole DACAYA WEYNE waxaba sheegtaane maxaad maaalin walba cadeyda ula dultaagantahay Madaxweye Shiekh Shariif, maxaad tahay dadkii dibirtu ka dambeysay dagaalkii sokeeye oo cuqdade ay weli ku hadhsantahay war iska daa cayda madaxda qaranka, inan gumeed baad tahay waligeey hadal xuni kama soo bixin maanta ka hor, waxan udulqaada waayay , siyaasadu Puntland ey waddo hadeeyan ka shalayn meeshaan kaa taab biyo iska mari bal wax ay kudhaqmayaan arrak oo laga aamusanyahay Culima maleh Ciroole maleh oo caamu maleh oo Ilaah ayaa na abuurtay ma sidaas ayaad ku wada noolaaneynaa haka yaabin wwacad waxaan kumaray in ay wada saxan raa caan ayagoo fayoow hadii kale hadii kale ayagoo dousha kadhiigaya ayey mari doonaan

  21. Sniper says:

    Good news , soo dhawow m/wayne shariif , Somaliland waa dalkaagii labaad waxaanu ku leenahay WELL COME

  22. Xaayoow says:

    Drss. Ayaan Jaama Hirsi, waxaad sheekh Shariif ku tilmaantay nin ku abtirsada dameer, cows iyo qoryo suuq la keeno. Sadexda shay ee aad sheegtay waa wax umada faa’ido u leh oo kala ah dhir iyo xayawaan. Ma fahmi karo sida uu bini’aadam ugu abtirsan karo. Hadii aad ula jeedid dadkiisa ayaa shaqadaa ka shaqaystana waxaa kuu gaynaysa aqoon la’aan inkasta oo aad sheegatay Drss. Waxaad madaxweynaha uguy yeertay BIIJOOLE adiga oo cay uga dhigaya. Biijadu waa cudur qofkasta afka uga dhici kara ee ma ahan wax lagu caytamo ee ALLE uga toobadkeen. Ugu danbayntii waxaan kugu raacsanahay in uusan Sh. Shariif lahayn khibrad siyaasadeed oo uu qaran ku hogaamiyo.

  23. Faarax says:

    Soomaalidu inay heshiiso yaa diidan? Jabuuti, Somaliland, Somalia, waa seddex wadan, waa dad walaalo ah, ganacsigu iyo isku socodku waa isu furnaan doona, marka cayda iyo colaada iyo kala fogeynta ummada soomaaliyeed ha la joojiyo. Waxa aan filaya in sirdoonka dalal shisheeye oo afsoomaliga la barey internetka wax ku soo qoraan si ay soomaalida isku diraan.

  24. rooraaye says:

    anaga pro piccolo ayaa naga wakiil ah inaan ka dhinac hadalno maaha asagaa naga wakiil ah pro keep going

  25. ceelhuur says:

    WAA SAX WAAN IN AAD DHAHDAAN DKM IYO GOBALADA WAQOOYI EE LA MAGAC BAXAY SOMALILAND .HADDII KALE WAXAAD QAYB KA NOQONEYSAAN QARAN DUMISKA ,OO HAD IYO JEER KU HAWLAN DIBINDAABYADA,MAJAXAABINTA HORUMARKA QARANKA SOOMAALIYEED ,WAXAY IILA BADAN TAHAY IN AAD KA ROON TIHIIN INTAAS.

  26. NINA says:

    cid snm isnadaamis dhab ah ka qabta pro piccolaan ku arkaa bartan mar kasta xajmigooda dhabta ah buu si daacad ah ugu sheegaa waar filimkii hindiga ee hargaysa ka socday dhamaa soomaaliyaa meesha maraysa

    note- kelmadaha soomaaliwayn iyo inta afsoomaaliga ku hadasha iyo soomaalida east africa waa kelmado hargaysa laga soo abaabulay waana kelmado lagu masaxayo soomaaliya oo ah magaca dawladeena aduunku inoo aqoonsan yahay waa marin habaabin ee iska ilaaliya isticmaalkooda marka soomaaliya saaxiga keento baa la dooni soomaaliwayn

  27. NINA says:

    reer halkan ahi waa iga qosliyaa hadaad hindhisto wuu na ictiraafay ku odhanayaa yurub intay cadaanka isla sawiraan bay yidhaahdaan ictiraaf bay nagala hadleen maalin aan tvga daawaday niman hayado ka socda oo danish ah baa hargaysa tagay markaasaa wariye aad u dhalinyari waydiiyey nimankii inay ku mahadsan yihiin in ay iftiraaf la raadinayaan markaasaa nimankii cadaanka ahaa yaabeen oo ugu jawaabeen anagu halkan uma iman in aan idin iftiraafno marin habow.com

  28. Runsheeg says:

    @Khaatumo state kkkkkkk DAMEER AAN SAARANAHAY DHUUSADIISU IIMA URTO KIR KIR KIR KIR KIR KIR DAMEERYOW KKKKKKKKKKKKKKKK AHA AHA AAHA GAH GAH GAH DHAH DHAH DHAH KIR DAMEERYOW

  29. M.wadani says:

    War jiraa cakaaruuw imaan, lakiin waxan layabay, siilanyo iyo shariif maxa kenay xirirkodu inu si balarto waqti qariib u kuyahay madaxtinimada somalia shariifka? war qofkan waa gabal sii dhacayo waxbo ha ku qafiifina, 40days ama wax kayar aya u hartay, dadku waxay riyodan ayagu hurdaya lakiin siilanyo asigoo tagan ayu riyoodaa, maxu ka sasabana, ma waxad ulajedan madax banani isii? After an kugu dagerno madaxtinimada oo dib ugu solabato kk maxa qudan jirin loo qorya gurtay. Kan wu tagay ee midkale kadiyar sada sanbatiyo.

  30. cabaas says:

    Fadlan ilaaliya akhlaaqda iyo anshaxa warbahinta madaxweyne qaran iyo mid mamul ha isu bar bar dhig dad baad darenkoda dhaawacaysa

  31. NINA says:

    run sheeg
    calaacalka yaree anigu civilised baan ahay oo dameer aan saarnahay ku odhan maayo kkk lkn soomaaliyoo dhami waa shaahid in aan adiga iyo dameerkaagi iyo marduufkaagii garaabada ahaaba inaan xamar geeyey markaa cay wax bal in cayi kaa soo celiso xamar laaskana adeer rageedii baa haysta oo lacag weliba kaaga baada kk

Leave a Reply