Banaanbax Balaaran Balaaran Oo Lagu Taageerayay Musharaxa Prof. Jawaari Oo Muqdisho ka Dhacay
Muqdisho (RBC Radio) Banaanbax balaaran oo lagu taageerayay musharaxa gudoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa waxuu ka dhacay maanta magaalada Muqdisho.
Banaanbaxaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyay taageerayaasha madaxweynaha Soomaaliya waxaana ka soo qayb galay dadweyne badan.
Dadka banaanbaxayaasha ah ayaa waxay isugu soo baxeen barxada Sayidka ee magaalada Muqdisho, waxaan ay wateen dadkaan sawirada Musharaxaan ayagoona muujinayay sida ay u taageersanyihiin.
Amaanka ayaa waxaa adskaynayay ciidamo badan kuwaasi oo isku gadaamay halka uu banaanbax ka socday. Kuwaasi oo ka hortagayay in ay dhacaan falal ka soo horjeeda amaanka.
Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ah ninka haatan ugu cad cad doorshada xilka Afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya, iyadoona ay jiraan musharixiin badan oo xilkaan u taagan.
Musharaxaan ayaa waxaa taageeraya Musharxiin badan oo u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, waxaana musharixiinta sida aadka ah u taageeraya Musharaxaan ka mid ah madaxweynaha talada haaya ee Shariif Sheekh Axmed.
RBC Radio
Xafiiska wararka Muqdisho











waaa taageersanahay musharaxaan waana u codaynay
lkn shariifyada marabno ee meesha ha isaga tagaaan taas baa usoo jeedinaynaaaa
madaxweyne waxaa ah c.gaas raysal wasaarana waxaa ah nin kii ay bahda hawiye isku raacaan oo dhankooda lkn aan murtad ahayn xagjirna ka dheer oo qorba jooga
Professor Ali Khalif Galeyr ayaa ku Guuleysan Doona:
1. Waxaa Tageersan Beesha Digil Mirfle – Beesha Shanaad iyo Hawiye
2. Waxaa tageersan Gudoomiyaha Cusub Sheikh Sharif Ahmed oo qatar u arko Mohamud Abdullahi Farmajo iyo Dr Abdi Wali Mohamed Ali.
3. Beesha Dhulbahante qaarkood way tageersanyahiin
95% hadu oona Micrle Dhicin waxaa ku Guuleysan Doona Professor Ali Khalif Galeyr oo Khaatuma Tageero Mamul Gobleed u fidnin doona Khatuuma State of Somalia.
jawari wa maskiin lagu danaysanayo mana oga muu madax wayne isku soo sharaxo haduu run sheegayo
aaway khaatumooyinkii ali baba oo isku dhajinayey shiikh shariif waakaa cidlada uga dhaqaaqay jawaari buuna wataa waligiin cidladaas baa taagnaaneysaan waana xaasidka booskiisa.afartii xumeyd ee uu waligiis heli jiray baa sugeysa khaatumooyinow iska ilaaliya xaasidnimada aakhiro iyo aduun midna uma fiicna
Viva Prof Cali Khaliif Galeyr
Jawaari, C/wali weershe iyo Sakiin ba cid dooranaysa malaha.
Sxb maxaad Shariif yada u tuurtay oo Gaas u wadataa oo aan qabyaalad aheyn?
Dr. Gaas waa nin jilicsan, qabyaaladiiste ah, siyaasadiisuna caddeyn. Marka intaaba hore ayaan usol aragnay.
Madaxweyne: Farmaajo
R. Wasaare: Caddoow (abgaal dambe maya, soomaliland bay nagasii dayeen hadana ma puntland?)
R. Barlamaan: Jawaari (waloow aan shaki ka qabo reer galbeedkan aadka u wata)
Aaaaamiiiin.
ilmo khatumo beri…ayaaa noo balan……..RBC waxaan niga cadsanyaa si live ah…nagu sso kudbiya………digniin ilmo khatumo..shaash qabow caba hadaad daywaynesaan si live ah tv berito………
guusha allaa baxsha ee bi’naaadan ba baxasho waa inaad ku tashataan hebel baa la taageersan yahay wa been lacag la baxshaana wax ma keento ee allaakeena cali doorasho waa yaqaan in marna lagu uuleysto lana weyn doono ee ay tahay calaf banaabax xamar ka dhaca hadii lagu guuleysan karo waxaa ku guuleysan Farmaajo oo taageeradisii xamar gariirtey ilaa c/weli ciidamo u soo diro dadkiina meesha lagu laayey isagoo ka xumaadey sida uu taageerada ugu heysto xamar cabsi soo foodsaartey cali haduu helo iyo haduu waayo waa ku qancayaa mar haduu diidey inuu c/weli u tanaasulo sida Jurila koleeyba barlamaankii buu xildhibaan ka yahay waana siyaasi rug cadaaya diin baa yiri meeshii leygu tashanayey soow illahay ma joogin cliyoow u tanaasul c/weli soow khayaamo maahan cali miyuusan daarood ahayn oo xaq umalaha inuu kursiga ku fariisto yaase reerkaana kala dardaarmey iney iyaga keliya daarood metelaan waa yaabe bal isweydiiya.
Dhamaan waa tuugu wax dan ah soomaali uma hayaan nin walbaa qabiil iyo qurun buu wataa