Bisha Quraanka- Darsiga 5aad (Dhageyso)


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Akhristayaasha Shabada Raxanreeb, markale ku soo dhowaada dasrsigii 5aad ee aanu ugu talagalnay bishan Ramadaanka ee Kheyrka badan si aan uga wada faa’ideysano.

Darsigan oo ah kii 5aad wuxuu ku saabsan yahay Fadliga bisha Ramadaan ee ah in ay tahaybishii Quraanka Kariimka uu soo degay.   Waxaana codkiisa nagu soo gaarsiinaya Sheekh Aadan Ciise, Ajar iyo xasanaad ALLE SWT haka siiyo.

Here is the Music Player. You need to installl flash player to show this cool thing!

Waxaana idiin rajeyneynaa inaan dhamaan ka wada faa’ideysano oo waxyaabo badan oo faa’iido ahn a aan ka heli doono darsigan.

HALKAN KA DHAGEYSO DARSIGA

 

 

——————————————————————————————————————-
RBC Radio

Share

Tags:

Leave a Reply