DAAWO SAWIRADA: Kulankii Mudanayaasha Baarlamaanka ay maanta ku yeesheen Muqdisho


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Share

4 Responses for “DAAWO SAWIRADA: Kulankii Mudanayaasha Baarlamaanka ay maanta ku yeesheen Muqdisho”

  1. [...] Read More: DAAWO SAWIRADA: Kulankii Mudanayaasha Baarlamaanka ay maanta ku yeesheen Muqdisho [...]

  2. qawdhan says:

    soomaaliya uma baahna baarlamaan musuqmaasuq ku dhaqma waxay u baahan tahay baarlamaan daacad ah oo waddada saxda ah dalka ku hogaamaya sidoo kale uma baahnin baarlamaan dabadhilif ah oo waxa ay ku shaqaynayaan loo yeeriyo waa inaad ogaataan inaad kitaabka ilaahay ku dhaarateen waa inaad ka runsheegtaa dhaartiinii waana laydinkula xisaabtamayaa aduun iyo aakhiro xilka aad u dhaarateen iyo cidda aad soo dooranaysaan maxaa yeelay maantay waxa waxdooranayaa waa adinka marka cidda aad madaxda u dooranaysaan wax badan ka fiirsada hadii kale waxay noqonaysaa jugjug meeshaada joog wabillaahi towfiiq

  3. khadija says:

    walee barlamaan marqaansan iyo khamreysan baa meesha ka soo buuxsamey laa luush waa ina daanweyne hadeer bey weli guranayaan walee cali khaliif xalay buu sheegey markii radio muqdisho laga wareeysaneyey waa sheegey 3000 kun ee barlamanka laga rabey mooyee shilin kale maan bixin kaas oo kale waa in la doortaa ee mid laaluush bixiyey hadhoowna laaluush ayuu dalka ku gadayaa sidii kuwii hore oo kale jawaari ma nin quman baa jawaabtu waa maya ee balwaawi biya gaduudka kuwii uu kala dar daarmey soobe weeye biya gaduudka waraaba bal aan iska eegno.

  4. Mursalow says:

    baarlamaanka waa ku rajo wayn nahay inuu soomaliaya isbadal u keeno

    ha dooranina madaxwayne naftiisa u soo shqatagay sida labada shariif.

    dawladda cusubi waa guri aad caruurtiina u dhisaysaan iyo caruurtooda iyo naftiina.

    doorta nin siyaasad cad oo xalala ah leh sida BAadiyar, Farmaajo iyo SAMATAR soomaali u hiiliya, Dantiinnna iyo tan qabiilkiinu waxay ku dhexjirtaa tan soomaali wayn.

    waa idinku hanwaynahay ha noqonina niman calooshooda u shaqaystayaal oo isbaaroley ah. ooo 10 kun oo laaluush ah (xaaraan ah) ay deeqdo

Leave a Reply