
Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin
Tags: Qaraxyada Ismiidaaminta Ah Ee Maanta Ka Dhacay Xarunta Golaha Ansixinta Dastuurka












Ahlu naariin
Waa sawiro laga naxo… waxey ila tahay ciqaabta Akhiro sugeysa ayaa ka daran…
Walaalayaal maxaa ruux ilaahey caqli uu ku fakero gaarsiiyey inuu tahlukadan isku tuuro…
Waxaa danbiga maanta ragan galey la qeybsan doona qof waliboo dhiira geliyey ama ka qeyb qaatey diyaarintooda…ilaahayoow kuwan habaabey ummada ka badbaadi…
Ficilka noocan oo kale ah dhamaan Muslimiinta waxgaradka ah wey la socdaan inuu sal ku laheyn diinta Islaamka…
Nabee waa yaab hilbaha jar jarmay haddii ay yihiin kuwi is qarxiyey, bisha ramadaan fadligeed waxaa ilaahey cabaryey casir aan joognaa dhankeena yurub kuwaasi isqarxiyey iyo kuwa soo dirayba in uu alla ka waraabiyo jahamo , qof muslin ah oo soomaali ah aan isku qarxinayaa waa daalumnimo taxaa gaalka haddii uusan diintaada kuugu heysan waxba uma dhimi kartin Sorry jaahir jaahil soo diray
inaalilaaah wa inaa ilayhi raajicuun
bal maxaa waalay
waa bil ramadaan umad muslimiin ah buu inuuu soo laayo kusoo talo galay subxaanna lllllaaaaaaah
bal inta dambe haku cibro qaataaan
dadkaan maraykanka ayaa inta wadankiisa iyo xabisyada ka soo guro ku soo daadiya ayagoo meyd ah somaliya.Dawladuna waa ogtahay arintaan waxaa ii sheegay nin aan xidid nahay oo jago sare ka haya dawlada somaliaya….
Subaxaana laah ilahoow adigaan kaa magan galnay duulkaan oo kale bal maxey naftooda aduunka dushiisa ugu cadaabeen?maxey u doonayeen ineey laayaan dad walaalahood ah oo somali ah muslim ah?ma dhici kartaa in daroogooyin mudo badan la cabsiinayey oo eysan ogaal laheen?waa fal naxdin leh ilaahna nama kulansiiyo kuwaan oo kale aamiin.
Inalilahi wa ina ilahayhi rajacuun bal maxuu isku dhilay yuu dilaya war dadkan waxan umalaynaya wadad ialahy mel uwato ilahow dadkan wanaga fahansi
waaaaaaaaaaaaaaaa yaab kan mid jaahilsan aduunka laguma arag nasiib daranaa xaqdaro ayuu isku googooyay weliba bil ramadan qabriga ayaa kaga daran intaan lasoo saarin qiyaamaha illaahow kaas oo kale hanag beerin illaahoe dadka caqliga yar dadka saan usoo lugaoynaya naga qabo waxay maleegyaan allow naarta ku waari isagayo wixii sii diray iyo wxiii la ogaa
inaa illaahi wa inaa illaahi raajicuun.
waxan wa wax laga naxo o qofkasta o arka u ka arga gaxo kuwa waxa horay loyiri ayey qaba argagixiso adukana cadab akhirana cadan ilahow ka qabo kuwa kale e nool o benta laguso tashkiliyay
wiilashaas niman baa soo diray oo halagaas geliyey, waxa la yaab leh kuwii soo diray hadday wanaag cidi la rabaan maxay wiilashooda ama naftoodaba u soo diri wayeen?. waxaa suurtagal ah inay wiilashooda dibadaha u soo dirsadeen, halkaas waxaa ka cad inay waxay shayaadiintan wadaan ay tahay tahluko iyo dhaqan doorin, Kuwii soo diray iyo kuwa is-tahlukeeyey Ilaahay cadaabta ha idinkaga aarsado.
ASC, dhamaantiin, iyo Raxanreeb Media. Waa ku mahadsantihiin Sawirada nijaasta argagixisada ah ee aad dadka Soomaliyeed usoo bandhigteen. Rayigeyga waxuu yahay, cabaad lama rabo, iyo kaliya in aad duceeysato oo ilaaheey na abuurtay aan barino sida eey ku calaacalyaan dadka commentigeyga ka horeeyay, laakiin waxaan aaminsanahay in aan cabaad iyo ilaahey baridiis kaliya eeysan wax kaa celineyneeyn, dhibka na heystana naga saareeyn, ee “WAA IN SHANTA (GACMAHEENA) AAN ISKAGA QABANAA” NIJAASTA ARGAGIXISADA ALSHABAAB, OO AAN LADAGAALANAA, DHIMANAA ANAGA OO DAGAALAMEYNA, INTII EEY ADOO SHAAH ISKA CABAA, AMA SHIR KU JIRA, AMA MASAAJID KASOO BAXAY, EEY CAWAANTA ALSHABAAB ISKU KEEN QARXIN LAHAAYEEN. HADII TAAS AADNAAN SAMEEYN, MEESHIINA CABAADKA KASII WADA, WALEE IN AAN DHIB AADAN ADINKA ISKA SAARIN, UUSAN TURKEY, WADAMADA DARISKA AH, CARAB, IYO CAJAB, XATAA ILAAHEY IDINKAMA SAARAYO SHIDADA, HADII AADNAAN ADINKA U ISTAAGIN IN AAD DULINIMADA INTA KABAXDAAN, NACALADA ALSHABAAB IYO WAXII DANTIINA KASOO HORJEEDA AADNAAN ISKA QABIN.
Wuxuu nafiisa u haligay macno daro, sow ma oga kii soo diray iyo kii maaqla ninka is qarxiyay in la dhahyo YUU AHAA AMA YUU YAHAY.Waxaa nasiib daro iyo naxdin ay u tahay hooyadis, aabihiis iyo walaalihiis reerahooda ha la yiraahdo aruursada haraadiga bakhtigaas
ilaahay ayaa ceebeeyay alshabaab ialaahy naartii janama ha ka waraabiyo ku wa dhintay iyo ku soo dirayba waxay ahaayeen diinn laawayaal bal marka la soo dirayo may dhahaan ha is qarxiyo cali dheere iyo ina gudane nacasiin .com