
Thursday, August 9th, 2012 at 04:15 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- DEG DEG: Tobanka Bisha September Oo Lagu Dhawaaqay in la qabanayo Doorshada Madaxweynaha Soomaaliya
- Magaalada Baydhabo oo Lagu Dilay Nin La Sheegay in Uu Qarax Aasayay
- Abuukaate Caydiid Ilka Xanaf: Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku xigeenadiisa ayaga ayaanan Sharci Ahayn
- Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Kulan Yeelanaya
- Yemen Ayaa Musaafurineysa 1,900 Oo Ajaaniib
- Xaflad lagu Magacaabo Somalis for Obama oo Minneapolis lagu Qabtay (Sawirro)
- Maalintii Doorashada Baarlamaanka Iyo Dhacdooyinkii Xiisaha Lahaa Ee Aan La Sheegin (Warbixin+Sawiro)
- Maamul Cusub oo loo magacaabey Xafiiska Ergadda Puntland ee dalka Ingiriiska (Office of Puntland Mission in the UK)
- Geeddiga waa ha socdo ilaa rugtii qaranimmada la gaaro! W/Q Axmed-yaasiin Max’ed Sooyaan
- Madaxweyne SH Shariif & Dib usoo Celinta Hogaamiye Kooxeedyada. W/Q Abukar Awale
Somali News
- Yemen deports 1900 foreigners
- SOMALIA: Local businnessman gunned down in Marka town
- SOMALIA: New Parliament endorses presidential election commission
- Somali Diasporas welcome the newly elected parliament speaker
- Somalia Supreme Court gives Identification cards to ex-warlords
- SOMALIA: Presidential Election set to be held on September 5th, sources
- CECAFA Challenge Cup kicks off Nov 24 in Kampala
- Virginia: $21 Million Award in Somalia Torture Case
- UN Condemns Killing of staff member in Somalia, urges more protection for humanitarians
- UN official says Somalia transition is too slow










































Soo dhawaynta farmaajo waxay katurjumaysaa. Wax qabadkiiisii iyo xasuustii uukagatagay shacabka soomaaliyeed. Ilaaaahow guulee khayrna noogadhig aaamiiin
waa shacab u ooman dawladnimo iyo hogaan daacad u ah wax uqabashadooda qabyaalad ladirirah
rutii waad mutaysatay in saas iyo kabadan luguu teegeero
waxaana kuraja waynahay hadaan nahay shacabka somaliyeed in ay kudoontaan baarlamankaan cusub kolay hadaan anaga wax dooranlahayn maantay 2 qofi kuma muranteen deerashadaada
wiilkan ———- dadkii qalbaduu kagalee tolow maxaa lagu jeclaaday waa arin muhiimadeeda leh hadaan laxaqirayn
philosopherkii faraciska ahaa ee ROMANTIC ahaa JAN JACK ROSO waxuu yiri waxaan ogaday dawlad aan dadkeedu rabin in ayna xukumi karin, markaas waxaa meesha ka mooqata in dadku rabaan mr farmaajo markaas waxaan ku talin lahaa in ladaayo dadka ilaa ay nacayaan,
Guul farmajo, soomaaliweyn waa ku rabta.. Yaa madaxweynaha Mustaqbalka..Guuuul.
hanbalyo hanbalyo soo dhawow ayaan leenahay mr farmaajo waxaan alle ka baryanaa in uu ku guuleeyo xilka madax weynanimo ee jamhuuriyada soomaaliya waxaana aamin sanahay in uu yahay shaqsi maanta wax ka badili kara xaalada jirta guuuuuuuul guul ka gees iyo ka gees waanu ku taageer sanahay
waxaa lagu jeclaaday soomaalinomo, naxariis,cadaalad,qabyaalad nacab,howl karnimo, hogaan wanaag, dulqaadasho, daacad, amaaminaad, iyo snaanaan uu u usiman jahay.dhamaan soomaali oo idil. Isaga ka hor aabihii cabdulaahi Farmaajo waxaa uu ahaa halgamaa SYL waxaa uu la xirnaa Timiro cukaash iyo odeygeedii iyo soomaali lake oo badabkoodii ku dhinteenxabsiga sida hooyo timiro ninkeedii oo kale. Farmaajo abihii iyo hooyadii waxa ay kasoo qaybqaateen kuna lumiyeen xoolihoodii soomaalinimo markii ay dhaleen maxamed waxa ay usheegeen sida ay xoriyada ay kutimid iyo in qabyaalad laga fagaato waxaa uu ku barbaaray soomaalinimo waxa uu ku kuray wadan xor ah oo awoodweyn taas ayaa keentay in ay shacabka soomaaliyeed u ooyaan oo ay u arkaan kankaliya ee soomaaliya keeni karra
farmaajo waa kasbaday tageerada oo wuxuu kula yimid dacadnimadiisa iyo dal jeceelkiisa waa wadani somaliyeed somalinimana jecel iyo nabad iyo hormar. Guulayso Farmaajo waan ku garab taaganahay.
[...] Read more here: DAAWO SAWIRADA + VIDEO: Soo Dhoweynta Musharax Maxamed Farmaajo (Qeybtii 2baad) [...]
Farmaajo muddo aad uyar ayuu ku kasbaday qalbiga umada soomaaliyeed waxay markhaati ka tahay wadaninimadiisa iyo daacadnimadiisa.meesha ay Kuwa hada madaxda isku sheegaa markii ay lumiyern kalsoonidii shacabka ay rabaan in ay lacagtii ay umada ka xaeen ay rabaan in ay markale madaxnimo ku iibsadaan ilaahow dartaa ayaanu u soomanahaye Soomaali uga hiili dulmiga labo shariif faroole,cabdiweli iyo qowsaar mahiga…..aamiin aamiin aamiin
Sool-Man —- hadaan kaaga jawaabo su’aashada farmaajo waxaa dadku ku jecladeen
1) farmaajo, wuxuu rabaa federal govement shaqaysanysa..
2) farmaajo, wuxuu rabaa somali heshiisa
3) farmaajo, wuxuu rabaa in wadanka taladiisa ay u gacan gasho aqoonyahanka somaliyeed.
4) farmaajo, wuxuu rabaa barlamaan shaqaynaya iyo xukuumad lala sixaabtamo.
5) farmaajo, wuxuu rabaa somali oo qaran ah
6). farmaajo, wuxuu rabaa in maamul gobeleedyadu noqon qabyalad qaranka somaliya lagu mijaxaabiyo.
waa intaas iyo in kale oo badan oo aan halkaan ku soo koobi karin..saxiib..
Farmaajo wax uu qabtay majiraane balse waxaau baxshay mushahay uu diyaarshay Cumar C/rashiid oo bangiga dawlada oo layad. markaas bay ku leeyihiin FARMAAJO Somali iyagoo aan waxba hubsan bay wax iskala boodaan.
INta ku dhimatay alhah u naxariisto FARMAAJONA MAGTOODII WAA IN UU BAXSHAA HADII UU CADAALAD YAQAAN WEEEY waayo masaakiin baa ku dhimatay meshaas
Waa nin aqoon u leh shaqadiisa waa nin jecel in horray loo socdo qurun iyo cudurka qabbiilna ka fog waa nin caafimaad qaba magaalana ku dhashy
Farmaajo ku soo dhawoow magaaladii aad ku dhalatay ee xamar cade, maanta dadkii waxaan tustay inay qabyaalad dhamaatay maadaama xamar dartaa dad ugu dhimanahayaan! Waa cajiib wallaahi.
1% xitaa inuu helayo uma malaynayo ninkaani waayo beesha caalamka taageero kama haysto shacab iyo sacabkiisa yaa qiimeeya ma shacab baa codeeya mise xubno baarlamaan? jawaabtu waa barlamaan iyaguna waa yaa jeeb weyn!!!
waa inta qabiil oo xisbigisa ka tirsanyahay waxa halkan cararaya ee maahan wax qabad uu sameeyay waayo lix bilood buu xamar joogay una dhaafi waayay villa soma.