
Thursday, August 9th, 2012 at 12:08 pm
Wararkii ugu Danbeeyey
- Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo Ka Hadlay Doorashada Madaxweynaha Iyo Shuruudaha Ku Qoran Dastuurka (Warbixin)
- Tacsi: Cabdikhadar Cisman Salad Dude
- Faahfaahin: Dagaalo Maanta Ka Dhacay Deegaano ka Mid ah Gobolka Jubbada Hoose
- Sanad dugsiyeedka 2012-2013 dugsiga sarre ee Cumar Samatar oo maanta xalfad loo qabtay (Sawirro)
- DEG DEG: Tobanka Bisha September Oo Lagu Dhawaaqay in la qabanayo Doorshada Madaxweynaha Soomaaliya
- Magaalada Baydhabo oo Lagu Dilay Nin La Sheegay in Uu Qarax Aasayay
- Abuukaate Caydiid Ilka Xanaf: Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku xigeenadiisa ayaga ayaanan Sharci Ahayn
- Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya Oo Maanta Kulan Yeelanaya
- Yemen Ayaa Musaafurineysa 1,900 Oo Ajaaniib
- Xaflad lagu Magacaabo Somalis for Obama oo Minneapolis lagu Qabtay (Sawirro)
Somali News
- ‘No Easy Day,’ Bin Laden Raid Book: Osama Was Unarmed
- Somalia: Electoral Commission Announces Presidential Election Date
- Yemen deports 1900 foreigners
- SOMALIA: Local businnessman gunned down in Marka town
- SOMALIA: New Parliament endorses presidential election commission
- Somali Diasporas welcome the newly elected parliament speaker
- Somalia Supreme Court gives Identification cards to ex-warlords
- SOMALIA: Presidential Election set to be held on September 5th, sources
- CECAFA Challenge Cup kicks off Nov 24 in Kampala
- Virginia: $21 Million Award in Somalia Torture Case



















AMERICAN STYLE CAMPAIGNING
meesha guulwade looma baahna shacab lasoo kireysteyna wax dooran mayaan marka GAAS for president
C/ wali gasna Galkacyo ayaa lagu soo dhaweeyay asagoon tagin lagana taageeray musharaxnimadiisa….Sakiina warkiisa ha sheegin…hal qof waqti iskagama lumin leheeyn…..Shariif qabyaalad baa loogu soo baxay….
Codkeeyga Farmaajaan siiyay
Farmaajo waa nin dagan kartideedana leh inuu Hogaamin karo Soomaalia, Waxaa lagu eedee yay lunsasho Hanti qaran $ 5 Million , Waase ninka kaliya oo Eeedeyn taas kasakow U Wasiirkiisii Maaliyada ka hadalay Lunsashada lacagta Intaas le’eg Cadeeyayna markii wareysi lala yeeshay Yirina Lacagtu Waxay aheyd $ 10 Million. 5 Kamida wuxuu yiri Waxaa la dhigay Bangiga Dhexe Shantii kalana Waxuu yiri masoo Gaarin Gacanteeyda Markaasaa layiri maxaa kawadaa masoo garin Gacan teeyda Soowmatihid Ministry of finance, Haa waa ahay Laakiin Waxii isoo Gaarey Intaaseey Aheyd, Markasaa layiri Yaa umaleyneysaa Lacagtaas Ineey Kumaqan Tahay Raisul Wasaaraha , Waakuma Farmaajo, Wareysigaas inraasuu Ahaa markaan Sookoobo, Waxaana Wareystay AP 7/22 Waaka fiirin kartaan Qofkii raba inuu Aqristo, Sidoo Kale waxaa Sidaasoo Kale ka Hadashay Washington Post 7/8. Iydana waa fiirin kartaan, Hadaba Soomaaliyeey 20 Sano Umadu kujirtay jaah wareer Burbur aan la sookoobi karin Burburkaasna Masuu liyadeeda laheyd Cadaalad Daro Maidin la tahay in maanta Cadaalad daradaas Aay Soomali Isu soo dhaweyn Karto oo Lagu walaaleeyn karo, Aduunkaa Maanta mahan kii 20 century , Wax walba waxay ku socdaan Thunder . Marka Hala iska Daayo Caadifada Qabyaalada, Waxa halkaas na dhigay Waa qab yaalad Caalamkiina naga Reebay, Aniga Sidaan Marar badan u sheegay, 2 Shariif, Gaas & Farmaajo Waa in maxkamad looga Yeera Lunsasho Hanti Qaran, iskadaa Ineey na hogaa miyaane , Qofka xun yaan Qabyaalad lagu Raacin Adigana wax ku tari maayo Daalkii & Dadkii inta kahartayna Wax tari maayo, Waaseey aniga ila tahay Hala doorto Samar, Hala Doorto Samarar, Viva Puntland & Soomaalia
ilahay waxaan kabaryin hogaamiye daacad ah in alaah nasiiyo nin walbana xaq buu uleeyahay in uu tartamo in uu xilka qabto dhulkiisii hoooyo
maansha allah wakaas ninkii wax qabad ku faani lahaa isha macalin ah soo dhoweynta ka garta ku quuso quraanjo ayey maanta xaaladu taagan tahay kanaxoow nafta waa ayaa meesha ka muuqata.
ilaah hana gasriyo inaay shacabka somaliyeed wax doortaan taa waxaan u leeyahay markan arkay dad masaakin ah oo masawiro loo soo dhibay hada waxaa MAdax weyne soo dooranasyo barlamaaka waxana lagu farxo inxamar nabad laga dareemo ilaahey ha u saadiyo
Masha allah
runtii wuu u qalmaa inuu dadka hogansho
guulayso farmajo idam alle
Soomali dhab ah eex iyo qabyalad midna aan kursi ku helin was mr m,c,farmaajo waxan ilaahay ka baryayaa inuu ina siiyo higaamiye isagoo kale ah. Oo dadkiisa kasbada
Guul Guul
soo dhawoow madaxwayne
Guul ayaan u rajaynayaa walaalkeen farmaajo.
waa ninka kali ah ee aan qabiil ku tiirsanayn, kuna xisaabtamayn.
weli ma aragteen shiikh shariif ama gaas oo saas muqdisho loogu soo dhaweynayo!!
waa mustaxiil…..
soo dhaweynta farmaajo waxay ku tusineysaa cidda shacabka masaakiinta oo dhibaataysan ay doonayaan.
kkkkkkkkkkkkk lacagbaa maqan yay ku maqantahay tii cbadi wali lagu eedeeyay aawa ?horaa loo yiri NIN DAAD QAADAY XUNBO CUSKAY, shacabka taageeradooda been laguma helo ee waxaa lagu hela wax qabad waakuwaa nafadii farmaajo biilka oqoray oow waliba kuwii udhintay dalka iyo dadka gaasbaa ka qoostay mushaarkii ay qaadsan jireen si uu doorasho oogu galo,wadni waa loodhashaa, qabyyaalad hadhimato xaasid hadhinto,
arintaan wexeey itusineeysaa inuu shacabkii soomaliyeed qabyaalad ka gudbay faramaajo faroole xitaa garoowe soo dheweeyntaan ke helimaayo waayo qofku haduu qabyaladiiste yahay marna eex ka dheeraanmaayo
kan “Puntland boy” wata waa lagu ogyahay cidaad tahay ee lasoobax isku kalsooni aad magaacaga ku taagerto farmaajo cali beysteen oo ah miskiin ay aad uga badbadiyeen haraagii afweyne wax ka dhigey.
anika waxan ahay gabar soomaliyeed misana reer goonfur ah lakiin waxaan u codeeyay farmaajo anigoo dad badan oo iika sogeeya ey buuxaan hadana ma rabo waayo qabiil aan qeerleheen lakana dagay maxaan uku daali dandeyda maan ka raacdo farmaajaa mudnaanta leh ninkii hadlaa ha iska hadlo anika aabaheey xataa hadii uu ka mid yahay musharaxyada ma siiyeen wana ika dacad lakiin wax nala tashanaayo aanba jirin maskax naga ween aa adeeganeyso marka qerka alaha na wafajiyo mesha roon alaa oge