DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Shariif oo Si Weyn Muqdisho Loogu Soo Dhaweeyey


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

 

 

 

Share

8 Responses for “DAAWO SAWIRRO: Madaxweyne Shariif oo Si Weyn Muqdisho Loogu Soo Dhaweeyey”

  1. QARAN JACEEYL says:

    ISHII BUKTAAY KU BIKAACSO SHARIIFKA OO ADUUNKA EEY KU QANACSANYIHIIN WAX QABADKIISA MUUQDA OO HADANA LOOGU DARAAYO 4TA SANOO SOOSOCOTA

  2. somali says:

    shariifka oo hada u daaran tay heestii xabiib sharaabi ”KADAAL AAN KA GARTEE”

  3. Mudug Boy says:

    SCW/ dhaman shacabka somaliyeed waa u farxad soo dhaweynta Md Shariif 21 ka dib ayuu Ilaah ku guuleeyay in wadanka uu ku soo laabto Beesha caalamka waxaana Ilaahka baryeynaa in kuwa nabada diidan iimaanka galiyo AAMIIM

  4. eebow says:

    eebow ninkan waa ku daayey nin ey daadqaadey xubo qabsey

  5. qabqabsey says:

    ha la ii heeso uun baa u hadhay,cidii wax qabanaysa ee dadka u fiican ha la ii keeno oo qoorta u dheereeya,maxaa wacay gob weeyi uun baa hadhay.

  6. asc.sx.yaal mudane sh.shariif sh.axmed wa madaxweyne qaran,wa nin dulmiga neceb,wuxuu arkay 2ba daallin oo sun u maleegaya umad somaliyeed,kadibna waa ka soo dhaqaaqay,sidaa darteed waa mudan yahay in mar 2aad la doorto,ee codka siiya,anigu waan codeeyey.

  7. wadani man says:

    noolooow mudane madaxweene

  8. ali says:

    KKKKKKK, Adeer nin walba tuulada reerkoodu dego taageero iyo ha la ii bannaanbaxo wuu orankaraa Muqdishina taa kama duwana Muqdishana meel Somali u dhan tahay maaha ee waa meel hal reer dego dadka kale lagu gumaado . Caasimadda ha la i siiyo Madaxweynenimadana waan ku darsan TAA SH. SHARIIFOW DIIDNAY.

Leave a Reply