DEG DEG: Cali Khaliif Galeyr oo Ka Tanaasulay Tartanka Afhayeenka Baarlamaanka
Muqdisho (RBC) Waxaa goordhow shaaciyey inuu ka tanaasulay tartanka afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya Musharax Dr Cali Khaliif Galeyr oo wareegii koowaad ee doorashada ka helay 77 cod.
Cali Khaliif ayaa gopobta hadalka ee hoolka Gen Kaahiye soo istaagay kagana dhawaaqay inuu u tanaasulay musharax Prof Maxamed Cismaan Jawaari oo ka cod batay, wuxuuna sheegay inuu jecleystay inuusan dadka daalin maadaama maanta oo dhan doorasho loo fadhiyay, waqtiguna habeen ku sii socdo.
Tani waxay markiiba keentay in hoolkii shirka ee dugsiga Gen Kaahiye uu isu rogo buuq, sawaxan iyo sacab ay garaacayaan taageerayaasha Prof Jawaari iyo guud ahaan xildhibaanada.
Waxaa sidaasi guusha afhayeenka cusub ee baarlamaanka ku noqday Prof Maxamed Cismaan Jawaari. Waxaana lagu wadaa in guddigu ay ku dhawaaqaan guusha Jawaari si rasmi ah.
Prof Jawaari ayaa wareegii koowaad helay 119 cod hase yeeshee waxay ahayd inuu galo wareeg labaad si uu u guuleysto laakiin hadda tartan la’aan ayuu guuleystay.
RBC Radio











Khatumo……..ninkaan haru meysanina……….hadaad caqli leedihiin ..siduu nii galey waad aragteen
Dr. Jawaarey hambalyo Dr sakiin iyo ina galeyr bye bye
ceeeb baa alle karaacshay mar uu khaatumo xooor noqdo iyo mar uu is dhaho reer puntland fursda iska hortaaag meel xun kudhimo dhuunta buu la yahay
[...] Read more here: DEG DEG: Cali Khaliif Galeyr oo Ka Tanaasulay Tartanka Afhayeenka Baarlamaanka [...]
waxaa awal bahay cade qaate
somalidu ben waysheeg taah lakin ben mamah mahdo
waxayna dhadaah ri haday dabo lahan lahayd Dabadeeday ku dadan lahay
somalia iy ka dhafe adigu maxaad tahay
maxay hoyadaaku sugan tahay saka
maxaad lasoo suuq tagaysaah adigiibaban qof ahayne marka hore dadka kadhex muuqo adigu
Asc akhristayaal aan edeb lahayn ayaad tihiin ee marka hore faroole arka xoolaha faruurta dheer profka waa halyeey isu taagay in uu soomaaliya mideeyo puntland waxay rabtaa in ay soomaaliya waligeed ku jirto sidaas
kursigsaas ilahaygii na dhaafshay baa mahadleh laakiin markaan arkay galeyr sida loo bahdilay tolnimaa iqaaday oo waan xanaqay oo xataa markii galeyr tanaasulayay talafishinka waan damiyay, abtirsiinyo waa dakhar jinoo waan damqanayaaye.,
Ali Khaliif Galayr: you are the weakest link good bye.
awalba waa la ogaa cali baaba wuxuu rabay waana daciif xun oo aan siyaasad xoogan lahayn bal ninka maanta xulafada la noqday shariif jookar>>
kkkkk War cajiib badanaa war haddii ninkan noqon lahaa reer Garawe ama Qardho ama W/Gallkacyo intan oo aflagaadda ah Subeyr iyo Mudug sare maydan samayseen waxaa wax lagu qoslo ah in aad nin weyn isku daydaan rayi qabiil idiin gaara ah in aad ku shubtaan war ceebtiina somali maanta waa ay idin baratay maxaa Xasan abshir loo weerari wayay?isaguba sow reer qansax ma ahan?ta kale khaatumo haddii reer hebel ay iyagu doorteen maxaa ku qaban?siyaasiyiinta puntland from geeska buuhoodle illa w/galkacyo yay wanaag gashadeen?maxaa maamulka puntland 3 nin waliba raas hoose wada ah isga danbeysiiyay?ciddii warkina diidaa waa qashin miyaa?MAYA MAYA waad waalan tihiin
Bye bye Ali baba.
Ceebay tacaal maxaa ka raacay ‘ khaatumo seegii galery, Shariif Sakiin lacagtiina ka dhamaatay galery oo ma gudbo ah ahahaha
Jawaari Hambalyo ayaanu ku leenahay
300 000 $ ayuu shariif Sskiin Galery ololalihiisa ku bixiyay, caawa galery iyo sakiin murugo baa u taal’
Guul Soomaaliya
DR,Galyadh Halyey mujiyey dadaal
Ciyaari waa galin danbe hada bal waa eegna nin Ninka madax weyne iyo Resawasare noqda
Balse waxan idin shegayaa PR.Farmaajo inuu maanta booskisa bananka yahay
taas waa shaki la aan waana u joogna ceebta Cabdi Wali ku dhacda
waxba kama hadhin 5/9/12 weye
Raxanreeb Ra’yigayga caymaahee aan dhiibtee idaaya! War deg deg ah: Ali Khalif oo isku soo sharaxay maamulka baarlamaanka Kastuumo State!
Prof Ali Khalif is a true Somali hero and all Somalis know. Only a Pintilander would insult such a wonderful politician.
Viva Prof Cali Khaliif
Viva Soomaaliya
Viva Khaatumo State
Fayood
dacaayada ka daa tolka maanta way naxsanyihiin………..dad badan ayaa Maanta wadnaha farta ku hayey..markuu yiri………..waan ka tanaasuley…………. qosol gariir iyo sacab…Iyo farxad..dabaal deg ayaa ka dhacdey Puntland oo dhan
ali khaliif 5ta bisha tolaayeey yaa ah ayaa ku dhici doonta nin aan ku furi doonin yuuna ku rarin mr.galayrow
@Zak-London nimanku siyaasad xumo iyo cuqdad ayey muujiyeen oo waligay kuma fakarin ciil intaa le’eg ayey qabeen! now, deal with the consequences, i guess!
Alleylehe wadaninimadii baa guuleeysatay Sakiin iyo Galeyr maxaa ka raacay meesha’ ceebay tacaal. war Garaad Pintland meeh Sakiina lacagtii kaga dhamaatay waxaan jirin