DEG DEG: Cali Khaliif Galeyr oo Kulan “Afka La Isu Dhoweeyay” La Yeeshay Shariif Xasan


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC) Dr Cali Khaliif Galeyr oo illaa hadda heysta kaalinta labaad ee wareega koowaad ee doorashada afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya ayaa goordhow kulan afka la isu dhoweeyay la qaatay Shariif Sheekh Aadan oo beryahan dambe ay xulufo ahaayeen.

Kulanka ayaa ka dhacay xarunta Gen Kaahiye ee ay ka socoto doorashada afhayeenka baarlamaanka, waxaana suurtagal noqon weysay in meel gaar ah ay ku shiraan labada nin maadaama hoolka doorashada uu yahay mid qura oo aysan cidna bannaanka ka aadi karin, taasina waxay qasabtay in labada nin ay meel gees ah wada istaagaan.

Waxaa la arkayey gorgortan hoose oo labada nin dhexmaray ikyagoo waraaqo kala qoranayey.

Waxaa goordhow loo gudbay wareega labaad ee doorashada, oo ay ku loolamayaan Cali iyo Jawaari.

 

 RBC Radio

 

Share

40 Responses for “DEG DEG: Cali Khaliif Galeyr oo Kulan “Afka La Isu Dhoweeyay” La Yeeshay Shariif Xasan”

  1. waa sidaa waana guul beesha mamulka khaatumo waxay gaadhay horumar siyaasadeed waana guul mar hadii galadyh uu siyasada somaliya ku soo noqday DOWN DOWN BINTLAND VIVA KHAATUMO STATE OF SOMALIA

  2. awoowe says:

    ma ilaahay wuxuu baday in uu shariif sakiin wax ka sugo loser cali baaba

  3. nouryare says:

    @wiil dhuloos kkkkkkkkkkkkkkkkkk yaan lagula yaabin sxb cuqdad baa meesha la timid iyo naceyb qof xaasidnimo iyo cuqdad qabaa waligiis meel ma gaaro taas ogow sxb.

  4. waryaa nacasyohow nacasku dhalay reer puntland waa tolkeen waana dad nala dhashay adiga iyo inta kula midka ahina waxba laga weydiin maayo calina wuu ceeboobay kursigaasina maaha ====== ee ogow caaqyohow huurada badan leh. waxaasoo kale baa dadka kala geeynaya dulliga ah

    eeddo orodoo shaqo tag oo timaha iska shanlee oo qurunka kugu yaal iska soo meydh

  5. ali says:

    wiil dhimane galeyr iyo khaatumoseeg maantay u dhamaatay oo si sharaf dara ah uu u calaacalay tiradu isma qabanayso kkkkkkkkkkkkkk tolkiisa nin ka orday oo xamar iyo hawiye tol mooday halkaas buu ku danbayn waliba si aan gabasha lahay ayaa cabdixaashi oo haystay 23 cod uu u siiyay jawaari galeyr maxaa u haray oo aan ka ahayn aaway tolkay daarood ismaaciil, xataa wiilkii ugaden naxariis waa ka waayay,

  6. caamir says:

    CEEBTII WATER GATE MISE CEEBTII CALI KHALIIF kkkkkkkk
    yaa ka oohiyay doctorka caliya kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  7. Dahabi says:

    Cidkastoo maanta la doort weli Somalia diyaar dawladnimo uma ah, waa is qaybinaa oo itoobiya iyo kiiniya ku kala biirnaa

  8. cade yare says:

    ah. ah. ah. ah. ah. ah. ah. ah. yaakhey waa isdaadisay adiga ha kugu taagnaato adiyo riyaha caatadaaba. galayrna xataa agaasime waa uga dhamaata taleex haysaga laabto kola cabdisamad cali shiraa uga dabatagayee

  9. Ebyan says:

    Will Dhulbahantow, ma waxaad u horseedi lahayd Beesha ======[[wax aysan waligeed qaadan.
    ilaah baanaga kii qabtay magac xumidiina

  10. Quman says:

    Adunka nacas aya iska jira p/land habar wil yar kuma dhacdo dufow ku jer

  11. asad says:

    xasan abshirba wuu uso istaagay dorashada gudomiyaha mise xasan abshir isago ma tirsana miya why galayd lo xag xaganayaa ? so nacayb mahan beel gaar ah lo qabo

  12. Puntlander says:

    wax geel iyo hanti aduun laga bixiyo ayey istahishaa gabadha la baxday gabadh khaatumo hadii ay ledahay reerna waxan leyahay alaha u barakeeyo waa qof rutnii qacli iyo damiir wanaag ku manaystay reer puntland iyo khaatumo meel kala aadi mayaan waa dad tol iyo ehel ah raga waxaas ku shekaynaya waxaan ka jeclaan lahaa in badelkooda gabdho ilmo iyaga ka caqli badan dhala ay noogu jiraan waayo waxba anfac ah nooma laha iyagu….

  13. goronyo says:

    baravo gabar qatumo usheg doqon ayaa mooday meshii lagu kaftamay in lagu kala tagaye

  14. Geedi farah says:

    “ninkii tolkiis ka tagaa tukaa cidla ku cuna” boowe galayr iyo ilma khaatumo daadkaa qaaday oo waa taas aan wada aragno ilaahay ayaa naga qabtay xaasidku ma hor maro horaa loo yiri ALXAASID MAALAA YAFLAX.

  15. SUULDHABAALE says:

    Cali Injir iyo garaad Pint ceebtoodii ayaa loo tegay- alla maxaa foolxumo khabsatay!!!!

  16. siciid says:

    walaale waxaan lee yahay walaale waligay waan kula jiraye adigaa isdillay oo meel aan kuu raaco baan garan waayey markaan kuu hiiliyo oo cadow kaga hiiliyo waxaan arkayaa adigoo cadow gii misna lasocda oo wiilkii kuu hilinayey dhabarka ka tooganaya mida kale khaatumo waa tii la dhisay mid puntland aada iyo mid fadaraal aada iyo mid siilaayo hoosgala baad noqoteene bal meel aan kuu raaco ii sheeg adigoon icayin ina eedayn tol baynu nahaye hadii aan kuu hiliyey maxaan ku samayn lahaa waad ogtahaye oo adigu aad faylaha isjarayso

  17. qoono says:

    ali khalif waxaan ku ogeyn wadani ma khaa imulwadankii ayuu dhii la galey,
    shariif sakiin oo dhiil lagaley musharaxa xasan,ganacsade,kkkkkkkkkkkkkkkk

  18. Wiil-Khaatumo says:

    Horta Wa idin salaamay dhalinyaro, Waxaan rabaa labadan qof ee wata (Wiil dhulbahante, iyo gabadh khaatumo) wata inaan midba kalmad idhaahdo, Puntland- na aan kalmad ka idhahdo.

    Wiil dhulbahantow waxan ku leyahay inader, tolkaa haduu kugu gafona lama caayo, howshaada wado khaatumo u adeeg, naf iyo maalna ku bixi hirgalinteeda, wixii ka horyimaadana cagta mari, wa kugu raacsanahay, laakiin, Bintiland iyo aflagado waa ceeb, wali toll baa la yahay xurguftan siyaasaded way iska dhamaan, Khaatumo iyo Puntland- na way is garabsan one day (insha allah).

    Gabadh khaatumo, adiga shakiba iga kaa galay inaad khaatumo tahay, marka wax badan ku odhan mayo, laakiin waxan ku leeyahay Cali khaliif ma ceeboobine, dee horta gabadh bad sheegatay lakin waxban ku odhan lahaa, hadaklaagu ma caafimaad qabo waxaad tahayba, marka kugu dheeraan maayee kadaa raga cayda edebna yeelo.

    Puntland waxan leeyahay, Sidaanu idiinku lisnay noogu hanbeeya oo naga qabta dowdarakan madaxweynaha sheeganaya, umad caafimad qabtana madaxka dhigta yuusan isku keen diline, tollnimada iyo sawirka weyn (The Bigger picture) eega. Reer raxanreeb.com waan idin mahad celinaya,,,, Ninka hada AFhayenka loodoortayna waxan leeyahay, Ilaahay haka dhigo mid wax badala oo dadka iyo dalka isukeena. wabilahi towfiq

  19. khadija says:

    cali awalba edad buu shuban ku ridayey waana ku ridey ka dibna farmaajo ayuu u tanaasuley balse inuu meesha tago oo tuso inuu tartami karo la arag hadana wiilka uu adeerka uyahay ee farmaajo ayuu u tanaasuley

  20. puntlander says:

    dhaamaan waan idin salaamay gaar ahaan raxanreeb salaan kadib adeer wiilka labaxay dhulbahante xishood sxb anga iyo dhulbahante meeelna kala aadimayno puntland anigaa iska leh khaatumana anigaa iska leh dad walao aha ayaan wada dega adiga marka maqagaacan haku qaraaban sheego qabiilka aad tahay nin dhulbahante ah mahabaaramo sxb ee wuu dagaalamaa taas anagaa kaadiidnaya ee sheego cidaad tahay miskiin ali khaliifna ogow mamul uma tartamin ee waxuu utARTAMAY DAAROOD viava somalia

  21. keerow says:

    UGU HOREYNTII WAXAAN HAMBALYO LEEYAHAY DR JAWAARI, WAXAANA ILAAHEEY UGA BARYAYAA INUU HAWSHAAN CULUS U SAHLO FULINTEEDA, WAXAANA KULA DAR DAARMAYAA INUUSAN KA FOGAANIN CADAALADDA INSHA ALLAH.

    DADKA CAMBAAREYNAAYA JAWAARI WAXAAN LEEYAHAY WAXAAD TIHIIN DAD AQOON YARI HAYSO OO AAN KALA GARANEYNIN XAQQA UU MUWAADAN KASTA U LEEYAHAY INUU KA QEYB GALO SIYAASADDA, WAXNA DOORTO, LANA DOORTO.

    SHARIIF SAKIIN INAAD U OLOLEYSAAN WAA SIYAASAD , LAAKIN OGAADA INUU AHAA NIN JAAHIL AH OO DANEYSTE AHAA, WELIGIISNA CADAALAD KA FOGAA, D&M INUU HOOS U DHIGO MOOYEE KOR UMA QAADIN.

  22. garsoor says:

    ninkaan amuusan aayn qolada uu seeganayo oo yaay nin dadka ka dhex faa idaysana hala hubiyo inaa la gafin ama war xun idin ka tagin waa ceeb inuu dadka wada dhashay lays caayo ceeeeeeeeeeb ceeeeeeeeeeb

  23. hayaan says:

    mr galayd walle wa nin adag meeshiiba sowkan qiil-qiil galiyay hadana gor-gortan adag ayuu la galay shiikh shariif nin iga dheh

  24. Punt lander says:

    Guuuuuul dhamaan Somaliweyn u soo hoyatey Iyo prof Jawaahiri maanta Somali waxaa hor kacaaya rag wax bartey waana ka maarmeynaa Jaahilkii Shaydaan Sakiin iyo waliba Shariif is moodkii Warta dhiiga ku dhashey (Shariif Ahmed) tan labaad Prof Ali Khaliif Galeyr waa nin waxa uu rabo iyo siyaasada isga qaldanyihiin waxaana filaayo in uu xogaa yara xanuunsanyahey oo uu haayo buufis waayo waxa uu kala garan waayey maxaa sax ah Iyo maxaa qalad ah, khaatumana nin jeceel baa qar ka tuurey, laakiin waa Tol hada ayey iska tumeen Mingiskii saarnaa oo waxaan arkaayey dadkii uu adkaa oo lahaa waan guuleysaney oo codkoodii badaley hadana raacey prof Jawahiri Iyo Prof gaas, waana maleenaayey sidaas marka Khaatumo wey guuleysatey guuuuuuul Somaliweyn.

  25. aarlibax says:

    @gabadh khaatumo kkkkkkkkkkkkkkk waad iga qoslisay runta maad sheegtid gabar dhulbahante hadalkeed malihide oday mj oo is qarinaya ayaa tahay beenta nagadaa

  26. somalijecel says:

    Haddii ninkan is sharaxay uu ahaan lahaa cidda iska leh Puntaland wxani ma aysan dhaceen maxaa Ali kaligii laga rabaa imisa nin oo kale oo daarood ah ayaa ordaayay?cajiib mise Ali baa dab ahaa?Xasan abshir Xigid miyaanay ahayn daarood?qofkastaa dantiisa isagaa og meel ay beesha daarood go,aan ku qaadatay ma ay jirto sida DM IYO HAWIYE kalidii in la jiidjido dow ma ahan.

  27. qeylo dhaan says:

    miskiin afka la isu dhaweeyeen horey waa taan idiin sheegay waligiis afar yaa loo ogolyahay indho adeyg lalama golo yimaado ma wuxuu moodey khaatumo meesha

  28. farhan says:

    dabadh khaatumo ¨
    ini adeer waa mahadsan tahay waxaan nahay walaalo aan dhamaad lahayn laakiin siyaasada waa dhamaataa

  29. Soomaalirun says:

    Cali dembi kale ma loo waayay,shariifsakiin sowtuu weligiiba faroole isdaba socdeene.ood meesha ku hayseen,reer buntland yar iyo weyn ma odaygaasaad shaqo ka dhigateen aan cid uu waxugaystay jirin
    war ilaahay ka baqa oo iskuxishooda.

  30. NINA says:

    walee dr galaydh dad geed ku xidh waar cali isagoon 3 million oo $$$$$ bixin oon xulufana samaysan buu biyaha tijaabiyey oo 77 xildhibaan helay oo markuu yidhi waa tanaasulay ay ragii is xam xambaareen bal aynu eegno in $$$$$$$$$$$$$ xaaraanta ihi habarkuulay keliya xataa cid siiyo
    @WIIL KHAARUMwaa kugu raacsanahay fikirkaaga maantana cali khaliif fariin adag buu u diray reer khaatumo oo ah inay miisaan wayn ku leeyihiin siyaasada soomaaliya

    @raxan reeb
    anigoo si anshax leh idiinla hadlaya ma aha wax maqaal laga dhigo in cali khalliif intuu cir iyo dhul meel uu galo garan waayey uu hoolka shirka shariif sakiin kula gorgortamay kkkkkkkk miyeeyan meeshu xataa musqulo lahayn kkkk mise misqulaha in ay galaan waa laga mamnuucay kkk came on wax kale nagu intertain gareeya kaftan.com waaba haday siyaasi ruug cadaa ah sida mr galaydh ay ka suurtoowdo arintaasiye

  31. Khaatumaawi says:

    Pintiland candidate Hassan Abshir = 5 votes
    Khaatumo State candidate Prof Cali = 77 votes

    Pintland always looses to Mr Galeydh kkkkkkkkkkkk

  32. Markii hero ali khalif ka tanaasulay ayey reer pintiland dumarland naqaskii ka soo baxay kkkkkk libaax libaax dhalay walee kaas waa darawish brave

    Tani waa fariin uu prof galeydh u diray reer pintiland ama seediyadii inuu kaga awood badan yahay siyaasada somaliya muxuu helay kii hasan abshir farah kkkkkkkkkkkkkk

    Wareegii labaad ayaa hadhsanaa waana leysku dhawaa wareega labaad waxaa laga yaabi lahaa inuu cali soo baxo lkn islaantiisii oo reer gaalkacayo ah ayaa la soo hadashay oo tidhi caliyoow tolkay dhulka ha ku jiidine ka tanaasul kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Prof markuu meel fog wax ka eegay ayuu goaansaday inuu talaasulo balse cali wali siyaasada somaliya kursi gaaban ayuu ugu fadhiyaa reer pintiand seediyadii kkkkkkkkk

    @ raxanreeb waxaan moodi jiray dhexdhexaad laakiin intii profku is sharaxay waxay qoreen waxyaabo lidi ku ah profka dabcan layaabi maayo waa reer pintiland kuwa qora islaantii dhashay reerka pintiland ayaa u dhimatay xaasidnimo iyo xin markii uu dhashay dhulbahante ama darawiishta kkkkkkkkkkkkkkk

    Waxaa maqlay reerkan pintiland ama dhulkii dumarka asal ahaan waxay ka soo jeedaan oromada islaantii hooyadood ayaan keentay uun kkkkkkkkkb

    Guul khaatumo state guul galmudug viva somaliya

  33. gabadh khaatumo hadii ay kula dhasheen maxaa ay kuugu hiilin waayeen === kkkcali khaliif haguulaysto ayaan leeyahay

  34. F.B.I says:

    puntland candidate win president somalia dr.gaas and speaker somalia prof.jawaari but khaatumaseeg candidate cali khaliif galayr is addaris oh my god hadaysan bahashu tol iyo xigaal ahayn maanta cali khaliif midgaan viva puntland ninkii tolkiis ka orda cidlaa waraabuhu ku cunaa haloo sheego nin walboo tolkiis ka orda

  35. naagtaan tol uun baa ka cararay naais uruuri yaaqeey rag baa tartamayee
    kadaa dheesha cayaarta kkkkkk

  36. duurgal.com says:

    waar xasan abshir mj maaha miyaa, xidig ugaadeen maaha miyaa kuwankale oo doorashada ku jirey somaali maaha miyaa maxaa loo eedaynayaa pro galeyr mise wuu ka raganimo badanyahay oo kuwa kale wax ka soo qaad ma leh waar annagaa balo aragnay laakin ogow waa xaasidnimadii pintland, hadaba pintland ragna maaha dumarna way bisku dhexjiraan

  37. Amina says:

    @somalijecel @asad waxa wax looga sheegi waayey Xasan Abshir waxay tahay markii beesha D ay ku yiraahdeen Cali Khalif ha isasoo sharxin waxan rabnaa wax ka weyn baarlamaankee waa uu diiday dabadeed waxaa lagu tashaday in beeshu ugu shubto Jawaari sadexda nin oo kalena la yiraahdo la tartama oo wixii coda ee aad heshaan ugu shuba Jawaari marka odayga janbalkaas ayaa loo dhigay.sida runta ah anigu waan soo dhoweynayaa inuu Cali waayo,maxa yeelay waxan u baahanahay M/weyne,waxaba iga soo booday nimankan H ee yiraahda areey unukaa madax ah waa nagu daba faylaysiin.

  38. c/lahi says:

    waryaa hadal ma yaqan gabari dhaantay khaatumo caleenteeda cirka ka soo dhacday.

  39. waryaaye reer khaatumo waxan hadal garanayn baa tiihiina iska aamuso puntland af ka la baxa ma gaari kartaa idinkii baaba tobon waji lehe horta dhan isu raaca rag alla idinka dhigaye mar meel ha u ololaynine xishoda o hal waji la yimaada. waa ogayn inuu prof.jawaari gulaysanayo maangaabka prof.galyrana waa is daalayey hada hadii aa nahay reer puntland madaxweyne nimadeenu birta barakaat bay noo saaran tahay profesor c/wali maxamed cali gaaaas bana gulaysan waa cadaan khaatumo calnteeda cirka ka soo dhacday mar ku hungoobeen gudoomiye nimo .kkkkkkkkkkkkkk

Leave a Reply