DEG DEG: Musharax Maxamed C/laahi Farmaajo Oo Muqdisho Ka Soo Dagay


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho (RBC Radio) Goor dhow ayaa waxaa magaalada Muqdisho ka soo dagay Raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo kaasi oo haatan ah musharax madaxweyne.

Maxamed C/laahi Maxamed farmaajo ayaa waxaa si aad ah ugu soo dhoweeyay magaalada Muqdisho dad weyne aad u farabanan iyo waliba masuuliyiin.

Soo dhoweynta loo sameeyay farmaajo waxa ay ahayd mid aanan horay loo arkin maxaa yeelay dadweyne badan oo wata sawirada Farmaajo ayaa ku qamaamay garoonka muqdisho markii uu ka soo dagay farmaajo.

Dadweynaha Soo dhoweeyay aad u badan ayaa xiligaan wuxuu la dhexmarayaa salaanta iyadoona lagu wado in uu dhowaan la hadlao warbaahinta isla markaana uu ka warbixiyo safarkiisa.

Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa wuxuu ka mid yahay musharixiinta ugu cad cad xilka madaxweynenimo ee Soomaaliya.

 Wixii ku soo kordhaa kala soco RBC Radio

Xafiiska Wararka Muqdisho

Share

12 Responses for “DEG DEG: Musharax Maxamed C/laahi Farmaajo Oo Muqdisho Ka Soo Dagay”

  1. [...] See the original article here: DEG DEG: Musharax Maxamed C/laahi Farmaajo Oo Muqdisho Ka Soo Dagay [...]

  2. ali jebiye says:

    AMA FARMAAJO AMA SHEEQ SHARIIF ? ILAAHAYOOW MID KHAYRQABIYO DALKEENA DAACAD WADE UDHIIB AAMIIN FRMAAJO WAA NIN KUSIFOOBAY AQLAAQ IIMAAN XISHOOD HUFNAAN IYO SABIR IYO WADANIYADIISA OO AH MID RAJO WAYN NAGELISAY HADAANAHAY UMADASOOMAALIYED EE KUNOOL QURBAHA MUDONA QUUDAREEYNAYEY INAY HELAAN HOGAAN XALAALA OO SOOJIITA UMADAN JAAH WAREERKA IYO DHIBKU HOYGA UNOQDAY SOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOODHAWOOW FARMAAJOWW SOODHAWOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOW

  3. ali jebiye says:

    GAAS IYO FAROOLE SAKIIN DHIIGLEOO QARSOON IYO MAHIIGA SANAAWI IYO INTII XUMAATAY XAASHA EEE EEMAADHOOW XAASHEE XIL HASIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIINNNN HASIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIIN SOOMAALIDU WAXAY TIRAAHDAA FULOOW GUULI KUU DHAWAYDAA SOOMAALIYA HANOOLAATO FARMAAJO HANOOLAADO SOOMAALAAY DOORTA FARMAAJO WAA SOOCELIYIHII RAJEDASOOMAALIYEED SOODHAWOOW FARMAAJOSOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOOO DHAWOOW

  4. MAAsha allah
    Guuuuuuuuul
    Guuuuuuuuul
    Mudane
    farmaajo
    waa muwadin xalaala.
    Ilaahaw dadkaa muslinkaa ee dhibaataysan
    farmajo talada ugu dhiib tuugtana nadhaafi

  5. Wooow
    Madax weyne soodhawaw anagu waanu ku taageeranaaaye
    cidii dalka wax u qabanasa hala tagero soomaaliye
    Noolow
    alow dhawr
    guulayso

  6. somali says:

    Farmaayo inkastoo cadow badan leeyahay oo ey isku dayi doonaan in ey ka hor joogsadaan hamigiisa madaxweyne hadane waa muwaadinka kaliya oo somali oo qabiilo isku cuneysa mar qura ey la damqadeen kadib markii si qaldan xilkii looga qaaday kuna wada taageereen magaca somaliga oo aan qabiil loo eegin waana mid farmaajo uu ku faani karo in umadii somaliyeed oo dhan u gil gilatay rabtayna in uu sii joogo somalidu waxey tiraa nin aan cadow laheyni nin maaha sidaas darteed kol .hadii uu musharax madaxweyne maanta yahay guul baan u rajeeyey

  7. RUN SHEEG says:

    waan kacdoonkii meeshiisii uu kabilawdaa inta laga dooranayo hogaamiyahaan dhatna ah ee aan dhalanteedka ahayd garabkaada alaha galo somali 22 sano nin ay saas ugu hanwayn yihiin masoo marin guulayso
    waan hubaa hadii baarlamaanku ay noqdaan dad dalkooda iyo qarankooda udanaynaya in ay adiga kudooran doonaan

  8. luubaan says:

    Webka RAXANREEB inay ENDORE gareeso FARMAAJO ayuu shacabka codsanayaa

  9. Yasin says:

    Dhab ahaa, tii waa, mu waadin, wadani,ah daacadna, soomali yey,qabiil, waxba,waa, natari,waayey ee haladoorto, shaqsiga, u damqanaya, umada.

  10. Yasin says:

    Dhab ahaa, tii waa, mu waadin, wadani,ah daacadna, soomali yey,qabiil, waxba,waa, natari,waayey ee haladoorto, shaqsiga, u damqanaya, umada.

  11. Mursalow says:

    Parlamaanka maantaa la kala ogaanayaa inay SOMAALI yihiin iyo inay GADAN yihiin.

    Qofkii somaalinimo ku jirto ha doorto FARMAAJO

  12. Daljir123 says:

    Ciidamada XDS oo aan mushaarkhadan mudo dhan 5 bilood waa in eey furinta dagaalka iskaga soobaxan waayo mushaarkooda dad baa isku soosharaxay waana in eeyku banaan baxaan kuwa xaqooda afka udhigtay wabilahi toowfiq.

Leave a Reply