Dikreeto Uu Ra’iisal Wasaare Gaasa U Ku Magaacabay Gudoomiyaha Masiibooyinka Qaranka


Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin

Muqdisho[Radio RBC] Digreeto caawa ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha XKMG Soomaaliya Cabdi Wali Cali Gaas ayaa lagu magacaabay guddomiyaha Hey’adda masiibooyinka Qaranka.

Waxa loo magacaabay Cabdi Xakiim Axmed Guuleed oo ahaan jirey ku xigeenkii Hay’ada masiibooyinka Qaranka

Cabdi Kariin ayaa sidoo kale horey u soo noqday wasiirka warfaafinta Puntland kal hore.

Halkan ka akhriso digreerada uu soo saaray ra’iisal wasaaraha

dukumenta Orjinal ah

Share

4 Responses for “Dikreeto Uu Ra’iisal Wasaare Gaasa U Ku Magaacabay Gudoomiyaha Masiibooyinka Qaranka”

  1. hakuna matata says:

    Raxanreeb siday u joogay bay gurigii Faroole Gashay,waar warkiina waa lahayaa, maanta sheekada caruureed noo soo qorteen ina Gas muxuu diidi karaa?waa idinka macno uu san lahayn u samaynayee..

    adeer meesha faygarka ka daaya, ama raxanreebtii hore noqda , mise shaqaale cusub baa meesha soo galay…

  2. aarlibax says:

    kkk war cimritagay ceeb luguma sagoomntiyee
    waamaxay waxa aad samaysay ina gaas awalba wuu is qarinayay qabyaaladiisii ayuu lasoo baxay

  3. somalijecel says:

    waan naqaan nin isqariya gaas waa lagu ogaa saaxiib

  4. Atoore23 says:

    KU.Hakuna Matata,Aarlibaax iyo Somalijecel saddexdiinuba waxaad tahiin xoolo iska socda wax ad ogtahiina ma jirto.Badawga la baxay Hakuna Matata ma uu yaqaan sababta uu u eedeeyey dhalinyarad ka shqeeya weebka Raxanreeb.Labada doqon ee kalena Prof,Gaas waxay ku eedeeyeen qabyaalad.
    War xoolo yahoow hadduu yiri Shariifoow xiligaan qofna wax ma amagacaabi karo ma qabiyaaladbaa?
    Saasna waxaa dhigaya qodobka saddexaa ee tastuura u yaal soomaaliya.Maxaadse ula yaabi weydeen kuwa Mooryaanta ah ee dila dadka raadsaday guryahoodii iyo xaqqoodii.
    Soomaali hora tiri laan gaab waa ehelu naar.Saas darteed waxaad tahiin laan gaab haaweey ah.
    Mar dambe afkiina ha ku taagina raxanreeb iyo Prof-Gaas.Xira afkiina shimbiro yahoow Mooryaanta ah.

Leave a Reply